Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Kamalu Diin, horta waa iga su'aale Soomaaliya goormaa kuugu dambeysey?
  2. Kamalu Diin Alxamdulillaah as far as I am concerned Qabyaalad waan ka madaxbannaanahay Ilaah baana mahadaas leh. I am not Qabiiliiste walaaloow.
  3. Horta yaa yiri C/Qaasim baa hoggaamiye fiican ahaa? I think he was a corrupt Dictator. Haddana waxaanba qabaa in whaddii uusan ka toobad keenin dhibkuu Soomaali u geystey isaga iyo odayaasha khayrkiisa (noociisa) ah oo badan oo uusan meel fariisan ayba maxkamaduhu xiraan (Waxaan maqlay inay aamusiyeen oo dheheen shir siyaasadeed ma qaban kartid, Shabaab la'aan xaggee la joogi lahaa iyagaa wax xakameeyee) Wakhti Hadduu ciidamo u yeertayna wuu khaldanaa, so was Cali Mahdi markuu ku calaacali jirey, Cabdullaahina kama harin. Horta waxaan la yaabay haddii nin ama naag ku fekerayo/fekereyso in Soomaaliya ciidan dibadda looga yeerto lagu xukumo oo la yiraa dadka ii qabqabta aan xukumee beeshayda iyo intii i daba oraddana aan hub iyo derajo ka dherjiyo arrintaasi waa khalad, waa tii uu ku jabay Maxamed Siyaad markuu damcay inuu Soomaaliya Military Police ku xukumo inta uu noolyahay.
  4. Originally posted by Caamir It is indeed strange and revolves around Qabil. I agree that it is surrounded or shaped by qabiil. Originally posted by Caamir Abdillahi Yusuf is opposed simply because he belongs to an unwanted clan, ugly but true. I don't agree with this completelty, althought there are many who fall under this category sxb. You also forgot to include that the majority of those who support him (many examples in SOL as well) do so becuase of Qabiil. Originally posted by Caamir The question that comes to mind is who elected HIM. If we say warlords elected, well how many warlords out of 275 members are in the Parliament? If you want the truth, this wasn't a proper election or vote, but it was full of money paid to the so-called MPs, intervention from foreign coutries (Ethiopia, Kenya and maybe more)and corruption.
  5. Abwaan

    Hello

    Soo dhawoow canugga.........oops sorry i mean The children of crappy poetry
  6. UPDATED ON: THURSDAY, DECEMBER 07, 2006 11:50 MECCA TIME, 8:50 GMT Islamic Courts snubs UN resolution The UN has approved a regional force to protect Somalia's interim government The Union of Islamic Courts executive council in Somalia has rejected a UN resolution that authorises a regional force to support the interim Somali government. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, head of the Union of Islamic Courts, said in an interview with Al Jazeera that the decision was "not made by the UN but by the US". He said: "We [the Islamic Courts] totally reject it because Somalia does not need international forces. Somalia needs support to continue its peaceful path towards ending this crisis." The Islamic Courts called on the international community not to interfere in Somalia. "The international community should respect Somalia's will because Somalis themselves have chosen this way", Ahmed said. Ali Mohammed Ghedi, the interim government's prime minster, denied that Islamic Courts had popular support in the country. However, if foreign troops enter Somalia, Islamic Courts says it will fight them. Ahmed said: "We [the Islamic Courts] tell them, you will be defeated, so do not enter Somalia. We do not want your fight and your injustice. We want peace for Somalia and the whole world." Regional force The UN Security Council voted unanimously on Wednesday to approve a regional force to protect the interim Somali government, which is under increasing pressure from the Union of Islamic Courts, and also lifted an arms embargo to allow the force to be equipped. Security Council's move is aimed at stepping up pressure on the powerful Islamic Courts. Islamic Courts fighters have taken control of the capital and most of southern Somalia since June. The US-sponsored resolution urged the Islamic Courts fighters to stop any further military expansion and to join the transitional government in talks to achieve a political settlement in the country, which has not had an effective government since 1991. It threatened Security Council action against those who attempt to overthrow the government, but no specific measures were mentioned. Critics of the resolution, including some non-governmental organisations, accuse the Security Council of taking sides in supporting the transitional