Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I blame horyaalka Champions League. Mid waalan watched too much of it and thought he could make a decent profit from it by importing it to Soomaaliya. Eey eey ah, muxuu mooday some kind of kooko? Soomaali qamri uma baahno, ibtilo ku filan wey heysataa.
  2. Muniira Kuuseey will not win the seat in this ward I live at because she is against the crack-smoker and drunk who is still unbelievably popular in this part of the city, but she will have my cod. Any Soomaali will always have my vote, including the school trustee candidate, Mudane Galbeyti, in this same ward in this election as well.
  3. Qabiilada magacyadooda la sheeg sheego faa'ido laga helaaya ayaaba iska yar. Only qabyaaladists addicted to qabiil qurunkiisa ayaa ka maarmin qabiil iyo magacaabidiisa. Waa ceeb weyn nin weyn maanta dhan ka hadlaayo qabiilkaan iyo qabiilkaas. It also says more about himself, about how low and less self-confidence he has, instead ku gambanaayo qabiilkiisa and fairy tales. Only dadka nolosha ka dhacay, la dhacday ayaa qabyaalad iyo qurunkeeda xiiseeyo. Having said that, as a moderator, let me take you back to 2001, when this forum was new. Naming clans and discussing them were allowed in those early months. It then attracted kuwii nolosha ka dhacay, initiating cyber clan wars, insulting qabiils explicitly. That was when the decision was made. And it worked fine for those 13 years, even though qabyaaladists are still on here iyagoo gacmaha cun cunaayo to name clans and insult.
  4. Dhagaxtuur, wararka Soomaalida waaka dambeysaa see camal. Warkaaga gaaridameer soo saarnaa filaa. Cali Ameerika bartiisa Facebook ayuu soo giliye warkaan bil kahor asagoo Xamar joogo. Markaas ayaa Beenbeensii Soomaali ka wareysatay dhacdadaas. Toddobaadkii hore kanaalka KTN ee Kiinya laga leeyahay wareystay. I guess it is where this BBC program got it from. Waa dhacdo xanuun badan. I met him twice, in Toronto in 2009 and in Nayroobi in 2011 at Kowda Luulyo party he organized at old safaaradda Soomaaliya that was then recently reacquired by dowladda, specially as a result of his tireless endeavours. It was unforgetful night, the biggest Soomaali celebration ever in Nayroobi, thousands of Soomaalida iskugu yimid. Axmed Naaji iyo marxuumad Saado Cali, Eebba ha u raxmadee, were there, among others. Waa nin u qalma danjirnimo.
  5. Ninkii qoray buuggaan qoraal ayuu soo saaray maalin dhawayd. Haddii xadgudub la ii geysto, haddii dhiigeyga la baneysto, haddii la i dilo Umul iyo kuwa la mid ah ayaa ka masuul ah uu ku qoray. Waxa kale aad ugu xumaa uu qoraalkiisa ku qoray hoteelkuu Islii ka deganaa in laga buriye, mid kale laga kireeyana cadaadis lagu saaray oo uu waaye. Yaab iyo barkeeda.
  6. <cite> @burahadeer said:</cite> yes its prerequisite in the countries they in, i.e they are required to submit every name,addres,telephone number of their daily transactions usually on weekly bases.They get taxed on that. Dahabshil won the case against Barclays and the latter(Barclays) was fined by the court to pay Dahbshil all the expenses he spent during the litigation. Dahbshiil is definitely the largest Xawala, not only in Somalia but thru out Africa,countries like Ethiopia,kenya,tanzania,uganda,rwanda,S.Africa as far as Nigeria etc.All NGOs,UN etc use him plus the arab world,S.E ASia like Malaysia, Australia and certainly Europe and the Americas.Now he opened banks in Hargeisa,Burao and Jubouti but not sure how effective these are so far. Saas oo ay tahay they are still functioning and dealing in their business like sidee ahaayeen in '90s when they were a minor player, at least here in Koronto, Kanada. No horumar whatsoever. Not even geesmar, but darn gadaalmar. Their headquarters in this city is still their crumbling, decrepit second floor old dirty dilapidated plaza at Weston and Lawrence. No detectable renovation whatsoever in 15 years. Cariiri walaa wasaq, and yet they transfer thousands of dollars a day. Few months ago while there sending some xawilaad, isheyda ayaa qabatay waraaq meesha saarneyd ku qorneyd 'daily transactions' that had the balance of $14,000. That is close to a minimum of $100,000 a month in a slow month, a mininum of five million dollars passing a year in that ramshackled 'office,' which is the busiest in Toronto. And yet ilaa iyo hadda wey dayactiri la yihiin si weyn ka ahayn repainting once few years ago. Haba sheegin inay meel weyn kale u guuraan, which their business requires as it outgrew long ago where they are. It is practically still the same since 2000, the first time I used at least and they probably located in the same cariiri space in '90s. Xataa jaraanjarada aad u koreysid madaxa ayaa darbiga kor ku dhufsanee because how low it is. Forget about it is dirtiness and its dated carpet. (And did I mention how rickety it is?) Granted they don't own the building, but they can move to a larger space found all around in their area.
