Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Mr. Yusuf said he only heard the news from local radios. "America has the right to hunt down and air bombard wherever those who were responsible for bombing its embassies in East Africa are staying or hiding," he stressed. waa xoolo, xitaa lama soo ogeysiin in waddankiisa qayb ka mid ah la soo weerarayo, how insignificant he is. They will tell him to step down from the so-called presidency on the local radio again, when they (the US) acheive what they call their target, which you never know might be soon.
  2. Banaanbxyo rabshada wata ayaa ka dhacay magaaladsa B/weyn ee xarunta Gobolka Hiiraan Somaliweyn Media Center (SMC) Hiiraan 07/01/07 Banaanbaxani ayaa looga soo horjeedaa Xeragii la xiray Taliyihii Ciidamada ee gobolka Hiiraan G/sare Muqtaar Xuseen Afrax. Kumaan Shacab ah aya iminka socod ku maraya wadooyinka waa weyn ee Magalada Muqdisho iyadoo ay soo qaban qaabiyeen. Uruurda Bulshada Rayidka ee Mqagaaladaasi B/weyne .mar aan Qadka Telefoonka kula xiriirray Magaaladaasi B/weyne ayaa waxaa la ii Xaqiijayay in rasaas aad u fara badan ay dhaceyso iyadoo ilaa iminka aysan jirin cid wax ku noqotay , Shacabka Banabayay ayaa waxa ay wataan boorar ay ku qoran yihiin Halku ay kaga soo horjeedaan Xariga Gashaanlaha iyagoo qaarkood sheegaya waa in si deg deg ah lagu siidayaa G/sare Cadaalada waan tageersanahay waxan ka soo horjeednaa Rufiyaanada dadka ku dhex jira iyo ereyo kale oo caro ay ku jirto,Banabaxaan ayaa waxaa uu ka danbeyaa ka dib markii Ciidamada Dowlada Itoobiya ay shalayto ay xireen G/sare Muqtar Xuseen Afrax oo lagu edeynayo in uu sii daayay Gudoomiyihii Maxkada Islaamiga ee magaalada B/wene Shiiq Faarax Macalin oo si aad ah loo doonayay. G/sare Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta la soo marsiiyay Magaalada Jowhar isagoo loo waday Dhinaca Magaalada Muqdidho waxaa uuna dhexda ugu jiray Ilaa sedex Gawaari oo uuraalo ah oo ay lee yihiin Ciidamada Dowlada Itoobiya Waxaana la filaya in su,aalo lagu Weydiin doono Magaalada Muqdisho,l a oga sida ay wax noqon doonaan ilaa iyo iminka iyadoo deysmada G/Maxkadada Islamig Sii deysmadiisa ay lug ku layeen Waxgarad waa weyn oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan. Abdulahi Mohamed Yarow amyarow@hotmail.com
  3. Dibad baxyo rabshado wata oo hareeyay magaalada Baladweyne Last Updated::2007-01-07 17:51:54 Beledweyne:- Dibad baxyo rabshado wata ayaa maanta hareeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasoo lagu dalbanayo sii deynta taliyihii ciidamada dawladda kmg ee gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe Mukhtaar Xuseen Afrax oo xalay afduub ay u gaysteen ciidamada Ethiopia kadib markii uu ku gacan seeray dalabkoodii ahaa in lagu soo wareejiyo guddoomiyihii maamulkii MMI ee gobolka Hiiraan. Goobaha ganacsiga ayaa la sheegay in albaabada loo laabay isla markaana la jaray waddooyinka, waxaana la sheegay in boqolaal qof ay isugu soo baxeen saldhiga booliska degmada Baladweyne oo laga qafaashay taliyaha ciidamada dawladda ee gobollada Hiiraan iyo sh/dhexe. Dibad baxayaasha oo u badnaa dhalinyaro iyo dumar ayaa taayaro ku gubay waddooyinka, ayagoo dhagxan roob kaga dhigay xarumaha maamulka gobolka iyo goobaha fariisinada u ah ciidamada dawladda iyo kuwa Ethiopia,taasoo keentay in ciidamada dawladda ay ku jawaabaan rasaas. Ugu yaraan 1 ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalena waa uu dhaaawacmay sida ay xaqiijinayaan wariyayaasha ku sugan magaalada Baladweyne, waxaana la sheegay in dibad baxyadu ay ekeeyeen xaafadaha magaalada Baladweyne ay ka kooban tahay. Maamulka cusub ee gobolka Hiiraan ayaa iska fogeeyay in ay wax lug ah ku leeyihiin rasaasta lagu furay dibad baxayaasha, waxa ayna sheegeen in ciidamada dawladda ay fureen rasaastaasi. Guddoomiyaha cusub ee degmada Baladweyne Axmed Gobey Cawaale qoraal uu soo saaray ayaa lagu sheegay in caawa laga bilaabo 6:00 maqribnimo lagu soo rogayo magaalada bandow socon doona ilaa maa 6:00 subaxnimo, ayadoo lagu sheegay qoraalkaasi in cidii jabisa bandowga tallaabo waafaqsan sharciga laga qaadi doono. HorseedNet.com
