Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,788
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. Jacaylbaro;981308 wrote: You better say the " Tolka Fadhikudirir" ..... Tolka maybe spot on this time hehe
  2. The right idea, but the wrong goal. This should be a tip line where residents can call to report criminal activities.
  3. Somali President Seeks PM's Resignation VOA News November 11, 2013 Somalia's president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year. Sources within the Somali government said that President Hassan Sheikh Mohamud asked Prime Minister Abdi Farah Shirdon to resign on Friday, on the grounds that Shirdon has been ineffective in his job. The sources said the situation was unresolved as of Monday. The president and prime minister came to power a little more than 12 months ago as part of a U.N.-backed process to give Somalia a stable central government after more than two decades of chaos and conflict. Shirdon was a political newcomer at the time, having previously worked as a businessman in Kenya. The country has enjoyed relative peace and a budding prosperity since then, though militant group al-Shabab continues to carry out periodic attacks in the capital, Mogadishu. If Shirdoon were to resign, it would be the first major shakeup in the government since Somalia's parliament elected Mohamud as president. Previous Somali governments often fell apart because of infighting - a situation that hampered the governments' ability to defeat insurgents and exert authority. Al-Shabab was pushed out of major cities mainly by African Union troops. Even now, the Mohamud government has found it hard to settle power struggles within Somalia, where many towns are under the effective control of various clans, militia groups or al-Shabab. http://www.voanews.com/content/somali-president-seeks-pms-resignation/1787727.html
  4. Madaxweynaha Soomaaliya oo R/wasaarihiisa ka dalbaday inuu iscasillo iyo R/wasaaraha oo arrinta ka horyimid Muqdisho [RBC Radio] Sida lugu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa ka dalbadey R/waraaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” inuu xilka banneeyo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in m/weyne Xasan Sh Maxamuud oo r/wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka codsaday inuu is casillo, taasoo raysalwasaaruhuna uu ku gacan sayray. Xogaha la helayo ayaa tilmaamaya in codsigaasi uu yimid ka dib khilaaf aan soo shaac bixin oo soo kala dhex galay m/weynaha iyo raysalwasaaraha, taasoo laga dareemay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Wararka ayaa waxay sheegayaan in arrintan ay sababtay khilaaf soo dhex-galay labadan mas’uul, iyadoo ra’iisul wasaaruhuna uu billaabay inuu kulammo la yeesho la taliyeyaashiisa gaarka ah. Sidoo kale, warar ayaa iyaguna intaasi ku daraya in mudane Saacid uu kalsooni buuxda ka waayay xubno ka mida golihiisa wasiirada, taasoo sii murjisay khilaafka labada masuul oo muddooyinkii danbe ka gaabsanaya halka uu marayo xiriirka wada shaqayneed. Raiisul Wasaare Saacid ayaa waxa uu kulan khaas la qaatay 25 xildhibaan oo xildhibaanada Beelaha ******* ah isaga oo ka dalbaday in ay garab istaagaan. Xildhibaanada uu la shiray waxaa kamid ahaa Cali Khaliif Galeydh, Xildhibaan Cali Amerika, Xildhibaan Cabdi Yuusuf, Xildhibaan Xasan Abshir iyo kuwo kale oo badan. Illaa hadda war faahfaahsan kama soo bixin madaxtooyada iyo xafiiska raysalwasaaraha oo ku saabsan arintaasi maanta soo shaac baxday. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dhowr bilood ka hor sheegay inuu isku shaandheyn iyo ballaarin ku sameynayo golihiisa wasiirrada, isagoo xusay in goluhu ay noqon doonaan 23-wasiir iyo wax la mid ah, inkastoo uusan si rasmi ah carrabka ugu dhufan tirada uu ka dhigi doono golaha wasiirrada. Mudane Xasan Sh Maxamuud aya wasiirka 1aad ee xukuumadda Soomaaliya u magacaabay Dr. Saacid bishii November ee sanadkii tagay 2012-ka waxana xiligaa uu sheegay madaxweynuhu in sababta uu Saacid ugu dooray xilkan ay tahay inuu yahay shaqsi ay si aad ah isku yaqaanaan ayna wada-shaqeyn karaan. Wararka ilo lagu kalsoonaan karo aynu ka helayno ayaa tilmaamaya in madaxweyne Xasan Sheekh uu ku mashquulsan yahay wadatashiyo ku aaddan sidii ay u suuro-geli lahayd in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu is-casilo, iyadoo aan la ogeyn sida uu isku bedeli karo murankan siyaasadeed oo meeshii ugu xumayd gaaray. ________ Iimaan Maxamed Jaamac Deegaan1994@gmail.com RBC Radio
  5. ^That's the thing. We didn't compare, you and Jacaylbaro did:p
  6. Gheelle.T I met Farmaajo once, he seemed intelligent and realistic about the situation in Somalia. If he replaces Saacid, it will be an improvement. The Interior Minister have more power than Saacid.
