-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Haye Yaabane, wali 'halgankaaga' ma wadaa? Laakiin qoraalkaaga boggaan ku qoran inaa the tabloid Daily Mail kasoo guurisay u egtahay. 'Illegal immigrant' iyo waxaas maxee yihiin. Teeda kale kuwa Soomaalida ahayn maxaa ugu soo dartay?
-
Lama yaabin, mana la yaabani Reer Galbeedka media using this term increasingly in the last two to three years. Waxaa la yaabaa qof Muslim sheeganaayo in straight-up face copying the non-Muslims, especially the slanted Western media, by mindlessly writing this loaded word "jihadist." This word is increasingly being used by warbaahinta Reer Galbeedka, without any distinction or historical reference. Awal waxee sheekada ahayd 'Islamic militants,' 'Muslim extremists' iyo 'Islamists.' Now all-fits-one word heleen, not to mention very catchy one. Dadkiina Muslimka ah isla ilaaliya inaad isticmaashaan ereygaan. Dan weyn, mustaqbalka dhaw iyo mida dheerba ah, oo aadan arkin ayaa laga leeyahay ee ogaada taas.
-
Kuwaan ciidamada Kurdishka ah buunbuuninta warbaahinta Reer Galbeedka ayeeba balaayo isku moodeen. Cagahee wax ka daayeen markee arkeen runta on last month. Dhul badan laga qabsaday. The only reason they are on that buundo now is that diyaaradaha Mareykanka ayaa kor ka waardiyeynooyo, otherwise mar horaa cagta la marin lahaa. Waxaaba ku nacay Carab naceyb ay u qabaan darteed ayeeba diinteena suuban naceen iyagoo Muslinimo sheeganaayo.
-
Waxaan jaad ma'aha. Waa garaabo, poor man's jaad for being inexpensive and much, much worse than jaad. Maskax beelid laga qaadaa. Dadka Islii ku cuno ayaa ku arki jiray. Wax fiyoow kuma jirin, even heavy jaadcunayaasha felt pity for their mental illness. I didn't know in Xamar la geeyo garaabadaan. Eebboow.
-
Hiiraan online misleading
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
He can't do that, otherwise waa laga soo musaafurinaa meesha with his 'dirty' dhaqancelis ass. -
How Norway has avoided the 'curse of oil'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Adam's topic in General
When will Norway leave our natural resources alone as well and stop supporting Kiinya's intention to steal our sea's oil? They are too kind to their own people, but too greedy and aggressive against others' natural resources. Waa faarabuutiyaal. -
The prime minister and Qaramada Midoobay envoy, Nicholas Kay, were secretly planning to visit Baydhabo on yesterday (Monday). But locals got wind of it and started an abrupt demonstration against them. Then two protesters were shot by militia under 'police' attire. One died, the other seriously wounded. The prime minister and the UN envoy immediately cancelled their trip. They were against them because the prime minister, along with the UN envoy, support the three-gobol maamul goboleed, which they want to force the natives to accept. The natives support the already functioning lix-gobol dowlad goboladeed, Koonfur Galbeed. If saan ku socoto xaaladda, it will get much worse. I hope in si nabadeed lagu xaliyo, but dad yar calooshood u shaqeystiyaal ayaa lagu shaqeysanoyaa oo Xamar laga soo diray, albeit being few and overwhelmingly facing a vocal native opposition.
