Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. jaw kuwana siyaasada ba way ka dhacsanyin war dawladow ina godane baa idiin dhaaranaya idina xoolo nool oo la dhoofiya baad ka sheekeynaysin.
  2. ooh i thought Obama was going to meet with jaaliyada puntland in moscow. I was waiting for big welcome
  3. lol the 4th day indha cadde went to the yearly hadj pilgrimage in 2006 i was in hargeysa i was watching Aljazeera English, and they where saying icu is threatening the weak tfg government at that time. But this time there are no Ethiopians to protect cumar buur and Sh dalxiis.
  4. how many mandelas do we have horta in somaliland i thought cigaal was our mandela. he went to jaill for a long time lol.
  5. loooooooooooooool godane is a litle girl oo khalmad xiidhan waxa weyaan inu indha cade isku qarxiyo godane lol
  6. the fact is we are called somaliland today whether we where callled somaliland in 1884 Is irrelevant , who cares about the British there are no British in Somaliland right now why keep mentioning them we where called state of somaliland in 1960 we are called republic of somaliland adn then please address us like that.
  7. Somali pride what’s the point of meeting government officials from other country’s when your own backyard is a mess Abdilahi yusuf used Ethiopian troops and they couldn’t keep him in power. What makes u think faroole can make a difference? Faroole if he can keep those 2 and a half provinces that is called puntland if he can keep them in check , that’s his job Mogadishu he will fail like abdilahi yusuf did.
  8. So let me get this straight oodweyne the koonfurians are tired and the policies keep on failing , that’s why they want a break.
  9. war halkee lugu kala nasan imikay ugu fiicantahay somalia iyo siyaasadeedii Diin ba la isku dilaya jabhada cusub dagaalo cusub sh dalxiis 1 iyo dhowr bilood ba oo hadhay madaxweyne cusub ba la soo dooranaya , Doorashadii dalka somaliland baa soo dhow halkee lugu kala nassan sxb wa markay ugu fiicantahay imika.
  10. Originally posted by somalipride: This is identical to how the children in Garoowe dress, you'll see dozens and dozens of them walking around with their books after school. I guess NW Somalia dresses the same way. in somaliland our kids wear uniforms wa siidii ingreeska aynu uga barranay but why call your self puntland and us northwest anba magaciina ayaanu idinku yeedhan maxa ku diiday inad magacayaga noogu yeedhiid.
  11. War deg deg ah:Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo agagaarkeeda dagaal ka socdo iyo duqayn ba'an. Warkii 03-Jul-2009 iyo Qormadii: News Waxaa caawa ka socda magaalada muqdisho dagaaladii ugu darnaa,iyadoo gacanta la isula tegay,iyadoo dagaalada ay ku sii siqayaan dhianca xarunta dawladee Villa Soomaaiya oo uu degan yahay madaxweyne Shariif iyo weliba ciidamada Yugaandhiiska ah ee xaruntaas ilaalada ka haya. Dagaalkan oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xizbul Islaami iyo kuwa DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISON ayaa ku sii fidaya marba marka ka danbeeya xaafado hor leh,dagaalkaasoo saaka ka biowday degmooyinka Shibis iyo C/casiis,bale caawa ku sii siqaya dhinaca Xamar-Weyne iyo Shangaani,iyadoo ay xoogaga dawlada ka soo horjeedaa isku dayayaan inay kala gooyaan dekeda iyo madaxtooyada,iyadoo la filayo inay dekeda ka soo degaan ciidamo iyo hub u socda dawlada ku-meelgaadhka ah. Magaalada Muqdisho ayaan caawa la seexan iyadoo ay magaalada laga seexan la yahay sawaxanka madaafiicda ay ridayaan ciidama Aminson,kuwaasoo si darndoori ah ugu soo dhacaya xaafadaha waqooyiga Muqdisho,sida Kaaraan iyo Shibis. Ilaa iyo hadlama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaaladan lagu riiqday,waagu haduu baryose wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk,Muqdisho
  12. Originally posted by Che -Guevara: Alla Ha, Unaxariisto. yaa ku yidhi ilahay gaaladu oo naxariista Ilahay micheal jackson oo muslim aah buu uu naxariista , not dad dad kale muslim ah dilla
