Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Wa calaykum al salaam, juxa. Balaayo aadan aragba kuma aragto, ha u bixin dadkaan.
  2. Xabad, do you know that there are variaty of verses all ordering Muslims to free slaves?. Also, there rulings when Muslims break an Islamic rule they are required to free a slave. I will come back later to cite those ayas, and lastly the last words of the Prophet of Islam in his deathbed were: free the slaves!.
  3. The good Professor still believes in Somali wayn. " frameborder="0" allowfullscreen>
  4. ^ Looks like Xasan is doing a helluva job!.
  5. SP, you don't need to go to Waqoyi to see the nomad life. There's more Baadiyo in Koonfur than Waqooyi sxb. Qabiilkaaga lee sheeg baadiyihiinna anaa kuu sheegaayee.
  6. wc salaam waraxma Juxat, yaa kaa xanaajiyay maantana?. NG, waa ku salaamay, sxb.
  7. ^^ 7 ruux baad leedahay, maadigaa dhaqso dhimanaya?. Plus adiga laguma ban-gareyn karoo asset baad tahay!. Iska sheeg inaad Oba & Cambuulo & Bun-ba adiga uun tahay!.
  8. ^^ Waraa, sidee ku heshay the pm he sent to the admin.?.
  9. Xildhibaannadii Mooshinka ka geeyay Xukuumadda Soomaaliya oo qaarkood sheegay inay ka laabteen Mooshinkaas Talaado, May 21, 2013 (HOL) — Xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta Islaamka oo ay u dhaarteen inay ilaalinayaan. Mudanayaashan oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay ka baqeen in xukuumadda hadda jirta mid ka xun ay timaaddo, sidaa awgeedna ay go’aansadeen inay dib uga laabtaan go’aankooda. “Dib uga laabashada go’aankeennu ma ahan in xildhibaanada baarlamaanku aysan xaq u lahayn inay mooshin ka keeni karaan xukuumadda, balse waxaa inoo muuqday in tani ay keeni karto in howlaha dowladdu ay dib u dhac geli karaan,” ayuu yiri xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame oo ka mid ahaa xildhibaannadii ku dhawaaqay inay ka laabteen go’aankoodii mooshinka. Xildhibaannada ka laabtay go’aankoodii ay kaga mid noqdeen mooshinka laga geeyay xukuumadda ayaa waxaa ka mid ah: xlidihbaan Maxamed Cabdi Yuusuf, xildhibaanad Qadiijo Maxamed Diiriye iyo xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). “Baarlamaanku xaq ayuu u leeyahay inuu xukuumadda la xisaabtamo, balse taasi macnaheedu ma ahan in la burburiyo wax walba, waxaan nahay xubno dadaal ugu jira dib u dhiska dalkooda iyo nabadeyntiisa, waana taas midda keentay inaan go’aankeennii ka laabanno,” ayuu yiri xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf. Mudanayaashii goobta ka hadlay ayaa dhammaantood sheegay inay dhaliil iyo cabasho kaga timdi shacabka Soomaaliyeed taasna ay qayb weyn ka tahay sababta keentay inay dib uga laabtaan go’aankoodii ay kaga midka ahaayeen mooshinka. “Waxyaabaha dib u dhaca dalka horseeday waxaa ka mid ah khilaafyada joogtada ah iyo is-hortaag lagu sameeyo xukuumad walba oo waxqabad la timaadda, sidaa daraadeed xilligan looma baahna in mooshin laga keeno xukuumadda maadama ay tahay mid ka duwan xukuumadihii dalka soo maray oo wax-qabad la timid,” ayuu yiri xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi oo kulanka ka hadlay. Mooshinka laga geeyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumaddiisa ayaa waxaa saxiixay xildhibaanno ka badan 129, kuwaasoo xukuumadda ku eedeeyay wax-qabad la’aan iyo inay kasoo bixi waday howlihii loo idmaday. Maxamed Xaaji Xuseen. Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  10. Cholesterol aa ayga helay xalwada waa iska dhaafay. Tories-kaanna ku biiray after their resistance yesterday in the commons.