-
This is what lunch in Mogadishu looked like in January
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
<cite> @Alpha Blondy said:</cite> this picture needs to be verified. i highly doubt it's Xamar. Xamar yaa u diiday. Sawirkaan Yuusuf Garaad boggiisa Facebook soo giliye bilooyin kahor. Waa hoteel Jasiira. He also posted this picture below taken at this same maqaayad on his Facebook back during the World Cup: -
Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda oo ka dhacay Baydhabo Dibadbax looga horjeeday imaatinka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo lagu wado inay maanta tagaan Baydhabo, balse dibadbaxan ay u baaqdeen sida wararku sheegayaan. Dibadbaxan ayaa waxaa ka qayb-galay dadweyne fara badan, kuwaasoo ay horkacayeen mas’uuliyiinta Koonfur-galbeed ee lixda gobol ka kooban, iygaoo socod ku maray waddooyinka Baydhabo, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo looga soo horjeedo dowladda. Markii ugu dambeysay waxaa is-hortaag ku sameeyay ciidanka booliiska ee Baydhabo iyagoo dadweynahii si nabad u bannaan-baxayay ay rasaas ku fureen, waxaana ku dhintay mid ka mid ah taageerayaasha maamulka lixda gobol, kaasoo lagu magacaabi jiray, Humoow Nishoow iyadoo laba kalena ay ku dhaawacmeen. Rasaas xooggan ayaa la maqlayay, iyadoo dibadbaxayaashu ay goob fagaare ah ku gubeen sawirka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyagoo sidoo kalena ku gubay isla goobta sawirka Nicholas Kay. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta xaalad kacsanaan ah, iyadoo ay jirto baqdin ah inay dagaallo ka dhacaan saacadaha soo socda, waxaana gabi ahaan xiray goobaha ganacsiga degmada. http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta25-48022.htm
-
Mudaharaadkii Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca ee Maanta Ka Dhacay Baydhabo Mudaharaad balaaran oo lagu dilay Labo Ruux Sedax kalena ku dhaawacantay ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed, iyadoo ciidamo ka amar qaata Dowlada Muqdisho ay rasaas huwiyeen dadkii Mudaharaadayay. Mudaharaadkaan ayaa ka danbeeyay kadib markii laga warhelay in Magaalada Baydhabo uu kusoo fooleeyahay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho C/weli Sheekh oo markii danbe baaqday. http://www.ishabaydhaba.com/?p=62291
-
Mogadishu airport under construction pics
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @YoniZ said:</cite> When you rely on somali websites in the calibre of caasimada.com & Co. You end up like our beloved General M S Sahaf of Mogadishu. Eagerly waiting reaction from his counterparties in Garowe and Hargeisa Caasimada, Shacabmedia iyo Saadaal are just the latest incarnation of the old beeenaalayaal: Dayniile, Idamaale, Qaadisiya and Waagacusub. Remember them? Taloow wali ma jiraan? Who can forget beentii weyneyd ee Waagacusub.com by reporting high-ranking Xabashi sarkaal shooting himself on the head SEVEN times in 2007 at Xamar. -
Hiiraan online misleading
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Upon further little online searching, now I know where they sourced my original picture from: Wikipedia's Mandheera page. Ma anaa garan. -
Hiiraan.com beentooda ka yaabay. They are reporting some clashes in Mandheera. What caught my attention was their misleading picture posted above accompanying the report, claiming it is Mandheera. Here is the link to their report: http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta24-48015.htm It is a picture I took myself on back in early 2009 in Nayroobi and posted on SOL in 2009. Waa xaafadaa degnaan jirnay reerkeena from 1992 to 2000. I left at 1996, so when I went back to Nayroobi in 2009, I visited gurigaa degnaan jirnay in Southland, Langaata and took pictures of xaafadaas. The original picture's link I posted on 2009 does not work, but cache from Google does. Here is the cached link: http://tinyurl.com/ob6z8rc It isn't only this picture. Many sites use the pictures I took on Islii in 2009 that was posted on SOL on that year. If you google Islii on Google Images, my pictures are on there used by many sites without sourcing.
-
AMISOM TO LEAVE SOMALIA IN 2016 – ENVOY
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
If it ever happens, ciidamo magaca Qaramada Midoobay huwan ayaa lagu badalaa. Same ciidamo, different koofiyad. Ugaandha already sent dozens of ciidamo 'Qaramada Miidobay' ah in Xamar, 'protecting' QM offices, QM personnel and such. I don't even think they sent. They just changed their koofiyado and their repainted their military cars. -
And again, if proponents of this fantasy federalism were honest enough and not be against the unity of hal degmo alone, marka maxaa been la iskugu sheegaa. How can it (fantasy federalism) even unite gobollo kale kala jaan iyo jini ah. Yaab badanaa. Yes, yes, yes, fantasy federalism would 'organically' unite Soomaaliya as a whole. Yea, yea, let's start it with Gaalkacyo.
