Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This toddobaad's ban: Tacsi. No more tacsi grieving is allowed in Jowhar. _________________ Maamulka Xarrakatul Shabaab ee Gobolka Shabeellada Dhexe oo soo saaray amar ku wajahan inaan la dhigi karin tacsi Maamulka Xarakatul Shabaab ee Gobolka Shabellada dhexe ayaa soo saaray amar ay ku mamnuucayaan in qoyska laga dhigto aysan dhigi karin Tacsiyo isla markaana aysan qali karin xoolo. Madaxa Dacwadda ee Maamulka Xarrakatul Shabaab ee gobolkaas Sheekh Abuuxamsa oo saxaafadda kula hadlay degmada Jowhar ayaa sheegay in qoysaska ay dadka ka dhintaan aysan dhigi karin tacsi, isagoo sheegay in qoyskii lagu helo laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. "Shacabka ku nool Gobolka Shabeellada dhexe waa inay ka digtoonaadaan inay dhigaan tacsi markii uu qof ka dhigto, ciddii lagu helana waxaa la horgeyn doonaa sharciga Islaamka" ayuu yiri Sheekh Abuuxamsa. Mas'uulkan wuxuu amarkaan ku sheegay mid lagu doonayo in dadka looga digo inay ku dhacaan dambi, isla markaana lagu noolayno dhaqankii suubanaa ee Asxaabada, waana amarkii ugu horreeyay oo amar noocan ah ay soo saartay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin. Dadweynaha ku nool magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa qaabak kala duwan uga hadlay amarkan, waxaana qaarkood ay sheegeen inay raacayaan halka kuwo kale ay sheegeen inuu yahay amar ka baxsan dhaqankooda. Gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah gobollada dhinaca waqooyiga kaga beegan Muqdisho ayaa waxay Xarrakatul Shabaab gacan ku hayntiisa la wareegeen bishii May ee sannadkii hore, kaddib markii ay kula dagaalameen maamulkii Dowladda Soomaaliya ee gacanta ku hayay. Xigasho
  2. LoL, sister. Tanaa ka ilowday inaa ugu sii dartid, waa marka laga garaaco booranta ku jirto Tuujka, alaabtaan loo kariyaa, loona diyaariyaa. Cambuulo, daango, bun, shaah caddeyskiisa wato -- only one person is missing, waana Nuunka. Asaga iyo quraafaadkiisa ayaa waxaan jecelee.
  3. Waraa when was the last time Toronto joogtay ama Landhan? Soomaalida Toronto degan meel ka badan dalalka Galbeedka inay jirto ma moodi (the stats are out there), and if there is a place, then Landhan, Yuukee, it is.
  4. Hadduu Muslim ahayn maxaa ku sameyn lahayd? Intaa si adag u xirxirtid, oo dhagax weyn qoorta u surtid aa barkad weyn ku ridi lahayd miyaa?
  5. at SOL members' each inside sources. Well, my close sources say, too, hadduu soo toosay sariirta kasoo kacay. P.S. -- This just in -- sadex xabo oo canjeero uu ka tuuray for quraac, canjeero Xabashi, that is.
  6. Waa runtiis Amiin Caamir. Dadkaas saas inay u fikiraan waaba ka suurowdaa.
  7. Somalis in Minneapolis aren't the largest Somali population in the world outside of Somalia. I could be wrong but that title goes to Nairobi. Amuu ula jeeday Mareykanka bas. Soomaalida xaga degan xataa uma maleeyi inay yihiin Soomaalida ugu badan degan dalalka Galbeedka. London iyo Toronto Soomaalida degan ka badan.
  8. Saadi Cali Warsame yaaka xanaajiye, si ayee politically u kacsantahay dhawaantaan. Yaa isku taabtaabtay xaajiyadaan.
  9. 'Be afraid' uu qoray the poster. Maxaa laga cabsanaa meesha yaalo, ani koley wax laga cabsado ma arki ka ahayn some colourful, heavy garments. NNC, inta uu a keenay.
  10. at 'isku tuur.' Allaheey ka alla, mayooy. Tuujka, heesaha Kuusoow hal hees lee si fiican u xasuustaa, taas oo ah: Muna walaaleey Magan kuu roon Moora dadoow mana kiin galoow Mana kiin hadoow Maangaabana... Maxaa ku keentay Kuusoow Kunterwaaroow's songs now? Eebbe ha u naxariisto marxuumka.
  11. Of course, sister, waa three bedroom apartment at xaafadda Islii waliba. The rent is $400 a month. You can get that same amount and price for estate house consisting five bedrooms and three washrooms in the suburbans of Nayroobi, laakiin Soomaalida ma rabto, Islii wada rabaan iyo other high-valued estates like South B/C. Yes, some families spend a lot more than that. My sister, her husband and her eight children live in the suburbans of Nayroobi. They spend something close to $3,000 a month. Her husband is a senior executive at the UN's Soomaaliya office in Nayroobi oo nasiib ayee leeyihiin oo iyaga ismasaruufo. Of course a huge junk of it goes to school fees for their children. They got tired paying expensive rents, now they bought a nice house. Marka waa saas.
