-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Hees Cusub Digniin Saado Cali warsame
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in Politics
Yaa loo digooyaa taloow? And I see Cagamadhige -- who calls himself 'Cagta Xaaji' on Universaltv these days -- soo dhaweynaayo. Inay salaanta fiicneyd, since he acts like a true 'wadaad' these days on that tv kanaal. -
Somalia's Powerful Hizbul Islam Insurgent Group Splits
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kamaavi's topic in Politics
Aawey Maadeey, kooxda saxsan ama u janjeeri doono ha noo sheegee. Waa hore kala jabeen kuwaan Ururka Islaamka la baxay oo haddana si sax u kala baxeen. Koox jagadoonimo u halgameyso Soomaaliyeed aan wali kala jabin ma jirto. Mar dhow ka fiirso kuwaas Barbaarta la baxay oo sadex u kala baxay. -
Freed Somali pirates 'died' or MURDERED?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Complicated's topic in General
Ruush in uu axsaan lahayn waala ogaayee, laakiin kan Soomaaliga sheeganaayo, haddana danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya sii sheeganaayo igu daran suu u hadlay: "And Somalia's ambassador to Moscow, Mohammed Handule, said, " Not one Somali or the government of our country sees Russia as being guilty in this. The Russian military showed they can act effectively so that not one crew member of the captured tanker was hurt ." Ma Ruushaa, asagaaba Ruushkii waxa xasuuqay -- and I believe they did xasuuq -- sii amaanaayo and trying to care about Russian lives than Soomaalida. In uu saas u hadlo hungurinimo u geyneyso. Yaab badnaa. Haddee cabsi ka tahayna hab diblomaasi loo hadlaa, which he should have known since danjirenimo sheeganaayo. -
Brown out - Cameron takes over as Britain's PM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
The Conservative billboard political campaign signs I had seen him on London and Leicester, Soomaali badan ayuu marfishka kasoo bixin doonaa. I think he even promised to ban jaad if he comes to power. Hayeey, Reer Marfish. -
Cat refuses to let dead girlfriend go
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
It rather seemed like it was drugged and passed out than a dead creature. -
Originally posted by Malika: MMA, you seems fascinated by kids huh? Dressing kids in grown up clothes,in grown up context is just a tad bit sicking!..To me this is sexualisation of children. I dont see no cuteness,in a sexualised poses with kids on them.. These sort of images,is what pediaphiles gets off.. wax kasta cute leh iska daaha! Wth..uff! Intee ila aaday? The very vague thought of what you suggested did not even occur to me. Acuudka. I think you are wholly coming from a twisted angle, the way Reer Galbeedka u fikiraan. Dadkaas lagu yaqaanaa wax walba sexualized ka dhigo. Maxaa sexualized keenay meesha iyo pedophilenimo? Bisinka. Teeda kale ciyaalkeena hore dhaqan waxee u lahaayeen inay gishtaan dharkaan aad hadda leedahay "grown up clothes." Guntiino yar yar gabdhaheena loo gilin jiray waligood, not surwaalo, finaanado iyo cambuuro, which you assume are children's clothes. I am posting those because I like the idea of instilling our culture in our children, which they proudly displayed. That was all.
-
-
Gordon Brown per se kama wado ama ulama jeedo Amiin Caamir. He is alluding about guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, kuwa xildhibaanada isqabqabsi ku dhameystay the last few months about guddoomiyaha baarlamaanka xiligiisa waa dhacay iyo ma dhicin iyagoo waliba meesha waxba ku heynin.
-
Albert Einsteinba waa Nabi - says Odey Soomaali ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Another jacbur sheeko sheeko from renown Nuunka. Muxuu Eebbe ani ila hadli waaye uu yiri. Maxaa u weydiin weysay maxaa dadka ugu duwantahay oo si isbishaala ah oo qaas ah laguula hadlaa? Asagoo lixdiisa lixaad qabo ayuu saas u hadlaa, ka waran haddee hal kamid ah lixdaas lixaad ka maqnaan lahayd. Kasoo qaad hadduu indhoole ahaan lahaa, what would his complaints be about? Badanaa haddaa u fiirsatid dadka diinta ka baxay ama u dhow inay ka baxaan si ayee u qalafsanyihiin, una reer baadiyeysanyihiin. Badownimo iyaga ku dhamaataa. -
Laakiin i belive somalia was gonna be a westernized country, because the president was a communists, so a communists system with booming Economy would ve gave birth to fusqi people, so i say alxamdulilah Alxamdulillaah to what? To hundreds of thousands dead and dying? To millions of Soomaalis displaced and wali ka qaxaayo the country. To chaos? To perennial anarchy? To never-ending uncivil civil war? Waa yaab.