  7. Buuggaan kuwa wadaado sheeganaayo oo ka qeylinaayo arkay. Inta yar kooban aan ka aqriye wax laga qeyliyo kuma arkin. Waxaa yaab ah qofkii qoray buuggaan qaar ayaaba dhaarasho ugu marooyo inay dili doonaan, kuna 'shahiidi' doonaan. Yaabka adduunka. And how ironic since this very book deals with this.
  8. Buug ka hadlaya Xadka Riddada oo lagu soo bandhigay Nayroobi Buug cusub oo ciwaan looga dhigay 'XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH' isla markaasna lagu soo koobay qoraalo ka hadlaayo xadka riddada, qeexitaana ku sameynaayo ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi. Buuggaas oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil oo ah dhaqaalo-yahan horay u qoray shan buug oo kale, ayaa wuxuu ku soo koobay mowduucyo ka hadlaayo; Qeexidda Riddada. Xumaha iyo taariikhda gaaleynta Muslimiinta, Dagaalladii Riddada - Xadka Riddada, Xukunka Ilmaha riddooba, Riddada iyo Siyaasaddeynta Diinta iyo waliba Cilmi baaris kale. Qoraaga ayaa ka hadlay sababaha ku dhaliyay in xiligaan uu qoray buugga (Xadka Riddada) iyo sababaha ku dhaliyay asagoona su’aallo qaarkood Diini ah oga jawaabay dadkii ka qeyb galay xafladii lagu daahfuray Buuggaas. “Muhiimada Buuggaan uu xambaarsan yahay waxey tahay in la fahmo mowduucyada ku qoran oo ay ka mid yihiin sida qof loo riddeyn karo ama uu diinta oga bixi karo, waxaana ognahay in dhibaatooyinka Somalia ka jirto ay ka mid yihiin in diinta lagu baneysto dhiiga dad muslimiin ah oo la yiraahdo wey riddoobeen, marka arrimahaas ayaa igu dhaliyay inaan qoro buuggaan “ayuu yiri CabdiSaciid Cabdi Ismaaciil oo ah Qoraaga Buugga, sidoo kalana sheegay inuu aaminsan yahay buuggiisa uu ku soo beegmaayo xili aad loogu baahan yahay. Buugga oo ka kooban 132 bog, ayaa waxaa ku jiro 14 mowduuc oo kala duwan, kuwaasoo uu qoraagu ku soo arruuriyay cilmi baaris uu sameeyay. Sidoo kale qoraaga ayaa buuggiisa ku faah-faahiyay, waxey shareecada Islaamku ka qabto dadka riddooba iyo fasiraad uu ku sameyay erayga Riddo. Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil- Qoraaga Buugga cusub ee “Xadka Riddada” ayaa ah dhaqaalo yahan bartay cilmiga dhaqaalaha, wuxuu horay u qoray shan buug oo uu ka mid yahay buug uu qoray sanadkii 1996 oo ka hadlaayay hor dhaca dhaqaalaha Islaamka iyo buug kale oo ku saabsan Saboolnimada sida looga baxo oo uu qoray 2002. Qoraaga oo mudo badan ku noolaa wadamada Khaliijka Carabta, ayaa wuxuu dhaqaalaha ku bartay Jaamacada Umul Qura ee Sacuudi Carabiya asagoona markii hore ka mid ahaa ardaydii Jaamacada Umada Soomaaliyeed. Riddada oo inta badan qorayaasha Soomaaliyeed aynan buuggaag ka qorin, ayaa hadana waxaa jiro buuggaag Luuqada Carabiga lagu qoray oo oo ku saabsan Riddada. Waxaana ka mid buug uu qoray Sheekh Maxamed Qazaani Al Mucaazir oo u dhashay wadanka Masar- buugaas oo lagu magacaabo [Al Sunatu Abu-Nabawiyaha beyna Ahlul Fiqi wa Ahlul Al Anthaar]. http://www.hiiraan.com/news/2014/sept/wararka_maanta15-48311.htm
  9. Markee adeeradooda soo wacaan oo la yiraahdo ilma'adeeradiina ayaa xanuunsan ee wax soo dhiiba. Markee habaryaalkooda soo wacaan oo la dhaho ilmahabreedkiina jiran ee wax keena -- aan aragno shisheeyaha ay guursadeen inay 'romantic' doolarka deeqsi ku yihiin iyo in kale sida ragga Soomaaliyeed.
