-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somalia leaders are competing to be spies of Abessinia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Aad iyo aad ayee arrintaan murugu igu dhalisay runtii. Waa arrin dhaawaceysa damiirka qof walba oo Soomaalinimo aaminsan. Ilaa hadda ma aaminsani madaxda sare qaranka ayaa wax saan la mid ah ku dhaqmeysa ama sameyneysa, iskaba dhaaf Farmaajo. Isma lihi Farmaajo inuu shaqsi ahaantiisa ku gacan leeyahay wax saan u foolxun. Dad dowladiisa xil sare ka haayo, kuna jiro ayaa ka shaqeeye, Xabashadana u basaas ah, sida maamul goboleedyada camal. Saas ay tahayna asagaa u madax ah dowladda, asagaana masuuliyaddeeda qaadaayo. Haddii la dhiibay oo ay si rasmi ah u rumowdo baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsanaa inta xildhibaan ee damiirka leh ku jirto inaynan ka harin dhacdadaan foosha xun, dabagal balaarana lagu sameeyo. -
Axad wacan, abaayadiis. Waa laguu faayaa. Adiga see tahay?
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Nice to hear from you, abaayadiis. Yes, I am in Canada now, also brought the family to Canada now with me. However, I was in Nairobi four months ago, back in February when president Farmaajo was elected. What is weird is that for numerous times I have travelled through via Amsterdam's Schiphol airport, still I have never entered Netherlands. Weird. However, one thing that is that always in constant in Amsterdam's airport - regardless the time or year - is the rain. The small showers, the cloudy fogs, the heavy rains, et cetera, that I can see from the airport's wide windows. -
Galbeedi, for the love of your own xaqiiq-raadin, baadigoobid, qalinka dhig and go to Xamar. Check it in your eyes, breathe in it, smell its sea-smelling fresh air and only then, only after that pick up qalinkaaga and write whatever you want to write - your observations, your own thoughts of what you have witnessed. In this, you cut all those middle men, boys, foreigners and whatnot ka soo noqday dalka and report to you what they want to report. Saa u maleeyana dalkii waa hore kugu dambeysay, gaar ahaan Xamar. It is about time boorka iska jaftid and soo aragtid. I promise you whatever you had believed about it will be changed - whether negative or positive.
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
@Bluelicious said: Happy independence day to Somalia. Keep up the tradition MMA Inshallaah, abaayadiis, I will. I and Che will keep it, I guess, if aan noolnahay, caafimaadna qabno. How is Holland? You still do live in Dutchland, I guess. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kowda Luulyo wacan oo wanaagsan, Soomaalida Soomaalida jecel oo xalaasha ah. Waa sanadkii toban iyo shanaad (15) aan inta ugu dabaaldegaayo Kowda Luulyo. Waa Eebbe mahadiis. Guul Soomaaliya. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mar kale iyo Kowda Luulyo wacan, Soomaaliweyneey. Waa maalin astaan u ah aabiyaasheena gobonnimodoonka ahaa. Si wacan ugu dabaaldegenaa. -
Clicks thread. Sees notorious chronic beenaale Daahir Calasoow on the Youtube link thumbnail. Exits without watching.
-
@cadnaan1 said: aaway qeybtii reer Bay & Bakool they make half of the muqdishu residents and Jareer weyne.. markaas ayey dad aan xamar daganeen lagusoo daray listka. Reer Arlaadi (Koonfur Galbeed) already had guddoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir oo la magacaabay bil ka hor. Magaceeda waa Subeyda Maxamed Xaaji Mukhtaar. Marka hal ka badan intee u socdaan. Laakiin waa sax, beesha Jareerweyne waa laga booday. Eniwey, qabiil wax ma taree ee shaqsi ayaa wax tara.
-
@Che -Guevara said: MMA sxb, I am sorry to hear that, my condolences to your niece and the entire family, He seemed like someone who was going places, such a lost for the country. Qofkii shaqsi ahaantiisa yaqaano aad ugu murugoonaa. Qof af gaaban oo howl badan ahaa. Xilka xildhibaanimo inuu qabto ma jecleen, xataa aabihiisa lama rabin, laakiin he decided Soomaaliya needed a change. He defeated an incumbent xildhibaan and wasiir la dhahaaye Beekoos, a well-known figure, who was xildhibaanka tolkooda since dowladii Carte. Eebbe ha u raxmado mar kale.
-
Maalin dhawayd aan fiirsanaaye. Kuwaas Ayslaan tagay maxee leeyihiin meelo badan oo aanan Soomaali ku nooleen soo sahanay, markaas ka dib ayaan Ayslaan ka dooranay maadaama aynan Soomaali sii deganeyn. Yaabkooda.
-
Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo marxuum Cabaas. Shaqsi ahaan dhawaan ayaa isbaranay. He married my niece, my sister's daughter, in March, 2016. They just had a daughter in late January, 2017. Before he became a xildhibaan laga soo doortay Kismaayo in late 2016, hay'adda FAO ayuu u shaqeynaaye, based in Gaalkacyo. Waxaa xasuustaa siduu si deg deg ah inoogu yimid maalintaa Nayroobi ka soo tageynay aniga iyo reerkeyga 22da Febraayo, 2017. Asagoo xildhibaano badan la joogo - inay Farmaajo caleemasaarkiisa ahayd jeclahay - magaalada hoose Nayroobi ka soo tagay maadaama safarkeena deg deg ku yimid. Eebbe ha u raxmado, geeridiisa aad iyo aad ayee xanuun iigu beertay maanta.
