-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
WSJ Report: Somali Militant Group Built Training Camp..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
On Wednesday, armed al Shabaab fighters drove through towns in southern Somalia, blaring a warning to residents through megaphones mounted on their vehicles, according to witnesses contacted by telephone. "You must collaborate with [us] and allow your sons to fight the enemy of Allah," Abu Maryama, a senior al Shabaab official told crowds in the southwestern town of Baidoa. "If you pay no heed to this …you will be considered as another enemy and face punishment." Wax u dagaalamo ee weysanyihiin, hence waa markee bilaabi jireen xoog inay dadka dagaaladooda ku giliyaan. Tabar la'aan iyo dhaqaalo la'aan ayaa heyso. -
most of the cabinet members of the current administration are from obscure background, and for some time they were seeking jobs from previous administrations. Most of them were Somali refugees in western countries, who never held steady jobs and did odd jobs such as temporary gas station attendants, cab drivers, workers of chicken and turkey processing factories and were known as feather plucking experts, ghetto drug dealers, pizza delivery boys, butchers of slaughterhouses, kosher (halal) meat market workers, welfare recipients, orderly and nurse assistants of home health care, mail couriers, grocery store baggers, night shift security officers, truckers, restaurant waiters, insurance sales agents, hawala and money transfer dealers, tribal community workers (In Minneapolis alone there are seven separate Somali Clan based interest groups claiming to be Somali Community Associations, each one receiving funds from the state of Minnesota, and U.S. Federal Government Agencies. This is common in most of the American, Canadian, European cities where several Somalis found refugee status. We have seen a Canadian city where, apart from other Somalis, there were only eight *****teni refugees. They started with one of their own Somali Community Association but ended up with eight separate Somali Community Associations. Go figure the mentality of certain *****tenis!) Ninkaan yaaka xanaajiye. Xanaaq uuba la abtirsaday. the cabinet ministers are notorious womanizers, khat chewers, alcohol, cigarette, prozac, x-pill, marijuana, crack cocaine, crystal meth, speed and porn websites addicts. Some of them were seeing psychologists, psychotherapists, psychoanalysts and various types of shrinks for their mental disturbance. They are on heavy medications and if they don’t get their daily doses, they could go off the wall. Ka daroo dibi dhal. 'Prozac' iyo 'cyrstal meth' kulahaa. I didn't know crystal meth iyo wixii lamid ah was found in Soomaaliya. Isn't he, though, kii isku sharxaayi 'madaxweynimada' gobolkaas Bari? Oh, now I do know where his bitterness comes from. Haddii siyaasad ahaan laga raacay in uu qashin iska soo qoro ma'aha asagoo marqaansan waliba.
-
Aaliya name is back, aha? Baatiyaashii kale maka soo daashay?
-
Barbaartaas yaryaruuraca ee sii dhaleen xataa saan ee ugu labisayaan ka waran. Eebboow hana soo marsiin.
-
LoL, sister. You should join this anti-Barbaarta page ama this, which is better than the other.
-
Originally posted by Azizah: quote:Doesn't really believe in religion anymore. The older I get the more I think this stuff is all made up. I think when u die you just die, there's no heaven and hell. I do believe in God, just not religion walaal that does not really add up.It is understandable for one to say hey I dont believe in God thus I am not accoutable to no one and I will die and thats it. Again I said it is understable not that its the right thing to say. However, your friend claims to believe in God yet not in religon. Obviously, if she believes in God then she has to understand that God did not just created us for the heck of it. But, rather that we are accoutable to our actions. Thats where religion comes in the picture, that we have to meet certain conditions and obligations in order to please the one and only Allah swt. Anyways, may Allah swt help her find the truth Qof wareersan inay tahay waa laga arkaa. Diinta inay BTJ ka garaneyso ma moodi. It is just saying why do I have to study, to do homework, to hand out the assignments -- in the end, I believe I am going to pass the course. Waxaas wax life ka soconaayo ma'aha, let alone meel kale. She too doesn't get the divine concept of justice and injustice as well. A tyrant, a bloody murderer cannot be in the same league with a true pious and righteous person. That is where the concept of punishment comes in. Hadduu qof walba just says "I believe in God" and does whatever s/he wants, it is just a lip service and nothing else. It just doesn't cut in life, let alone in divine afterlife. Camal (actions) ayaa la rabaa.
