Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Yes bro, we need a proper debate on this. I think Khat is one of the two most destructive things for Somalis and Somalia today. I wish that Maryan Mursal's song was rewritten again where some of the lyrics were: Saddex cadow ayaa jirey dadka soo caddibi jirey Oo ciriiri gelin jirey Laba waa la cirib tiray Cilmi li'i wax laga baray Cirka waa tan loo kacay La caraabi gaajo Cayr xoolo laga dhaqay Ha yeeshee colka u daran Weli caymo loo waa Culimada weyn ee adduunkaay Caafimaadka baartaay Caashaqa hallagu daro... Laba cadow oo hadda Soomaali dhib ku haya ayaa ah QABYAALAD iyo QAAD.
  2. Very interesting topic. Thank you Fyr-Kanten. I am very suprised that there were no replies or comments for this topic.
  3. maba la yaabeen haddii dhaleecayntu ku egtahay qofkaani xilkaan uma qalmo waayo uma lahan aqoon amaba dad u qalma ayaa ka badan laakiin Beesheennaa iska leh waa arrin la yaab leh.
  4. Jen. Muumin Ibraahim ***** oo ka soo horjeestay magacaabistii Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu sameeyay Ra'iisal Wasaare Geedi Talaado, May 24, 2005(HOL)@15:00GMT: Jen. Muumin Ibraahim oo ka mid ah Xildhibaanada Beesha Bay/Bakool ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi waxaa uu ku sheegay in magacaabistii uu sameeyay Ra'iisal Wasaare Geedi ee Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ahayd mid aan cadaalad ahayn. Jen. Muumin waxaa uu sheegay in jagadaas magacaabisteedu ay ahayd mid aan loo marin wadadii sax ahayd, wuxuuna ku dooday in ninka loo magacaabay xilkaas ee lagu magacaabo Cali Maxamed Xasan (Cali Madoobe) uu ahaa nin aan aqoon u lahayn arrimaha Booliska, wuxuuna ahaa sida uu yiri nin Hangash ah oo aaney weliba darajadiisa gaarsiisneyn in uu hoggaamiyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, inkastoo Cali Madoobe oo horay Korneel u ahaa loo dalacsiiyay Sareeye Guuto markii la magacaabay. Jan. Muumin waxaa uu ku cel celiyay in ay xilkaasi xaq u leedahay Beesha Bay/Bakool oo sida uu yiri awood qeybsi ahaan u heleysa, inkastoo la sheegayo in Taliyaha cusub ee la magacaabay uu qudhiisa yahay nin ka soo jeeda beeshaasi hayeeshee uu Jen. Muumin rabay in isaga xilkaas loo magacaabo. Magacaabistan Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xiisad ka dhex abuurtay Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi iyo Wasiirka Amniga Qaranka Md. Maxamed Qanyare Afrax oo xilkaas u magacaabay Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, wuxuuna Ra'iisal wasaaruhu sheegay in uusan Wasiir ka tirsan Xukuumaddiisa dikreeto ku magacaabi karin saraakiil dowladeed, kaliyana uu leeyahay soo jeedin, halka Maxamed Qanyare-na uu ku dooday in magacaabistan uu Ra'iisal Wasaaraha horay ugu fasaxay, iyadoo wasaaradda uu madaxda ka yahay ee Amniga Qaranka ay hoos yimaadaan afar waaxood oo ay ku jirto tan Taliska Booliska Soomaaliyeed. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia [ May 25, 2005, 04:13 AM: Message edited by: Admin ]
  5. Waxaan Ilaah uga baryayaa inuu Abwaan/Weriye Cabdalla u fududeeyo dhaawiciisa. Waxaan sidoo kale rajaynayaa in qofkii/kooxdii falkaan geysateyna gacan lagu dhigo si tillaabo looga qaado