  12. Inyoow, ma galaayi Mudug. Mudug gal kulahaa. Haddaa diido inaa galana maxaa dhacaayo? Nice hees, especially in the end.
  13. Meeqo boqor kulahaa. Waraa aniga laba boqor bas ayaa kuu xasuustaa Soomaalida soo martay, magacyadoodana waa caan, waxeena kala ahaayeen: Bucur Baceyr iyo Geedi Shaamboow. Wax labadaas ka baxdan ma jiraan.
  14. I don't know about other parts of Kenya, but it sure is expensive to live in Nayroobi. Let me just tell you this: My parents live there and they consist a father, a hooyo, wiil aabo la joogo and another gabar cuntada u kariso. Only four of them in most of the time, if you take out the visiting family members and siblings from diaspora throughout the year. We send to them $700-$800 a month in basics. And it is not even enough sometimes. The family sometimes spends $1,000 a month. Waa yaabeysaa ku dhahay. Those families who couldn't afford moved away from Nayroobi, to towns and cities like Mombaasa, Nakuuru and Thika.
  15. To him, it already doesn't exist in his mind. It is just his personal bank, using its natural resources sida uu u jecelyahay. Afrikan heads of state badan saas u fikiro. Some Soomaalis to do this day blame Siyaad Barre politically, but Siyaad Barre was never like any of those African dictators. He never accumulated anything personal; he kept his ego in check.
  16. Dadkaan ayaa la leeyahay hala maamulo oo dowlad ha helaan. Kii imaadaba mucaarad ku ah. Waa gartoona, in their cushy living rooms of the Galbeedaka ayee always dacaayad bilaash ah ka wadaan, dhib iyo culeysna kuma heyso malaayiinta Soomaaliyeed qaxooti ku ah, kuna rafaadsan dalka gudahiisa iyo dibadiisaba, una baahan dal ay si nabad ah ugu noolaadaan oo ay xor u yihiin, the same nabad iyo xor kuwa iga koreeyo enjoy daily in their adopted countries with their ever grinning " ". Horaa loo yiri calool dheregsan calool baahan kama naxdo. How fitting. Dad waxba ka qasneen waaye, waa gartoona again inay iska dhoolacaddeeyaan had iyo jeer.
  17. Originally posted by NinaNC: quote:For instance, Swaziland's King Mswati III is the beneficiary of two funds created by his father in trust for the Swazi nation. During his reign he has absolute discretion over use of the income, which has allowed him to build palaces for each of his 13 wives and send them on worldwide shopping sprees. Yeah enjoy yourself while your kingdom has the highest HIV infection rate in the world (26.1% of all adults) and also the lowest life expectancy. Go shopping while 69% of your people live below the poverty line CIA- The World Fact Book I won't even get into the 13 wives knowing how women are treated in Swaziland. Axmaq fooqal axmaq. Iska dhaaf ha iska baashaalee nooh.
  18. Who will be the groom and bride? 'Get married' uuba meesha noogu soo dhajiye.
  19. Daa'uud, waxaan iska dhaafee, Reer UK and their tabloids, iiga waran Holland. How was the mood in Netherlands in the past couple days? Robben was robbed a penalty miyaa, is that what the Dutch believe?
  20. Well said Sh. Cumar Faaruuq. Glad to see some sane, reasonable wadaads out there still.
  21. Libaax would disagree, LoL. He would bring many of his poor excuses and accuse Muller of not doing anything, but being an iska orod orod player. Well done to Muller again. I am glad he won both prizes.
  22. I can't believe a sane Soomaali person in this year of 2010, in this month of Luulyo, would defend kuwaas la baxay Barbaarta. Only online perhaps. Wax la difaaco iyo wax la amaano iyo kuwaas kala dheer. Dad completely kasoo horjeedo dhaqankeena suuban, kasoo horjeeda, lana dagaalamaayo calankeena jiro. Dad maalmaha xoriyadeena aan maqli karin, naceyb iyo waxee u haayaan midkoodba la ogeyn. Kii laba erey ku dhaha aynan jecleen qoorta ka goynaayo, justified or not, completely ruling in fear. Kuwaas Soomaali ma'ahee wax kale ii sheega. To me, Soomaali ma ila aha. Kuwii kuwaas qeyr iyo wax kale ka sugaayana, amaanaayana, difaacaayana, both offline and online, I don't think inay yihiin dad fiyoow.
  23. The man (actually creature) of the tournament is this octopus. Fantastically done, Mr. Paulo. Eight out of eight prediction, that is more than luck.
  24. I hope in Soomaali lagu eedeyn, Soomaali waxba galabsana laga aargudan. Kuwii aan ogaa and knowing them, in no time they will claim credit for this, even haddeenan sameynin. Waa ogahay kuwaas. Soomaalida dalkaas degan lee ayee life harder ugu dhigi doonaan.