government. The government was formed with the help of the UN two years ago, but it has struggled to assert its authority against the Islamic Courts. Proxy battleground John Bolton, the US ambassador to the UN, said the US is concerned about the deteriorating security situation in Somalia and the possibility of a wider regional conflict, and views a regional force "as a key element in preventing conflict". "The international community has proven to be biased and unjust" Abdirahin Ali Mudey, spokesman for the Council of Islamic Courts There are fears that Somalia could become a proxy battleground for Ethiopia and Eritrea, which fought a border war from 1998 to 2000. A confidential UN report obtained recently by The Associated Press said up to 8,000 Ethiopian troops were in Somalia or along the border, supporting the transitional government. It also said 2,000 soldiers from Eritrea were inside Somalia, supporting the Islamic Courts. Eritrea denies this and Ethiopia says it has sent only a few hundred advisers to the country. "Evil intention" The Islamic courts said the resolution could push them into a war with interim government forces. "We see the approval of the resolution as nothing but an evil intention," Abdirahin Ali Mudey, a spokesman for the Council of Islamic Courts, told the Associated Press. He said the resolution would bring more sophisticated weapons into Somalia and he accused the Security Council of giving Ethiopia permission to occupy the country. The Islamic courts said they will also reconsider attending peace talks which are scheduled for later this month. "The international community has proven to be biased and unjust," he said.
  7. Thnx for Sharing it with us Baashi, hope u don't give up on holidays to Dubai now. Why not try again and hopefully it will be better one sxb.
  8. Soomaalidu inteey dhulkeeda burburisey bay dad kale dusha ka saaraan oo ay ku raftaan. Runtii ma aaminsani in Masar iyo wadddamo kale oo badanba ay ka eed la'yihiin waxa ka dhacay dalkeenna balse dhabtu waxay tahay Soomaali ayaa EEDDA koowaad iska leh.
  9. Wax la qoro ayaa la waayey. Not inaan taageere iyo afhayeen u ahay Xasan Daahir, cause I saw him in Mogadishu in August 2006 while I was in one of Mogadishu hotels. At one time he was standing not more than 3 metres away from where I was sitting and I didnt even say hi to him (haddii aad arki lahaydeen Soomaali badan oo agteenna fadhisey iyo waxa xambaar ka dhacaya only few of us remained seated) and didn't think it was necessary either, cause I don't like madaxda laga daba nacamleeyo, balse in aad qofka macmiiltami kartaan haddii dani idin dhexmarto nooc walba ee ay tahayba. Balse as I always say, please space-ka SOL yaan nalaka buuxin@lol
  10. by: General Duke ^^Saxib, only Allah has given the old man a chance. None of the armed factions where ready to change the warlords and clan courts. They wanted to keep the land as it was. This is the first break through the TFG has had in two years. Oo sxb waxaan ku weydiiyey adiga odaygaan dantiisa iyo xukun-doonkiisa keliya miyaad ku mashquushay? Raalli iga ahow adigoo marar badan difaacaya ayaan arkay. Malaha somaliaonline wakiilka u jooga ayaad tahay, atleast show us warqaddii jagadan laguugu magacaabay. Waxaan la yaabay aaway xilkii Soomaalinnimo ee adiga ku saarnaa, it is all about the old man, the old man.
  11. by: Suldaanka Since Eritrea is not excluded from participation, its impretive for it to take part to catch any Xabashi soldier hiding in Ugandan uniform. Ouch! ka daa Taageerayaasha Xabashida wadnaha ha xanuujine.
  12. This could mean anything. It looks like that America wants poor African countries to share its pain of loosing armed forces' lifes in Iraq and Afghanistan everyday. Which African country would send its forces to Somalia though? Uganda might change its mind and we already hearing that their parliament said NO, plus her original friends (Ethiopia and Kenya) are out of the question. Nigeria's Forces are always for hire.........may be South Africa would want to expand its muscle to the East...
  13. by: Jacaylbaro ILAAHAYOW SIYAAD BARRE SOO CELI KU DUCAYSTA oo miyuu soo noqonayaa bay kula tahay. Odaygaasi wuu tegey. Ilaahay su'aasha Qiyaame ha u fududeeyo, waxaan qabaa xoogaa wanaag ah inuu dalka u sameeyey. Waxaase dhabtu tahay dalkaan keligiis ma burburin oo kuwo ardaydiisii ah oo markii uu xukumayeyna joogey haddana ka haray baa badan oo dhooban.