  4. ruux oo ku dhaawacmay banaanbaxyo rabshado wata oo wali ka socda Muqdisho Daawo Sawirada Mogadishu 06, Jan.07 ( Sh.M.Network) – 7 ruux ayaa dhaawac uu ka soo gaaray banaanbaxyo rabshado wata oo ilaa iyo wali ka soconaya qeybo ka mid ah caasimadda Somalia ee Muqdisho, iyadoo dibadbaxayadaasi ay dhigeen boqolaal dhalinyaro ah oo ka careysan qaabka dowladda Somalia ay ku sheegtay in ay hubka kaga aruurineyso dadka magaalada Muqdisho. Banaanbaxaan oo ka bilowday saakay waabarigii isgoysyada Tarabuunka, KM4 ayaa ku fiday wadada wadnaha iyo wadada Towfiiq iyo agagaarka garoonka caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo taayaro lagu gubay. Dibadbaxaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay kooxo dhalinyaro careysan oo gacmaha ku sita dhagxaan ay ku tuurayeen goobaha ganacsiga iyo gaadiidka Blka ah ee isaga gala goosha magaalada Muqdisho. Dadka dhaawaca uu ka soo gaaray dibadbaxaan ayaa waxa ay isugu jireen kuwo banaanbaxayay iyo kuwo wadada marayay, iyadoo dhaawacoodana uu yimid, ka dib marakii dhagxaan ay kala hortageen ciidamada dowladda oo markii dambe rasaas ku kala eryay dadkii. Ganacsatada qaar ee goobaha ganacsi ku leh meelaha uu dibadbaxa saameeyay ayaa iyaguna qoryo la soo baxay si ay u adkeeyaan amaankooda. Dhalinyaradaan careysan ayaa wado kasta oo ay socod ku marayeen waxa ay ku gubayeen taayaro, iyadoona dhagxaan waaweyn lagu jaray wadooyinka si gaadiid aanu u soo marin. Goobihii ganacsiga iyo Gaadiidka Blka ah ayaa hakad uu ku yimid dibadbaxaan oo wali ka soconaya caasimadda Somalia, iyadoo gaadiidka blka ah mararka qaar ay marayaan xaafadaha dhexdooda, waxaana lagu raacayaa qiimo ka badan intii hore. Banaanbaxyadaan ayaa ku soo beegmay xilli maanta dowladda Somalia ay qorsheyneysay in ay hub uruurin ka bilowdo magaalada Muqdisho si qasab ah, inkastoo arinkaasi dowladda ay dib u dhigtay, ka dib markii codsiyo uu uga yimid qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Banadir.
  5. Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas ka fakatay ciidamada DFS Mogadishu 06, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Hal ruux ayaa geeriyoodey 4 kalena dhaawac ayaa soo gaaray, ka dib markii gaari uu saaran yahay qoriga lidka diyaaradaha ay ka fakatay rasaas agagaarka dekedda weyn ee magaalada muqdisho. Qofka geeriyooday ayaa waxa uu ahaa sida la sheegay mid ka mid ah ciidamada dowladda Somalia oo ay ku dhacday rasaas ka fakatay qori lidka diyaaradaha ah ee laga soo bixiyay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Sababta rasaastu ku fakatay ayaa lagu macneeyay in qoriga uu taabtaabtay qof sida la sheegay aan aqoon u laheyn. Meydka askarigaasi ayaa cad cad noqdey sida ay sheegeen wariyeyaal ka tirsan shabelle oo gaaray goobtaasi. Dadka dhaawaca ka soo gaaray ayaa waxaa ku jira qof rayid ah oo ku sugnaa goobtaasi halka 3d kalena ay ahaayeen askarta dowladda Somalia. Gaarigaan qoriga lidka diyaaradaha uu saaran yahay ee ka soo baxay dekedda ayaan la ogeyn halka uu ku sii jeeday. Shabelle Media Network Mogadishu E-mail us: info@shabelle.net
  6. Dadka oo ka qaxaya deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose Marko 07, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Dad badan oo dagan deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose ayaa isaga qaxay deegaankooda, ka dib markii ay soo wajahday cabsi ay ka qabaan in dagaalo ay ka dhacaan halkaasi. Qoysas badan ayaa isaga barakacay deegaanka Gandarshe, kuwaasi oo u baqoolay magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose, sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee halkaasi jooga. Sababaha Qoysaskaan ay uga soo barakaceen halkaasi ayaa waxaa lagu sheegay ka dib markii ay ka war heleen maleeshiyooyin abaabul ka wada duleedka deegaankaasi, kuwaasi oo doonaya in ay weerar ku qabsadaan halkaasi. Dhowaan ayay aheyd markii kooxahaasi ay weerar ku soo qaadeen halkaasi oo ay ku dileen dad rayid ah, iyadoo kooxahaan ay doonayaan in ay lacago baad ah ka qaataan deegaankaasi. Yuusuf Keynaan Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net
  7. 7 Jan 7, 2007, 19:23 MOGADISHU, Somalia Jan 7 (Garowe Online) - A religious Somali man was forcibly taken out of his Mogadishu home Sunday by masked gunmen, according to his wife. The incident happened in Ifka Halane area of Mogadishu, which was a former stronghold of the defeated Islamist movement. The man was later found dead with gunshot wounds. His wife said he was not killed for clan reasons, but that he was "targeted" for his religious beliefs and his support for then-ruling Islamist forces. Its the first time such a murder happened in Mogadishu since allied Somali and Ethiopian troops took over the capital. Residents worry the murder could begin a series of revenge killings aimed at supporters of the Islamists. With their takeover of Mogadishu, Somali and Ethiopian forces have returned the Islamists' arch-enemies, Mogadishu's ex-warlords who are said to be rearming their militias in different parts of town.
