Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. I agree with horn that Abdullahi is the problem. He did not come through the will of Somalis and appears to beleive that Ethiopia can force Somalis to accept him as the president of Somalia. HE IS THE MAIN PROBLEM. I think he still has a last chance which is to negotiate with the ICU and accept that they exist as they did towards him and his weak government if not HE WILL BE A HISTORY TOO INSHA ALLAH, LIKE HIS WARLORD FRIENDS.
  2. Ma wax aan laga degin baa. looking forward to insha Allah if it is open for normal flights.
  3. Those of you who used to live "Sheikh Yusuf" ? c'mon you mean Sheikh Suufi? cayaal gobol waaxid!! Ouch! this must be cillad farsamo ee dhibka dhaaf sxb @lol, haddii kale adigana Ciyaal Xamar+Faay Cali baa ku hortaal @lol joke sxb. Maxkamadaha - Keep going and Get indhacadde out as well and let Shabeellaha hoose and Jubbada Hoose share the freedom
  4. Ghedi's So-called Dowlad wasn't put in place through the will of Somalis anyway. Let him go and claim asylum in Addis, cause the ICU will come to Baidao Insha Allah. Insha Allaah one day, Ghedi and the likes of him will be nothing but history in the Somali politics arena and he will follow the guys like Mohamed Dheere, Qanyare, Muuse.
  5. Akhyaareey kacdoonka ummadda Muqdisho ku nool amaba guud ahaan Soomaaliya iyo caadifadda qabiilka halla kala saaro, sheekadana yaan qabiil laga dhigin. Dabcan, Cabdi-Qaybdiid waa loo baahan yahay in laga takhaluso (waxaan rajeynayaa inaan dhiig dambe ku daadan) laakiin beesha uu ka soo jeedo maya. Meesha beelo lalama dagaalayn ee dagaal-oogeyaal iyo dhagar-qabeyaal baa lala dagaalayey, beeshuna aysan taageerin inkaar-qabe Cabdi. Waxaan sidoo kale rajeynayaa in m o o r y a a n Indhacadde lagu xijiyo Cabdi-Qaybdiid oo laga takhaluso. Sh. Xasan Daahir waa nin oday ah ee isagana guddoomiyaha shuurada in laga beddelaa roon (waayo cillado ayaa jira iyo sababo aysan u habboonayn inuu sii ahaado) oo Sh. Shariif(shakhsigii guud ahaan dadweynaha Soomaaliyeed sida gaarka ah u soo jiitay) uu hoggaanka talada hayo. Reer Baydhabo iyo kuwa Amxaarada u adeegana in Ilaahay soo hanuuniyo haddii ay diidaanna iyagaa ku xiga. Kuwa qiiraysan oo aad moodid inay maxkamadaha cidahoodu leeyihiinoow arrinka sidaas ka bedela. Maxkamadahaani waa kuwo Islaam dadkana kama xigtaan ee cago dhigta. Mahadsanidin.
  6. Waa ayaan darro in la isku aflagaadeeyo haddii uu shariifku u arkay in marka hore nabad iyo waanwaan wax lagu raadiyo. Anigu waxaan qabaa sidaan ka arkay waraysiyadiisa in shariifku uusan jeclayn inuu dhiigga Soomaalidu isku daato. Kuwiinna soo qoray qormadan, ma waxaad rabi lahaydeen inuu sida A/Yuusuf hadal xasaasi ah isaga hadlo oo uu yiraa wax baan badda ku darayaa isagoo marna Jowhar iska dhiibey marna Baydhabo. Runtii waxaa ummadda Soomaaliyeed dani ugu jirtaa in la wada hadlo haddiise dhiillo colaadeed iyo amxaaro la dabo ordo laga dhammaan waayo ayaan darro dagaal ayaa dhici Ilaahay hannaga hayee. Waxaa muhiim ah in la fahmo in dagaal dad ku le'anayo xaaladduna sii murgeyso. cid xoog tu kale wax uga qaadeysana ma jirto, Soomaaliduna waa dad walaalo ah oo aan kala maarmin. Fadlan halla iska daayo fadhi-ku-dirirnimada iyo taageerada qabiil ee indho-la'aanta ah. Xasuusin : Qoraalkani shakhsi gaar ah kuma socdo, so fadlan uma baahni jawaab shakhsiyeed.
