gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. allaha u naxariisto dadkaas xaq darada lagu xasuuqay imaana ugu badelo dadkoodii Rahu inta roobka lagu jiro wax ma garto kuuna garaabi maayo iska suga inta xafladu dhamaanayso.
  2. tusbax furtayna ka daran,runtu waxay tahay mar hadii lakala qaybsamay oo aanan dib u helayn duca qabe kaligi taliya ah in wadaadaada loo noqdo kuwooda saliimka ah kuwa qurbaha dawladaha kusoo dhisayna lagasoo saaro awaamir adag ugu yaraan xadhig adag iyo in kaniiniga sonkorta loo diido haday wadanka fowdo kulasoo noqdaan iyo gobalaysi.
  3. aaway maradii cagaarnayd ood calanka ku sheegteen? laas qoray ma snm baa ka talisa?
  4. Aqoonsigii waa yimid hadii saado idiin heesto,,,taas anaa kuu huba.
  5. Fitnada allaha suuliyo Horta xaajiyow adigu war keen baad tahay inta badan dadka aan ka farxin,balse wiilkaan yar oo kugu noqday kaluunkii shark dhinaca kaga dhaganaa maad tiraahdid buuga qaado oo wax akhri?! mise waa adigii un oo shaatiga meel surtay?!
  6. thread kan qiimaha badan ma in mas galaad rabtaa indho jacaylow noo daa gabdhaheena iyo dameeraheena:D
  7. Waa la amaani ama waa la eedayn mar haduu masuul somaaliya yahay dhul somaaliyeedna ka taliyo Marka arintu naga qasanto, soomaalidana waa ku kala duwanaadaan ra'ayiga, anigu waxaan u arkaa in looga fadhiyay wax ka badan isku daygii marin habaabinta ahayd. maxey ka faaiday jabuuti marka eey xoolahoodii iyo maalkoodii oo dhan eey shir soomaali ku bixineysay Aragtidaada aad u fogee haddii aysan somaali wax ka dhisin sow dalal kale oo ka tira badan meel qabow oy ku raaxaystaan u noqon mayso? haba fogaane dariskeeda eeg. saaxiib cudurkeenu madaxuu u badan yahay nabadaad doonayso allaha keeno. maalin wanaagsan
  8. Mudane ismaaciil somaalidu waxay tiraahdaa waa dadaalay Waa dalkii aan walaalaha ahayn oo noo aasaasay 4.5 ceelkii ugu dheeraa noo qoday markaan salka tagnayna tacsida noo soo diray waa dalkii aan walaalaha ahayn oo qaxootigeena iska fogeeyay ganacsatadeenana soo dhaweeyay waa dalkii aan walaalaha ahayn oo markaan transit ka nahay meel kulul nagu xareeyay af faransiisna nagula hadlay Somaalidu waa bukaan jiif doonaya ayadoon gloves gacmaha la gashana in laga taabto meesha xanuunkoodu u badan yahay.
  9. inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun
  10. Somaalidu waxay tidhaahdaa dad kama daro haloo heeso inta xishoodku ka ba'ayo.
  11. Calankaas meelbaa looga dhacay in cid walba la'ag dhigo maahayn!!
  12. jini haatufkiisaan haasaawiyaayoo soo haaba leeyahay
  13. Maamul hadii garoowe lagasoo dhiso dhinac kaliya ayuu ubuusmayaa haddii dhaqaale iyo lacag loogu darana arintu waxay noqonaysaa sac geeso weyn asna ma harsado lagamana harsado, waxaa la rabaa in dadka walaalaha oo wada dagen qeybta ay maamusho p/l, si dheeli tiran oo hufan wax laysugu daro ka dibna maamulka soo ogolaado si aysan magaaladaas qiimaha badan fowdo u noqon.
  14. Waa laga guursadaa duulkaas qofkay is af gaartaan,,darisbaaban la'ahaan jiray mid ay u dhashay 11 caruura oo dhib badan ciyaalka kalena gamta u joogsaday markaad u dacwooto reerkana hal mara bay kusoo ag istaagayaan ayagoo indho guluusa leh oodan kala garanayn.
  15. :D,,, waa hagaag taladaada waan qaatay adna torayda gal ku cesho.