-
<cite> @DoctorKenney said:</cite> I don't understand how some people STILL want Somalia to have a centralized administration?!? I mean, when have Somalis EVER in our history have a centralized administration, before the Italians came into our country? The 1960-1991 period was the ONLY period when Somalia was governed by one Administration, and it was an abject failure so why would we try it again? A United Somalia can only grow organically from several federal States who willingly choose to participate in it. It can't be forced upon us, like the way it was forced upon us in 1960 when the Italians and British left. So why are you against the unity of Mudug and Galgaduud, as per the constitution dictates and as it agrees into this federalism fantasy of yours. Sheekadaada waa la jiifiyaa banaan, la joojiyaa banaan. And if you do think this federalism fantasy is not imposed into Soomaalida, waa riyooneysaa. What is Kiinyaatiga planning in Jubbooyinka. What is Xabashada's plan than but to have a bantustan obedient states in Soomaaliya or to remain perpetual competing states. Laheystiyaal isheysta. This fantasy federalism of yours is already failing before it even takes a single step. It is already creating too many hostilities before it is even implemented. It is already drawing interclan wars before so-called states are even created. If it weren't Barbaarta-controlled regions in Koonfurta, there would have already being clan wars and back into to the dark days of '90s, only names changing. Barbaarta is the only reason it is not happening that now in Shabeellooyinka, Baay, Jubbooyinka, Gedo and Bakool. And if this so-called federal state in Bari u hanjabeyso dowladii dhexe Soomaalida dhan ka dhaxeysay, what do you think if there were more of it, proxies controlled by Xabashada and Kiinyaatiga. What power would dowladda dhexe have then. Runta maala isku sheego. Interestingly, Xabashi-occupied Soomaali Galbeed is a 'federal' state, but Ileey and his co. never defy any Xabashi policies towards to that land, including separating Dirirdhaba and Xarar out of Soomaali Galbeed region. if a Soomaali government maamuli lahayd Soomaali Galbeed and did exactly like that, you won't need to know what would have happened. Why? Soomaalida iyaga lee iska adag, but the moment a foreign controls them, they are very obedient.
-
The same reason as the Zionist terrorists who leave from Mareykanka and other Galbeedka countries to go to Falastiin to murder innocent civilians. Horta why doesn't CAIR try to prosecute them for war crimes and crimes against humanity? I know no Zionist-controlled Reer Mareykan judge will allow to proceed the case go further, but at least it will be bring more mainstream attention into this issue.
-
Between 1978 and 1987, 30 shark attacks were documented off of Mogadishu’s famous Lido Beach. All but two were fatal. Wiil aan adeer u ahay ayaa ku jiray dadka uu cunay ama ku goostay xeebta Liido libaaxbadeedka. It was in mid '80s, probably 1986. Ma xasuusti shaqsi ahaantiisa, laakiin geeridiisa ayaa maqli jiray. Eebbe ha u raxmado. It was also why ciyaalkeena xaafadda yar yar in late '80s, we used to go to Iskool Bulusiiya beach to swim. It was much safer and water much shallow. There was also a jamal barrier, which we the boys assumed after the jamal being very dangerous, libaaxbadeed-infested and deep. Also my sister used to take us in her car in early to mid '80 to Jasiira beach every other Friday until she moved to Liibiya in 1985. Oh, how I missed anagoo wada badan iska buuxino her little car with nothing but towels and shorts.
-
Interior of the museum. Exterior of the museum. Soomaaliya's national museum. The interior picture was taken in late '80s. Those artifacts were shown were hundreds of years old. The museum itself would have been a century or so old by now, I believe. I hope to dear Eebbe someone somewhere out there saved those artifacts.
-
<cite> @galbeedi said:</cite>No excuse. Reel hebel baa hub laga dhigayaa iyo waxaas. Kan isku sheegaya gudoomiyaha xisbiga nabada ee hadana difaacaya warlordhada, Mr. Célaahi sheekh Hassan is done as a politician. Kan 'guddoomiyaha' ururkaas sheeganaayo, waa C/llaahi Sh. Xasan, Cumar Filish and this Daaci dude were all former mooryåån commanders under the Muuse Suudi Yalaxoow's former stronghold of Wadajir, the very same place now this Daaci dude want to continue to rule, as he did in the past five years, even xataa markii laga qaaday guddoomiyaha degmada. So no wonder Cumar Filish and C/laahi Sh. Xasan, former comrade mooryåånimo in arms with Daaci, are siding with this very tuug. Yalaxoow might soon speak too, who knows.
-
Qof intaas oo hub iyo kuwa kale qarsan magaalo madax dowlad la aqoonsanyahay ka taliso loo ogolaan karo inuu hubkaas ku heysto ma jirto. Ama hubka dhig ama xoog lagaaga dhigaa. Waa isku waardiyeyaa kulahaa. Waardiyenimo my back. Mooryåånimo fiinaa wiito ma soconeyso. Shantii sano u dambeysay xoog ayuu ku heystay degmadaas Wadajir, dadka deegaankaas degana baad ku haaye, isbaarooyin mooryååntiisa u dhigan jireen ama canshuuro baad ah ugu qaadan jiray guryahooda. Waa mid kamid ah tuugadii ugu weynaa Xamar ka jiray sanadihii u dambeysay. Eey eey dhalay. Asaga iyo guddoomiyaashii hore degmooyinka kale isbiirsi tuugnimo ku dhisan ayee sameysteen bilooyin kahor, inay qalalaasaha Xamar ka jirto sii badiyaan, si jagooyinkooda loogu soo celiyo. Daacigaan should also be charged with the murders of whoever died in today's raid. In taas loogu haro ma'aha. Fuleynimo ugu cararay meeshuu deganaa, xataa mooryååntiisa ka cararo. Ma'ogi waxee u difaacayaan nin saas ugu cararaayo aananba kala jecleen daryeelkooda. Jidkee mareen Qanyare, Yalaxoow, Max'ed Dheere, Ilqeyrte, Bashiir Raage, Caydiid Yariisoow, Cismaan Caato iyo baandadooda kale waa in la marsiiyaa ninkaan iyo kuwa la mid ah damacsan Mooryåånimo 2.0. Kuwaas ka awood, maleeshiyo iyo dhaqaalo badnaa wey quusteen, maxaa u yaalo mooryåånkaan sanadihii u dambeeye soo baxay marka.