  13. Maya gheele anigu waxan ka wadda labbada wiil markay waynadaan waligood is fahmii mayaan..
  14. THats the difference between a koonfurian kid and a Somalilander Young kid how will they ever understand eachother walaal qaliin qaado oo wax dhigo waryaa qaldan waa ku togana nooh
  15. First of july na way dhamaatay dagaalkii na halkii ba ka socda ,
  16. iyo sheikh dalxiis oo uu dhoofay dalka liibiyaa. lol
  17. Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho Arbaco, July 01, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Xoogagga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo isku dhinac ah ayaa galabta wuxuu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sanca iyo Igsoyka Degmada Kaaraan iyo xaafadaha u dhow. Dagaalka ayaa wuxuu xooggiisa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sanca iyo Daarta Beyxaani iyo Isgoyska Degmada Kaaraan iyo halka loo yaqaano Geedoole, wuxuuna dagaalkaas ahaa mid xooggan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isugu adeegsaday. Inta la xaqiijiyay 15 ruux ayaa geeriyootay 40 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kuwaasi oo u badnaa dad rayid ah oo ay haleeleen madaafiic iyo rasaas habow ah. Dhimashada iyo dhaawaca tirada badan ee dadkaas soo gaartay ayaa waxaa kordhiyay madaafiic ay dhinacyada dagaallamaya isu adeegsadeen intii uu dagaalka socday. Dagaalkan oo bilowday galabta casirkii isla markaana socday muddo seddex saacadood ka badan ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay ay xasiloonaayeen xaafadaha ay maanta dagaallada ka dhaceen. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  18. Contact Us Quraan An-Naas Al-Falaq Al-Ikhlaas Al-Masad An-Nasr Al-Kaafiruun Al-Kawthar Al-Maacuun Quraysh Al-Fiil Al-Humazah Al-Casr At-Takaathur Al-Qaaricah Al-Caadiyaat Az-Zalzalah Al-Bayyinah Al-Qadr Al-Calaq At-Tiin Ash-Sharx Ad-Duxaa Al-Layl Ash-Shams Al-Balad Al-Fajr Al-Ghaashiyah Al-Aclaa Adh-Dhaariq Al-Buruuj Al-Inshiqaaq Al-Mudhaffifiin Al-Infidhaar Al-Takwiir Cabasa An-Naazicaat An-Naba Al-Mursalaat Al-Insaan Al-Qiyaamah Al-Muddaththir Al-Muzzammil Al-Jinn Nuux Al-Macaarij Al-Xaaqqah Al-Qalam Al-Mulk At-Taxriim Adh-Dhalaaq At-Taghaabun Al-Munaafiquun Al-Jumacah As-Saff Al-Mumtaxinah Al-Xashr Al-Mujaadalah Al-Xadiid Al-Waaqicah Ar-Raxmaan Al-Qamar An-Najm Adh-Dhuur Ad-Daariyaat Qaaf Al-Xujuraat Al-Fatx Muxammad Al-Axqaaf Al-Jaathiyah Ad-Dukhaan Az-Zukhruf Ash-Shuuraa Fussilat Ghaafir Az-Zumar Saad As-Saaffaat Yaasiin Al-Faadhir Saba' Al-Al-Axzaab As-Sajdah Al-Luqmaan Ar-Ruum Al-Cankabuut Al-Qasas An-Naml Ash-Shucaraa' Al-Furqaan An-Nuur Al-Mu'minuun Al-Xajj Al-Anbiyaa' Dhaahaa Maryam Al-Kahf Al-Israa' An-Naxl Al-Xijr Al-Ibraahiim Ar-Racd Al-Yuusuf Al-Huud Yuunus At-Tawbah Al-Anfaal Al-Acraaf Al-Ancaam Al-Maa'idah An-Nisaa' Aali-Cimraan Al-Baqarah Al-Faatixah Sh. Cabdira RadioHadhwanaag News In English Dagaal La Isku Adeegsanayo Hub Culculus Oo Goor Dhaweyd Ka Bilaabmay Degaanno Ka Mid Ah Degmada Yaaqshid Ee Magaalada Muqdisho -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- () hadhwanaag 2009-07-01 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):-Iska horimaad culus ayaa goor dhaweyd ka bilowday Is-goyska Sanca ee degmada Yaaqshid, halkaasoo ay gacanta ku hayeen Xoogaga Mucaaradka ku ah dowladda KMG Soomaaliya. Dagaalkaa oo ay soo qaadeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa la isu adeegsanayaa hubka culus iyo midka fudud, iyadoo daryaanka rasaasta ay labada dhna isweydaarsanayaanna laga maqlayo xaaadaha ku dhow dhow halka uu dagaalku ka dhacayo. Lama oga qasaaraha rasmi ahaan ka dhashay dagaalka, maadaama weli uu dagaalku si xowli ah ku socdo, iyadoo sidoo kale dagaalku uu barbar socdo duqeymo madaafiic ah oo labada dhinac ay isweydaarsanayaan. Maalmahan Muqdisho wey xasilooneyd oo wax dagaallo ahi kama jirin, inkastoo ciidamada labada dhinac ee dagaalladu u dhexeeyaan ay is hor fadhiyeen, waxaana la sheegayaa in dagaalka haatan ka bilowday degaankaas uu yimid kadib markii kooxaha Mucaaadku ay halkaasi soo dhoobeen gaadiidka dagaalka oo aad u fara badan, kadibna ciidamada dowlada oo shaki uu galay ay sidaa dagaalka ku bilaabeen. ____________________ ____________________ ____________________ ___ =Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya Oo Muqdisho ku geeriyooday Muqdisho(HWN):-Xildh ibaan ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku xannuunsanaa. Xildhibaankaas geeriyooday oo oo lagu magacaabi Jiray Shariif Saafi Rooble ayaa ku geeriyooday Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo looga dabiibayay xannuunka. Xanuunka uu marxuumku u geeriyooday ayaa la sheegay inuu ahaa mid muddo dheer hayay, balse waayadii dambe uu la galay Cusbitaal, waxaana lagu wadaa in isla maanta lagu aaso Muqdisho. Geerida xildhibaankan ayaa ka dhigeysa xildhibaanada ka geeriyooday dowladda KMG kii 6-aad kuwaasoo saddex ka mid ah ay si caadi ah u geeriyoodeen, saddexda kalena kooxo hubeysan ay dileen, sida Wasiirkii Amaanka Qaranka oo lagu dilay qarax ismiidaamin ah. Geerida xildhibaan Shariif Saafi Rooble ayaa waxaa xaqiijisay wasiiradda Horumarinta reer Miyiga ee dowladda KMG Soomaaliya Qadiijo Maxamed Diiriye xilli ay ka hadlay Munaasabad lagu xusayay 49-guuradii ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada Koofureed isla markaana ay midoobeen Waqooyi iyo Koonfur. C/raxmaan Dalmar Hadhwanaagnews.com/O ffice Muqdisho/Soomaaliya.
  19. There is nothing to bash sxb it’s just the situation why is alshabab and the sharif forces fighting on this Independence Day. This has nothing to do with Somaliland hadhow na waxad odhan dhiba xammar na Somaliland ba ka danbaysa