SOO MAAL

Nomads
  • Content Count

    1,494
  • Joined

  • Last visited

About SOO MAAL

  • Rank
    Waxgarad
  1. " frameborder="0" allowfullscreen> A Deadly Night in Erigavo - Sept 19, 2013 : Clashes between Somaliland militia and Maakhir-Khatumo militia
  2. xiinfaniin;978488 wrote: Care to remind me what Siyad Barre's war against SNM rebel was all about? And you have the audacity to talk about knowledge about Somaliland region Faisal Waraabe is saying the war between Somaliland and Khaatumo is about clans, and water wells. However, in reality the ongoing Somali civil war was never about clan-hatred or between clans, but always it was between tribal-based political factions. http://youtu.be/ymL7PlaLBvU" frameborder="0" allowfullscreen> Cismaan Kaluun “Ururadii S-ta Miidhan ahaa uunbaa Land loo Rogay””Joojiya Land-ta beenta ah, waxba kama duwana ‘S’ tii beenta ahayd” " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Waa Arin Adag: Fikir, Aragti iyo Mab’da kala Duwansho aad Qoto Dheer http://oodweynenews.com/2013/08/3-sano-kadib-siyaasadaynta-danaha-guud-ee-qaranka-iyo-masiibooyinka-ka-dhalan-kara/ Fikir ahaan, Aragti iyo Mab’da ahaan ayaaan inta badan ee dadka deegaankaasi la dhacin Qadiyada Madaxbanaanida, sida kuu cad arintu maaha mid Dhaqaale, Mana ah mid Xil ama Saluug awoodeed ee waa Mid Fikir, Aragti iyo Mab’da kala duwansho qoto dheer , tan macneheedu waxa weeye wax kastoo 22 sano la soo dhisayey anagu ma aqoonsani, (Waa Arin Adag). Qormadan aan ku eego qodobkeeni labaad ee Siyaasada Gobolada Bari iyo Ciidanka ee halkaa ku sugan sanadkii 10-aad, ugu horeyn intaanan ka hadal Siyaasada Xukuumada horta bal aan eego waxaan uga jeedo Goboladda Bari si aan iskula fahano dooda iyo falanqaynta, Gobolada Bari qormadaydan waa Sool, Sanaag iyo Cayn. Hadaba su’aasha Muhimkii waxay tahay Maxaa Goboladaas ka dhigay kuwa farta lagu fiiqo, kuwa ka danbeeya inta kale ee dalka, Kuwo ay dul hoganayaan Ciidanka, Kuwo dawladu wax u qabadkooda ka dhigato libin siyaasadeed, su’aalahan jawaabohooda ayaa ah kuwo ina siinaya Qiimaynta Siyaasad kastoo lagula dhaqmo deegaanadaas. Dabacan cidna kama qarsoona jawaabtu oo waa Fikir ahaan iyo Mab’da ahaan ayaaan inta badan ee dadka deegaankaasi la dhacin Qadiyada Madaxbanaanida ee inta kale ee shucuubta S.land, taaso ka muuqata Fikirkii Shirkii Khaatumo ee taleex dhidibada loogu taagay Dawlad iyo maamul u gaara beela kamida beelahas (***********), kala Cadaan la’aanta masiirka siyaasadeed ee beesha kale ee Warsangali, iyo ku dhex asqawga fikiradaas ee beela kale daga iyo u dabranaanta xifiltankaas, sida kuu cad arintu maaha mid Dhaqaale, Mana ah mid Xil ama Saluug awoodeed ee waa Mid fikr, Mab’da iyo Aragti ka duwan ta taal Hargaysa, Burco iyo Borame, tan macneheedu waxa weeye wax kastoo 22 sano la soo dhisayey anagu ma aqoonsani, (waa Arin Adag). Arintan ayaa ku xasuusinaysa dagaalada ka socoda AFghanistan, kuwaaso oo dawladii Aduunka ugu waynayd ku fashilantay soo afmeerkooda, sababtuna waa kaliya inay adeegsatay Awood, Dhaqaale iyo Siyaasad Cabudhin ku dhisan, iskana ilawday ama isdiidsiisay dariiqii saxa ahaa ee Wada-hadal, Hoos-u-eegid, iyo tix-galinta dhinaca fikirada kala duwan ee kasoo horjeeda, iyo waxay Washiton Damacsantahay (Democratization), taasi waxay dawlada maraykan ku keentay Dhimashada Askar, dad Masaakina, Dhaqaale burbur baaxad wayn, iyo sumcad xumo soo gadahay kaalintii hogaamineed ee ay ku lahayd caalamka, ama soo Xasuuso dawladii Kacaanka iyo awoodeedi, meeday waxa cunay SNM, waayo fikirkooda la cabudhiyey. Hadaba hadii Washiton ay xoog waxba kusocod siin wayday, rer Hargaysana ay leeyin wayo aragnimadii Kacaanka iyo inaan Awoodi waxba qaban, Maxay ciidankooda ugu direen Jiida Bari waa arin Maan gaabinimo ka muuqato, ma maxay kula tahay Hargaysa, iyo