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Just another mamnuucid in today: Dumarka cannot sell jaad in Kismaayo, but men are allowed to. Haweenka Kismaayo oo laga mamnuucay iibinta qaadka Saraakiisha ururka Al Shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa ku dhawaaqay maanta inay haweenka magaalada Kismaayo ka amnuuceen iibinta qaadka. Arrintan ayaa ka dambeysay kulan maanta ka dhacay magaalada Kismaayo oo dhexmaray ganacsatada qaadka iyo saraakiisha Al Shabaab ee Kismayo. Kulankaasi ayaa looga hadlay amar ka soo baxay maamulka Al Shabaab oo faraya haweenka inay mudo 30 cishe ah ku soo gabagabeeyaan ka ganacsiga qaadka. Sheekh Xasan Yacqub Cali oo ka tirsan saraakiisha sare ee maamulka Kismayo ayaa u sheegay haweenka qaadka iibiya in mudadaas bisha ah ay uga baxaan shaqada qaadka, wixii ka dambeeyana aan la ogolaan doonin in qaad ay iibiyaan haween. Warar laga heley ilo madax banaan ayaa sheegaya in ganacsatada haweenka ay ka cudurdaarteen fulinta amarkaasi iyagoo ku dooday inaysan heysan shaqo kale oo ay qabtaan, hase yeeshee saraakiisha maamulka Shabaab ayaa ku adkeystey in amarkaasi uu fulayo. Kulanka ayaa la sheegay inuu ku soo dhamaaday isafgaranwaa ay ku soo kala tageen ganacsatada qaadka iyo maamulka Shabaab, waxaase markii uu kulanku soo dhamaaday ka dib maamulka Shabaab uu ku dhawaaqay amarka haweenka looga mamnuucayo qaadka. Kismaayo waxay ka mid tahay magaalooyinka ay maamusho Al Shabaab, waxaana qaadka looga keenaa dalka Kenya. Illaa hadda ururka Shabaab ma aysan mamnuucin iibinta ama cunista qaadka, hase ahaatee waxaa ganacsatada qaadka oo qaarkood magacooda ka gaabsaday ay sheegeen in go’aankan uu dhabarjab ku noqon karo hawshooda. Xigasho -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
This toddobaad's ban: Tacsi. No more tacsi grieving is allowed in Jowhar. _________________ Maamulka Xarrakatul Shabaab ee Gobolka Shabeellada Dhexe oo soo saaray amar ku wajahan inaan la dhigi karin tacsi Maamulka Xarakatul Shabaab ee Gobolka Shabellada dhexe ayaa soo saaray amar ay ku mamnuucayaan in qoyska laga dhigto aysan dhigi karin Tacsiyo isla markaana aysan qali karin xoolo. Madaxa Dacwadda ee Maamulka Xarrakatul Shabaab ee gobolkaas Sheekh Abuuxamsa oo saxaafadda kula hadlay degmada Jowhar ayaa sheegay in qoysaska ay dadka ka dhintaan aysan dhigi karin tacsi, isagoo sheegay in qoyskii lagu helo laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. "Shacabka ku nool Gobolka Shabeellada dhexe waa inay ka digtoonaadaan inay dhigaan tacsi markii uu qof ka dhigto, ciddii lagu helana waxaa la horgeyn doonaa sharciga Islaamka" ayuu yiri Sheekh Abuuxamsa. Mas'uulkan wuxuu amarkaan ku sheegay mid lagu doonayo in dadka looga digo inay ku dhacaan dambi, isla markaana lagu noolayno dhaqankii suubanaa ee Asxaabada, waana amarkii ugu horreeyay oo amar noocan ah ay soo saartay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin. Dadweynaha ku nool magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa qaabak kala duwan uga hadlay amarkan, waxaana qaarkood ay sheegeen inay raacayaan halka kuwo kale ay sheegeen inuu yahay amar ka baxsan dhaqankooda. Gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah gobollada dhinaca waqooyiga kaga beegan Muqdisho ayaa waxay Xarrakatul Shabaab gacan ku hayntiisa la wareegeen bishii May ee sannadkii hore, kaddib markii ay kula dagaalameen maamulkii Dowladda Soomaaliya ee gacanta ku hayay. Xigasho -
LoL, sister. Tanaa ka ilowday inaa ugu sii dartid, waa marka laga garaaco booranta ku jirto Tuujka, alaabtaan loo kariyaa, loona diyaariyaa. Cambuulo, daango, bun, shaah caddeyskiisa wato -- only one person is missing, waana Nuunka. Asaga iyo quraafaadkiisa ayaa waxaan jecelee.
-
The Rageh Omaar Report : From Minneapolis to Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Archdemos's topic in General
Waraa when was the last time Toronto joogtay ama Landhan? Soomaalida Toronto degan meel ka badan dalalka Galbeedka inay jirto ma moodi (the stats are out there), and if there is a place, then Landhan, Yuukee, it is. -
Hadduu Muslim ahayn maxaa ku sameyn lahayd? Intaa si adag u xirxirtid, oo dhagax weyn qoorta u surtid aa barkad weyn ku ridi lahayd miyaa?
