Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Taasaa la leeyahay ha is raacdo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  2. In dad la iska laayo dhul aadan lahayna la boobo, maaha wax wanaagsan, waayo waa wixii Dawladdii military -ga ee Somalia dhulka la simay years 1985 -1991
  3. That's why I will never going to visit Puntland and Southern Somalia, killing innocent people every day, - Pirates - Isbaaro - Qafaalasho - Dhac - Boob hantida ummadda - Car Juuq dheh - Yaa ku yidhi run sheeg - Dulmi - Bara-kac - Han-jabaad joogta ah - Aano qabiil - Dilal qorshaysan - Dhulkaaga ma sheegan kartid, like that thread posted by Miskiin Macruuf Aaqiyaar And many more
  4. Jawaab wanaagsan buu siiyay hadduu wax ku qaadanaayo. ''Somaliland baan sifaheeda guud iyo sumaddeeda gaarkaa salka kuu dhigaya, sawraceeda guud baan qalin kuugu saxayaa''
  5. Che -Guevara;796171 wrote: Gaxwo iyo bun maa kuhaya? Reer Xamar afar qooble ayaad tahay, sxb Che-Guevara, qaxwe iyo bun iyo qashar, Xamar miyaa lagu cabbi jiray waagii hore?
  6. Ha dhantaalmin waligaa
  7. Turkey waa long lost family from Somalia
  8. Somalina;795283 wrote: LOL... sheikh maa noqotey durbadiiba? Waa caadi sheikh iyo sheikh la'aan ba, waan isku kiin soo dhawnayaa ee soo diyaar garow
  9. Somalina;795279 wrote: Runtii, waa qatar rijaalkaan , waan la dhacay aniga koleyba yacni qaab u wax u wado. Guul ayaan u rajeynaaya, shaqada uu hayo aad ayey u adagtahay. Waanu isku kiin dari dee haddii laga fursan waayo.
  10. Born and bred in Burco (Hooyada Somaliland)...Grown up in Burco ''My heart is in Burco''
  11. He actually meant ''Go and buy a particular train for you''
  12. Waa Shariif kaasi, bi'i waaye go wear your glasses more often.
  13. Masha allah ilaahow u siyaadi
  14. http://toggaherernews.com/wasaarada-arimaha-dibada-britain-oo-balan-qaaday-in-ay-xafiis-ka-furanayaan-magaalada-hargaysa/ Haters eat your words