-
Is Geeddi against Quraanka lagu dhaqmo iyo shareecada? Tartama, tartama uu ku haayo maxee tahay. Iyadoo shareecada lagu dhaqmaayo ayee ururrada tartami karaan. Wuxuu u hadlaayaa kan maanta Masar xoogga ku heysto la dhaho Siisi camal. Xaaji Yaasiin wuxuu soo qaatay lixdameyadii bilowgeeda sababtii baarlamaanka waagaas jiray shareecada u qaadan waaye laakiin wax faahfaahin ah kama bixin sababta. Xildhibaanada waagaas jiray shareecada ma diidaneen ee habka loo mari lahaa iyo xiliga la qaadan lahaa isku qilaafsanaayeen. Sida ay isku qilaafsanaayeen habka loo qori karo Afsoomaaliga ayee iyagana iskugu qilaafsanayeen goorta la qaadan karo shareecada iyo xiliga. Badankooda waxee qaateen arragtida ah in dib loo dhigo maadaama dalka madaxbannaanimadiis cusbeyd oo wali salka dhigan. Soomaalida waagaas jirtayna reer guuraa ayee iska ahaayeen waxba qori karin, waxna dhigi karin. Marka arrin sahlan ma ahayn. Hadda kahor dood BBC ka baxeysay lagu falaqeeye arrimahaan oo xildhibaano waagaas ku jiray baarlamaanka ka hadlaaye.
-
So they unwittingly 'discovered' these aayado, right? When Allah desires to guide someone, He expands his breast to Islam. When He desires to misguide someone, He makes his breast narrow and constricted as if he were climbing up into the sky. That is how Allah defiles those who disbelieve. (Quraanka kariimka 6:125) [A]ll those who follow My guidance will not go astray and will not be miserable. But if anyone turns away from My reminder, his life will be a dark and narrow one … (Suurada Ta Ha: 123-124) This is exactly why cibaadanimada is extremely stressed in Quraankeena suuban. It saves one's soul. It connects one's soul to its Source, its Mighty Creator. Human beings' souls/spirits are more like a computer software. The soul constantly needs software updates (cibaado) to ward off vice temptations (viruses). These vice temptations -- be it drugs, alcohols, guilty pleasures and such -- diminishes one's soul's to the point of no return. These temporal vice pleasures also bring what the human soul cannot handle properly without a Divine connection and guidance: Depression, anxiety, restlessness, misery, gloominess, stress, panic attacks and ultimately always being a pessimist. You name them. Humans cannot stop feeling 'guilty' even if they don't believe in a true Creator who created them. Why does one need to feel 'guilty' if one doesn't believe its Creator? To whom is one feeling guilty to? To the government? To the parents? To their spouses? To their 'morality'? and what 'morality' and whose 'morality'? They don't even know, yet they are still feeling guilty. Atheists are a prime example. They can't rid of this -- the feeling of guiltiness about all those vice temptations, including drugs and alcohol. That is why they have those secular rehabilitation centres. It is not enough since because it is purely secular, only saving the body and not the soul itself, which they don't believe to exist. That is why most are in relapse or in very restlessness, always worrying about something. The soul constantly needs undisturbed and direct connection to its Creator. Otherwise it gets thirsty and emptiness, which will eventually cause suicide or suicidal tendencies. Eebbe ha naga haayo. Gaal lama yaabi oo daroogo iyo qamri isku daldalaayo laakiin waxaa la yaabaa Soomaali qaangaaray asagoo maankiisa saafi yahay daroogo iyo qamri inuu isticmaalo bilaabo. Qamri waa biloow. It won't be enough with shaydhaan whispering. Xashiish is next. Won't be enough, the unseen whispering says. Then comes the heavy ones. Still not enough. Nothing will be enough for the whispering shaydaan until one's soul is destroyed in no point of return. No much of money, no material possessions unimaginable will save one's soul. Nothing since the soul itself is empty vessel.