Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. :D http://hadhwanaagmedia.info/detail.aspx?id=57804
  2. Good Somali girls maba jiraan. Haddaanan khaldanayn.
  3. Count me in.. Going to my country (Somaliland)
  4. LOOOL shaqo la'aan baa ku haysa niyaw, ee orod oo camal raadso, dadku waxay iibsanayaan adiga waxba kaa waydiin maayaane.
  5. Odayada Soomaalidu waa dhib miidhan
  6. waar aniga ayaa waxaba hore u research gareeyay miskiin baad tahaye, Markii hore waxaan is idhi soo qaado Nikon coolpix p500 lakiin qiimayn badan ka dib tan ayaa waxaba ka wanaagsanaatay. Adigu haddii aad kamarad fiican doonayso, wixii aad doonto iibso, laakiin waxba ha soo fara-gelin waxaan ku khusayn.
  7. lenses-ka waxa laga faa'idayo ayaaba iska yar. Kamarada waxyaabahaa kale ayaa lagu doortaa, adna lenses baad meesha la timi!! This camera wax ceeba ma laha, the photo quality is excellent the video the CMOS sensor + more.
  8. Check it from this website, so you can see how the people rated it, + comments and rate score. http://www.jessops.com/online.store/products/80071/show.html
  9. OdaySomali;785467 wrote: :D I've just been browsing some websites and semi-SLR's have really come down in price. They used to be around the £400 pound mark but have come down to £250-300 mark... I may well be making a trip to the shops. :D qiimaha ayaad ka cararaysaa waar orod oo iska soo iibso kamarad fiican.
  10. Do you mean lithium battery, yes it does.
  11. AA is over rated, waa waxaan ku doortay.
  12. ^^^ GOOD Reer Xamarka hadalkooda waan jecelahay, siiba kal-madahan (Aa safar isla galee) - (waxeey) - (wuxoow) (woxoos) - (waxaas dhahey) - (waxbaan suubsanayaa) - (waa kuu xiisay aboowe) - (ma kasaayi). IWM Waar malaa waxaaba ii fiicnaan lahayd, anigoo abaayo reer Xamar ah iska guursada!!
  13. Sawirada resize baan ku sameeyay, oo waan yareeyay, markaan soo post garaynayay, laakiin tayadii sawirka ayuu nusqaan u gaystay resize kaasu.
  14. Blessed...Enjoy these photos I took few minutes ago. First pic is a panoramic photo
  15. XX iska ignore garee, kan waa kii waalaa KOW.
  16. IAmRevolution;785063 wrote: IMAGINE, if Puntland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Jubbaland, Banadir, Hiiraan State, South Central State, Awdal State, Maakhir were involved in giving you a Karbash? lol Nigis kaladh badane.
  17. No more clan talks please, where are the mods, these ppl are breaking golden rules
  18. Wasiiru dawlaha arrimaha dibaddu waa from Awdal guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada wa from Sool Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtidu waa from Sool and many more waanay kasoo qayb galayan iyagoo calanka Somaliland sita.
  19. IAmRevolution;785028 wrote: balse ay aaminsanyihiin inay Somaliland wax badan ku kordhin karto mustaqbalka Somaliya.. :D Hadday sidaa aamin san yihiin waa inay baryaan Somaliland ''Gadhka iyo gomadda'' intay qabtaan
  20. Dr Osman, Saliida marka lasoo saaro, wax ma naga soo gaadhayaan; SOL members?
  21. Blessed Ok I will upload some photos later
  22. ^^^ Xaqiiq ka hadal, waad ogtahay sumacada ay Somaliland ku leedahay beesha caalamka... Si karaama saraysa TFG ayaa nalooga qadariyaa siyaasada caalamka.