  14. Maxaabiis la qabsaday bayba u egyihiin rather than dad si niyad ah u soo fakaday.
  15. I thought that most of what is happening now is his legacy..................
  16. Faallo=Col.C/laahi Yusuf/ war Males Sanawe/ idifaaco, dalka ii qabo, oo daacad iinoqo Warkii 05-Dec-2006 iyo Qormadii: webmester afnugaal.com Waxa nasiib darro ah in qofkii fikirkiisa cabbira ee dareenkiisa dhiibta aan aragtidiisa lagala doodin ee tuhun iyo dareen kale laga raadiyo. Hadal waa mergi ayaana hore loo yidhi, hadal ninna si u yidhi ninna si u qaaday na waa halkudheg kale Bal hadaba anigoo huba in qofba siduu jecelyahay uu u qaadan karo, aan iska dhawro wixii keeni kara xumaan. Balse aan ku koobnaado aragti salka ku haysa xaaladda dagaal ee ka oogan maanta deegaankeena “Geeska Afrika.Waa marka hore’e maxaa cusub ee Geeska Afrika ku soo kordhay? Waxa ku soo kordhay in dawladdii Itoobiya ee lahayd waxbaan heshiisiinayaa, ay shaadhkii iyo macawistiiba la baxday oo iyadoo mudh iyo gacan ahay ay tidhi: Waa inoo dagaal maxkamadahoow!! Waxa taa kasii daran in ay Itoobiya leedahay waxaanu badbaadinaynaa Dawladda ku meel gaadhka ah ee Somaliya. Dawladda ay badbaadinayso, waa mid aan laga ogolayn dalka badankiisa. Siday doontaba ha ahaatee, waxay Itoobiya caddaysay inay gacmaha u qabanayso madaxweyne Cabdilahi Yusuf maxakamadaha, si uu u xukumo. Inay suurta gal tahay iyo in kale taariikhda ayaan u daayey iyo akhristayaasha. Mana aha ujeedadaydu taageero maxkamadaha ah iyo nacayb Itoobiya ah. Itoobiya waxaan u aqaan dal ay ku nool yihiin dad farabadan oo kala diin ah kala af ah oo kala dhaqan ah. Waxaan kaloo ogahay inay koox yar oo Tigree ahi ay dadka inta kale xoog ku haystaan. Laakiin arrinkaasi wakhti yar buu shaqaynayaa ee yanan wakhti iskaga lumin, Waxad mooda, Malase Sanawe, in uu fahmay qiiro japanta Somaliland, bal ufiirso oo dib intaad u fadhiisato. Maankaaga maal oo garaadkaaga shiil. Somaliland waxay geed dheer iyo mid gaaban ba u kortay sidii ay caalamka uga heli lahayd aqoonsigii ay lumisay lixdankii. Ilaa maanta lama hayo. Itoobiya iyadoo dareenka reer somaliland ka faa’iidaysanaysa waxay u carrab laalaadisay inay aqoonsanayso haddii cid kale uga horrayso.maya.!! Waar yaa qosol doonaya.Oo haddii cid kale i aqoonsato, maxaa ii hadhay. Waxay kaloo bilawday iyadoo tusaysa sida ay u taageersantahay Somaliland dayaaraddeeda oo ka shaqaysata Hargeysa ilaa Adisabeba. Waxay kaloo dhigtay Hargeysa wax ay ugu yeedhay safaarad u eke. Oo been ah, Baahida ugu weyn ee Itoobiya waa nabad gelyo ay ka hesho xadka ay la leedahay Soomaalida. Maadaama oo dagaal kaga shidanyahay dhanka ERETERIA Baahida labaad waa deked ay kala soo degto baahideeda. Labadaa qodob ee waaweyn way ka heshay dhinaca Somaliland. Hadaba waa maxay baahida ugu weyn ee Somaliland, waa aqoonsi ay caalamka ka hesho. Itoobiya waxay tidhi “Annagoo ixtiraamayna xadka iyo xuduudda dadka soomaaliyeed, marnaba ku dhawaaqi mayno aqoonsi, laakiin soomaalida ayay u taallaa” waa yaab waar! ma ka dhab baa in ay Tigreegu ixtiraamayaan dadka soomaaliyeed?. Maantana xadka dadka soomaaliyeed gudaha ayuu ciidankeedii ugu jiraa. Jabuuti waa dal aad u yar oo baahideeduna ku xidhantahay dhanka Itoobiya. Xoog ay