-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
<cite> @YoniZ said:</cite> AUN Saado iyo intii gardaro lagu dilay. What I don't get is why until now, there is no security guards accompanied with MPs. If they system can pay expensive hotel bills for MPs why not security guards that accompany with them in their city travels. These cowards (Alshabaab or any other assailants) don't blank shoot the ones with security guards. Badankooda hal waardiye la socdo, siiba kuwa magacooda la yaqaano. Xildhibaankii u dambeeye la dilaaye isla bishaan, Maxamed Maxamuud Xayd, waxaa lala dilay waardiyihiisa. Hal waardiye iyo laba waardiye gaari kula saaran waxba kaama celin karaan haddaa gaariga saarantahay jidgooyo loo dhigto oo gaarigaana baas ooda loogu qaado. Meesha waxee u egtahay basaasiinta iyo jaajuusta u shaqeyso Barbaarta ayaa aad ugu badan oo hoteellada hoostooda fadhiyaan, bannaankooda fadhiyaan, maqaayadaha kula fadhiyaan oo maalmo kula socdaan, maalinta u dambeyso ay rabaan ku dilaana wey soo qorsheystaan. Basaaskii meesha u fadhiye u soo sheegaayo hebel hadduu maqaayadda, hoteelka, dukaanka, iwm, kasoo baxay. Iyagana bannaanka kugu sugaayo oo markaa gaariga gishid xoogahoo socotid gaarigooda jidka ku goynaayo, baas ku furaayaan gaarigii kale. Maalin dhawayd boggiisa Facebook Yuusuf Gaarad wuxuu kusoo qoray: 'Nin ayaa maanta wax laga weydiiyay Shabaab. Saa ku ye: Anigu weligeey nin ila jooga ma xaman. Taas waxee ku tusineysaa kala shakiga maanta heerka uu maraayo. Qof la isku haleyn karo iska yar. Eebbe janadiisa fardowso haka waraabsho walaasheen Saado Cali Warsame. Reerkeeda samir iyo iimaan.
-
The Birth Of A New Reality In The Middle East
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to CidanSultan's topic in Politics
Waxaa la yaabaa Soomaalidaan Shiicada aad loo nacsiiye, courtesy of endless Sacuudi spoon-feeding of mindless Soomaalida, propagated by Reer Surwaalgaab. Sacuudiga iyo Iiraan siyaasad ayaa ka dhaxeyso that is nothing to do with Shiica iyo Sunni. Laakiin dowladda Sacuudiga made them this bogeyman in the Sunni world. If Sacuudiga cared about Sunni iyo diinteena Islaamka suuban, why is dowladda Sacuudiga then never even mildly condemning about what is going on in Falastiin today? Hadal kasoo yeeray maleh ilaa iyo hadda. They call Xamaas 'argagaxiso' and supported the coup against Akhwaan Muslimiin. So-called Sunni Carab leaders who are under Zionist-terrorist and its puppets influence: Sacuudiga Urdu Masar Imaaraadka Kuweyd Cummaan Marooko Aljeeriya Tunisiya (especially under the old dictator before he fled) The Sunni prime minister of Lubnaan Who are against the Zionists and its puppet, Mareykanka: Iiraan Suuriya Xisbullaah The real Sunni leaders are Bakistaan, Maleysiya, Indoneesiya, Buruneey iyo Bangaladeesh. Those countries never recognized the Zionist-terrorist state; you can't even enter those coutnries with a passport that has a Zionist-terrorist visa. Reer Turkiga are on their way too, even though their old dictator governments tried hard to be a puppet of Zionist-terrorist state. Viva wixii Zionist-terrorist kasoo horjeedo, xataa Reer Jabbaan. -
<cite> @Tallaabo said:</cite> Lately you have been obsessed with the Jews. Whether the modern day Israelis originated from Europe or Mars does not make any difference. They are here, in control of what was Palestine, and are basically bullying the whole world. I for one wholeheartedly support and endorse his new found hobby, err 'obsession.' It is better than his prior obsession of advocating separatism, dismemberment and division of Soomaaliya iyo Soomaalida.
-
Cadowga kasoo horjeedo horumarka Soomaaliya, gaar ahaan Xamar, ayaa waxaan buunbuuniyo. Turkiga did not give up anything. Weyna joogaan. Of course qaar ka mid ah shaqaalaheeda si kumeelgaarnimo ugu baxeen Xamar, mostly has to do with bisha Soonka and increasing insecurity in Xamar these days. They will be back after Ciidda. Turkiga have had invested too much in Soomaaliya, si been been ahna uguma baxayaan Soomaaliya. They are here to stay, albeit threatening insecurity against their personnel in Xamar.