  10. Haye Yaabane, wali 'halgankaaga' ma wadaa? Laakiin qoraalkaaga boggaan ku qoran inaa the tabloid Daily Mail kasoo guurisay u egtahay. 'Illegal immigrant' iyo waxaas maxee yihiin. Teeda kale kuwa Soomaalida ahayn maxaa ugu soo dartay?
  11. Lama yaabin, mana la yaabani Reer Galbeedka media using this term increasingly in the last two to three years. Waxaa la yaabaa qof Muslim sheeganaayo in straight-up face copying the non-Muslims, especially the slanted Western media, by mindlessly writing this loaded word "jihadist." This word is increasingly being used by warbaahinta Reer Galbeedka, without any distinction or historical reference. Awal waxee sheekada ahayd 'Islamic militants,' 'Muslim extremists' iyo 'Islamists.' Now all-fits-one word heleen, not to mention very catchy one. Dadkiina Muslimka ah isla ilaaliya inaad isticmaashaan ereygaan. Dan weyn, mustaqbalka dhaw iyo mida dheerba ah, oo aadan arkin ayaa laga leeyahay ee ogaada taas.
  12. Kuwaan ciidamada Kurdishka ah buunbuuninta warbaahinta Reer Galbeedka ayeeba balaayo isku moodeen. Cagahee wax ka daayeen markee arkeen runta on last month. Dhul badan laga qabsaday. The only reason they are on that buundo now is that diyaaradaha Mareykanka ayaa kor ka waardiyeynooyo, otherwise mar horaa cagta la marin lahaa. Waxaaba ku nacay Carab naceyb ay u qabaan darteed ayeeba diinteena suuban naceen iyagoo Muslinimo sheeganaayo.
  13. Waxaan jaad ma'aha. Waa garaabo, poor man's jaad for being inexpensive and much, much worse than jaad. Maskax beelid laga qaadaa. Dadka Islii ku cuno ayaa ku arki jiray. Wax fiyoow kuma jirin, even heavy jaadcunayaasha felt pity for their mental illness. I didn't know in Xamar la geeyo garaabadaan. Eebboow.
  14. He can't do that, otherwise waa laga soo musaafurinaa meesha with his 'dirty' dhaqancelis ass.
  15. When will Norway leave our natural resources alone as well and stop supporting Kiinya's intention to steal our sea's oil? They are too kind to their own people, but too greedy and aggressive against others' natural resources. Waa faarabuutiyaal.
  16. The prime minister and Qaramada Midoobay envoy, Nicholas Kay, were secretly planning to visit Baydhabo on yesterday (Monday). But locals got wind of it and started an abrupt demonstration against them. Then two protesters were shot by militia under 'police' attire. One died, the other seriously wounded. The prime minister and the UN envoy immediately cancelled their trip. They were against them because the prime minister, along with the UN envoy, support the three-gobol maamul goboleed, which they want to force the natives to accept. The natives support the already functioning lix-gobol dowlad goboladeed, Koonfur Galbeed. If saan ku socoto xaaladda, it will get much worse. I hope in si nabadeed lagu xaliyo, but dad yar calooshood u shaqeystiyaal ayaa lagu shaqeysanoyaa oo Xamar laga soo diray, albeit being few and overwhelmingly facing a vocal native opposition.