ku hanjabtona malaha oo ay Itoobiya ugu hanjabto. Waxaanaad ogaataa dadka ugu badan ee reer Jabuuti waa Soomaali. Somaliland iyaduna waxay aqoonsi ka sugaysaa Itoobiya oo isma dhaqaajin karto. Dawladdíi beenbeenta lagu soo dhisayna Itoobiya ayay marti uga tahay in loo gacma duubo maxkamadaha. Waar xaalku miyaanuu ahayn Dibigii Casaa, kii Caddaa iyo kii madoobaa. Qiso xigmadi ku jirto ayaa tidhaahda. Waxa jiri jiray saddex dibi oo xoog waaweyn, oo aan kala hadhin haddii ay biyo cabbayaan, haddii ay daaqayaan iyo markastaba may kala hadhi jirin. Libaax iyo waraabeba wuu ka caagay inuu ku dhaco inuu cuno. Maalin baa libaax gaajoonayaa u fikiray oo helay sidii uu u cuni lahaa. Wuxuu u yeedhay dibigii madoobaa, wuxuu ku yidhi: “ Labada dibi ee kale way kaa faanaan oo ma jecla inay kula daaqaan midabkaaga awgii” Dibigii madoobaa, cadhadii wuu ka fogaaday labadii dibi ee kale. Maalintii danbe ayuu cidla ka helay oo cunay. Labadii kalena sidoo kale u kala warqaaday oo u kala kaxeeyay. Saddexdiiba sidii ayuu ku cunay. Akhristoow! ha i fahmi waayin, ee bal ila eeg dawladda ay difaacayso Itoobiya halkeebay ka talisaa? waase su’aale Itoobiya halkeebay u taqaanaa jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya? Waxay u taqaan ilaa Lawyacaddo. Dawladda ay difaacaysaana waa taa. Hadaba maanta maxaa Somalida la gudboon. Waa in ay Somalidu si cad u hor dhigtaa inay faraha kala baxdo wadanka Somaliya. Haddii kale xisaab, ijiid aan ku jiido waa gamco dalis runta halloo sheego.Maanta maalin ay Itoobiya ka jilicsantahay ma jirto. Haddii kale sida ay maxakamaduhu u leeyihin jab ayaanu maagganahay ayaa xeedho iyo fandhaal kala dhici. Ilaahay kamaan baryin. Waa hubaal in garasho la’aanta dadka soomaaliyeed ee gaar ahaan reer Koonfureed,ay ka mas’uul tahay xaaladda kala daadsan ee dadka soomaalida ee Geeska Afrika. Laakiin fursadda ayaanay yanan la, dhaafin. Haddii kale ma ii sheegi kartaan sababta ay Itoobiya u gaa daacad noqoon weyday arrimaha Somaliya ilaa hada, Somali? Anigu waxaan u arkaa in aanay dani ugu jirin saddex dal oo soomaaliyeed oo Geeska Afrika ka arrimiya. Qofkasta u gee saddexdaa cod Itoobiya ma ogola waana inay sidii saddexdii dibi u kala haysaa. Alloow eex ma tiraabine aqoon haygu cadaabin....Gaarriye fakarka dadweynuhu waa xorr... AFnugaal.na eed kumaleh Wixi Qoralkan ku saabsan ku soo diir hadad fakarkaga ka dhiibanayso Siyad M.Y. info@afnugaal.com Caliyare75@hotmail.com
  17. Ilaahoow hanna cadaabin ma hadday foolxumadaan iyo AIDS dalkeennii iyo dadkeennii u horkaceen. Kuwa labadaan iyo waxa la midka ah qabiilka ku taageerayoow waad gablanteen.@lol
  18. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo la sheegey in ay qabaan cudurka AIDS Posted to the Web Dec 02, 06:21 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamada Itoobiyaan ee tirada badan kuna sugan Magaaladaasi ay intooda badan ay qabaan Cudurka AIDS-ka, Ciidamadaan oo haatan ku dhexmilmay Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay keeni karta halis Cudurka AIDS-ka uu si Ba’an ugu faafo Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed ayaa horay uga digay in haddii Soomaaliya la keeno Ciidamo shisheeye ay imaan karto in Soomaaliya ay