  7. "This is more than budgets of many African countries" Forget about Somalia, what other countries is he talking about? I always thought this individual is Jacaylbaro.
  8. I think this is where Faroole makes sense. The so called Constitution needs to be completed and the powers clearly delineated.
  9. Wiil Cusub;985394 wrote: Which planet are you from mars: A question fitting for you as well.
  10. The last cyclone was actually in December 2012.
  11. The second hurricane in three years..what is the weather pattern changing in the region changing?
  12. Tallaabo;985367 wrote: In 1988 the refugees fleeing Siyaad Barre's murder squads would gladly disagree with you. . What do those have to do with these. And it is not 1988.
  13. Maxaa ka socda Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ? Shirar gaar gaar ah ayaa ka socda Xafiisyada Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Ra'iisul Wasaaraha oo ku saabsan arrimaha la xiriira is casilaada Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo arrintan ay meel xasaasi ah mareyso. Ra'iisul Wasaaraha Saacid ayaa wada tashiyadii u dambeeyay waxaa uu Xafiiskiisa kula leeyahay, La Taliyaashiisa, xildhibaano iyo wasiiro, si uu go'aan mideysan uga qaato. Ilo wareedyo muhiim ah ayaa Jowhar,com u xaqiijiyay in wada tashiyada Ra'iisul Wasaaraha la qaadanayo ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan Ururada bulshada rayidka iyo Odayaasha Beelaha Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ra'iisul Wasaaraha uusan heysan kalsoonida qaar ka mid ah Wasiirada. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si aan leex leexad laheyn ugu wargeliyay Mr Shirdoon inuu is casilo, si uu u yimaado is bedel, inkastoo uu Ra'iisul Wasaaraha gaashaanka u daruuray. Warar aanu ka heleyno Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu saaka ilaa duhurkii uu qaabilayay Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Wasiiro, isagoo kala hadlayay arrinta is casilaada Ra'iisul Wasaaraha uu ku wargeliyay. Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in laga yaabo in Wasiiro ay is casilaan, gaar ahaan wasiirada ku dhow dhow Madaxweynaha, hadii ay arrinta sii cuslaato, waxaana loo badinayaa in go'aan kasta oo adag uu qaato Ra'iisul Wasaaraha ay keeni doonto xiisado siyaasadeed dowladda ka dhex bilowda. Lama oga tallaabada uu qaadan doono Ra'iisul Wasaare Saacid, waxaana 24-ka saac ee soo socda la filan karaa in wax walba dhacaan, maadaama shirar siyaasadeedyo aan kala go'laheyn ay ka socdaan Madaxweynaha. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe arrinta is casilaada Ra'iisul Wasaaraha. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  14. lol@Nuune, khilaaf the most commonly used word in the Somali lexicon. There's some truth to the story. Jowhar is also reporting.
  15. Yes, the pre-1991 residents of Kismayo should return:-)
  16. Xaaji. I don't think we know what politics is, specially the public.
  17. Who knew Mooge and Wiil Cusub will have something in common hehe the beauty of Somali 'politics'.
  18. You could be whatever you want to be. That's neither here nor there, but would you really incite violence because of your suspicions based on hearsay? Actions of brave nations with bellicose behavior hardly end well. Perhaps a little effort should put into thinking.
  19. Who are the sources? Even if the meeting did take place between these two men? Who was there that could possibly verify what was discussed. Sheekada waa waxaa la yiri.
  20. No one will be better off, if you think there will be winners , then you might as well live on the moon.
  21. Options? What options? Somaliland is cooking a nuclear bomb in its backyard. This will only turn into nasty tribal warfare.