  8. lol@how long will he or can he stay there? Can he sleep there tonight?
  9. Somalia's endless struggle for peace By Peter Biles BBC News When Somalia's president was overthrown in 1991, much of the country fell under the control of warlords and clan-based factions. Sixteen years later, and with the backing of Ethiopian troops, the current interim administration is the 14th attempt to try to bring stability to the country. The interim government relies heavily on military support Mogadishu International Airport has not been used much over the last 10 years, but let us just imagine what it is like, flying in. The plane approaches from the south, descending quickly over the Indian Ocean. The end of the runway juts out towards the sea, and it is hard to get a glimpse of much more than the large red sand dunes and the turquoise-coloured water breaking on the rocks. At first glance, it can look like a tropical paradise. But Mogadishu has never been for the faint-hearted. Since 1991, when an ageing dictator by the name of General Mohamed Siad Barre was overthrown, Somalia has been one of the most dangerous places on earth. A few months after Siad Barre fled, I was in Mogadishu talking to a friend, a Somali doctor, Hussein Mursal, who worked for a British relief agency. Clan fighting had broken out in the city. Members of Mursal's own family had been shot and wounded at one stage when looters came to the house to pillage. I asked Mursal how long he thought the conflict might last. Would it be weeks or months ? "Oh no," he said..."they're going to be locked into this for years to come." He was right of course. Militia retreat This past fortnight, I have thought a lot about Somalia, as the news has filtered out. First, the confirmation that Ethiopian troops were inside the country, in support of Somalia's fledgling transitional government. Then the announcement that the Union of Islamic Courts and its militia had abandoned Mogadishu with even more haste than Siad Barre did 16 years ago this month. This could be the end of the Islamists, or more ominously, it could herald the start of a Taleban-style guerrilla war These past few days, the Islamists have been on the run, boxed in against the Kenyan border in the south, pursued by the Ethiopians with their tanks and airpower, blocked by an American warship offshore, and probably monitored from above, by American satellites. This could be the end of the Islamists, or more ominously, it could herald the start of a Taleban-style guerrilla war. Crushing dissent Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi: Darling of the West It has become a cliche to say that "the troubles in Somalia threaten to spill over into the rest of the Horn of Africa", but Ethiopia has quietly meddled in Somalia for years, and now the visible presence of the Ethiopians is both provocative and dangerous. Foreign forces are not welcome. The Ethiopians know this, but they are also deeply fearful of an Islamist threat from within Somalia, and are determined to crush it. And so far, the Ethiopians are pretty pleased with themselves. The Ethiopians are trying to fill the power vacuum in Mogadishu As a darling of the West, Ethiopia's Prime Minister Meles Zenawi has been able to get away with brutally putting down internal dissent in his own country, and now moving thousands of troops into Somalia. A warmonger he may be, but Mr Meles is on the side of President Bush and Tony Blair in the "war on terror", and he is the most important leader in a rough neighbourhood. So the Ethiopians are trying to fill the power vacuum in Mogadishu, for while the Somali government has international recognition, it has little power. Warlords rise again Somalia's warlords will no doubt see this as a new window of opportunity for they have not gone away. In fact, some of them are members of the transitional government, including Hussein Aidid. The US unsuccessfully tried to capture Hussein Aidid's father He came to Somalia as an American Marine in 1993. When the Americans left after the ill-fated "Black Hawk Down" episode in which 18 US soldiers were killed after the downing of two American helicopters, Hussein Aidid stayed on, and became a powerful faction leader. It was his father, the late General Mohamed Farah Aidid who controlled large parts of Mogadishu in the early 1990s and whom the United States tried, in vain, to capture. Rocket fire I met General Aidid when he was at the height of his power. I always found him a little deranged and out of touch with reality. But he was certainly a man to be feared. I remember walking across the road one afternoon from the house where I was staying. Just as you might lean across the garden fence to talk to your neighbour, I wandered into the driveway opposite for a chat with some of Aidid's fighters. What strikes me most about the recent events in Somalia is how little anything has changed Astonishingly, they were busy welding a missile pod from a MiG fighter jet on to the back of a jeep, one of the so-called "technicals". Within minutes, they had loaded it with rockets, and test-fired a couple of them which fizzed over the nearby rooftops and disappeared out to sea. I mention all this because what strikes me most about the recent events in Somalia is how little anything has changed. In 1991, hopes of a brighter future faded quicker than the slogans that were daubed on the streets to celebrate the overthrow of the old dictatorship. Now, as then, Somalia is starting from scratch. From Our Own Correspondent was broadcast on Saturday, 6 January, 2007 at 1130 GMT on BBC Radio 4. Please check the programme schedules for World Service transmission times.
