Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Garowe airport how much money they are investing in it and who is finding for this project? Btw nice development Maasha Allaah.
  2. I agreed with Xabad. Turkish are useless they are not welcome in our country, Istusnimo meelna ma qaado.
  3. https://www.youtube.com/watch?v=Nr_aZawoESIhttp://i.imgur.com/w0QKBj3.jpg
  4. Masha allah Borama the most beautiful city in Somaliland. Ilaahow u siyaadi aamiin.
  5. Waaryaa Alpha shaw niyaw ileen Berbera masoo dhaaftid, doorkan waxaan is lahaa gobolada bariga ayuu soo gaadhayaa.
  6. <cite> @Dr_Osman said:</cite> As long as garad saleban is not somaliland, no chance in hell sxb. Its like saying MJ ayaa somaliland noqday without omar maxamudka . Its silly ideas that won't float for long. As soon as those garaad saleban gives the green light its all over. 300k enclave cant withstand 2.5 million ppl. Its silly to think they can Where are the mods, this is against SOL's policy. Intaan meeshan ka maqnaa qabiilku ma iska okay buu noqday?
  7. This is true. It happened in Bangladesh. In a fabric plant building that collapsed. Touching very touching.
  8. This is the first time I heard this kind of stuff. Can you do this in Somali too. numbers 12345678910?
  9. Best part Jeebkiisaa qoslaya = Waa qof lacag haysta Google weeye = Waxba lagama qarin karo Gacantaa dheeraatay = Wuu shaxaad batay Ducadii ma timid = Biilkii ma yimi :D
  10. Best part Jeebkiisaa qoslaya = Waa qof lacag haysta Google weeye = Waxba lagama qarin karo Gacantaa dheeraatay = Wuu shaxaad batay Ducadii ma timid = Biilkii ma yimi :D
  11. Wuu is-rifayaa………….....wuu qayilayaa Waad igu liin-baxday….....waad iga hadhi weyday Yaa la socda………………… yaa taageersan Waa loo raran yahay…... uurbaa loo leeyahay Nadiif baan ahay…….......lacag ma haysto BBC-da og……………………qof kasta og Lugtuu aastay……… ……wuu guursaday Waa loo qayilay………… waa la khiyaameeyey Baddaa ku kacsan……….Wuu lacag la’yahay Waa lala soo darsay ……jacayl baa ku dhacay Tacsibaa u taal………….waa lala guursaday Afkuu furtay………………wuu caytamay Dhiiqaduu cabay……….wuu ceeboobay Noo baandhee………….aynu is-dhagaysano Waa laga lushaa…………waa la jecel yahay Nalbuu shitay……………sirtiisuu sheegay cid kale ayey u raran tahay ………qof kalay la sheekaystaa naftay dhigeen………………………way tahriibeen badduu galay……………..balwad ayuu yeeshay jeebkiisaa qoslaya…………waa oday lacag haysta gaadhigayga maaha…………kama helo noocan shahaadaa loo dalbay………dhaawac baa gaadhay miisaan ayaa saran……....meel baa laga haystaa jilbuhuu aastay………......caruur buu dhalay, aabo google weeyi……..........waxba lagama qarin karo wuu kululaaday ... ……..wuu waashay hawo ayuu soo doontay…………Dibada ayuu ka yimid gacantaa dheeraatay……wuu shaxaad badatay yaa kula og………...........macquul maaha maskaxduu furtay……...maandooriyuu soo cabbay cirkuu galay……...........wuu dhoofay wuu ku qarxiyey….....…wuu ku caddeeyey luuq buu ku jiraa…...…wuu guursaday wuu tigtigan yahay…-...waa tahriib yaasiinkaa dhaafay---.--miinaa la qaraxday wuu baxsan yahay..….sheekada lama socdo ducadii ma timid……...biilkii ma yimid. beertuugalay-------.... noloshuu ka dhacay DVD baa ushidan ...... Meel buu kumaqan yahay —
  12. Gaalkacyo, Detroit of Somalia
  13. Interesting is HARAAAAAAAAAAAAM. Riba = interest Stay away oo ha isugu dhawaan. Haddaad se ka maarmi waydo take halal mortgages without interests.
  14. ^^ Riyuhuna idinka ammaan heli mayaan malaa
  15. One thing that I love most about Burco are absolutely massive roads (Laakiin waxay u baahan-yihiin in la dayeelo) Beder power company