-
Nuunka jacburkiisa ha dambeeyee, calamada hoos kuu suran kan baluugan waa gartee kan kale xuu ahaa? Calanka Yukon miyaa mise calanka Marijuana Party?
-
Abkeey daqsi rifoow, sheeko jacburis maas u daahaa waaye marka hadda.
-
U sheeg, Tuujka. Nuunka waxaan uu rabaa naga gado. Sheeko baraleey intee dhaaftay uu sheekooyinkii Beenhawaas u dhowyahay. Nuunka, sheekada xawaajiga iyo kabsarcaleenta ku badan ee kistoo kasoo yaree.
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in News - Wararka
Rawlana shimee Nayroobi joogtay? Abaayadiis, ma isku waqtiyaa joognay? Nuunka oo gadaal gadaal u socdo iyo OZ oo horey horey u ordaayo lee ku arkee. Iyagoo gees gees u taagan at Islii's 11th Street aan sawiray, inaa soo giliyo SOL fiicneyd. at Buuxo's bacaadle comment. Bacaadle leeyaa? Wax ka weyn lagu haaye meesha. -
Ee adina yuu kaa qarxin leenka. Isa soo qor.
-
Maya, waa kuwaa awoowga u ahaa, Ladan iyo Ladane.
-
Nuunka arrimo jiro awgeed kaaga qariye filaa. Ninkaas gacan iyo nuskeed u taagay wuxuu ku dhex jiro. Our brother OZ too was there. Goormaa isla joogteen London, last month? Inaa London isku soo gaarno fiicneyd. Rabi ha idmo Nayroobi waa lagu noqonaa, qof laga maarmin meesha joogtee.
-
Arooskooda, aamiin. Arooskeena, aamiin.
-
Tuujka, waran, xaaji. Ma faaydaa. Islii kaa sugaaye maxaana. Ani, adi iyo Nuunka oo Islii isku helay fiicneyd.
-
Nuunka afaarahiisa u weynaa soo dhex galeen. Now he has a huge problem with Barbaarta. Arag hee, Nuunka, dadka yar iyo weyn meel walba waaka taabanayaan Barbartaas shaqo la'aanta heyso. Waxee dhaafayaan maleh. Join their ever-growing list of mucaarad. Laakiin see iyaga gabdhaha ku guursadaan maa xalaal ah? Waa yaab. You can't believe sida gabdhaha qaarkood xoog ugu guursanoyaan. Take for example how xoog ugu guursadaan some gabdho, like when they meet a girl at the market and tell her that 'Illaahey dartiis kuu jeclaaday, ee ma diideysaa..." She can't respond back, for fearing and backlash. Ok ayee isla leedahay, see ugu baxsato. Next time one knows, he is calling her and telling her you can't break your promise, oo balan ayaa Rabigeena ka gishay, berina waa guurkeena. Xoog taas ka daran intee ka jirtaa adduunka. Xataa meher in uu bixiyo iska dhaaf. Muxuu bixiyaa, 'mujaahid' baan ahay jidka kula maroyaa oo 'mujaahid' ayaa guursatay maxaa ka fiican. It happens this countless times.
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Wee. Saanaa. Kamoon aqiyaarta. Saan waa laga haboonyahay, hala kala wareegsado. -
"waar qoof maan cayiin" from Amin Arts on BBC. Baanalo foqool baanalo. His whole premise is to insult and poke fun at others. Nothing is sacred to him and now that someone is playing a joke on him on facebook, he is wailing and crying on bbc. Waareer baadnaa!(borrowed from Tuujiye) His is an art, oo profession ah. Qof uu ahayn ama koox uu ka tirsanayn ma sheegto. Waala cayn karaa, waala dacaayadeyn karaa, waa loo gafi karaa, waala aflagaadeyn karaa shaqsi ahaantiisa. However, that doesn't mean in asaga la iska dhigo si imposter ahaan oo magaciis lagu qaraabto. It is two different ways.