Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,226
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Yuhuuda iyo maraykan iyo ingrees manay isku mid ahayn ma gaalada kala fiican hada , Gaal wa gaal hadaad mid cilaqaat la yeelatid ka kale maxa ku didaya, wa waxba, qirada inaga daya walalayaal. Carabtu iyo Reer bani isreal waxay isku hayaan wa mid iyaga u taal. Ta anagu dhex gali meyno. Laakin anigu danaha Somaliland comes first danaha Somaliland cidi laga arko inay wax la qabanayso walala xidhidhaya Diin la eegi mayo isir la eegi mayo nassabkooda la eegi mayo dhaqankooda la eegi mayo Dalkooda la eegi mayo taarikhdooda la eegi mayo. Laakin wixi somaliland maslaxadooda ku jirta anagu wanu So dhaweyneyna
  2. xaaladu way xuntahay , meeday somaliyanu jecelnahay
  3. Originally posted by Che -Guevara: ^We are all ears. What happen in those years? isir xasuuq barra kac dil kufsi dhac Boob aar gudasho dagaalo beeleysan , iyo wixi ilahay nacay oo dhan. waliba waan ku soo koobay
  4. Originally posted by xiinfaniin: xaaji, kanna makii icitiraafka lagu raadinayyey baa ictraakfa meel kaliya lugu ma so koobo Wala balaadhiya wa sida pizzada oo kalle soo daqiqda lama kala bixiyo. Ictraafka na wala kala bixiya.
  5. Sidee loo soo dhoweeyey Wargeyska Cusub ee The Enterprise Newspaper + Shakhsiyaad Caan ah +SAWIRRO February 16, 2010 | Both comments and pings are currently closed. | RSS Wargeyska The Enterprise Newspaper oo ka soo baxa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii labaad soo baxay horraantii bishan Labaad, kaas oo ka koobnaa 32 bog, lagana soo daabacay in ka badan labaatan kun (20,000) oo xabbo ayaa labadii toddobaad ee ugu horreeyey bishan durba aan waxba ka sii ool, waxaana si weyn loo soo dhoweeyey wargeyskan The Enterprise oo durba afhayeen u noqday bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkan Ingiriiska ah, kuwaas oo aan cod iyo cid u doodda toona hore u lahayn; wargeyskani wuxuu ku soo kordhiyey inuu dhiirigeliyo sawirka togan (positive) ee Soomaalida, waxaanu u noqday dariiq ay aqoonyahanku bulshadooda u soo maraan, waxna ugu soo gudbiyaan. Wargeyskan “walqashiisii durba cunay waaxyaheedii” ayaa la saadaalinayaa inuu muddo kooban gudahood si weyn uga hanaqaado dalkan UK, bulshada Soomaalida ah – ee had iyo jeer xuquuqdooda la duudsiyana u hiilin doono, una noqon doono cod dheer oo ay ku gudbiyaan fariintooda, kuna difaacaan sharaftooda iyo dadnimadooda. Wargeysku wuxu olole balaadhan ku qaaday inuu bahweynta Ingiriiska ah ka dhaadhiciyo sida ay bulshada Soomaalidu uga mid tahay bahweynta iskugu soo gashay dalkan Ingiriiska (Multicultural Sociaty), ayna hormuud ka yihiin dhanka ganacsiga, tacliinta iyo weliba dhaqanka iyo diintaba. Haddaba, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa shakhsiyaadkii caanka ah ee wargeysku gaadhay iyo sida ay ula dhaceen durba quruxdiisa, qoraallada ku jira qoto-dheeridooda, iyo qarada wargeyska oo ka kooban 32 bog “color full” ah, isla markaana si heersare ah loo soo daabacay, waxa ka mid ah dadka soo dhoweeyey siyaasiyiin, suxufiyiin, abwaanno, tafatirayaasha wargeysyada iyo magazine-nada ka soo baxa Qurbaha oo ay mid yihiin wargeyska KASMO, magazine ka SHEEKO iyo Somali Eye iyo TVga caalamiga ah ee Universal. Edward Davey MP – Libdem – Shadow Secretary of Foreigners and Commonwealth Commission and his wife Weriye Cabdisalaan Hereri –Universal TV