Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Wareysiga Sheekh Xasan Daahir ee Somali Channel. Waxaa wareysigiisa ka muuqda, principle, Diin, Geesinimo & Siyaasad. Si fiican u dhegeyso markuu ka hadlahayo 1) is barbardhigiisa Shabaab & Dawladda. 2) Ingiriiska & Shirka London.
  2. Asalaamu Calaykum. Jimce Kareem. Saaka xaa lagu baryay!?
  3. ^ saasaan kaa rabaa!. why edit and change a whole post. Qaladkaaga inaad garatay waad ku mahadsantahay!, IA inta kuu dhimanna waad fahmi doontaa!
  4. Blackflash;948555 wrote: Woopsie! Wrong Thread! Wrong forum actually. Which thread or forum did you mistake for, that made yo come right after me and quote me?. If memory served me, you said: 'did you just type that with a straight face'.
  5. update-kii Xiin ma saanaa u dambeysay?. Samir & Iimaan!.
  6. " us vs them " remind me again, who conned the phrase: ' ..with us or against us'?. vicious persecution of other faiths are you talking about the German Nazi?, no, may be you are referring to what is happening in Burma now!.
  7. Maaddeey

    Hijama

    ^ Xaaji, The Prophet (scw) too had Bakoorad laba gan leh, cimaamad, liked yam (bocor) and shoulder (garab). Sunada waa laba 1) Caada 2) Cibaadah. Sunan Al Cibaadah is the one you must follow!.
  8. Alpha Blondy;948565 wrote: ^ wa `alaykumu s-salāmu wa rahmatu l-lāhi wa barakātuh, ya b i raadar. my learned b i raadar, can you please tell us what other cultural practices are fitnah, shirk and kufr? waa bila towfiq.... Abu Alfa Al Blondee. do you know Sheikh Mohamed Al-Malki from Medina. he's my friend, you know. No, I don't know that Shaikh, but its fair to say; although Imam Malik is from Madina, there is no Maliki in Madina!. Other cultures that are kufr is mentioned in this hadith and Somalis practice it until now!: Four things are in my Ummah from the affairs of pre-Islamic ignorance that they will not abandon; Pride (boasting) about the family lineages, defaming the family lineages (of others), seeking rain by the stars and wailing (over the dead) 'Sahiih Muslim'
  9. Haatu;948596 wrote: Such a terrible accent for a lady tsk tsk. Try Kuma Rab i . More more softer and better Its the Nakrumo style in Qabyo, maxaa ka taqaannaa hee!
  10. Nimankaan aqaannayba maaha haddii sidani run tahay!. Kan kamaba helo, Cabdi baan la dhacay, weligii kama suurowdo waxan oo kale, aaway horta?.
  11. Lool, waan maqlay, 8da yey sheegayanaan hopefuls-ka. Yufus Garad & Xaglatoosiye ayay sheegeen reer beenbadne aka Waagacusub. Xamar yaa la saadaalinayaa?.
  12. Funny!. Muxuu ka soo doonaa Xamar, ma soomaalilaand buu dib u soo dejinaa Xamar?.
  13. ^ Lol, Salaam, sxb. How are you, Baraadar. Yes its Fitnah, Shirk and Kufr.
  14. ^ Ehm, what do you mean?. Do you know what I am talking about?.
  15. ^ Qardas or no Qardaas, if you were meant to get it or any thing else you just get it. It is Shirk to think Qardas protects you from Qadr.
  16. Agaasimihii Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo Jeelka Loo Taxaabay maalik_som May 8, 2013 Comments Off Muqdisho (Sh.M.Network) Gaashaanle Sare Max’ud Max’ed Cadoow oo Loo yaqaanno dhabareey oo ahaa Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa Xabsiga Loo Taxaabay kadib Markii shalay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ay Bilowday Dhageysiga dacwaddii Koowaad eedeeysanayaal Loo Haystay Lacag aad U badan oo Laga Xaday Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho taas oo ay Lahayd Waaxda Jinsiyadaha iyo Socdaalka dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagta La Xaday oo tira ahaan La sheegay in ay dhameed qiimo dhan 130 Kun oo dollar ayaa Agaasimihii Garoonka waxa uu sheegay in 20 kun oo ka mid ahayd Lacagtaasi ay si sax ah ku baxday Laakiin 110 kun La la’yahay Weli. Ilo Lagu Kalsoonyahay ayaa Shabelle u sheegay in illaa 5 qof La horgeeyay Maxkamadda Kuwaasi oo Labo Ka mid ah La shegay in damaanad Lagu siidaayay hase ahaatee Seddexda kale ayaa waxa ay ahaayeen Agaasimaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya , Haweeney ka shaqeyneysay qeybta Nadaafadda Garoonka iyo Nin Darawal u ahaa Agaasimaha. Ilaha Lagu Kalsoonyahay waxa ay Shabelle U sheegeen in Agaasimaha Max’ud Max’ed Cadow dhabareey su’aalo ay weydiiyeen Xeer Ilaalinta taasi oo keentay in si qaldan uu uga Jawaabo Agaasimaha kadibna Xeer Ilaalintu ay soo eedeysay Agaasimaha xalayna uu Ku Hoyday Agaasime Dhabareey Xabsiga dhexe. Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa La sheegay in ay Dalbatay Muddo 7 Cisho ah Gudahood Lacagta Maqan Lagu Celiyo qasnadeeda haddii kale Maxkamaddu Go’aan ay qaadan doonto. Ma Jiraan Wax war ah oo ka soo baxay Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Balse warar Hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in inta aan La Xirin agaasimaha Gebi ahaan Xilka Laga Xayuubiyay.
  17. The "good news" shabaab is no more a threat to the south, they are "defeated". Cameron himself echoed the same words. Even SL bought that and looking for Shabaab leaders in the Capital!.
  18. ^^ Wararka si fiican ulama socon miyaa, sxb?. Amiirka Shabaab Hargeysaa laga raadinaayey markii iigu dambeysay!.
  19. Che, Universal & Cagmadhige is the best I could find: http://new.livestream.com/accounts/2058831/events/2072662/player_pop_up
  20. Waranle_Warrior;946429 wrote: ^And that's the narrative of Maadeey Abu-alkabaab wahum ahlul Ceyri , warawaahu min Sheikh Al-indhacade fi sanadin saciifin wa saxaxahu Sheekhul Al-galaalu. Maadeey's dream of the Walaalaha Galgaduud is on, alive and kicking lol. Wax kale ood ka dhahdo ma waysay wixii aan qoray?. Maxaa idin heshiisiiyey adiga & Zack sowtaad xilligii Yey dab & Banzin ahaydeen?.
  21. Every one who knows a bit of the Somali politics can understand why reer Gedo are suspicious!. Axmed Madoobe hii Shabaabka la safnaa oo Ethiopia xirtay ee MP noqday ee ka baxay ee haddana Kismaayo ku laabtay ee Xizbul Islaam wax ka aasaasay ee ka baxay hadda qofkii yiraa waxba kaa aqrisan maayo gar & nus buu leeyahay!. Under his leadership all the lobsters will be gone in a year!.