Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. The budget was passed before this was officially handed over. Dah. But if it makes you very happy inay hawadeena shisheeye iska sii maamulaan, lacagtana iska cunaan, si fiican ugu seexo; but the fact is from yesterday hawadeena Xamar baa laga maamulaa, iska dhagatir/indhatir or not, waana guul Soomaaliya iyo Soomaalida dhan u soo hoyatay.
  2. Widaay, adigaaba isgaranwaa kugu dhacday. You are attacking cabdi names, whether you call it why we use only 'cabdi' as naaneys. Remember cabdis are not full names, only naaneys, sometimes becoming magacyo caadi ah. Anyway, you also wrote: And we told you Muslimiinta kale wey isticmaalaan ee Soomaalida bas ma'aha.
  3. I think it is a clan name, according to Odey Guugal. Poet, reerkaaga wey abtirsadeen see camal.
  4. Maxaa Siyaad Barre loo erye haddii Caydiid laga dhigaayo madaxweyne in a few months. Ma istaahilin inuu madaxweyne qaran noqdo ninkaas and his actions proved it so. He had no plan whatsoever to be a president, either. His undisciplined militias bililiqo waxee ku bilaabeen all xarumihii dowladda lahayd, from warshadihii, wasaaradihii to xarumihii ciidamada militari, wax la dhaafay ma lahayn, no document saved. No foresighted plan to install militias and guard such national places. They looted, ignorantly believing as though Siyaad Barre family or clan personally owned them. Compare what happened to Itoobiya in that same year when Mingiste regime was removed. No government place was looted. Xamar ayaan joogay in the years of 1991-1992 when his militia ay Xamar - magaaladaa aad u jeclaa - dhulka la simeen, specially xaafadeena oo waagaas loo bixiye Bermuuda.
  5. Waraa, I am the last Soomaali person who will advocate Carab names. Heck, I gave my kids pure Soomaali names. Laakiin cabdi ma'aha magacyo Carbeed. Magacyada cabdi waa magacyo Islaamka ah, along with magacyada nabiyada iyo asxaabta.
  6. Who will return swiftly back to Minnesota or Muqdisho and very disappointed, lashing. I am of course talking about the two dear, wise, well-learned, very knowledgeable, erudite, scholarly and, of course, giant intellectual scholars of Soomaaliya: Axmed Ismaaciil Samatar and Cali Khaliif Galeyr. It seems like the wheels of disappointments are already set in motion. Xigasho I will give them three months, tops.
  7. Cabdi hal magac ma'aha. Magaca cabdi sagaashan iyo sagaal magac ayuu matalaa, marka caadi (err, cabdi) iska dhig. Plus it is not unique to us. Reer Iiraan also use it, albeit few and far between. What do you suggest us to use? Ullah suffice, a la Afgaanka iyo Bakistaanta? No, dankis.
  8. Hambalyo iyo boggaadin. I for a second thought you would wear a Xabashi hiddo iyo dhaqan guntiino for arooska, since you were fond of them. Just kidding.
  9. But you support those who ardently try to undermine Turkiga's help in Soomaaliya, for wretched Imaaraadka for a few million dollars. Imaaraadka's blatantly attempt to stop Soomaali progress is because Turkiga is in Soomaaliya now, which it doesn't like.
  10. What he is denying, is there an audio/video out there? If it is, then his trumpism denial raad maleh.
  11. Sax, Soomaali Aboow are our brothers and sisters sida magaca dhigaayaba.
  12. Wa caleykum salaam. Ha dhawoow.
  13. Che, ninkaan siyaasadda ku fashilmay maxaa noogu daba wadaa. Qashinkaan badda gatay, dalkana inuu gato damcay naga daa warkiisa, baliis.
  14. Uusbuur is feeling the heat. I have met him in 2012 in of those five star hotels in Nayroobi. He seemed decent enough, qof macquul ah. He even gave me his private phone number without being prompted, telling me to call him later. I never did; I didn't even bother to save his number. Shame on him, magacii aabahiis ayuu ku ciyaaray, whom I have the utmost respect, Rabi ha u raxmadee.
  15. Tallaabo, ugu dambeyntii waa aragtay xaalka uu Soomaaliya maraayo iyo Soomaalida mareyso. I am glad you have finally seen dhabta iyo dhibka Soomaaliya meesha iyo dadka wado. Midnimo, wadajirnimo, iskaashi, wada shaqeyn, midownimo ayaa xaalka Soomaaliya loogu bixi karaa.
  16. Saan ayaa la rabaa. One down, few more to go, starting with the scared mouse that is hiding in Dubeey, kii la dhahaaye Uusbuur. Magaca aabihiisa heybada lahaa ayuu aad ugu dheel dheelay. Hadduu aabihiisa, whose daljeceylnimo was very renown, noolaan lahaa asagaaba xabsiga dhigi lahaa. I hope to those who are jubilantly cheering this arrest for qabyaalad will equally cheer the arrest of Uusbuur when it will eventually come to.
  17. Lacagtaan includes "assistance" and "humanitarian" aid provided to AMISOM, Blackwater mercenary people, folks in Xalane/Nayroobi and the likes, which is the bulk of these. Not a single dollar was directly given to any Soomaali dowlad in the last 27 years. Only Turkiga did directly gave financial aid to Soomaali governments and directly assisted with development. Some Khaliij Carab countries periodically handed out handheld suitcases of cash, which used to disappear before it reached to Xamar. Thanks to Turkiga, now it is changing, though. Others, including Mareykanka and Qadar, are committing hundred of millions of direct aid.
  18. What a coincidence! My sister was talking about your uncle a few weeks ago on a family Whatsapp group. She was sharing old pictures of the family. While looking those old pictures of us, she came across in her possession this image below taken by Cali Mataan Xaashi as it says at the back of the picture. The lady pictured is named Saciido Iidle Xasan, perhaps you might know her as well. The family couldn't figure out, but the older ones thought she was probably an old friend of my other sister, who passed away. This image has been with the family probably since 1970s, I am guessing.
  19. I remember sharing this image with my extended family's Whatsapp group, saying some of you ayaa ku jira sawirka. They believed, weyba iska raadinayeen.
  20. Ninyaaban aan moodaaye. I was ready to ask if his new wife was not featured in his (in)famous thread about Soomaalida qurbaha lagu xiray. Ninwaalan (in the age of Dabcasar, Farxiya Iskoor, duqda Malyuun iyo Daahir Calasoow, you are in a fine company), hambalyo iyo boggaadin. Reerkii lagu nastee lagu nagaadee.
  21. As a 16-year veteran of SOL, I completely agree with you. I joined in December, 2001. Whoa. Cunugii waagaas dhashay waaba qaangaar oo guurdoon ah. Xisaabiye, ku soo dhawoow minanka. Minanka minankaaga waaye, ha ismartiyeynin.
  22. If you only knew that those Soomaali kawaanle put those geel bones on the street curbs of Islii. You only see them in early mornings, and somehow the bones are gone by midday - probably picked by jokore boys. Perhaps those bones are ending up...
  23. Ereyga gar inta micno uu isku badalaayo ma u fiirsatay? Gar - chin (gar dheeridaa) Gar - beard (war garka iska xiir) Gar - judgement (noo gar qaad) Gar - reason (gar ma gasho) And then when gar is a prefix, suffix or in-between. Waxgarad Garyaqaan Garasho Garmaqaate Garanwaa Iyo wixii la mid ah. Waa sababa aan ku jeclahay afkeena hodanka ah.