-
Marka koowaad soo dhawoow. Secondly, don't ever, ever listen islaamo Soomaaliyeed. And really, Soomaaliya needs real architects. They are building terrible, haphazard buildings in Soomaaliya with no planning, zoning or other consideration.
-
Jigjiga, the land of oppression and tyranny.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Nus Xabashkaan Cabdi Ileey la dhaho cabsi ay dadka qaar u qabaan waxee gaartay xataa iyagoo ku nool qurbaha, gaar ahaan Minnesota. Soomaalidii Reer Soomaali Galbeed ahaa isjaajuuseeso. Laakiin waxaa ogahay inuunan raageynin, asaga iyo xulafadiisa Xabashada u adeego, mar aanan fogeen mid asaga la mid ah ama ka daran lagu badali doonaa. Laakiin Galbeeti, ogoow Cabdi Ileey xataa jufooyinkiisa hoose ayuu qabiil qabiil ula kala dhaqmaa, oo iyagii ayaa kala jabay, laf iyo jilib u kala baxay. Rabi ayaa ka baryaa inuu dhibka ka qaado Reer Soomaali Galbeed, hoggaan Soomaaliyeed oo muuqato ma jirtee. -
Eebbe ayaan kaga mahadnaqaa inaa Mareykanka waa hore iskaga tagay. Qaabkooda iyo saasaantooda aan ogaa. Dad koombo ku jiro oo ifka dhan inuu Mareykan ka kooban yahay moodo, gobolladooda inay yihiin dalal. Adduun kaleba inuu jiro war uma haayaan. Saas iyagoo ah ayee badownimo weyn iskugu darsadeen. Mareykanoo meeshaada ku salaamantahay. Ama Trump keen ama Sarah Palin keenso.
-
Are the coastal Bajunis descendants of Chinese sailors?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
Yaab ahaa. Abtirsigii maa idinku filnaan waaye. Waaba sababta ee diinta Islaamka xoogga u saartay abtirsiga. Wareerkaan iyo waxaas uu yareeyaa, waana sababtee Reer Galbeedka dhii-en-ee iskaga qaadaan maadaama ay ogeyn meel ay ka soo jeedaan, xataa boqol sano ka hor. Magacyadooda abtirsigee dileen. Tan labaad dadyowgaas iyo qowmiyahadaas (waa Berberka, kuwa ka mid Giriiga, kuwa Faraciinta ahaa, kuwa Nuubiyaanka ah iyo kuwa kale) waxaa aaminsanahay inay faracooda Geeska Afrika ka soo jeedaan, siiba meesha Soomaaliya ah maanta and not the other way around. Anagaa kaga dhiig iyo dheecaan badan, marka anagee naga soo jeedaan ee ma'aha inay Soomaalida ka soo jeedaan iyaga. Meeshaa anaga ka nahnay dhiigga dheecaankiisa boqolkiiba toddobaatan ka badan, iyagaas labaatan iyo wax ka yar yihiin. Sida kale la ogyahay Geeska Afrika waaba deegaanka aabaha aadanaha ka soo wada jeedaan. Kuwaan shirkadaha ee dhii-en-ee'ga baaritaankiisa bixiyo markii hore kama qaadin dhiigga Soomaalida oo ma keydsiin, waana si dadban oo takoor ah. Marka kii Soomaaliga dhiigiisa ama dhiigeeda u dhiibto meel kale lagu sheegaa, asagoo ama iyadoo dhiigeeda ka fac weyn meesha lagu sheegaayo, ha ahaato Berberka ama Baantuuga. Marka waxba yaanan la iswareerin. Abtirkaaga lee baro, xataa haku ekaado dhowr boqol sano. Oprah iyo wixii la mid ah wareersan ha ugu sheekeeyaan meeshaas iyo meeshaas ka soo jeedaa, laakiin Soomaalideena sheekadaan qooto qootada ah nama marsiinayaan. -
Baluu, waaku salaamay. Showqi, Faanguufar warkeeda sugeynaa ee meesha ka soo waran.
-
President Abdi Mohamed Omar shows his proud Somali roots
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
@galbeedi said: Galbeedi, nus Xabashkaan Ileey la dhaho intaa fiirsan lahaa wuxuu dhahaayo waxaa ii dhaanto anigoo filin Hindi fiirsado. Nus Xabashkaan waqti kuma qasaarinaayi. -
President Abdi Mohamed Omar shows his proud Somali roots
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
@Barwaaqo said: Horta madaxda Somalida wuu ugu xafiis fiican yahay! Silaanyo, Hassan sheekh iyo Cabdiwaliba daahyo /curtains foolxun ayaa xafiisyadooda ka laalaadda! Ma'ogi waxaa ka hadleysid laakiinse xafiisla madaxweynaha ee Filla Soomaaliya ma qaabxumo, si heersare ayaana loo habeeye. -
A hungry kid from Bay does not have the means to build a bomb or organize insurgency. Mudane Galbeedi, how many "hungry kids" from Baay isku qarxiye magaalooyinka iyo degmooyinka Soomaaliya in the last two to three years compared to "hungry kids/angry elders" from Waqooyi? Iiga jawaab su'aashaas, xaaji.
-
Marxuum Maxamed Cali Samatar ayaa habeen hore ku geeriyooday gobolka Firjiiniya ee dalka Mareykanka. Qoyskiisa iyo qaraabadiisaba samir iyo iimaan ayaa leeyahay. Marxuumkana Rabi ha u dambi dhaafo -- aamiin, aamiin.
