-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Pakistani Man charged with killing 7 month old Somali baby.
Che -Guevara replied to Nin-Yaaban's topic in General
AUN Hamse. -
One More Complication-SFG Delegation Denied Entry by Malaaqyada Bay
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Aw Xiin. The chaotic nature of the process can throw the country back into tribal wars. Reconciliation must precede all the state building followed by careful planning. I know that's ideal, but the rush to this sort thing can bring everything down. -
One More Complication-SFG Delegation Denied Entry by Malaaqyada Bay
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shirweynaha maamul u sameynta gbollada Koofurta iyo Galbeedka Somalia oo Maanta ka furmay Magaalada Bayddhabo Arbaco, September 11, 2013 (HOL) — Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka furmay maanta shirweynihii lagu dhisayo maamul goboleed, kaasoo si rasmi ah uga furmay xarunta baarlamaanka Soomaaliya uu ku lahaa Baydhabo. Shirweynahan ayaa waxaa lagu dhisayaa maa mul goboleed loogu magac-daray Koonfur-galbeed Soomaaliya , iyadoo ay kasoo qaybgaleen shirka maanta furmay waxgarad, aqoonyahanno iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada maamulka loo sameynayo. Ergooyinka ayaa waxay ka kala yimaadeen gudaha dalka iyo dibaddiisa sidoo kale waxay ka yimaadeen gobollada Shabeelada Hoose, Jubada Hoose, Bay iyo Bakool iyadoo la sugayo ergooyinkii ka imaanayay gobollada Gedo iyo Jubbada Dhexe. Furitaankii shirka ayaa waxaa ka hadlay guddooomiyaha gobalka Bay, Cabdi Aadan Hoosoow isagoo soo dhaweeyay ergooyinkii soo gaaray Baydhabo ee ka qaybgalaya shirka, wuxuuna intaas kaddib ka hadlay in amniga degmada Baydhabo la xasilin doono shirweynaha uu u socan doono sidii looga talo-galey. Sidoo kale, waxaa ka hadlay shrka guddoomiyaha hawenka, Xaawo Sokorey iyo nabadoonnada gobalka Bay qarkood, iyagoo ka hadlay in ergooyinka soo socda ay sida ugu dhaqsi badan ay u yimaadaan, inkastoo xildhibaanada ka soo jeeda gobolladaas aysan weli imaan, iyadoo horay loogu sheegay inay kasoo qaybgalaan. Waxaa kaloo maanta ka hadley furitaanka shirka wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdullaahi Xaaji Xasan Mad-nuur, isagoo ka hadley in shirweynahan lagu dhisi doono maamul gobaleed rasmi ah oo ay heshiis ku yihiin dhammaan goballada Koonfurta Soomaaliya. Dhanka kale, wararka qaarkood ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee arrimaha dibadda uu yahay musharrax u tartami doono xilka madaxweynimo ee maamulka lagu sameynayo shirka ka furmay magaalada Baydhabo. Hiiraan Online, Baydhabo -
^Your duplicity is just amazing. Now, Xamar is different neighborhood?
-
^Click on the link.
-
Nagadaa ninyahow, there's no such thing called Somalian. Are we making up identities to expedite your political ambition? The language and the people of Somalia is called Somali. I think Safferz concisely debunked as this new attempt to redefine Somali national identity. It's a historical and political fact that Somali is the demonym for a resident of Somalia. It's both a nationality and an ethnicity that can be broadly applied to all ethnic Somalis inhabiting the Horn of Africa. I'm not sure why you are disputing this or pretending that Che's "misappropriation" is responsible for the demonym. Please don't pretend that there is anyone else but you arguing this position either or taking issue with the term Somali as a descriptor for a person from Somalia, it is a fallacious argument. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/71491-Clan-amp-the-Politics-of-Somalia?highlight=spadez P.s. My argument only applies to the use of the word Somalian.
-
No comment - Video - The Children of Mogadishu - forgotten!