  10. Abwaan

    Murtida Maanta

    Murtida Maanta@lol..........I missed magaca barnaamijkii caanka ahaa ee berisamaadkii Raadiyaha Soomaaliya ka soo bixi jirey.
  11. Originally posted by Caano Geel: Theiving Feudal Gangrenous @loooooooooooool
  12. Xukumadda Somaliland oo markii ugu horeeysay madaarka Hargeysa ka sii deeysay Xildhibaan ka tirsan dowladda federalka!! Hogaamiye kooxeedka Muuse Suudi Yalaxow oo gaaray Hargeysa!! Hargeysa ,Sabti ,January, 06, 2007 Waaga Cusub Hogaamiye kooxeedka Muusse Suudi Yalaxow ayaa markii ugu horeeysay ka degay Madaarka Igal International Airport ee Hargeysa kadib markii ay diyaarad qaasa ka qaaday Magaaladda Dubai ee dalka isu taga Emirate-ka Carabta. Muusse Suudi oo ah Xildhibaan ka tirsan dowladda federalka ayaa degay Hotelka Ambassador,waxayna wariyaasha Waagacusub soo sheegayaan inuu halkaas kulamo kula yeeshay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ee UCID Inj Faysal Cali Waraabe,iyagoo ka wada hadlay arrimo xasaasiya. Faysal Cali Waraabe ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu la kulmay Muusse Suudi yalaxow ,waxayna warar kale tibaaxay inuu Muusse Suudi la kulmay qaar ka tirsan Wasiiradda Xisbigga taladda hayo ee UDUB. Taariikh ahaan waa markii ugu horeeysay ee Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland madaarka Hargeysa ka sii deeyso Xildhibaan ka tirsan dowladda federalka ee uu Madaxweynaha ka yahay Cabdilahi yusuf Axmed. Wax faahfaahina lagama helin sababaha uu Muusse Suudi ku tagay Hargeysa laakiin warar madaxbanaan ayaa sheegaya in diyaaradii siday ay diiday inay Muqdisho ka degto,sidaas daraadeedna uu doorbiday in Hargeysa laga dejiyo. Muusse Suudi yalaxow oo mudo afar bilood ah deganaa Kampala gaar ahaan gurrigga Cabdi shugri Cali Jiijo.waxaa la filayaa inuu ka soo dego garoonka Muqdisho. Dahir Abdulle Alasow WaagacusubOnline@yahoo.com +2521-320000 Telcom Somalia +2521-5565600 Hormud Telecom
  13. Somalia's Islamists vow to heed al-Qaida By ELIZABETH A. KENNEDY Associated Press Writer © 2007 The Associated Press TOOLS Email Get section feed Print Subscribe NOW RESOURCES The deputy leader of al-Qaida, Ayman al-Zawahri (AY'-muhn ahl-ZWAH'-ree), calls on the 'Muslim nati Ayman al-Zawahri (AY'-muhn ahl-ZWAH'-ree), al-Qaida's deputy leader, speaking Arabic in message posted on Internet. The deputy leader of al-Qaida, Ayman al-Zawahri (AY'-muhn ahl-ZWAH'-ree), calls on the 'Muslim nation in Somalia' to stay in the Video Report MOGADISHU, Somalia — The Somali government on Saturday said it was indefinitely postponing a mandatory disarmament program, while Islamic fighters hiding in Mogadishu said they will heed an al-Qaida call for guerrilla attacks and suicide bombings against Ethiopian troops. Abdirahman Dinari, spokesman for Somalia's transitional government, told The Associated Press that the prime minister "has decided to postpone disarming people by force until an unspecified time." Thursday had been the deadline for residents to voluntarily give up their arms. Dozens of residents burned tires and looted vehicles Saturday to protest the plans to forcibly disarm them, shouting "Down, down with Ethiopia," in reference to troops from the neighboring country that have been instrumental in routing an Islamic militia from much of southern Somalia. Meanwhile, Islamic fighters in hiding said they would heed a call from Ayman al-Zawahri, al-Qaida leader Osama bin Laden's deputy, for guerrilla attacks and suicide bombings against Ethiopian troops whose intervention was key to the Islamists' defeat. "I am committed to die for the sake of my religion and the al-Qaida deputy's speech only encourages me to go ahead with my holy war," 18-year-old Sahal Abdi in Mogadishu told The Associated Press. In a message aired Friday on a Web site frequently used by militants, al-Zawahri urged the Islamic movement's fighters and other Muslims to attack the troops of Christian-dominated Ethiopia, which he called a "crusader" invasion force. "Launch ambushes, land mines, raids and suicidal combats until you consume them as the lions and eat their prey," al-Zawahri said. Ethiopian soldiers, tanks and warplanes intervened in Somalia on Dec. 24 to defeat an Islamic movement that threatened to overthrow the internationally recognized government, which at the time controlled only the western town of Baidoa. But Ethiopia's government wants to pull out in a few weeks, saying its forces cannot be peacekeepers and it cannot afford for them to stay. Somalia is trying to train its own military and police while the plan for an international force is put in place. The Islamic movement has vowed to launch an Iraq-style guerrilla war, raising the prospect of bloody reprisals against foreign