iyo Cabdiqaadir Shire – Tafatiraha guud ee KASMO Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen – oo ka mid ah madaxdhaqameedyada Soomaalida ee ku nool carrigan Ingiriiska. Hamish Wilson – Sawirqaade Soomaalida dhexdeeda caan ka ah, wuxuuna leeyahay beerta DEGMO oo dad badan oo soomaali ahi u dalxiis tagaan xilliga xagaaga. Abwaan Axmed Ismaaciil Xudaydi – Boqorka Cuudka Wiil Soomaaliyeed oo ka helay macluumaadka ku qoran, aadna ugu faraxsan. Mawro Aamina – Tafatiradda Guud ee magazine ka SHEEKO Cismaan Kaluun –Siyaasi weyn oo ruugcadaaya oo ka helay wargeyska The Enterprise
  6. Originally posted by NGONGE: Good idea, badly executed. Now if you take Jb's name out and make the language seem a bit more serious, you will have this letter circulating all over SL websites in no time, badow yaho (I think you can still do it). Yeah and by accident alshabaab ba ina qarxin oo dhan warqad baanu ka helnay dawlada israailll o ku socotta Dawlada Somaliland , oo ay ictraafka ku muujinayeen
  7. Originally posted by Alien13: It seems that the author of this piece is fully supporting the daily killings and voilations of Plastinians by Isreal in return of hoping Isreal will recognize SL. Ar maxaa Ictraaf raadis xumaatoo dhan loo galay.. Reer bani iebrahien haday is dilayaan ma wax aniga ii taalo ba sxb
  8. waxan u maleynaya mustaqbalka dhow inu bad ka jeexmaayo Somaliland iyo Somalia. tani wa dhul gariir marki hore volkano ba ka horeye. Aun to the people
  9. Hey so what are the onlf going to do now attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia. By the way Its nuux ismacil taani the commander of the somaliland army
  10. Its sad because this is about an old woman had it been some men it wouldn’t be that bad but this is an old lady , i don’t see how she is a treat to Ethiopia or somaliland. But then again we have the udub administration , those people hardly use their brains.
  11. If this news is true , i condemn this , the people of onlf region should never be targeted and handed over tot he tigray regime.
  12. God bless the state of isreal a true friend of somaliland.
  13. yaa carabta uu bahaan ba horta, war anigu hadaan ina rayaale ahaan laha hada deer baan ka dagii laha tel aviv. Ama kii benjamin neytanyahu ban hargeisa ugu yeedhi laha. roog cas u dhigi laha
  14. February 14, 2010 Dawladda Yemen oo Xafiis ka furanaysa Somaliland iyo dhaqdhaqaaq Diblamaasiyadeed oo sii xoogaysanay Hargaysa(Waaheen)- Warar aanu ka helnay Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Waaheen u xaqiijiyay inay Dawladda Yemani Somalilnd u soo dirtay Diblamaasiyiin Sare oo Xafiis Diblomaasiyadeed oo Dalkaasi leeyahay ka furi doona Hargeysa Talaabadan ayaa noqonaysa Guushii labaad ee Somaliland u soo hoyata ee dhinaca Diblamaasiyadda. Hore waxa xafiis safiir ka madax yahay ku lahayd JSL dawladda Ethiopia, iyada oo sidoo kale heshiis hore dhexmaray Dawaladda Djibouti iyo JSL inay isweydaarsadaan xafiisyo diblomaasiyadeed. Xafiiskan cusub ee Yemen ku yeelan doonto JSL ayaa la filayaa inuu wax badan ka taro xidhiidhka siyaasadeed, militari iyo dhaqaale ee ka dhaxeeya labada dal ee wadaaga badda GACANKA CADAN. Ilaa hada ma cada rasmiyan goorta la furayo Xafiiskan balse warka arrinta la xidhiidhaa waxay sheegayaan inay wufuud ka socota Yemeni ay ku soo fool leeyihiin JSL maalmaha soo socda Source waheen