-
DAUD era ends in Somali Regional State
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in Politics
at SOL members' each inside sources. Well, my close sources say, too, hadduu soo toosay sariirta kasoo kacay. P.S. -- This just in -- sadex xabo oo canjeero uu ka tuuray for quraac, canjeero Xabashi, that is. -
Waa runtiis Amiin Caamir. Dadkaas saas inay u fikiraan waaba ka suurowdaa.
-
The Rageh Omaar Report : From Minneapolis to Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Archdemos's topic in General
Somalis in Minneapolis aren't the largest Somali population in the world outside of Somalia. I could be wrong but that title goes to Nairobi. Amuu ula jeeday Mareykanka bas. Soomaalida xaga degan xataa uma maleeyi inay yihiin Soomaalida ugu badan degan dalalka Galbeedka. London iyo Toronto Soomaalida degan ka badan. -
'Be afraid' uu qoray the poster. Maxaa laga cabsanaa meesha yaalo, ani koley wax laga cabsado ma arki ka ahayn some colourful, heavy garments. NNC, inta uu a keenay.
-
at 'isku tuur.' Allaheey ka alla, mayooy. Tuujka, heesaha Kuusoow hal hees lee si fiican u xasuustaa, taas oo ah: Muna walaaleey Magan kuu roon Moora dadoow mana kiin galoow Mana kiin hadoow Maangaabana... Maxaa ku keentay Kuusoow Kunterwaaroow's songs now? Eebbe ha u naxariisto marxuumka.
-
-
Of course, sister, waa three bedroom apartment at xaafadda Islii waliba. The rent is $400 a month. You can get that same amount and price for estate house consisting five bedrooms and three washrooms in the suburbans of Nayroobi, laakiin Soomaalida ma rabto, Islii wada rabaan iyo other high-valued estates like South B/C. Yes, some families spend a lot more than that. My sister, her husband and her eight children live in the suburbans of Nayroobi. They spend something close to $3,000 a month. Her husband is a senior executive at the UN's Soomaaliya office in Nayroobi oo nasiib ayee leeyihiin oo iyaga ismasaruufo. Of course a huge junk of it goes to school fees for their children. They got tired paying expensive rents, now they bought a nice house. Marka waa saas.
-
Inyoow, ma galaayi Mudug. Mudug gal kulahaa. Haddaa diido inaa galana maxaa dhacaayo? Nice hees, especially in the end.
-
Meeqo boqor kulahaa. Waraa aniga laba boqor bas ayaa kuu xasuustaa Soomaalida soo martay, magacyadoodana waa caan, waxeena kala ahaayeen: Bucur Baceyr iyo Geedi Shaamboow. Wax labadaas ka baxdan ma jiraan.
-
I don't know about other parts of Kenya, but it sure is expensive to live in Nayroobi. Let me just tell you this: My parents live there and they consist a father, a hooyo, wiil aabo la joogo and another gabar cuntada u kariso. Only four of them in most of the time, if you take out the visiting family members and siblings from diaspora throughout the year. We send to them $700-$800 a month in basics. And it is not even enough sometimes. The family sometimes spends $1,000 a month. Waa yaabeysaa ku dhahay. Those families who couldn't afford moved away from Nayroobi, to towns and cities like Mombaasa, Nakuuru and Thika.
-
To him, it already doesn't exist in his mind. It is just his personal bank, using its natural resources sida uu u jecelyahay. Afrikan heads of state badan saas u fikiro. Some Soomaalis to do this day blame Siyaad Barre politically, but Siyaad Barre was never like any of those African dictators. He never accumulated anything personal; he kept his ego in check.
-
Dadkaan ayaa la leeyahay hala maamulo oo dowlad ha helaan. Kii imaadaba mucaarad ku ah. Waa gartoona, in their cushy living rooms of the Galbeedaka ayee always dacaayad bilaash ah ka wadaan, dhib iyo culeysna kuma heyso malaayiinta Soomaaliyeed qaxooti ku ah, kuna rafaadsan dalka gudahiisa iyo dibadiisaba, una baahan dal ay si nabad ah ugu noolaadaan oo ay xor u yihiin, the same nabad iyo xor kuwa iga koreeyo enjoy daily in their adopted countries with their ever grinning " ". Horaa loo yiri calool dheregsan calool baahan kama naxdo. How fitting. Dad waxba ka qasneen waaye, waa gartoona again inay iska dhoolacaddeeyaan had iyo jeer.