  7. Dadweynaha ku nool gobolka Banaadir ayaa ka daalay dagaal-oogeyaasha (Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Finish, Qaybdiid, Ilqayte) taas ayaana runtii sahashey guusha degdegga ah ee ay maxkadamaduhu gaareen. Waxaan shaki ku jirin in dadweynaha ku nool Baay iyo Bakoolna ay ka daaleen Shaati-guduud, Deeroow, Aadan Madoobe iyo weliba Cabdullaahi Yuusuf oo isagu hadda gobolka xoog ku haysta isagoo ku gabbanaya magac dowladeed. Taas ayaa sidoo kale sii sahli doonta in laga taqaluso kuwaan dambena oo maxkamadaha iyo shacabku ay saaraan dabadhilifyada amxaarada. Waxaan rajeynayaa in wiilasha masaakiinta ah ee lagu xareeyey xeryaha oo haddii dagaal dhaco badankood aan xitaa meel ay u cararaan haysan aqoon-la'aanta degaanka awgeed aan la isticmaalin oo ay noqdaan kuwo ka badbaada dagaalka hadhowna dalkooda waxtara oo si sahlan odayaashaan magaalada looga saaro. Dabcan markii howshaan laga soo jeesto waxaan jeclaan lahaa in kuwa hadda maxkadamaha la jira sida Indhacadde laga taqaluso oo halkaas rejadii runta ahayd ee Soomaaliyeed iyo qarannimadii soo noqoto maadaama rajo-beenaad na dishey sannadahan oo marba wax la soo maleegay oo dowlad lagu sheego Soomaali wakhtiga looga lumiyo. Waxaan kula talinayaa kuwa naga mid ah oo weli Qabyaaladdu ka dhex-guuxeyso fadlan ka waantooba. Sidaad ogtihiin Soomaalida ayaa hadda ka hor isticmaar ka xorowdey waxaan qabaa haddana waa markii aan ka xoroobi lahayn QABYAALADDA. Haddii qaarkiin isbeddellada dhalanteed u haysto ood isleedihiin waa sheeko qabiil anigu waxaan dhihi karaa illaa hadda waxaa daliil ah (In aysan dhicin bililiqo, inaan la aargoosan iyo in maxkamaduhu ay maamul degaan oo maxkamadeed u sameeyeen meel kasta oo ay qabsadeen).
  8. sources (which I cannot confirm) say that he is in Ethiopian Jail, because according to these sources hubkii uu amxaarada ka soo qaatay ayaa maxkamaduhu gateen oo ay isaga iyo xulafadiisaba kaga saareen goobihii ay joogeen kuna qabsadeen. Kolleey anigu ma caddayn karo warkaan balse looba joogee, murti Soomaaliyeed baa oranaysa "Ninkii khayrkiis loo xiirayow, soo qoyso adiguna" Raggii Maxamed dheere ay amxaarada u wada shaqayn jireenoow, idinkaa is yaqaane maxaad sugeysaan.........HAYS ORAN CIDI KUMA ARKAYSEE, MAXKAMADAHA U CAMMIR......
  9. No one needs ciidammo shisheeye, ciidammada maxkamadaha will do the job (of course they need to reorganise themselves and make sure that horjoogeyaasha qabiilka sida indhacadde in laga saaro).
  10. Waa baa baryey bilicisan, arooryo baxsan, maalin boqoran. Ilaahay haka dhigo jidkii Soomaali u horseedi lahaa nabad iyo nolol, ummadduna uga xoroobi lahayd qabyaaladda.
  11. Waa arrin lagu farxo in dad walaalo ah oo Soomaaliyeed ay u gurmadeen walaalkood amaba walaalahood kale oo tabaalaysan. Mahadsanid Abu-Jamal
  12. Salaan ka dib. Kuwa aan ka sheekaynayo ee siyaasiyiinta isku sheega waxaa ka darran innagan wakhtiga ku luminayna DIFAACA ku dhisan QABYAALADDA iyo taageerada aan la garab-taagannahay ODAYAASHA WAXMAGARATADA AH, AQOONTUNA KU YARTAHAY BADANKOOD EE DALKEENNA SIDAAS U GALAY. Walaalayaaloow sidaan maan isku dhaanno oon u midowno sidaan kuwaas meel cidlo ah u taagi lahayn. Waxa ay maalin walbaa iskugu faanayaan waa shacabka Soomaaliyeed oo qabiil u kala qaybsan, been iyo huuhaa-na loo kala sheegay.