hoy u noqoto Dadka qaba Cudurka AIDS-ka. Ciidamada Itoobiaya ee soo galay Soomaaiya ayaa waxaa si Aad ah u cabaan Khamrada, iyo Maandooriyaasha kale ayadoo Magaalada Baydhabo Ciidamada Xabashida ee ku sugan aysan la gamban cabista Khamrada waxaana Magaalada Baydhabo haatan laga furay Dukaamo lagu Iibiyo Khamradaasi, waxaana Magaalada Baydhabo ku qul-qulay intii cuni jirtay qaadka iyo kuwa ka ganacsada Maandooriyaasha waxayna Dadka qaarkii ay sheegeen in haddii ay is biirsadaan Ciidamada Itoobiya iyo Dadkaan ee keeni karto halis aad u balaaran oo ku dhacda Shacabka Soomaaliyeed. Maalintii shalay waxay ku beegneyd maalinta Cudurka AIDS-ka waxayna ku soo beegmatay xilli ay Soomaaliya ay ku soo qul-qulayaan Ciidamo shisheeye oo intooda badan qaba Cudurka AIDS-ka ayadoo Dowladaha dariska la’ah Soomaaliya uu si aad u dilooday Cudurka AIDS-ka ayadoo la ‘ogyahay in Soomaaliya Xudduudaheeda ay yihiin kuwa iska furan oo cidkasta ay iska soo gali karto. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan qaar ka mid ah Gobalada Dalka ay yihiin kuwa si xun ula dhaqma Shacabka Soomaaliyeed, waxayna waxgaradka iyo Culumada ugu baaqay in aysan u dhawaanin goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya, sidoo kale waxaa Shacabka Soomaaliya loo soo jeediyey in ay ku dhagmaan Diintooda taasoo ay sheegeen in ay kaga badbaadi karaan halista Cudurka AIDS-ka. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Faafin: SomaliTalk.com | Dec 2, 2006
  19. Naxar raalli iga ahoow aan su'aal shakhsiyeed ku weydiiyee waxan ma dhalasho maraynkan baad ku raadineysaa?
  20. Aniga aragtidayda waxaan dhihi lahaa in haddii arrintani ay jirto uusanba Shariifku la kulmin Geeddi, waayo maba astaahilo in lala kulmo oo ma madaxbannaana. Waxaa ka roon iyadoo Melez lala kulmo oo isagaa Geeddi ka dhex-hadla cajaladdiisuna ku dhex jaban tahay. Marka Geeddi wax talo ah ma hayee halla fogeeyo.
  21. Waa yaab haddii arrintani jirto. Waxaa la arki jirey wasiir tacliin keena amaba ummadda ugu deeqa qalab ay ka mid yihiin buugaag iyo qaalimaan...haddase waxaa la hayaa kuwo wata qoryo iyo gumeysi...waa adduunyo gaddoon.
  22. I would rather call this MUGDI or GUDCUR
  23. by:Naxar Nugaaleed how ignorent and ungreatful can we get? First they tried to feed hungary somalis and in return got some of their solders dragged through the streets by barbarians. Now they are trying to save your country from warlords/terrorist and this is your thanks. Save your country? Ilaah hakaa cafiyo dembigaas........Marmar baan sidii askartii Maraykanka u hadalnaa....Does saving mean killing? by: mystic And here today we have our own fellow Somalis, who are waiting for the Ethiopians to wipe out the people of Somalia, because of their tribe. Well said....runtii waa ayaandarro Soomaali ku habsatey. Aaway muslinnimadii? Ma Soomaali baa isku naxday sowtan inteeda badani dembiga kala gashay illaa intaan xasuusanno. Ilaah baa caddaalad abuuray, garanayana oo awooda inuu u xaqsooro Soomaali ee maalinta qiyaame maa loo daayo jawaabta wixii Soomaali kala gaarey marka cadow la isku raadsanayo? Mase la illaawya inaanay waxani dhammaad yeelanayn oo ay noqon, NINBA WAA MARE, MUS MA KULA KORAY............