Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Too magaalada Bern ee dalka Iswiserlaan ka imaatay oo aan kula kulmay Islii back in 2009 ayaa afkaan si fiican u taqaanay. Ar muxuu jir isku dhacaayo ku yaalay qoftaas.
  2. Kiikuuyahaan masoo dhumay? The ugly slums of Kibera and Mathare is on that way, kijana.
  3. Khadaafi, wiilkaa adeerka u ahayd ee Mahad ayaa Nayroobi mar walba guriga noogu imaan jiray bilooyinkii lasoo dhaafay. Sagaashameyadii ayaa Nayroobi daris wanaag ku ahayn saas isku baranay, asaga iyo reerka kaleba. Fiiso walaashaa soo direyso ayaa sugoyaa lahaa, koley waa iska warqabtiin ayaan u maleynaa.
  4. Xamar oo hormartay waa Soomaaliya oo hormartay. Xamar oo bilicsan waa Soomaaliya oo bilicsan. Xamar waa xudduntii iyo madaxii Soomaaliya.
  5. Sawir xusuus ah. Haddee saddexdaan qof Soomaaliya soo mari lahayn taloow Soomaaliya sidee ahaan lahayd? What if, what if what if... Eebbe ha u wada raxmado - aamiin.
  6. <cite> @nuune said:</cite> ^^ How come I didn't see you in Islii, was there for one week earlier this month (passed there from Ethiopia). Islii Mall iyo Diamond aan u dhaxeeyey (laba tillaabo ay isku jiraan ehehe). Will be back there this June coming Inshaa Allah Shan bilood ayaaba joogaa hadda. Bishii Nofeembar imid. Mar dhow waa noqonaa. Andalus (Islii Mall), hoteelka Diamond iyo kan kale u dhaxeeyo ee Bushra (Madiina Mall) waala isla wada leeyahay filaa oo hal shirkad leh. Dadkaas leh maaku jirtaa adigaaba u dhaxeysee meeshaas.
  7. <cite> @Alpha Blondy said:</cite> the chick being interviewed looks like she could be on a Clean Bandit music vid. she speaks with a lisp. looooool. she made some valid points though. Waraa Qowdhan, gabadha waa Reer SOL ee ka xishoow. Tan Hodan Naaleeye la dhahaayo magacyada Soomaaliyeed maxee si carab la'nimo ah ugu dhawaaqdaa. Awal ayee magaceeda Hodan ugu dhawaaqi jirtay 'Hothaan', hadda magaca Caydiid ayee 'E-did' ugu dhawaaqeysaa. Carabgajo waaxid dheh.
  8. Ma xumo. Inaa aado fiicneyd bilooyinkaan u dambeeye. Fursad aan ku aado waa heystay since I am in Islii currently.
  9. Sawirada qeybta cusub ee garoonka Aaden Cadde ee Xamar.
  10. Nuunka, gegida ciidamada ee Balidoogle inuu weynyahay moodee oo diyaarado weyn ka degi karaan. Waaka tagtee marka.
  11. This same paper was closed by the Faransiis government in the year of 1970 because it dared to mock their hero's death, Charles de Gaulle. It was permanently shut down until its resurrection with this name. Surprise, surprise. Anyway, what was that Ingiriis maahmaah of theirs, that maahmaah they got from their Bible. Yea, you reap what you sow.
  12. Nuunka, Cardiff City kulahaa. Yac waraa, kooxdeyda waa Swansea. Haye, waa ogtahay inuu laacibkii Mascuud Osil soo noqday, Arsenal haddee kaceysaa. Gooner for li - until Mascuud leaves.
  13. Waa mahadsantahay Libaax iyo mudaniyaasha kale. Laakiin aniga ma'ihi qofka la magacaabay. Wasiirka la magacaabay waa walaalkey curadka ah. He is in London, but is on his way to Xamar now. Wasaaradda loo magacaabayna waa awqaafta iyo diinta. Qofkii xaj bilaash rabo, PM me. Ina C/rashiid Cali Sharmaarke probably wuxuu ugu magacaabay waa aabayaasheena ayaa saaxiibo ahaa lixdameyadii, xaga siyaasadda iyo diinta. I met Cumar C/rashid two years ago in downtown Nayroobi. Qof aad u wanaagsan u ekaa, si fiican ayuu ii salaamay, introducing me to Gaandhi and other xildhibaano who were with him. He even gave me his phone number without being asked, asking me to call him and meet again. Maba wicin. I am in Islii now, was here in the last two months.
  14. Sawirkaan lama qaadin sideedameyadii, ee waxaa la qaaday sagaashameyadii, probably between 1994-1998. Meesha Xamar u egtahay koley, if not Nayroobi. Labiskaana Nayroobi ayuu ka bilowday 1991, oo sagaashameydii dhan dad saas u labisan jiray Nayroobi joogay.