  16. Meeshaan waxaan filayaa in waayarka garashadu aad u gubtay!!,,dadkii ku yaqaanay ilaa 2001 wey rumaysan la'yihiin inaad gabar lahjad kulul ugu jawaabtay in ka badan 3jeer aan is khilaafno waa arinta dadkaba isu keenta, lakiin sheelaraha lugta ka qaad, waa intaa kaliya Tan kale reer maakhir ha ula tagin dagaal noocaas ah baan kusoo dhaawacmay hadii arintu faraha ka baxdo.
  17. Waad iaga gar leedahay haddaadan somali diid ahayn lakiin dadka reer awdal waa dad wax dhisa maahan dad wax dumiya xaqna waxay u leeyihiin inay ayaahooda walaalahood la qaybsadaan waxna ka dhisaan aqoonteedana waa leeyihiin, intay wakhtigooda ku lumin lahaayeen koox yar oo soomaali diid ah riyo wahmi aan dhamaad lahayna ku jirta.
  18. Waa talaabo wanaagsan oo horay loo qaaday reer awdal iyo reer sool waxa kaliya oo u wanaagsan midnimo dhexdooda ayadoon dhiig ku daadana somaali diidka si sahala bey uga xaroobi karaan haday cilmigooda iyo midnimadooda kaashadaan oo tawakalaan.
  19. Gabadha maaha arintu, makhaayadda waxa shiday waa dadka ku taliyay tacsi kal iyo laab ah iyo in ubax cas la qaato intay gabadhu bakhtiga gaalka afka ka dhunkanaysana ha la agtaagnaado ayadoo waliba hoos la fiiranayo xushmo daraadeed.
  20. Dee iyada ay uu taala, free desire ayeey bani aadumku heystaan , qaar diintooda ay ku adagyihiin qaarna waa unbelieving, anigu kaliya waxaan dhahay waxey doonto ha sameeyso iyada ay uu taala. tan kale tii alle inaan diiday miyaan dhahay? Abu hilowlow aadunuhu xor maahan waxaa kaliya oo aduunka loo keenay inuu alle kaliya u sujuudo,haduu rumeeyana waa inuusan xornimo sheegan waa intaas kaliya waxaan isku fahmayno,. tan kale shacabka soomaalidu waa dad muxaafid ah ama diin iyo dhaqan leh is yaqaana haddii gabdho meel aan fiicnayn lagu sawiro waxay is weydiiyaan waa qoladee? ka dib yay ka tahay? waa ina ayo? oo meelbaan qaraabo ka nahay waa dad aad isugu xiran wixii xumaada waa in loo duceeyaa qanuunka gaalada weeye waxa sheegta xornimo iyo cawaanimo.
  21. Idil ayaa dooratay jidkaas its up to her, ama cadaan ha doorato ama chineese. Dadka caaynaya waxaan uu arkaa dad maseyrsan, let it be dadyahow. Chimera rageedi baa tahay bro abu hilowlow waxaan islahaa dadka ilbaxnimadu la tagtay kuma jirtid!! ma waxaad ku talin lahayd dadku xor ha noqdo:D ka waran haddaan diidno inaan ka istaagno nalka cas oo gawaarida loogu tala galay markay wadada socoto? sow xor ma tihid maku socon karnaa? hadaad taas yeeshay ha diidin tii alle, tan kale masayrku aadanaha oo dhan waa ku jiraa mar laga reebo inta doofaarka cunta
  22. Mahadsanid saxiib erayga laxaha waa sidaad u sheegtay waa xidigo aanan markii hore aqoon intay tiradoodu tahay waxaan kaliya oo xasuustaa urur laxo iyo xidigta waa beri xidigaha iyo dayuxu dadkeenii reer guuraga ama reer badeedka waxay u ahaayeen (GPS ama Global Positioning System,) waxa afka qalaad loogu yeero.
  23. Sida muuqata caqli aan gabdhaho gaala kaga ceshano ma lihine ee intay yaryar yihiin ha la cayiliyo si ay u nacaan gaalku rootibuu na siiyay gurigaa ka daran wax barasho lacag la'aana ilaa aan gaarno dadku waa xor,wax xora ma jiraan hadaad diin aamintay ayadaa ku xakamanaysa gaal bakhtiyay intaasoo xamaasada ha lagu bixiyo waa arin reer galbeedka farxad gelinaysa
  24. allaha u naxariisto intii ku dhimatay,,, wax ciidama ah makasoo baxeen dhinaca hargeysa oo gacan ku dhiiglayaashii daba gala walaalo
  25. :D,,,isn't ruling puntland only one sub clan? ayaga caanihii ma gadmeen?