peacekeepers. Somalia's interior minister said Thursday that 3,500 Islamic fighters were still hiding in the capital, Mogadishu. Kenya closed its border amid fears militants would slip across the frontier. The United Nations said thousands of refugees were also near the border, unable to seek safety in Kenya. A meeting of U.S., European Union, African and Arab diplomats ended in Kenya on Friday with a U.S. pledge to provide $40 million to Somalia in political, humanitarian and peacekeeping assistance, and a plan to ask more African nations to send troops to help stabilize the country. Uganda has pledged at least 1,000 peacekeepers. The EU said it also would help pay for a peacekeeping force envisioned at 8,000 soldiers. On Friday, U.S. warships patrolled offshore to prevent militiamen from escaping by sea. The U.S. 5th Fleet said vessels were being boarded to look for militants, including three al-Qaida suspects wanted for the 1998 bombings of two U.S. embassies in East Africa. The Islamic council has denied U.S. allegations that the three were leaders in the Somali movement. ___ Associated Press writers Elizabeth A. Kennedy in Mogadishu and Chris Tomlinson in Nairobi, Kenya, contributed to this report.
  14. Dibadbaxyo rabshado wata oo ka socda caasimadda Mogadishu 06, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Banaanbaxyo rabshado wata oo taayaro lagu gubayo ayaa waxa ay ka soconayaan fagaaraha tarabuunka ee magaalada Muqdisho, kaasoo looga soo horjeedo sida qasabka ah ee dowladda ay ku dooneyso in ay ku uruuriso hubka. Dadweyne fara badan oo aad u careysan ayaa waxa ay isugu baxeen wadooyinka tarabuunka, KM4 iyo KPP, halkaasi oo ay ku gubeen taayaro, wadooyinkana ay ku xireen dhagxaan iyo saqafyada baabuurta oo daxaleysan. Dibadbaxayaasha ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia qaabka ay ku doonayaan in ay ku uruuriyaan hubka, iyadoo dowladda ay sheegtay in ay si qasab ah ku uruurineyso hubka yaalla caasimadda, taasoo dad badan ay ka caroodeen. Gaadiidka Blka ah ee isaga kala goosha wadooyinka Muqdisho qaar ayaa waxa ay marayaan xaafadaha, iyadoo laamiga hadii ay soo maraan ay la kulmayaan dhagxaan iyo in dhibaatooyin kale loo geeysto. Banaanbaxaana waxa uu ku soo beegmay xilli dowladda KMG ah ee Somalia ay dib u dhigtay howl-galadii ay ku dooneysay in maanta si qasab ah ay ku uruuriso hubka yaalla caasimadda Somalia. Dhalinyaro careysan oo dhagxaan ku tuuraya baabuurtii Blka, wadada tarabuunka ee magaalada Muqdisho Banaanbaxyo lagu gubay lugo oo ka socda caasimadda Gawaarida Blka qaar oo isticmaalaya xaafadaha, ka dib markii wadooyinka ay mari waayeen Fagaaraha tarabuunka ee magaalada Muqdisho oo lagu gubay taayarro Dibadbaxayaal u badan dhalinyaro si aad ah u careysan Wadada Tarabuunka ee magaalada Muqdisho Haween aad u fara badan iyo dhalinyaro kale oo gubaya Taayarro Caag basiin uu ku jiro oo taayarro lagu gubi rabo Haween fara badan oo ka qeyb qaatay dibadbaxa wadooyinka qaar ee Muqdisho oo xiran, iyadoo lagu gooyay dhagxaan, geedo iyo jaqfo. Dhalinyaro xareysan oo banaanbaxa ka qeyb qaadanaya Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  15. Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somalia oo lagala baxay Hotel ku yaal kenya War deg deg ah Nairobi 05, Jan.07 ( Sh.M.Network) – ku dhowaad 2 mudane oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa lagala baxay Hotel ku yaala magaalada Nairobi, halka tiro kale oo baxsatayna lagu raadjoogo, iyadoo mudanayaashaasi ay ahaayeen kuwo ku fikir ahaa Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia. Ciidamada Booliska Kenya ayaa waxa ay kala baxaeen Hotel Barakaat ee magaalada Nairobi mudanayaashaan ka tirsan Baarlamanka Somalia oo halkaasi daganaa, iyadoo aan la garaneyn sababaha loo xirey mudanayaashaan xilli Madaxweynaha Somalia iyo guddoomiyaha baarlamanka ay ku wada sugan yihiin magaaladaasi. Waxaa jira tiro kale oo mudanayaal ah oo iyana ciidamada booliska Kenya ay ku raadjoogaan. Ilaa iyo hadda lama hayo xog faahfaahsan oo ku aadan xarigga lagula kacay Mudanayaashaan oo ahaa dhamaantood kuwa taabacsan Guddoomiyaha baarlamanka Somalia. C/laahi Max'ed Khaliif Shabelle Media Network Kenya E-mail us: info@shabelle.net
  16. /QUOTE] Originally posted by Castro: By this "estimate", over 240 technicals captured or destroyed? Where did you read that? Allpuntland? AllTFG? or was it AllGeneralDuke? LOL. Salaado Cali Jeelle ayuu ka maqlay malaha...........u know the guy who once said.."nin Suudaani ah oo Cali Suudaani la yiraa, Nin Bakistaani ah oo Gacameey la dhaho iyo Kornayl Eretareeyaan baa hoggaaminaya ciidammada maxkamadaha"@lol....what a Xoolo illeen bakistaan Gacameey waa la baxaan?......Cali Suudaanna waa magac Suudaantu la baxdo@lol..........