Xukuumadeena Kulmiye inay Xoog, Mansab, Lacag iyo koolkoolin wax ku helayso ama ugu soconayan, Jawaabtu iyadoo gaaban waa Maya? Waayo Ciladii iyo Bu’dii khilaafku lama dayin ee wali waxa jira” Fikir iyo Ra’yi kala duwan”, Erayga ugu qaalisan ee dawladi dhistana wali waa lagu kala duwan yahay (Muwaadin), yaa muwaadina lama garanayo, ma ka Aabihi Wasiirka yahay mise ka Adhi jirka, Ma ka Laas-qoray kaluunka kasoo saaraya mise Askariga qoriga la dul jooga? Muwaadin Xalku wuxuu ku jiraa in Dib loo eego waxa Jira, Sababta ay Muwaadiniintaasi u diidan yihiin Aragtida Hargaysa, lala fadhiisto geed hoostii, lagu qanciyo lana tuso sababta loo abuuray S.land,la dhagaysto sababta ay ku diidan yihiin, laga dhaadhicyo waxay ku badalanayaan fikirkooda hore, taaso qudha wax lagu heli karaa, Tasoo qudhaa Ciidanka dib loogu soo celin karaa, Tasoo qudha dadku isku calan ugu heesi karaan, Tasoo qudha dalku ku noqon kartaa mid qaran, hadii kale xaalku waa Xunbo Daad wato, waa in Danaha Guud laga saaraa siyaasadaynta iyo Libin ku raadisiga. si loo gaadho natiijo midaysan Mustafe Baroud
  4. Wadani;969494 wrote: I was talking about u. I posted that video to mock this thread and Garoodi, a man who hates D- clan so much You should discuss the topic. and no need for foul language.
  5. GAROODI;969484 wrote: ^^^ you gotta love Reagan lool. The man is halarious Very funny man indeed!!
  6. Wadani;969481 wrote: ^Intellectual migit-kan bal eega. You can disagree with him, but he is smart man who knows what he's looking for. He wants recognition and sympathy from the British Government.
  7. Message from the President of Somalia, regarding June 26 Independence Day " I wish my people and country all the best, happy June 26"
  8. Happy Independence Day Somalia June 26/July 1 " frameborder="0" allowfullscreen>
  9. Kooxda Isku Magacowdey Khaatumo State Iyo Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Oo Shir ka dhan ah qaranimada Somaliland Ku Yeeshay Nairobi Kenya. Nairobi(Somalilandcitizen):-Waxaa Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Kooxda isku magacowdaa Khaatumo Magaalada Nairobi, waxaana kulankaasi Lagaga Hadlay wax lagu sheegay 3 Arimood oo kala ah. 1.Midnimada Somalia, 2. Isku Xirka Dowlada Somalia iyo kooxda Khaatumo, 3. Dhaliisha Dowlada Somalia inay booqatay Deegaanada Badan ee Somalia ah Aysana booqan meelaha ay joogaan Khaatumo. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Si wayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan U qorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana noo geysey uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh Sheekh Xasan Axmed oo Kamida kooxda Khaatumo ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa, iyo Waxyaabahu uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada kooxda SSC iyo Khaatumo. Jawaabtii Madaxweyne Xasan “Waxaanu La shaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) oo ka tirsan kooxda khaatumo isku magacowdey ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha u soo Bandhigay Inaan Dawladu cidna gaar ula shirin iyadoo raadinaysa midnimada somaliyeed, Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho. Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu kooxda khatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan si fiican loo qeexin ama la qariyey. Isku soo wada duubo shirkaasi ay wada yeesheen madaxweynaha somaliya Xasan Shiikh iyo kooxda isku magacowday khaatumo ee nabad diidka ah ayaa ahaa shirqool loo maleegayo qaranimada iyo jiritaanka jamhuuriyada Somaliland. Tafatiraha Guud Somalilandcitizen.