  15. qoladi bugland ma waxay nugu haystan maxaad red croski badhan u geyseen oo dadkina wax ugu qabbateen
  16. Xafiiska bisha cas oo laga furay degmada Badhan,iyo riigii biyaha oo isna gacanta lagu hayo.Warbixin Warkii 14-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa albaabada loo furay xafiiska laanqayrta bisha cas ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag,iyadoo halkaas ay ka socdaan mashruucyo badan oo la xidhiidha xaga horumarinta gobolka,iyadoo ay hawlahaas fulinayaan si wadajir ah odayaasha dhaqanka iyo maamulka Somaliland oo beryahan wada shaqayntoodu aad u fiican tahay. Xafiiska bisha cas ee degmada Badhan ayaa la hirgeliyey kadib markii odayaal uu horkacayo suldaanka guud ee beesha bariga sanaag Suldaan Siciid ay booqasho ku tageen magaalada Hargeysa halkaas oo ay kula soo kulmeen madaxda maamulka Somaliland,iyagoo kala hadlay sidii maamulku gacan uga geysan lahaa horumarinta deegaadana Sanaag bari. Odayaasha Suldaanka ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Xassan Soomaali,Md. C/Kariin Wahaabi,iyo cuqaal badan,waxayna bulshada deegaankaas u soo bandhigeen mashaariic badan oo laga fulin doono deegaamada Sanaag bari,kuwaasoo ay ka mid yihiin 24 iskuul oo laga hirgelin doono deegaamadaas,iyo weliba iyadoo la samayn doono biyo gelin baaxad leh. Dhanka kale waxaa magaalada Badhan laga bilaabay qodida riiga biyaha macaan,iyadoo hada la dhameeyey sarfaygii hore,waxaana mashruucaas oo ay maalgeilanyso dawlada Somaliland qandaraas loo siiyey Eng Maxamuud Xaaji siciid,oo madax ka ah hay'daha Manhal,oo ah hay'ad ka shaqaysa xaga horumarinta bulshada. Xafladii xafiiska bisha cas albaabada loogu furay ayaa waxa ka hadlay Suldaan Siciid,isagoo ka warbixiyey safiirkii ay ku tageen Hargeysa iyo wixii uga soo qabsoomay,isagoo ku booriyey dadka deegaankaas u dhashay inay ka shaqeeyaan xaga nabadgelyada,iyo horumarinta arimaha buslahda ee deegaankaas. Waxaa isna xafladaas ka hadlay Guddoomiyaha Hay’ada Bisha Cas ee Degmada Badhan Xasan Maxamed Saalax,isagoo sheegay in xafiiskani uu wax weyn ka qaban doono xaga caawimada dadka danyarta ah,ayna qaban doonaan hawlao badan oo muhiim ah,ayna soo socdaan hay'ado kale oo ka qayb qaadan doona xaga horumarinta arimaha bulshada. Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com
  17. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Xaaji, Qaar badan oo reer Shankaroon ku abtirsada ayuu Bucur Baceyr dhalay--marka, inaad awoowgiini idin dhalay inaad dhagax ku tuurtaan qabrigiisi, sidii Shaydhaankii, waa laga fiicanyahay. Shakaroon dad badan ba ku abtiirsada qaar xata adiga ad isku Hayb tihin
  18. Bucur bacayr aniga ba xabaasha ku hubsaday Aw barkhadle meel ku dhow ba jirta oo dhagax lugu tuuro sida xajka Shaydaanka
  19. Originally posted by Jacaylbaro: waa adiga oo kele ,, sow sidaad muxaafad u ahayd uun Radio Horyaal maad dhegeysan oo kulmiye maad noqon Waryaa Radio snm waxba haka sheegin
  20. Originally posted by juma-nne: Oo kaalaya, horta sheekadii Sheikh Isxaaq bin Hashim, iyo Jabarti Bin Fulaan miyay beenowday?. Why are the supposedly decendant of the two sheikh denying their ancestry?. mise bahashu markeedii horeba luga kuma taagnayn? Markad dhalashada iyo siysada kala saari karey weyday ayaad hog ku dhacday sxb
  21. Kan horta cismaan hindi waba caade qaate , sidu u aha mucaraad uun bu habeen Muxaafad noqday
  22. Xuudeydi tallow muxu odhan Ilka jiir ba ka soo shaqeyey.