  17. Sxb ….Baashi I think it is not up to you, me and our SOL colleagues to prevent Somalia becoming like Iraq and Afghanistan but the majority of this responsibility lies with the so-called TFG officials whom most of their interviews and comments are rarely positive let alone that they something positive for Somalia. I agree with the 5 suggestions you brought forward and believe that could be the start of new beginning for Somalia but we already see the puppet government speeding towards the opposite direction. Therefore don’t you think it is too late? Waxaan aaminsanahay in dastuurkii lagu diyaarshey Shirkii Mbagathi uusan sheegayn in jagooyin aan macne lahayn la kala boobo oo la iska magacaabo, waxaase dhabtu tahay inuu gundhig u yahay qorshaha looga gollahaane uu ahaa DIB-U-HESHIISIIN haddane waxaan aragnaa in hoggaamiye ku sheegyada lagu soo doortay Kenya ayba indho-adaygooda ay keeneen in musuqmaasuq aan la malaysan karin iyadoo ay Soomaali ka soo daashay ay hadda la yimaadeen. Bal dib ugu noqo, shakhsiyaad badan oo Geeddi iyo C/llaahi Jagooyin u magacaabeen waxaadna ogaan doontaa inay inta badan gebi ahaanba hareereeyeen eex, qabiil, shaqsiyaad aan lahayn aqoon ayna ka dheertahay karti iyo hufnaan iyo weliba kuwo dalka hore dembi uga galay mid xagga musuqmaasuqa ay iyo mid gummaad ahba. And if you need a proof for this I can fill up the whole page. Waa yaab!
  18. Bam Gacmeed xalay lagu weeraray Fariisimo Ciidamada Tikreega ay ka sameysteen Bankigii hore ee Maleysiya ee Magaalada Muqdisho. Muqdisho, 05-January-07 ( Qaadisiya.com) Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ayaa waa ay sheegayaan in Habeennimadii xalay Bam Nuuca Gacanta ah lala beegsaday Goob ay fadhiyeen Ciidamo tikree ah gaar ahaan kuwa Dalka kusoo duulay. Bamkani ayaa lagu soo waramayaa in lala beegsaday Xarun kutaalla Dhabarka Dambe ee Hotel Saxafi oo dadka qaar ay u yaqaanaan Hargaha iyo Saamaha halka kuwa kalena ay u yaqaanaan Bankigii hore ee Maleysiya halkaasi oo ay xarun kadhigteen Ciidamada tikreega ah ee dalka kusoo duulay. Bamka oo aan la garan cidda soo tuurtay ayaa wararku waxa ay sheegayaan in dhalinyaro baabuur wadatay oo halkaasi mareysay ay sidii dhagaxa oo kale ugu tuureen xarunta ay tikreegu degan yihiin ayaa waxaa dhacday markeliya qaraxa kadib in Ciidamada Tikreegu ay rasaas ku furaan waddooyinka soo gala halka ay degan yihiin, waxaana durba xilligaasi wadada baneeyay shacabkii goobahaasi ka dhowaa, mana jirto illaa iyo iminka wax dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray Ciidamada tikreega iyo dadka Shacabka ah. Ciidamada Tikreega ayaa durba la arkayay iyadoo xaruntii lagu bambeeyay ay durba soo gaareen gawaarida gargaarka deg degga ah oo aan la garaneyin waxa ay gudaha kasoo qaadeen maadaama aanu la sheegin wax dhaawac iyo dhimasho intaba, waxaana sidoo kale gudaha si toos ah ugu xarooday wixii ciidamo tikree ahaa ee iyagu kusugnaa Laamiyada iyo albaabka Xaruntaasi ay degan yihiin. Waa Guul kale oo Islaamka u soo hoyatay Maadaama Shacabka Islaamka Soomaaliyeed ay weli wadaan hawlihii ay ku argagax gelinayeen Tikreega wadanka kusuu duullay taasi oo loo baahan yahay isla markaana ah sunno, waxaana laga filan karaa Magaalada Muqdisho in ay ka dhacaan Qaraxyo waaweyn oo lala beegsanayo Ciidamada Tikreega ah ee iyagu sida gardarrada ah Wadanka ugu soo duullay, wuxuuna kusoo beegmayaa qaraxani maalmo kadib markii Dalka Soomaaliya looga dhawaaqay Jabhad Cusub oo la dagaalanta Tikreega Duullaanka soo qaaday. Burhaan Axmed Qaadisiya.com Nairobi – Kenya.
