Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Nabadda dhabta ah, waxay imanaysaa marka Aniga iyo Somalina aanu heshiino.
  2. Naxar Nugaaleed;776670 wrote: I far as know, the oil is in the eastern regions. fyi xasidnemo lagu ma fano caano geelow Waa maxay xaasidnimada aad sheegaysa, anigu cidna ma xaasidin sxb, waxan idhi uun markaanu lasoo baxno cidna la share garayn mayno isha allah.
  3. Glad we are not part of the weak TFG...When our oil lasoo saaro isha allah Somaliland oo kaliya ayaa iska leh
  4. ‘’In nala baryo mooyee,wax danbe baryi meeyno ,hadii shidaalkaasi inoo soo baxo’’ (faroole) :D
  5. Congratulations guys....... I hope oil to be found.
  6. Why English and Italian...There could be one official language, Waana mother tongue SOMALi. Luuqad aan Soomaali ahayn cidina uma baahna.
  7. Maybe just maybe, that's not bad idea
  8. They are helping because they want to bring back Ottoman Empire.
  9. Peace and Quiet Homes... I know some of these homes have horrible designs but try to guess the price
  10. ^^^ Sheegato, don't claim Somaliland maalin danbe.
  11. Aan maalno, hasheena maandeeq.
  12. Showqi;773571 wrote: Looooooool@1:04 Music is Haram, Tan waxaan u maleynayaa Aaliyyah ayey wax isku yihiin,,, + 1000
  13. Haye are these also Photoshop?... Wali inaad xaasid tahay ayaan ku tusayaa ee kuwana wax ka sheeg.
  14. ^^^ I still refused, niyaw ileen xaasid baad tahay!... This isn't a Photoshop, here... http://www.flickr.com/photos/truth-slinger/page5/ Bal iminkana nala muran, markaad ka bogato sawiradaa.
  15. Chimera;773512 wrote: Nairobi, with photoshop-overkill. Subxan Allah xaasid nimada jooji walaal there's no photoshop, Maxaa kuu diiday, markaad tidhi Nairobi inaad halkaa ku joogto...Soomalidana xaasidnimaan looga taag helayn!!!!!!!
  16. Berbera (Ramaas) Jan.11, 2012 – Baanka Somaliland ayaa maanta waxa soo gaadhay lacag cusub oo uu ka soo daabacday dalka dibadiisa, taasi oo isugu jirta noodhadhka 1000 iyo 5000 ee shilling-ka Somaliland. Lacagtan oo sidoo kale ay la socoto noodhadhka 500 iyo 100 shiling ayaa waxay ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera, iyadda oo masuuliyiinta baanka dhexe ee Somaliland ay ilaa shalay halkaasi ku sugayeen. Lacagtan oo lagu rogay xarunta baanka dhexe ee Hargeysa ayaa waxa Berbera ka soo qaaday saddex gaadhi oo kuwo waa-weyn ah, iyadda oo markii baanka lagu rogayey amaanka baanka hareerihiisa aad loo adkeeyay. Lacagtan 1000 iyo 5000 ee shilling ayaa sanadkii hore baarlamaanka Somaliland ansixiyeen in la soo samayn karo lacag noodh cusub ah oo ah 1000 iyo 5000 oo aan hore lacacgta Somaliland ugu jirin. Lacagtan cusub ee dalka soo gaadhay ayaa waxay saamayn ku yeelatay sarifka lacagaha qalaad oo sare aad ugu kacay, iyadda oo maanta suuqyadda Magaaladda Hargeysa lagu kala sarifanayo $ 100 doolar 650,000 oo shilling-ka Somaliland ah, halka uu maalmihii hore ka ahaa inta u dhaxaysa 580,000 ilaa 590,000.
  17. Here is the full version Gal baad ku jirtaan dah-soone Usoo kaca iilka qaadka Adduunka usoo wareega Bal daawada nolosha jaadka Mirqaanka ammuurihiisa Niikada jiibtiyo ciyaarta Marduuf ninka soo amaahday Farxadi wajigiisa gaadhay Iftiinkiyo nuurka daawo Awooduhu yeeshay daawo Nin qaadiro soo abaartay Haddaan jabanuhu u oollin Inkaartiyo cayda daawo Markuu geedka afka saaro Ammaankiyo nabadda daawo Isjiidhka kulaylka buuqa Maqaaxi afkeedu qiiqay Garaabadu weelka aastay Markay inan soo hor meerto il-jabis ku boobka daawo Mirqaan nala oogimaysid Caqaar nala ururin maysid Mar uun ii yeedhi maysid Iskaa u fadhiisan maysid Amaah ila dooni maysid Dubaab iga eegi maysid Qaxwaha agtayda yaala Markuu soo yara qaboobo Adigu soo diirin maysid Sigaar ii dhiibi maysid Afkaagana haysan maysid Haddaad ila giijin waydo Fadhiga ila joogi waydo Anigu ku islaansan maayo Agtaydan joogi maysid Markaan odayada la joogo Markuu ninba oori sheegto Adiga kugu faani maayo Hadday bacdu qaawan tahay Intaan haystaa yartahay Hadday guush iyo in tahay Hadday qori urursi tahay Hadday adagtoy xuntahay Amaahduna reebantahay Islaantuna camal xuntahay Bigays-kuna eberka yahay Barjayntuna aayo maleh!!!!!.....