  15. Dhagaxtuur, reerkee yihiin wajigooda mee kaga qorantahay? Granted, some of them do look like isbaarooyinka kuwa dhigan jiray oo loo soo giliye dhar raqiis Shiinees ah. Laakiin reer walba isbaaro wey dhigatay.
  16. Filinkaan sanadlaha soo baxo since 2000 lagama daalo miyaa on SOL at least? I guess, dadka qaarkood wey ku marqaamaan. Maxaa cusub oo soo kordhay? This very same taxane episode will happen again late next year, in the months of Siteembar, Oktoobar and Nofeembar, as it happened since 2000, as though it was periodic episodes of Walking Dead or Mad Men, few new episodes a season to satisfy thirsty, restless fans and wait until the next season. On and on. Sadly, this is no Hollywood show, but a reality of life, affecting millions of poor Soomaalis. Ra'iisul wasaare ayaa la riday, mid ayaa la magacaabay maka daashiin miyaa. Maxee soo kordhiyeen kasoo biloow Cali Khaliif Galeyr ilaa iyo hadda ka ahayn inay jeebabkooda buuxsadaan. Soomaalida baahan dowlad la'aanta la raagtay Eebbe ayaa u maqan, not ra'iisul wasaare la riday iyo mid la magacaabay annually helping them. Midkii tago iyo kii yimaadaba, waa isla meeshii -- jug jug meeshaada joog. Filinkaana wuu soconaa intee Soomaali ka fahmi la dahay meesha dhibka ka taaganyahay -- waa axdiga xeerka qaran oo qoran. Labadaan jago isma raacaan, isku sina Soomaalina uma fahansano. Talyaaniga ayaa laga dhaxlay, sida Talyaaniga u dhaqmaana looma dhaqmooyo. Talyaaniga axdigooda waxaa ku awood badan ra'iisul wasaaraha. Soomaalidana sida Ruushka iyo Faransiiska axdigooda ayee u dhaqmeysaa, axdigana saas kuma qorno. Dad wada waashay camal tan waa kasi la nahay ilaa iyo lixdankii. Lixdamaadkii kala dambeyn ayaaba jirtay, hadda kala dambeena maleh. Labadaan jago isma qaadaan, ismana raacaan. Insanity: Repeating the same mistakes and expecting different results since 2000. Eebboow, waxaan waa waalasho caadi ah.
  17. Wuxuu meesha ku qoray kan qabo in uunan magaciisa badaleenin maxaa yeelay waa kee waalidkiisa u doorteen. Laakiin waa isla asagii aad ugu faraxsan tan magaceeda (u dhiganto isirnimadeeda) ku badalato kiisa, explicitly implying she belongs to him. Waala ogyahay inuu ku dhiirageliye, kuna faraxsanyahay. Daciifnimo iyo isku kalsooni la'aan ayaa u geysay waxaas. Ma'oga miyaa micnaha 'Mrs' ka dambeyso? Mrs waa Mr.'s, aka Mister's, historically implying wives being viewed as properties acquired or 'purchased' in Western culture. It would have been pretty much ironic hadduu magaca awoowgeeda ee badashay ahaa Yacquub. And changing to 'Jacobson', wiilkii Yacquub. I will not even go about magacyada carruurteeda. It seems like she had no choice of naming any of them, even the name she had a little choice is a compromise - Leyla, since Reer Galbeedkaan isticmaalaan this name too.
  18. <cite> @Safferz said:</cite> It's unexplainable and most don't even know enough about the different platforms to articulate a reason for voting for Doug Ford (and Rob Ford, as many Somalis are in Ward 1 where Rob was running for a city council seat). A friend of my dad's was at the Ward 1 polling station and saw lines of Somalis, and when he asked them to vote for Munira they said no -- we're Ford Nation. Little correction: Muniira Abuukar ran in Etobicoke North Ward 2 against Rob Ford as a counsillor. She came fourth with 1,200 votes, I think. Not bad for a very young first timer and considering who she was against with. Highrises in Dixon is located in this ward. Idil Buraale ran in Etobicoke North Ward 1. She received close to 900 votes. Idil also ran against old long-time council member. True, Soomaali badan ayaa ka dambeeyo this Ford brand, including guys I know very well, who ironically live in guryo dowladeed. I ask them, 'Do you guys even know Fords want to sell those very public buildings if they are allowed to?' It always annoyed me to see that since I live in Ward 2 as well. They have no idea what Fords' policies are about whatsoever, yet defend them, especially Rob.