  10. Madaxweyne Xasan oo Wacad Ku Maray In uu Garab Istaagayo Khaatumo State Kadib Kulan uu Xalay La Yeeshay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Ka Socda Maamulka Khaatumo State Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud oo xalay kulan albaabada u xiran yahay la yeeshay wasiiro ka socda Maamulka Khaatumo State iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa kala hadlay xaalada Soomaaliya iyo waxyaabihii ugu danbeeyay. Xasan sheikh ayaa u sheegay Mas’uuliyiintii uu la kulmay ee Khaatumo State in danta Soomaaliya ay tahay lama taabtaan, waxa uuna sheegay Madaxweynaha in Khaatumo State uu soo dhawaynayo Maamulkiisa. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” iyo in Soomaaliya la isku keeno’ayuu yiri Madaxweyne Xasan. Sidoo kale ilo Xog ogaal ah ayaa Bogan u sheegay in madaxweyne xasan uu u sheegay taageerayaasha khaatumo in ay Soomaaliya Midnumadeeda uu ka shaqaynayo, uuna garab taagan yahay maamulka ay dhisteen. Cabdixakiin Cilmi Xasan
  11. Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Xalay Ee Dhexmaray Madaxweyne Xassan Iyo Wasiirada Maamulka Khaatumo State Sawiro Waxaa Habaynimadii Xalay Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Wasiiro iyo Masuuliyiin Katirsan ka tirsan Maamulka Khaatumo Statewaxaana kulankaasi Lagaga Hadlay Arimo Dhowra. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Siwayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan Uqorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay. “Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh Sheekh Xasan Axmed oo Kamida Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Bulshada Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa iyo Waxyaabah uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada SSC ee Maamulka Khaatumo. “Waxaanu Lashaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana a Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” Ayuu Ku Jawaabay Xasan Sheekh. C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha Usoo Bandhigay Inaan Dawladu, Aysan Iyadoo Doonaysa Midnimo, Cidna Gaar ah Lashirin Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho. Madaxwaynaha Ayaa Amuuurtaasi Siwayn Usoo Dhoweeyay Isagoona Hoosta ka Xariiqay Dhaartii uu Umaray Dawlad Nimada Umada Soomaaliyeed. Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu Maamulka khaatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan Haboonayn Inaanu Halkan kusooo Bandhigno.
  12. At Xudun (Hudun), Somaliland Accepts Khatumo Reality xiinfaniin;961013 wrote: This kills of kitchen table tales of Xaji Xunjuf and Saalax, namely it proves for all to see that Xudun is a Khatumo controlled territory . This leaves Lascanod, Ceerigaabo, and some districts in Caynabo to be outside of Khaatumo control Very soon, both Somaliland and Puntland will normalise relations with Khaatumo State of Somalia, good relations between Somali regions are in the interest of all Somali people. Mahatma Gandhi - "First they ignore you, then they ridicule you, then they fight you, and then you win."
  13. Saalax;957489 wrote: the raids inflicted on the Khaatumo clan were written in British history archives. Haji Musa Farab ISO also known Igare of the western Burco community causing a devastating raid on Khaatumos and the Mad Mullah. Looting thousands of livestock. The hagoogane battle was in 1921, after the British invaded Taleex with airplanes in 1920. If you celebrating the British attacks and looting of Daraawiish livestock, don't use the British history archives as a proof. Haji Musa Farah was a foot soldier for the British. If as a part of the British army he did any looting of Darawiish Livestock, he was following the orders of the British.
  14. D.O.C;954855 wrote: http://youtu.be/37QIYfb0ELQ" frameborder="0" allowfullscreen> Beeni Raad Maleh Gabadh ku nool dalka Sacuudiga oo Ka Qeybgashay Xafladii May18 ee ka dhacday Sacuudiga, oo lagu sheegay in ee tahay Saado Cali Warsame , degdega iyo hubsasho laanta.