  6. Xaaladda Caafimaad Wariye Cabdalla Nuuradiin Axmed ayaa ah mid weli kala bixin,wuxuuna weli ku jiraa Como Wariye C/lla Nuuradiin Axmed oo ka mid ah Wariyeyaasha uga caansan soomaaliya ayaa weli waxaa uu ku jira qolka Qalinka ee Isbitaalka Madiino,iyadoo la soo sheegayo in saaka mar kale baaritaan dhinaca Caafimaadka lagu sameyn doona. Nin ku hubeysan Bistoolad ayaa Xalay 3 Xabad ku dhuftay Wariye C/lla Nuuradiin Axmed oo markaas ku sugnaa goob ganacsi oo uu ku lahaa Xaafadda Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho. Dhaawac Wariye C/lla Nuuradiin ayaa waxaa la dhigay Isbitaalka Madiino, halkaas oo Qalin looga sameeyay, mid ka mid ah rasaasta ku dhacday ayaa waxay kaga habsatay Xabadka ama feeraha kor meel u dhaw, mid kalena waxay kaga dhacaday sida la ii sheegay gacanta iyadoo mida 3 kaga dhacaday lugta. Warar goor dhaw naga soo gaaray Isbitaalka Madiina ayaa waxay sheegayan in xaalada C/lle Nuuradiin oo ka tirsan Wariyeyaasha Idaacadda Horn Afrik ee Muqdish ayaa ah mid Wanaagsan, in kastoo C/lle weli uusan hadlin oo Maskaxdiisa caadi soo noqon, waxaana ku rakaban qalab looga talagalay inuu neef ka helo. Saaka ayaa la filayaa in dhaqtarkii Qalinka ku sameeyay uu qabto Shir Jaraa’iid oo ku saabsan Caafimaadka C/lle Nuuradiin oo weli ku jiro qolka Qalinka. Dhamaan bahda Midnimo iyo saxaafada xorta ayaa aad uga xumaatay falkaas eedeyna u soo jeedineyso dadka falalka noocaas la beegsanaayo saraakiisha, aqoon yahanada iyo suxufiyiinta ;waxay ku tilmaameen falka loo geystay C/lle Nuuradiin Axmed mid laga xumaado,isla markaana qatar ku ah jiritaanka Wariyaasha Soomaalida, dhaawaca loo geestay fanaan Cabdala Nuuradiin waxaana Illaah uga baryeynaa in uu ka badbaadiyo, waxna u dhimin lixdiisa lixaad siiyana cafimaad taam ah Amiin Aamiin...... Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  7. Haddii ay jirto arrintani ma ahan wax cusub oo horay ayaa loo arkay in dad la shaqeeyey maamulladii dalka laga dhisay wixii ka dambeeyey 1990 ay markii ay heleen dal-kugal waddamada reer galbeedka ay qaxooti isku dhiibeen. Waxaa iyaduna xusid mudan in xitaa shakhsiyaad ciyaaro caalami ah dalka u meteli lahaa la gatay dal-kugalkooda ka dibna dad kale ku soo dhoofeen. Maxaad kale ood ka fili lahayd wefti aan lagu soo xulin aqoon, karti iyo hufnaan balse lagu soo kaxeeyey kanaa ila reer ah?
  8. one day those Somali's will belong to a unified, enlarged Somalia, with all its historical territories, i hope i stay alive to witness it. I would love to see that one day too. Unfortunately we are NOT heading towards that direction at all. Basically it is sort of the opposite now. It is sad to see that the Somali Republic, which is only 40 days away from its 45th independence anniversary to be complaining about the Ethiopian government conquering it.
  9. Brother Duke Sharif might appear wrong on your eyes and others like Deerow but not to many. Anyway, my comment was not to say whether Sharif was right or wrong but to show you the total hypocrisy and contradiction surrounding the Somali politics.
  10. Waxaa ayaandarro lala yaabo ah in Deeroow oo isagu ku doodayey in xilligii Dowladdii Carta ay si ka baxsan sharciga xilka uga qaadeen C/Qaasim iyo kooxdiisu markii uu khilaaf soo kala dhexgalay uu haddana maanta ku talinayo in muwaadin Soomaaliyeed oo kale oo xil haya sidaas oo kale loo galo. Waxaaba taas ka sii daran in Deeroow lagu eedaynayo in isaga iyo rag kale oo dowladda wasiirro ka ah ay dagaal ka abaabulayaan degaannada Bay iyo Bakool. Arrimahan kor ku xusan iyo kuwo la mid ah oo mar kasta dhacaba waxay marag ka yihiin ninka Soomaaliga ah indho-adaygiisa iyadoon weliba wax diiwaan ah oo qofka Soomaaliga ah falkiisa iyo oraahdiisa la geliyo aysan jirin oo ruux waliba wuxuu shalay ahaa iyo wuxuu geystayba aan la fiirinayn waxayse dhabtu tahay inta aan saan ku jirno in riyada rajo-soo-celinta Soomaaliya ay tahay mid aan caqli gal ahayn.