  17. <cite> @Alpha Blondy said:</cite> this picture needs to be verified. i highly doubt it's Xamar. Xamar yaa u diiday. Sawirkaan Yuusuf Garaad boggiisa Facebook soo giliye bilooyin kahor. Waa hoteel Jasiira. He also posted this picture below taken at this same maqaayad on his Facebook back during the World Cup:
  18. Dad aayahooda ka tashtay ayaa sandulisnimo lagu wadaa wali. Dad inay ismaamulaan rabo ayaa kuwa calooshood u shaqeystiyaal ah inay maamulaan la rabaa. Waa yaab. Dhiigaan daaday horaa loo sheegay inay dhici doonto, dhiigag daadan doonaan.
  19. Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda oo ka dhacay Baydhabo Dibadbax looga horjeeday imaatinka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo lagu wado inay maanta tagaan Baydhabo, balse dibadbaxan ay u baaqdeen sida wararku sheegayaan. Dibadbaxan ayaa waxaa ka qayb-galay dadweyne fara badan, kuwaasoo ay horkacayeen mas’uuliyiinta Koonfur-galbeed ee lixda gobol ka kooban, iygaoo socod ku maray waddooyinka Baydhabo, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo looga soo horjeedo dowladda. Markii ugu dambeysay waxaa is-hortaag ku sameeyay ciidanka booliiska ee Baydhabo iyagoo dadweynahii si nabad u bannaan-baxayay ay rasaas ku fureen, waxaana ku dhintay mid ka mid ah taageerayaasha maamulka lixda gobol, kaasoo lagu magacaabi jiray, Humoow Nishoow iyadoo laba kalena ay ku dhaawacmeen. Rasaas xooggan ayaa la maqlayay, iyadoo dibadbaxayaashu ay goob fagaare ah ku gubeen sawirka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyagoo sidoo kalena ku gubay isla goobta sawirka Nicholas Kay. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta xaalad kacsanaan ah, iyadoo ay jirto baqdin ah inay dagaallo ka dhacaan saacadaha soo socda, waxaana gabi ahaan xiray goobaha ganacsiga degmada. http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta25-48022.htm
  20. Mudaharaadkii Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca ee Maanta Ka Dhacay Baydhabo Mudaharaad balaaran oo lagu dilay Labo Ruux Sedax kalena ku dhaawacantay ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed, iyadoo ciidamo ka amar qaata Dowlada Muqdisho ay rasaas huwiyeen dadkii Mudaharaadayay. Mudaharaadkaan ayaa ka danbeeyay kadib markii laga warhelay in Magaalada Baydhabo uu kusoo fooleeyahay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho C/weli Sheekh oo markii danbe baaqday. http://www.ishabaydhaba.com/?p=62291
  21. <cite> @YoniZ said:</cite> When you rely on somali websites in the calibre of caasimada.com & Co. You end up like our beloved General M S Sahaf of Mogadishu. Eagerly waiting reaction from his counterparties in Garowe and Hargeisa Caasimada, Shacabmedia iyo Saadaal are just the latest incarnation of the old beeenaalayaal: Dayniile, Idamaale, Qaadisiya and Waagacusub. Remember them? Taloow wali ma jiraan? Who can forget beentii weyneyd ee Waagacusub.com by reporting high-ranking Xabashi sarkaal shooting himself on the head SEVEN times in 2007 at Xamar.
  22. Upon further little online searching, now I know where they sourced my original picture from: Wikipedia's Mandheera page. Ma anaa garan.
  23. Hiiraan.com beentooda ka yaabay. They are reporting some clashes in Mandheera. What caught my attention was their misleading picture posted above accompanying the report, claiming it is Mandheera. Here is the link to their report: http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta24-48015.htm It is a picture I took myself on back in early 2009 in Nayroobi and posted on SOL in 2009. Waa xaafadaa degnaan jirnay reerkeena from 1992 to 2000. I left at 1996, so when I went back to Nayroobi in 2009, I visited gurigaa degnaan jirnay in Southland, Langaata and took pictures of xaafadaas. The original picture's link I posted on 2009 does not work, but cache from Google does. Here is the cached link: http://tinyurl.com/ob6z8rc It isn't only this picture. Many sites use the pictures I took on Islii in 2009 that was posted on SOL on that year. If you google Islii on Google Images, my pictures are on there used by many sites without sourcing.