Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Califalaaxa uu u giliye igu daran. Lugo xiito xiito ahna waa u sawiray.
  2. shiikh aayad kaste ku raaxeysanaayo ayaa naloo keenay ilaahey kheyr haka siiyee!... at 'sheekh aayad kaste ku raaxeysanaayo...' Acuudka. Taraawiixda first few nights waa loo gambiyaa, aad iyo aad u dheeryihiin if you can't handle.
  3. Healthy eating kulahaa. First day in and had my afur at my friend's home, I only ate as many malawax as I could and four koob shaahs. That was all. Wixii kale meesha yaalayba ma taaban, only one sanbuus I touched as a courtesy.
  4. The only Soomaali madaxweyne xilkiisa si nabad iyo daacad ah ku wareejiye and still lived in his country for decades in peace and no disturbance. And he was finally buried in his honourable soil. Inta kale waa qashin.
  5. I don't know why they are using Dayniile isbitaal's figure, instead of the much bigger Isbitaal Madiino. Most dhaawacyo iyo dadka badanaa ku dhinto isbitaalada isbitaalkaas la geeyaa, hence more accurate figures. Then I guess, Red Crescent, not MSF, partially supports that Isbitaal Madiino. Ar Eebba ha u sahlo Soomaalideena ku rafaadsan dalkeena iyo dibadiisaba.
  6. Was he fighting for a 'clan'? Waw, poor me for thinking he was fighting for 'jihaad.'
  7. Only in Mareykanka. Again, it only happens in Mareykanka. Maxee white trash iskugu tageen.
  8. Awguuriyo, Tuujka. Haddaa magac kaligiis u taagan rabtidna waxaa u baxsan kartaa Tuujiso waa haddee gabar tahay. Hadduu wiil yahayna, kaaga ku dhaji. Waa magacyo jiro, ka cabsana ah.
  9. Originally posted by N.O.R.F: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Well, I'm not so sure about the guy but this was not so bad to begin with ,,,,, Same here. SL needs a very articulate individual and this guys isn't the one. Ever since I saw that Al Jazeera Interview where he was a bumbling wreck! Oh, Prof. Samatar thrashed him on that interview. I really felt sorry whoever sent him to an international network to represent for them. I can't believe he is made a "foreign" minister.
  10. Waxaan sideeda sano iyo barka jirsaday yaa soo qufay hadda? Darn it. Maadeey Maadkeer, waagii la qoray this thread Afsoomaaligeyga jacburis uu ahaa. I can't believe sometimes it was that crap, too. Ar maxaa la koray. And your version of kuunkuun Afmaayga ah walaashey igu soo xasuusisay iyadaa ciyaalkeeda u qaadi jirtay that version.
  11. Micnaha Xamar dad isku raacsan maleh, and it has more obscure original than Muqdisho and Banaadir. Muqdisho iyo Banaadir (maqda shah {seat of shah} and bandar {port} respectively) waala isku wada raacay inay kasoo jeedaan ereyo Persian ah, laakiin Xamar lama hubo, though some also say it is another Persian word. Not me. I don't believe it originated from a Persian word. I believe its origin lies with a tree's name. Geed la dhaho xamar ayaa jiro, and it still exists. About micnaha Waamo, ma hubi. Reer Waamoodka SOL ku jiro perhaps noo micneyn karo.
  12. Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Amistad: What this article doesnt say is he could not even attend the award ceremony because the British Home Office refused him a Visa . Can you provide some source please! Thanks Here it is, kaabo: BBC reporter and award-winner is refused British entry visa A BBC reporter has been refused entry to the UK to collect a Parliamentary award for services to press and democratic freedom. Mohamed Olad Hassan, the main English language correspondent in Mogadishu for the BBC World Service, was chosen to receive the Speaker Abbott award by a panel of senior Parliamentarians, Speaker John Bercow and Tribune, which sponsors the award. But his flight, and a two-week programme of events and meetings organised by the Parliamentary Press Gallery, which instituted and organises the award, had to be abandoned when the British High Commission in Nairobi, Kenya, rejected his visa application. The award was accepted on Olad’s behalf by his colleague, Head of the World Service Africa Region Jerry Timmins, who told a reception in the Speaker’s House: “Olad sees this as an award not just for him but for all those who support him in his work and all the other journalists around the world who put their lives at risk to report the truth.” More
  13. Awguuriyo. She has my blessings to be a Politics section's moderator as well. All my koofiyado off to her.
  14. 'Xamaraawina' xee ahayd, wax isweydiin ma xumee. Xamartii la wada sheegan jiray ayaa maanta dad miyi iyo meelahaas ka qaraaban jiray waagaas ayaa maanta dadka ku caaynaayo. Waa adduunyo xaalkeed. Cimrigaaga raago geel dhalaayana waa ku tusaa horey loo yiri. How fitting.
  15. Wuu cabsaday. Gurigaa degantahay lagaa gubaa loogu hanjabee. Poor Tuujka, ma saan uu fuley u ahaa.
  16. Kuwaas meesha lagu soo sawiray masaakiinta xaasaskooda ee qabi jireen ku dhib qabi jiray. Bisinka.
  17. Originally posted by nuune: i just hate those white people let alone getting their passport!!!!!!!!!!! how come i will drop my nationality and become another!!! that is disgusting!! is layaaba kuwan noqday canadian or american or whatever Taloow maanta Nuunka muxuu adduunka ku wareegaa? Kii cagaarnaa ee Soomaaliya? Mise an Irish one? After eight years, are you still feeling disgusted at those who carry non-Soomaali passports, Nuunka?
  18. Oh, kamoon, xaajiyo. Carabta saas haka dhigin. Dad wada xun ma'ahee. This same Sacuudiga does give a lot of aid money to Soomaaliya and its people. I wouldn't exaggerate if it is one of the top countries giving aid donations to Soomaaliya. Then there is Suuriya, a Carab country. It is a country that never asks a Soomaali whether s/he has a visa or legal means in order to stay in. They, the Soomaali refugees, also get free basic healthcare and free primary education. There is also Imaaraadka, another country Soomaalida u dulqaadato. They give visas, along with their overstay with their bogus passports. Hindida iyo Bakistaamiinta waxaas wax ka yeelaayo maleh. Marka Carabta dhan waxba yaala eedeyn. Soomaalida's never-ending qaxootinimo waa laga wada nacay dunida dhan. Sacuudiga always had had this tarxiil policy, and I don't think it will change anytime soon, though I would have liked them to be more lenient.
  19. The 'presidential' seat of Ximan and Xeeb state. [No, don't you what the @#$%& me. I don't have the vaguest idea, either.] At least calankii qurxoonaa la babinaayaa. The 'capital' town of Ximan and Xeeb ismaamul. Jidkaas Shiineeska dhisay aad loogu baxsaday runtii. It still looks intact.
  20. A poor and crap piece with no factual facts. But any perceived threat that pisses off Xabashis, I am all for it.
  21. Whoa, hold on. Nimco Dareen is far from qof iscaddeeye. They are still natural Soomaali cad. Not every qof cad these days is qof iscaddeeye. Plus waala kala garan karaa tan iscaddeysay iyo tan kale from a mile away.
  22. Nothing wrong with it. Nimco Dareen is a good singer. Plus she is a lovely one.