  11. Shaati Gudud becuase to be a Somali president you need the approval and support of Ethiopia, loool@what is the point of changing the current one if another Ethiopian puppet would replace him? Why do we have to look for a warlord or any of the men who have been helping them when it comes to the job of Somali leadership when there are plenty of educated honest patriots?
  12. Thanks Rahima for sharing such great pictures and experience with us. I have been to Mogadishu too in January 2004 and saw the two-sided life of the city: one with developments and the other with total lawlessness, poverty and the legacy from the civil war. Just to share one of the surprises while I was there, I remember on one afternoon as I was listening to one of the radio stations you mentioned an announcement came up that a woman from Hodan was asking for the listeners to help her locate few goats of hers that went missing. She kindly asked on anybody who has seen or has any information on their whereabouts to ring her on a telephone number, which was read on the radio!
  13. Beautiful pictures indeed. Based on my poor knowledge on the temperature of that part of the country, I wonder whether some of the fruit plants such as the banana and are real.
  14. Brother Abwan many thanks very much for the kind words, I dear say are you a new member You are welcome bro. I don't know how long one needs to be here in SOL in order not to be called new but I have been here over a year. I read your topics and comments before and we might have different opinions on the current Somali issues but I don't hate you for that. I just make dua for you, many of us here and Somalis in general just to quit the blind support towards the very same ignorant and selfish men who have destroyed our beautiful country and start working towards the future of the country. Let us just unite again and forget about defending and opposing each others clannish politics or should I say approach. If some of us do not start that sort of positive thinking I am now beginning to think that there will only be Ex Somalia.
  15. lol@Duke is back. Wellcome back bro. Ayaantaan shaqadaadii wax qabta waaba la waayey.
  16. ^^Ninba Ceesaantii Ceel gee,,Ar soomali maxaa kala haysta. runtaa Farxaan. Toloow aniga iyo adigana ceesaameheennii meeye?
  17. loool@ Sources very close to the office of presidency Mr Yusuf will be arriving in London tomorrow afternoon for an official visit. I thought it was for a health reason. It would be interesting to see whether he would be meeting Somali Londoners. I have a feeling that he will do, but only with handpicked, very close supporters of his and some guys with applications hunting for jobs who by any means will try to get invited to meet with Duqa. I also think that organisers will avoid inviting anybody who they think might say something that Mr Yusuf does not want to hear like his latest visit over here that took place at a Hilton hotel in London.
  18. Abwaan

    BAAQ MUHIM AH

    Waa baaq iyo talo wanaagsan runtii. Kolleyba anigu intii awoodeyda ah waxaan isku dayeyaa inaan farriintan u sii gudbiyo Soomaalida aan nasiibka u yeelan inay akhristaan Insha Allaah.
  19. Geeljire soo dhaweynta ayaan anna dhinacayga ka gelayaa ee soo mood. Waxaanse ku weydiiyey geelii soo cidlo kaama aha yaad uga soo tagtay? Soomaalina geel ciyaar ugama tagtee.
  20. http://news.bbc.co.uk/sport2/hi/football/africa/4485277.stm
  21. Thanks for sharing this with us Suldaanka. I have missed Part 1 but I am hoping to watch the other two parts Insha Allaah.
  22. Just spoke to one of the organizers who told me that about 200 people have already arrived. People are now praying in a nearby mosque. Thanks to the caretakers of the mosque who brought some refreshments. Many people are also expected from all around London and the other cities nearby after the Juma prayers insha ALLaah.
  23. They know where to go Juma don't they? Back home, that is where they are needed, not around some hotels in Nairobi.