  19. <cite> @nuune said:</cite> Safferz , of course he fears for his life after he called Rasuulkeena Bililiqo-ku-nool , or womeniser(how is that related to the topic of his book), anyone who says that in front of me about Rasuulkeensa dharbaaxshadii/feerkii adduunka ayaa sidii hoobiyaha ugu daadanayo Nuunka, waa ogahay wuxuu Umul dhaho aad ayaa ugu dhago dhigtaa laakiin hubso intaadan aaminin. Qoraagaan did not call Nabiga (NNKH) 'bililiqo ku nool.' Acuudi bilaahi. Buugga hordhaciisa Facebook ku jiraa and this is the quote from the book: 1) - Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: "Seef baa la ila soo diray, kheyrkuna seeftuu ku jiraa." Iyo mid kale oo oranaya: "Ummaddaydu kheyr ka suuli mayso inta ay seefta sidato." Iyo weliba mid kale oo oranaya: "Arsaaqdayda waxaa la galiyey warankayga hoostiisa!!". Akhristow aan isweydiinnee nebigu ma bililiqo ku nool buu ahaa? 2) - Run ahaantii, axaadiista bugta ama been-abuurka ahi aad bay uga badan yihiin kuwa runta ah ee nebiga loo tiirin karo. Waayo, axaadiista runta ah nebiga (SCW) oo qur ah ayaa sanooyin kooban laga maqlay, laakiin kuwa beenta ah kumanyaal ruux ayaa boqollaal sano allifayey. Granted, it is provocative question; however he is no unclear term calling Nabiga (NNKH) 'bililiqo ku nool.' Instead he is questioning those 'seef labood' xadiisyo he is quoting, which could be fabricated as his reasoning is. I am not the one who studied xadiisyada - daciifkooda, saxiixooda iyo xasankooda - taas waxee u taalaa cullumada diinta bartay, including qoraagaan. One thing is clear, though: He never called Nabiga (NNHK) 'bililiqo ku nool.'
  20. Muniira Afsoomaaligeeda ma xumo, inay si neefsasho ah u hadasho u fiican. Boobsiis ayee ku hadleysaa, iyadoo awalba garam garam ku hadleysay. Idil inkastoo magac aan jeclahay ay wadato, Afsoomaaligeeda hormarin weyn u baahanyahay. Fadlan ku dara muuqaalkaan to this thread: http://www.somaliaonline.com/community/topic/garamgaram-2-0/
  21. <cite> @Nin-Yaaban said:</cite> Well at least they aren't drinking the cheap stuff. Heineken and Carlsberg are premium alcoholic beverages even here in America. They cost about 35% more than ur local, domestic American beer. Not saying it's right, or 'wax fiican', but just pointing it out. Yaabane, qamriga si fiican u kala taqaanaa. Whether booliiska Toronto bothering you when you were sitting in a car in front of beer store in Koronto or whether being arrested under the influences and now this. Bahasha iska jooji intuunan beerkaaga joojis bilaabin. There is certainly no market for it. Wasqaan walba bulshada dhib ayuu u wadaa. Soomaaliya does not need qamri iyo qurunkeeda. Dadkeena jaadkii ayee tacbaan ka joogaan.
  22. Garoowegirl, a halyey defender of her Soomaali brothers on SOL. E-bilad sharaf ayaa ka mudantahay ragga iyo odeyaasha Reer SOL. Mahadsanid. Gabadha guurdoonka ah, waa heleysaa mid ku anfaco, abaayo. Iska dulqaado. And never give up marrying a Soomaali brother. Mid ku leh 'abaayo macaan' maxaaba ka fiican. And of course, he won't control you; won't argue with you where you went iyo why you spend so much this and that. No Soomaali brother would do that, si kaleba ha u xumaadaanee.
  23. Toronto Star waxaa sabtidii hore ku qorneyd sadex gabdhood oo Soomaali Reer Kanada ah in laga soo celiye Turkiga bishii hore, da'dooda ahayd 15-17, laba k mid ahna walaalo ahaayeen. Waalidkooda ayaa filinkooda qarxiye markee waayeen and saraakiisha Kanada dalalka Yurub u gudbiyeen baasabooradooda. Yaab iyo yaabkiisa. Waxaan qooqnimo miyaa mise maskaxdooda yar oo aanan wali korin? Soomaaliya maxaa loo aadi waaye waagii Maxkamadaha? Xataa hadda maala aado oo Barbaarta mey aadaan? Shisheeye jaceyl wrongly labelled diin jaceyl. Jameyka haddee waxaan ka socdaan maanta waala aadi lahaa yaa ogaado. Iyagee u taalaa iyo waalidkooda. Kuleel iyo qaboob iguma heyso.
  24. <cite> @Holac said:</cite> What will be the reaction of the Western donors? Why would any decent Soomaali care about what Reer Galbeed think about this? Xataa gurigeena ma hagaajisan karno miyaa. Only Eebbe knows how much qashin they import to Soomaaliya unchecked, especially that sprawling base of Xalane next to airport, which very few Soomaalis are allowed in.