Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Somalina;808111 wrote: If you want to know my clan just say so. Ever heard of Ceel Gaal? yep. So But Ceel Gaal is located in Saylac Awdal region.
  2. Oo an sixiyay in hoos loo dhigo da'da isa soo sharixi taanka golaha deegaanka kaas oo iminka 25 jir laga dhigay halka uu markii hore ka ahaa 35. Dhalin yaro badan ayaa masraxa siyaasada soo galiya dhawaan. Ilaa gudoomiyaha Baarlamanka can be 25 jir Tani waa GUUL
  3. Caano_Geel

    ila qosol

    ^^^ Xaliimooyinka masaakiinta ah?
  4. Subxan allah waa xaq darro haddii meherkeeda gacanta looga galin waayo markaad sidaa u mehersatid.Haddii kale waa dulmi if iyo aakhiro toona ku liibaani maysid, waxan ka yaabay dadka leh markay i fur tiraahdo ayay ku xujeeyaan. Meher ma iska magac u yaal baa? Ninkii ilaahay ka baqaya wuu siinayaa meherkeeda oo waliba wuu u qadimayaa, Haddii is leedahay ifka ayaad kaga awood badan tahay, ee damaaci xoolaheeda iyana aakhiro iyo ilaahay hortiisa marka la joogo ayay kaa awood badan tahay. Si kastaba intiina talada wanaagsan isiisay waan qaatay, waadna ku mahadsan tihiin.
  5. Xirsi Cali Xaaji Xasan former chief of cabinet
  6. Somaliland ma usii dhaafaysaa dee?
  7. Xaaji Xunjuf ma Muqdisho ayaad u socotaa xagaagan?
  8. Waad salaaman tihiin dhammaantiin Is $7000 OK inaad ku meher-satid? Mise way badan tahay?... Adigu se ma ku mehersan lahayd intaa? Waa maxay average-ka lacageed ee meherku? Fadlan discuss garee. Mahadsanid
  9. Waar saa tahay, oo ninku ma Al-Shabaab baa?
  10. ^^^ He is there of course next to PM
  11. 1 6 7 8 9 10 11 13 14 15 22 23 24 25