Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Dumarku niyaw horta maxay isla kala guraan, markay isa sawirayaan?
  2. ''Wax baa u dhiman walaalkaa, haddaan hooyadaa dhaline, gacal iyo xigtaba waa ninkaad dhaxal wadaagtaan'' Reer Xamarku waa walaaladayo Hargeysa (GNS)-Qaar ka mid ah Jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan Somaliland ayaa cabasho ka muujiyey qaabka ay Dawladda Somaliland ula dhaqanto, kuwaasi oo sheegay in laga tix galiyo Jaaliyadaha kale ee Reer Xamarka . Jaaliyadan ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen hab dhaqan aan fiicnayn oo Dawladda Somaliland ula dhaqantay intii ay xilka la wareegtay Xukuumada Axmed Siilaanyo. Xubno ka tirsan Jaaliyadan oo Codsaday in aan magacooda la sheegin ayaa Shabakada Gabiley News u sheegay in Xafiiska Wasiirka Madaxtooyada loo diiday iyaga oo si Meeqaam daran dibada looga saaray Xarunta Madaxtooyada wakhgi ay halkaasi ka doonayeen arrimo kaga xidhnaa. Xidhiidhka Dawladdaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa baryahan dambe soo xumaanaya ka dib markii ay soo baxeen warar kala duwan oo tibaaxaya Masuuliyiinta labada Dal is fahan waa soo kala dhex galay, waxaanay taasi keentay in ay dibada u soo baxdo khilaafka ka dhaxeeya labada Dawladdood. Sacad M. Cabdi Gabiley News Reporter Hargeysa/ Somaliland
  3. Kool_Kat;792846 wrote: Wax la'is weydiiyo maxumee, baasaboorkuu ku duulay Siilaanyo? Here
  4. Aaliyya walaalo is deji, in la is caayaa ma wanaagsana e, sidaan horeba kuuugu sheegay anigu shakhsiyan waan ka xumaahy dagaalkan iyo dhiiga daadanaya, Reer SOOL iyo Buuhoodlena waa walaaladayo.. Dawladda somaliland cidi kama xigto oo fair share ayay ku leeyihiin, markaa dee siyaasad ahaan waa la kala aragti duwanaan karaa, Adigu waad kasoo hor-jeedaa siyaasada somaliland laakiin qaar ilmaadeeradaa iyo adeeradaa ah ayaa iyaguna taageersan haddaba ama Somaliland soo raac oo waxaad tabanayso sheego haddii wax laga qaban waayo markaa, bal aan kula aragnee. Caydo way reeban tahay mar walba walaal.
  5. Aaliyyah;792616 wrote: Indeed, koolkat waa sawiro qiira badan. You are welcome sweetie Cano geel haa calanka qabilkaaga ayeey gubayaan. It has no place in buhodle and Khaatumo State. Waxba magaca ilaahay hakuso daba dhuman when it suits you. Umada la xasuuqayoba waad iska indha tiri..tan kale xaashi quranka hadaad banaanka ku aragtid in la gubo moye qashinka kuma dari kartid not that isn't something u didn't know. Qabileste baa tahay marka shekada raqiiska la caraab Aaliyyah walaal shaydaanka iska naar, waad qiiraysan tahee, anigu qabiilayste ma ihi, Somaliland na wixii caddaalad ah mooyee marna ha sugin inaan xaq darro ku taageero. Raalina kama ihi inuu dhiig daato iyo in la is laayo midna, wax walba waxaa lagu dhammayn karaa wada hadal iyo miiska dushiisa, Khaatumo state waan taageerayaa haddii ay gar hesho. Laakiin ma wanaagsan sana in xaqiiqda la iska indho tiro ama la noqdo seef la bood, adigoon waxba hubsan. waxa fidnmo wala ah qofkii nabadda diidan, gogol nabadeed baa la idiin fidiyay, waad diideen, maxaa kuu diiday haddaad wax tabanayso inaad wada hadal ku dhamaysato, intaad maalin walba waxaan dani ku jirin iyo muda-haraad iyo dagaal aad u tafo xaydan tahay???
  6. Calanka tawxiidku ku xardhan yahay ayay gubayaan ''Subxan Allah'' Aaliyyah;792592 wrote:
  7. I can't see what you are posting ukhti, especially the photos!
  8. Halkan kala soco sawrrirada goor dhaw Isha Allah.
  9. Aaliyyah;792319 wrote: ^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado. Walaal nabaddu way macaan tahay, ee gogosha nabadeed ee Madaxweynuhu idiin fidiyay aqbala, wax walba wada hadal baa lagu dhamayn karaa.
  10. Aaliyah walaal Buubaa waa dayro, reer Somaliland na way dayriyeen, markaa hadalkiisu waxba kasoo qaad ma laha nin aan dhulkuu u dhashay tagi karin, inuu meelahaa dibadaha ka badhaaciyo mooyee.
  11. Gabadha aan la saaxiibayaa waa ta xaaskay-ga noqonaysa uun... Because dheh...waxa lala saaxiibi karaa uun mid fariida, oo hadal dabacsan, karti badan, dabeecaduna u siyaado tahay naxriis na leh, sidoo kale, la aamini karo, oo gaashaan kuu noqon karta, wakhtigu markuu kugu adkaado..aqoon wanaagsana leh xagga diinta iyo mid maadiyaba, hub-qaad wanaagsan, kaa qoslin karta, oo aragti durugsan,.oo halyey naagtii noqon karta!...intaas haddii laga helana waxay noqonaysaa ta aad waysada ku dhawranayso ama xaaskaaga. Ta nacasta ahina saaxiibtinmo ma leh!! oo waad garanaysaa adba. Markaa dumar lalama saaxiibi karo, fahamtu?
  12. Siilaanyo: ''Warama waalidkeen kudee'' Sh.Shariif: ''Arrey xaw-leeyahay odaygaan?'' Faroole: Oo isagu waxoogaa ka fahmi kara af waqooyiga ''wuu ina salaamay ee ka qaad salaanta boowe'' Silaanyo: ''Waar dee adaanu kula hadlaynaa qof-kaagani, maxaa la idinka siiyaa Somaliland?'' Shariifka: ''Duqa is deji nooh'' Somalia mid waaye... TO BE CONTINUED
  13. Nimaan arinkeena afkuu ku sharaxaayo Adduunku fahmaynin ku aamini mayno!!!
  14. Jacpher;790836 wrote: Put your info here. Say wallah.
  15. Alhamdullilah I have the best mum of the world.
  16. Hooyoy waxaa tahay Hawlaha Adduunyada Mida hibata badidood Hadalada kal gacalada Hibaha Eebe siiyee Hooyooy waxaa tahay Xididgtii Adduunkoo Noloshaba hir-gelisee Hooyooy ma liicdooy Hanuunsaneey habooneey Loo wada hilloobaay Hooyooy calooshaad Bilahaa sagaalka ah Igu haysay gacalooy