-
A brand new modern mall opens in Hargeisa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Su'aasha igu soo dhacday koowaad waxee ahayd koronto badan sartaas u baahantahay and knowing how expensive it is in Soomaaliya, which is powered by shidaalka. Si heersare ah loo dhisay, waana ku faraxsanahay si aad iyo aad ah horumarka Soomaaliya. Waxaa kasii jeclaan lahaa magac Soomaaliyeed in loo bixiyo, laakiin waaba biloow sida magaca loo qoray oo ah 'Sacadadiin' and not the butchering 'Sa'adatin' ama 'Sa'ad Aldiin' camal. -
Dankis Che iyo Libaax. I am sure Libaax was in any-other-team-but-Jarmalka bandwagon. Jarmalka beat his American team, beat his African teams, beat again his semi-African team (Faransiiska) and who knows also had been a fan kuwee garaaceen oo gowraceen, the Samba boys. Runtii wey u qalmaan weyna istaahilaan inay Jarmalka ku guuleystaan. Being a perennial semifinalist and finalist -- waa ciyaartooy aad u dadaasho koox ahaana u ciyaaro. A true all-around team. Shalay saa u qeylinaaye waaba xabeebay. And I thought I was a rare Soomaali Jarmalka supporter laakiin meeshaa joogay kuwa iga daran Jarmalka la jiray buuxeen. I guess some of them were anti-Arjantiin, rather than pro-Jarmal. Been been Jarmalka uluma jiray. In that same place I was at yesterday, in the prior games I was relentlessly questioned about my 'Africanness (versus Gaana); was unbelievably questioned about my Islaannimo (vs Algeeriya); again questioned about why support 'cunsuriyiinta' Jarmalka (vs Faransiiska). In the end, all
-
Baarlamaankii Ugu Horeeyay oo Ay Yeelato Koonfur Galbeed oo Maanta La Dhaariyay Munaasabad lagu dhaarinaayey 82 xubnood oo kamid noqonaaya Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay kasoo qaybgalen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Golihiisa Wasiirada iyo weliba Golaha Guurtida iyo marti sharaf kale ayaa waxa ay maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo guud ahaan ka koobnaan doona 135 xubnood ayaa 82 kamin ah loo dhaariyey in ay ahaadaan Golaha Sharci Dejinta Dowlad Goboleedska Koonfur Galbeed, iyagoona udhaartay in ay daacad u ahaanayaan sharciga Koonfur Galbeed iyo hab dhismeedkeeda Lixda Gobol ee ay ka kooban tahay Koonfur Galbeed. Munaasabada waxa kahadlay qaar kamid ah Golayaasha iyo Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed oo la dardaarmay Barlamaanka Cusub ee ay yeelatay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
-
Somalia War Economy. Interesting Article
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
Why was this so-called data stopped at '2009'? Xamar maanta ayeeba ka nalal badantahay see ahayd 1989, if nalal can help anything. Every major street and avenue in Xamar has street lights now. And I don't know what nalal banaanka iftiimiyo has to do with ganacsiga iyo dhaqaalaha with no other data consideration. Perhaps nabadda iyo waxaas waa gartee. In the last two and half years, Xamar developed in more major ways than in the 20 years prior. -
Pictures - Somali President's Office got a facelift
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dacaayadda iska yareeya. U qirta sida haboon meesha loo badalay. Inkastoo muuqaal ahaan u egtahay in laga soo guuriye muuqaalka Aqalka Cad ee Mareykanka, aniga aragti ahaan waala dhacay sida loo qurxiye qolalka iyo xafiisyada Madaxtooyada laakiin mid ayaan u bogin: Sawirada meesha lagu dhajiye almiina ha ahaadaan sawiro quseeyo deegaanada Soomaaliya ama Soomaalida. Sida xoolaha, xeebaha, wabiyada, dhirta ama buuraha Soomaaliya ku yaalo. Waana ku faraxsanahay inay gabar Soomaaliyeed horseed u ahayd dadka sameeyey isku habeyntaan. Magaceeda waa Maryan Cabdulle. -
Nurse reveals top 5 regrets people have when they are dying
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
Waxaas mee regrets ugu wacaan. War kaca dheh. Since gaalo yihiin, waxaa ka sugaaye at least inay dhahaan 'I-wish-I-had-helped-others' or 'I-wish-I-was-a-better-human-being' or 'I-wish-I-donated-more' iyo wixii la mid ah. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Roome, Talyaaniga - 2014 Xuska 1da Luulyo Oo Lagu Qabtay Safaarada Soomaliya Ee Wadanka Talyaaniga Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Roma ee dalka talyaaniga,waxaana kasoo qeybgalay diplomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya,mas’uuliyiin ka tirsan dowladda talyaaniga diplomaasiyiin ka tirsan safaaradaha Caalamka ee fadhigoodu yahay Roma iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan talyaaniga. Dadweynihii kasoo qeybgalay xaflada ayaa muujinayay sida ay ugu faraxsanyihiin xuska sanad guuradii 54-aad ee kasoo wareegatay xornimada Soomaaliay waxaana goobta lagu saaray calanka jamhuuriyadda soomaaliya saqdii dhexe ee xalay. Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay oo ay ku jireen xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda talyaaniga iyo diplomaasiyiintii kale ayaa ugu hambalyeeyay shacbiga soomaaliyeed sanad guuradii kasoo wareegatay markii ay somalia ka xurowdey gummeystihii. Marwo Safiya ku simaha safiirka safaaradda soomaaliya ee dalka italy ayaa ka hadashay marxalidihii kala duwanaa ee loo soo maray gobannimada somalia waxeyna ku ammaantay geesiyaashii keennay xornimada doorkii wanaagsanaa oo ay qaateen. Sidoo kale mas’uuliyiinta safaarada soomaaliya ee dalka talyaaniga ayaa casho sharaf u sameeyay madaxdii iyo shacabkii kasoo qeybgalay xaflada ,iyadoo munaasabaduna kusoo dhamaatey jawi aad u farxad badan. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Iswiidhan - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Minneapolis, Mareykanka - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Capetown, Koonfur Afrika - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Beledweyne - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Amsterdam, Holland - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Helsinki, Finland - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaahira, Masar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
London, Ingiriiska - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Perth, Australia - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Garoowe - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jowhar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xamar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Oslo, Norway - 2014