Che -Guevara replied to nuune's topic in General
We accept thing as they are/ -
One More Complication-SFG Delegation Denied Entry by Malaaqyada Bay
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Nuune.It has no influence outside Xamar, and it wouldn't have any influence within Xamar if it wasn't for AMISOM. That said, the SFG is not solely responsible for resuscitating the Somali State. How long would these quasi-states continue undermining the center. You can't have proper functioning state if the provinces are more powerful than the center. -
Wafdi ka Socda Dowladda Soomaaliya oo loo diiday inay Tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Talaado, September 10, 2013 (HOL) — Kaddib markii golaha malaaqyada Digil iyo Mirifle ay dhawaan amar ku bixiyeen in wafdi ka socda dowladda Soomaaliya aysan imaan karin magaalada Baydhabo, ayaa waxaa loo diiday in magaaladaas ay galeen wafdi ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada. Wafdigan ayaa waxaa la filayay inay kaga qaybgalaan Baydhabo xiritaanka siminnaar la siinayay in ka badan 80-macallin oo ka mid ah kuwo ay dowalddu u tababaraysay inay wax ka dhigaan iskuullada ay dalka oo dhan ka furayso. Khilaafka u dhexeeya dowaldda Soomaaliya iyo waxgaradka Baydhabo ayaa wuxuu ka dhashay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay heshiis si rasmi ah ula saxiixatay maamulkii Sheekh Axmed Madoobe ee u u khilaafku ba’an ka dhexeeyay. Magaalada ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo loogu soo horjeedo shirkii Addis Ababa, kaasoo madaxda dowaldda Soomaaliya ay ku tilmaameen inay tahay mid lagu xallinayo khilaaf xooggan oo ka taagnaa maamulka gobollada Jubbooyinka. Baydhabo oo xarunta gobolka Bay ayaa waxaa hadda maamula golaha ay ku mideysan yihiin malaaqyada Digil iyo Mirifle; kuwaasoo wadashaqeyn la leh maamukii waqtigiisa dhamaaday. Golaha malaaqyada ayaa waxay magacaabeen guddi kasoo shaqeeya sidii loo qaban lahaa shirweynaha maamul u sameynta Koonfur-Gabeed ee Soomaaliya, iyadoo guddugu ay wadaan wadaan abaabul iyo gogol-xaaridda shirweynaha oo lagu qaban doono xaruntii Baarlamaanka ee Baydhabo. Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax hadal ah kasoo saarin wafdiga ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, kuwaasoo kaga qaybgeli lahaa Baydhabo xiritaanka tababarka macallimiinta. Hiiraaan Online, Baydhabo
-
Agah...
-
Soomaali waa isma dhaanto iyo dhasheed. We are no position to accuse each other of anything.
-
lol@Steadman, poor man, it was bad enough competing with Gayle, I don't add up to his misery. I think it's the way we setup your profile that's attracting these sorts. I wonder if there is science to their match making. It's match.com or ehormany.com that claims to use some algorithm to find matches?
-
Isra. I just quit eating fried chicken for three months. Making out with Oprah on-screen was horrid experience. but otherwise she got a jolly personality. P.s. A lot of the hits you are getting is short Bengalis and hairy Persians.
-
Genel Energy’s Departure From Somaliland And The Reasons Behind It
Che -Guevara replied to Carafaat's topic in Politics
Mogadishu is a bogeyman for some in Northern Somalia. This is internal politics and nothing to do with Xamar. " frameborder="0" allowfullscreen> -
Johnny. You have admit for Government that promised security to be the highest priority, this is rather disappointing to say the least. I don't think the Government has to go, but those in security sector needs to be scrutinized specially the Interior Minister, the National Security, and the military branches. If you forget tribal rants of others, you will admit there's a problem here.
-
SOL set up a fake profile for isra. I am happy to report she got many hits.
-
Some heads should roll for this one. The interior minister needs to resign or be forced out. I don't know what Minister's relation to the Prime Minister or President, but incompetency should not be tolerated.
-
Mogadishu - Crazy Town: The cure? Being locked with a hyena
Che -Guevara replied to Saalax's topic in General
Alpha Blondy;976479 wrote: Salaax, abti, you're slightly overdoing the anti-Mogadishu-ism ee isku xishood. mental health is no laughing matter. You knew it's bad when Alpha tells you isku xishoo. Some here need institutionalized. -
Cambuulo. Are these your pics?
-
Vision 2016: Principles and reccomendations
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^Don't come back.