Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Saak and Seeker, the city is Brasilia. Saak, you were waaaaaaaaaaaay off. Waaba na ceebeysay if you compared Brasilia to Koronto. Baraasiil got some wonderful cities, runtii. Maba ogeyn. Look at this Brazilian city, Salvador:
  2. at Easyride. Ileen Easyride wali waa socdaa. Maxaa isticmaalay the years between 2000 iyo 2001. Waligey ma arkin, though, Soomaali isticmaaleyso Via Rail. Why don't you use Porter airline? It is a lot cheaper, only a hundred dollar or so. And it is only something like forty minutes or less of flight time. N.B. - Welkam to SOL.
  3. LoL, Saak. See camal, xaaji. Meeshaas maa Koronto u eg? Sariirihii dhaadheerba oo residential ah ma Koronto bas ku yaalaan? Naga daa yaaqeey, dib ugu noqo. Koronto saan ee u iftiimeysaa. Inaa bar iskeerso Koronto bilaash ugu waco maa moodaa.
  4. Soomaali inay dhashay u egyahay. Hooyadiis ama aabihiisa Soomaali ah. Koley saas ila tahay.
  5. Ereyga 'samadoon' xataa waa lala dagaalamaa. Marxuumka Eebba dambigiisa ha u asturo, reerkiisana samir iyo iimaan.
  6. Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: I think it is Lyon ........... Must everything be Lyon according to JB, that trip to Lyon has done wonders to you,,, Ileen mardhoofle uu ahaa igaarka. mardhoofnimo waxaas ee keentaa, halkii meel aad tagtid meel walba kuula ekaanee. _______________ Haye, magaaladaan hala sheego.
  7. Cover your (Mona Lisa's) chest before lagu mamnuucin adiga dhan.
  8. My first thought was Baarliin, but then looking it closely the Faransiis flag gives it away. Any French city. And I would guess it is Baaris.
  9. Caydiid Yariisoow intuu ku dambeeye horta? Last time aan arkaaye Amiin Caamir was caricaturing him as he was peeing the Soomaali map, because xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ma jiro uu lahaa, oo waala isku daraayaa.
  10. Showqi and Chocolate, Malawax horey u sii qaado kulahaa. Eebbaa mahad leh, caawa meeshaa kasoo afuray was good, malawax kulul oo ugu fiicnaa yaalay.
  11. Almamnuuc wa fiya mamnuucdii ugu dambeysay is just in -- and it is, (surprise, surprise): Shabaab oo haweenka degmada Jowhar ka mamnuucay xerashada dharka jilicsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa haweenka ku dhaqan gobolkaasi ku amray inay qaataan dharka jilicsan iyagoo ganacsatada uga digey in ay iibiyaan dharka nuucaasi ah. Gudoomiayah Maxkamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmada Jowhar Sheekh Abuu Yuusuf oo maanta qaar ka mid ah saxaafada kula hadlayay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu farey ganacsatada dharka ku iibisa gobolkaasi in aysan ka ganacsan Karin dharka qafiifka ah. Sidoo kale haweenka isticmaala xijaabka ayuu uga digey Maamulku inay qaataan dharka qafiifka ah, waxaana gudoomiyaha gobolkaasi ee Al Shabaab u sheegay in digniintaani ay timid kadib markii haweenkii dhawaan la amray inay qaataan xijaabada adag ay bilaabeen inay qaataan Xijaabo qafiif ah. Gudoomiyaha degmada Jowhar waxaa uu intaasi ku daray in talaabo waafaqsan shareecada Islaamka ay ka qaadi doonaan cidii ay ku arkaan iyadoo xiran ama iibsaneysa dharka qafiifka ah. Ma’ahan markii ugu horeysay ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay dadka ku soo rogaan amaro nuucaani oo kale ah, iyadoo amaro kuwaani la mid ah ay dhowr jeer oo hore ay ku soo rogeen gobolada ay ka taliyaan ee Soomaaliya. Xigasho
  12. Waa kuwii soomay Khamiistii in gobolka Galgaduud kaliya in order just lagu xumeeyo kuwii la baxay Barbaarta oo soomay Arbacadii in the other gobols. Soonkii ayaa siyaasad dhaafay, just ku xumeys iyo waxaas. Waa wareey. Ciyaal ciyaalnimo meeshaas mareysaa.
  13. Afgooye, Shabeellaha Hoose (2006). Sharaxii la tumay sheekaa ka dambeyso maqli jiray, but in this case, the title applies.
  14. Meel afur la iiga wacay caawa didn't serve malawax, instead serving canjeero. I am all :mad: :mad: :mad: . Why kuu martiqaadayaan for afur if they don't make a simple few malawaxs for the guests? Balaayo aan u baahneen meesha taxnaa. For me, no malawax means no real afur. Again, :mad: :mad: [ ]
  15. Qoraal taariiqeed oo waxba loo reebin waaye. How many Xabashi minions kursigaan la fadhiistay kaas in the last five or so years. In my mind, no less than eight Soomaali.
  16. Ninac, hadda waxaa naga dhaadhacsiin rabtaa inaa cuntid waxaa soo taxday? I thought inaa kaftameysay. Sheekadaas naga yaree hee. Waxaa meesha kusoo buuxisay afur Soomaaliyeed maba laga cuno. It is almost mandatory to have malawax, sanbuus, bur, mishaari...-- kuwa dhan aadan meesha ku soo qorin. Teeda kale if aad cabtid too much biyo or cabitaanka kale before cuntada, ogoow madax xanuun iyo lablabo kuu keenaa.
  17. Califalaaxa uu u giliye igu daran. Lugo xiito xiito ahna waa u sawiray.
  18. shiikh aayad kaste ku raaxeysanaayo ayaa naloo keenay ilaahey kheyr haka siiyee!... at 'sheekh aayad kaste ku raaxeysanaayo...' Acuudka. Taraawiixda first few nights waa loo gambiyaa, aad iyo aad u dheeryihiin if you can't handle.
  19. Healthy eating kulahaa. First day in and had my afur at my friend's home, I only ate as many malawax as I could and four koob shaahs. That was all. Wixii kale meesha yaalayba ma taaban, only one sanbuus I touched as a courtesy.
  20. The only Soomaali madaxweyne xilkiisa si nabad iyo daacad ah ku wareejiye and still lived in his country for decades in peace and no disturbance. And he was finally buried in his honourable soil. Inta kale waa qashin.
  21. I don't know why they are using Dayniile isbitaal's figure, instead of the much bigger Isbitaal Madiino. Most dhaawacyo iyo dadka badanaa ku dhinto isbitaalada isbitaalkaas la geeyaa, hence more accurate figures. Then I guess, Red Crescent, not MSF, partially supports that Isbitaal Madiino. Ar Eebba ha u sahlo Soomaalideena ku rafaadsan dalkeena iyo dibadiisaba.
  22. Was he fighting for a 'clan'? Waw, poor me for thinking he was fighting for 'jihaad.'