  13. Is this another 'Recognize Somaliland Syndrome' plea after all the other tactics have failed?
  14. Is there really a need to judge all Somali women on few cases?
  15. Waxaan u hambalyaynayaa Xulka Soomaaliyeed, tababareyaashooda iyo maamulka kubadda Cagta ee Soomaliyeedba. Waxay u egtahay in Soomaaliya ay ku soo noqotay khariidadda ciyaaraha kubadda cagta ee adduunka. Tabaabushe wanaagsan ayey ahayd runtii in dhallinyaro xirfad sare leh laga wado dibedaha. Waxaan sugi la'ahay in Itoobiya iyo Uganda sidaas loo waro!!!
  16. I wonder what will be next. Maybe sign an agreement with Ethiopia to disarm Somalis. Waa ayaandarro inaan goobjoog ka nahay Dagaal-oogeyaashii dalka burburiyey, dadka Soomaaliyeedna silicaan baday oo haddada dhulkii qayb qayb u gadanaya.
  17. here are few more sister najma82: chest pain= xabad xanuun conjunctivitis = bakooro, daaf contusion = buus, dhiigroor, jug coronary = haniye (xididka wadnaha dhiiga geeya) gallbladder = beerkutaallo, xameeti, xanshareri(xanjareeri) geriatrics = qayb caafimaadka ka mid oo qaabilsan cudurrada iyo xannaanada dadka waaweyn infection= nabar, fasas, hurgun in patient= bukaan jiif out patient = bukaan socod (in case you need this as well) laceration = dhaawac (tarar ama xagatin ah) ovaries = ugxan-side pneumonia = urugo, wareento, qaaxo recovery= bogsasho, raysasho ribcage = feeraha saabkooda syringe = saliinge thyroid = dameeroow, teeriyotanbuur
  18. It is an easy thing to leave a comment over here calling yourself a nationalist or patriot but the question I would like to raise over here is: can those of you who claim to be Wadaniyiin give us some examples to proof that? To give you a clue something like the work of Artist Amin Amir, Wadani Calan side and Pilot Asli Cabaade.... Do you disobey your kinsmen's thinking shaped by Qabyaalad ? Refuse to pay The so-called Qaaraan(mainly used for attacking other Somalis and destroying the country)towards your Qabiil? I am afraid only yes cannot be accepted as an answer there should be more explanations.
  19. Doqonkaan oo kale haa noqon, intuu qurbaha ku raaxeystey ayuu rabaa inuu dagaal ka dhex huriyo masaakiinta wadanka ku harey oo dowlad oo nabad, nidaam iyo kaladambeyn keenaysa uu baahan. Waan kugu raacsanahay adiga iyo akhyaarta kaleba inaysan ahayn wax loo baahan yahay in sidaan oo kale loo fekeraa, balse maxay ka duwan yihiin, maxaanse u arki weyney kuwa SOL nala jooga, sida ninkaan iyo ka daranba u fekera oo ay QABYAALADDU googooysey oo maalin iyo habeen walba meeshaan intay cantarabaqash websites lagu soo qoray CUT and PASTE ku sameeyaan oo net-ku-dirirka ah? Runtii ma rabo inaan magacyo sheegsheego balse Ilaahay ha soo hanuuniyo kuwaas. Dad ku faanaya caqli, aqoon iyo waaya-aragnimo oo si doqonnimo ah u fekeraya waa nasiib xumo. Dad aragti qabiil huwan oo idaacado iyo borobogaan qabiil ka dhex-hadlayaan. WAA CAJIIB!!!
  20. It is wonderful to see SOL members United with lots of positive and patriotic comments. Please keep it on like this.
  21. Muuqaallo la yaab leh oo xusuus mudan. Mahadsanid MMA.
  22. Shakhsigaan oo kale (Amiin Caamir) ayaa lagu sheegi karaa wadani dhab ah. Mahadsanid SOO MAAL.
  23. Amazing. Thank you bro Fyr-Kanten.
  24. New Somalia? Where is the new Somalia we are talking about now? It is not me being pesimistic about this but this needs a sacrifice specially the young and those of us thinking of packing bags soon expecting that they are going to go back to pre-prepared Somalia. Let us not be naive brothers and sisters but do you think that QABYAALAD will be get rid off soon because I think that is what shapes the thinking of many Somalis? Who is prepared to really work hard to not only look after themselves and their family but also make a positive contribution to the country? Is this the usual QIIRO that has been occurring in the past 15 years where whoever thinks can get some posts from an administration back home because someone they are related to is part of the government used to say why should we bother living abroad, let us go back home? Are we serious about this? Yes, I agree that some improvements are happening in Somalia BUT a lot needs to be done too. Please don't get me wrong as I beleive that there is nothing better than home too but my comments is just to be realistic.