Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Somalina was cool and she was one of my favourite forumers in SOL.
  2. Xaaji Xunjuf;813909 wrote: Me 2 Soo Dhawoow
  3. Where is abaayo Somalina?
  4. Afka rasmiga ah waa Soomaali, maxaa carabi dabay dhigay?
  5. Waa maxay af Talyaaniga meesha ku qoran, we are in 2012, wakhtigii gumaysigu wuu dhamaaday.
  6. ^^ Aynu ka war sugno saliida la qodaayo, iyo hadba waxa la helo intay noqdaan, adiguna faanka naga yaree,
  7. Kan Puntland baa maskaxda ka gashay, Puntland Puntland Waxaan ka baqayaa kan hadduu dhimanaayana in laga kari waayo waar ashahaado...Bal yay naftu ku dhaafin adigoo leh Puntland PUNTLAND haaah Puntland.
  8. ^^^ Muraayad xidho, oo si fiican u eeg, waliba indho caafimaad qaba ku eeg.
  9. OdaySomali;811234 wrote: :D Eeyahee waa duqa, maxaad la subxaanalaysanaysaa LMAO Anigu duq ma ihi, in waqooyi duq iyo raqayo waxa loo yaqaana, qof cimrigiisii dhamaaday oo sii dhimanaaya, like this photo below
  10. Shinbir Majabe;811224 wrote: Duqda! Subxaan Allah,
  11. Wife = Xaaska ama Xaaskayga Gabadhayda ama naagtayda, waa kalmado akhlaaqda ka baxsan
  12. Islaanta? qof islaanta hooyaydii ku yidhi waaba waalid inkaar kaasi. anigu ma maqal.
  13. Buluc? Waxaad u jeedaa Muluc Geel ka cabaadis Qorato Caasha badhi Malow Dibigaale Shurun-shuur Jir-jiroole Roob la dhac Jiifaa Xamaarato Jinac Dhuxun ku reeb Macaan jecel Fiid meer Qalajiso Maska cagalay Cali gobyaale Digirin Yaryaro Qooley Xoor
  14. Reer waqooyi never say islaanta, are you insane.. We say Hooyo Gacaliso, Hooyo macaan, etc
  15. Ciyaaraha iyo madadaalada qaar Bad ka shuba Seeman Layli-gobalay Laadhuu Dubnad Ay-ay Shax Naas-dheer Irmaan Shax-weyn Shax-yar Footari Xaasid-xaasid Rako Baran-boorri Turub Rikoodheyaal
  16. I am sure...Somaliland could send more than 20,000 security forces to Somalia, only if Somalia recognize Somaliland as an independent brother country.
  17. Cuntada Hudheelada Haafeyn Karaaciin Jiinge Qallaabi Turubo Fara-cad Harakoo Salaatooni Mushakal Liibar Nafaqo etc
  18. Feero? Waxaad tidhaahdaa Gadhfeedh Muqumad = Oodkac