  19. http://cadaado.net/node/1090
  20. 3 ruux oo ku geeriyootay weerar ka dhacay deegaanka Jilib Marko. Mogadishu 05, Jan.07 ( Sh.M.Network) – 3 ruux ayaa ku geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii kooxo maleeshiyo ah ay saakay weerar ku soo qaaday deegaanka Degaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose. Kooxo hubeysan ayaa saakay weerar ku soo qaaday deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose oo masaafo yar u jira magaalada Marko, halkaasi oo ay isaga horyimaadeen kooxo kale oo deegaanka ah, iyadoo israsaaseyn sababtay dhimashada 4 ruux ay ka dhacday halkaasi. labo ka mid ah dadka geeriyooday ayaa waxaa la tilmaamay in ay ahaayeen maleeshiyadii duulaanka soo qaaday halka labada kalena ay ahaayeen kuwa deegaanka oo iska caabin sameynayay, iyadoo qofka dhaawaca uu soo gaarayna ay aheyd haweeneey goobta iska horimaadku ka dhacay ku sugneyd. Kooxaha maleeshiyada ah ee weerarka ku soo qaaday halkaasi ayaa horey u maamuli jirey sida la sheegay deegaankaasi oo maxkamadihii ay ka eryeen, haatana ay doonayeen in ay dib ugu soo laabtaan deegaanka markii ay maqleen in meesha ay ka baxeen xoogaggii maxaakiimta islaamka. Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  21. Indeed…Taliban....I couldn’t agree with Hiiraan more sxb………………I haven't met any Somali regardless of their clan or political view (you know many Somalis and their clan driven political views towards Somalia) who says anything negative about Sh. Sharif, a true leader and Somali. She Sharif is on the top of the list of Somalis who would definitely get my vote for leading Somalia. Brothers and sisters we know many good Somalis were killed in the unfortunate civil war over the years. Many people who would have done a great job for Somalia Ilaahay kulligood ha u naxariistee, let us for once save the remaining please. The calm, positive and wonderful leader, Ilaahoow Sh. Sharif iyo inta la midka ahba Soomaali u xafid.
  22. Bloggers fear Somali insurgency Members of the international blogging community have given their reaction to the role of Ethiopian troops in Somalia where Islamic militias have been defeated. "'The air raids have begun, the air raids have begun. Ethiopia has entered Somalia.' My mother kept repeating the words hardly able to believe it herself... Words I never thought I'd hear. Words that made my heart race and my blood boil. I cannot think straight." That was the scene in the Canadian-Somali household of blogger Muslimah as Ethiopian and Somali government troops launched a devastating assault on Islamist forces in Somalia, pushing them out of stronghold after stronghold by sheer force of arms. What has Prime Minister Meles Zenawi gotten the soldiers of the Ethiopian defence forces into with his irresponsible and aggressive foray in Somalia? Ewenet Means Truth in Ethiopia While Muslimah's mother sat stuttering out her shock in Canada, scores of other Somali bloggers around the world rushed to their keyboards to type out their reaction to the fighting. Many of them were just as astounded by the news. "The world has officially gone mad, the Muslim world that is... Somalis are turning on each other again. Was it not bad enough when we simply slaughtered each other the first time?" wrote NM of the blog Muslim, Female & Black. After the surprise came the analysis. Very little of it was upbeat. "The fear is that this war is gonna become a full out war that affects the neighbouring countries to Somalia," wrote Native Female. "It was a ****** move to have Ethiopia involved in this. Somalis are sensitive where Ethiopia is concerned. They are a sore wound where Somalia is concerned. Having them support the interim government means rubbing salt on the wound causing most to turn against the government." Others were deeply suspicious of Ethiopia's motives in supporting the troops of the Transitional Federal Government. Shafi of the blog Incoherent Thoughts titled his post "Mogadishu Bloodbath" and asked: "How long do we have to wait for more Ethiopian troops to settle in Somalia? And how long before they decide to move up towards other Somali cities? My heart aches for Somalia. And though the world ignores its plight, again Mogadishu will carry the burden on its shoulders and bury its dead with streets coagulated with blood!" Ethiopia's victory may have been surprisingly swift. But that was little comfort for the country's own band of bloggers. On balance, I'd still rate the most likely outcome as a sham Ethiopian withdrawal followed by an extended counterinsurgent conflict. Head Heeb Zenobia of the blog Ewenet Means Truth in Ethiopia was one of many to raise the spectre of an Islamic insurgency that could keep her country's soldiers stuck in Somalia for many months to come: "What has Prime Minister Meles Zenawi gotten the soldiers of the Ethiopian defence forces into with his irresponsible and aggressive foray in Somalia? Are they going to be facing an insurgency similar to the type in Iraq as some Somali pundits are suggesting?" Crigler-Somalia was thinking along the same lines: "A return to the feudal anarchy of nine months ago and a failure of the TFG (Somalia's Transitional Federal Government) to get its act together and impose order could very well result in rekindling the Islamist movement - probably more radical than ever - as an alternative to secularist bumbling. Somalis really want an end to anarchy." The Head Heeb summed up everyone's doom-laden thoughts in his post "Somalia: the third phase": "On balance, I'd still rate the most likely outcome as a sham Ethiopian withdrawal followed by an extended counterinsurgent conflict, with the TFG remaining ineffectual and internally divided while the Islamist militias wage a guerrilla struggle with substantial public support... Somalia deserves better, but there are too many forces converging toward the opposite to provide much room for optimism."
