Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. And then Aaliyyah ayaan doonayaa blue van kayga inaan ku qaato.
  2. Nin-Yaaban;790670 wrote: Friends with benefits? Haa dee
  3. Caano_Geel

    :D

    ^^^ Dee saw may ahayn.
  4. I can be your friend, but only for a good reason.
  5. Ok let me replace that black star with blue star. Results... Unpleasant Nothing can beat the original black star
  6. Jacaylbaro;790492 wrote: Used to have one ..... I'm proud of my Somaliland one right now Saas ayaa lagaa rabaa, dhawaana waxaa laguugu badalayaa Somaliland Biometric E-Passpot Isha Allah.
  7. Somalina;790327 wrote: Kamiradaada cusub ku soo sawir passport kaaga. Passport Canadian ah baan haystaa.
  8. Yaa haysta Baasaaboor Soomaali ah? imisaa idinka mida ayaa dhalashadii bedeshay? Kolay anigu Wali Soomaali baan ahay, mana bedelin dhalashadayda Alhamdullilah.
  9. Markaas qandaraaska ayay u tartamayeen, laakiin Tekleberham iyo Afro Sino companies waxay dhisayaan airport ka Berbera China Hono Group na waxa qandaraas lagu siiyay, ka Hargeisa.
  10. Berbera runway wanaagsan way leedahay ee waxa loo samaynayaa terminal cusub oo weyn casrina ah, Hargeisa na waa runway cusub oo ilaa $1.5m ah, iyo dhulka oo la balaadhinayo iyo qurxin.
  11. ^^^^ Read that article sxb intii hore lacagta dawladda Kuwait ayaa laga sugaayay, laakiin iminka lacagtii way timi, qandaraaskiiba maanta la bixiyay, sida ugu dhakhsaha badana waa loo bilaabayaa.
  12. Sawta la yidhi Valentine ku laga roone ayuu ahaa.
  13. Gift to Somalina Faculty of medicine Benadir University Mogadishu
  14. Masha Allah waa war wanaagsan, waanan soo dhawaynayaa.
  15. ''dookh iyo caashaq baa i helay. Naftuna way daalan tahay''
  16. Somalina Maxaa dhacay? Sawirro badan oo aad soo dhigtay lama arkayo!!