  23. Muranadii dhulalka iyo is qabqabsiyo aad u badan oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib kabixitaankii Golaha Maxaakiimta Islaamiga January 04- 2007 HornAfrik, Mogadishu Muran iyo is qabqabsi xoogan oo dhinaca dhulka ah ayaa ka taagan agagaarka warshadii hore ee taraqa iyo sigaarka ee Magaalada Muqdisho. Murankaan oo maalinba maalinta kadanbaysa sii siyaada ayaa waxaa si weyn loogu muransanyahay wadada u dhaxaysa warshadii tarakha iyo sigaarka iyo Xerada Agako waxaana dhinaca kamid ah dhinacyadaan uu muranku kadhaxeeyo ay ku kala doodayaa milkiyada dhulka halka dhinaca kalena uu ku doodayo.in meeshani ay tahay meel wada ah oo cidna aysan milkiyadeeda sheegan karin islamarkaana aan la dhisan karin. Murankaan oo keenay in qoryo la isku qaato kaasoo argagax weyn ku riday dadka deegaanka ayaa Raage C/llaahi Nuur oo kamid dadka kudoodaya in dhulkaani uu yahay wada ay isticmaalaan dadweyneha oo aanay cidina milkiyadeeda sheegan karin Cusmaan Cumar Cabdulle oo kamid ah shaqsiyaadka sheeganaya milkiyada dhulkaan ayaa asna ku dooday inuu haysto Sabarloogo cadayneysa in uu dhulkaan leeyahay milkiyadiisana uu yahay isagoo sheegay inaysan meeshaani ahayn wada loogu tala galay inay dadka maraan. Dhulkaan uu muranku kataaganyahay ayaa intii gacanata ay ku hayeen Muqdisho golaha maxakamadaha Islaamka waxaa maxakamaduhu ay sheegeen inay meeshaani tahay tahay meel wada ah oo aanay cidina milkiyadeeda sheegan karin Iyadoo maxakamduhu ay xiligaa baabi'iyeen Goobo ganacsi oo badan oo halkaasi ku yaalay waxaana dhinacyadaan uu muranku kadhaxeeyo mid walbaa uu sheegay in uu qaadan doono Go,aanka Qeybta Garsoorka ee Dowlada KMG ah ee Soomaaliya kasoo baxa in kastoo ilaa iyo iminka dowlada KMG ah ee Soomaaliya aysan Magaalada Muqdisho kadhisin Maxakamad kaaqilsan Muranada dhuinaca dhulka ah . Golaha Maxamadaha islaamka ayaa markii Magaalada Muqdisho ay isga baxeen waxaa dib u biloowday muranadii la xariiray dhinacyada Dhulka iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in gurya badan oo markii maxakamaduhu ay joogeen lagu wareejiyey dadkii lahaa milkiyadooda kadib markii cadaalada la marsiiyey in markii ay meesha ka baxeen Maxakamaduhu in ay dib ola wareegeen shaqsiyaadkii awal ku haystay qaabka sharci darada ah. Waxaana golaha maxakamadaha islaamka oo iyagu sameeyey maxkamad gaar ah oo qaabilsaneed muranada dhulalka ay ku guulaysteen intii ay Muqdisho gacanta ku haayeen.in dad badan oo qaab xoog ah looga haystay guryahooda inay dib ugu celiyaan waxaana dadkaan iminka ay ka codsanayaan dowlada KMG ah ee Soomaaliya inay la timaado qorshe ku wajahan u kala dab qaadka bulshada.