  11. ^ Sabaxal al nuur. Juxa, i'm not ur deris any more. Chingford aan ka dhacay!.
  12. I know you are a good observer, what exactly did he say to insult the admin?. Maxkamad ayaan la fuuleynaa admin-ka!.
  13. ^That makes us go back to my post above. You are concentrating on Muslims, is what they do right is the question. Selling off a girl to a husband, is it permissible in Islam?, let us find out. 7. Freedom to Choose Her Husband The guardian of the girl whether her father, brother or uncle plays an important role in her marriage such as finding a suitable match for her. But under no circumstance does this allow him to force his choice on her against her wishes. She is free to accept or reject his choice, or make her own choice. A woman named Khansa Bint Khidam once came to the Prophet and complained: "My father has forced me to marry my cousin in order to raise his own status (in the eyes of the people)." The Prophet told her that she was free to dissolve this marriage and choose whomever she wished to marry. She replied, "I accept my father's choice, but my aim was to let the women know that fathers have no right to interfere in the marriage." (Ahmad, Nasa'i and Ibn Majah) Find out more: http://www.islamicfinder.org/articles/article.php?id=411
  14. I only realized the middle part of SL flag is white with a black star!. I thought they adopted the Somali flag. Kas ayay u garab mareen!. Bal warrama?. juxa, xawlada wax iga sii!.
  15. Hay’adda Nabad Suggida oo iska fogeysay inay 110 Xildhibaano kahor joogsatay kulan ay ku lahaayeen Muqdisho Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka ayaa waxay iska fogeysay inay iyadu ka dambeysay, is-hortaag lagu sameeyay Xildhibaano kulan iyo qadaba shalay ku lahaa Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho. Maamulka Hotelka City Palace ayaa wuxuu Xildhibaanada uu u sheegay, inaysan ku kulmi kareyn Hotelkooda, sababo la xiriira amar ay sheegeen inuu uga yimid Taliska Nabad Suggida. Agaasimaha Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka General Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe”, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida ee Godka Jilicow, ayaa wuxuu beeniyay in Nabad Suggida ay Xildhibaanada kahor joogsatay kulankooda. Agaasimaha ayaa wuxuu sheegay in uu Xildhibaanada uu u kaxeeyay Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho, waxaana Maamulka weydiinay buu yiri inay cadeeyaan goorta, ay Nabad Suggida amartay inay Xildhibaanada u diidaan inay Hotelkoodu ku kulmaan. Xildhibaanada oo maqleysa ayuu sheegay in Maamulka Hotelka uu kahor sheegay, inaysan jirin wax amar ah oo uga yimid dhinaca Hay’adda Nabad Suggida. Mar General Bashiir Goobe la weydiyay hadaba cidda ay tahay, cidda Xildhibaanada u diiday inay ku kulmaan Hotel City Palace, ayuu taasi ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo, laakiin ay baarayaan sida uu yiri. General Goobe ayaa wuxuu ka digay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay markiiba ku deg degaan, inay jawaab ka bixiyaan, kolka loo sheego in laga horjoogsaday kulan ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada kala ah Dr. Cali Khaliif Galeyr, Cumar Islow Maxamed iyo C/Casiis Sheekh Yuusuf, oo u hadlay 110-ka Xildhibaano ee kulanka laga horjoogsaday, ayaa waxay shalay si kulul u cambaareeyeen Hay’adda Nabad Suggida. Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com
  16. Maaddeey

    Hijama

    ^^ Thanks Blessing, but who will recommend or tell if I need Hijama or not. Not every body needs it as its clear.
  17. True, Che. But this happened to all governments since Abdiqasim, they should be more careful. What are they complaining about?. Jacpher, 'Hassan' xaggeed ka keentay?.
  18. ^^ This is different, Che. Baarlamanka inay keenaan bey ahayd motionka, waxa socotay is shukaansi gooni gooni ah!. Wax yar kadib 110 kii 3dii hadashay uun bey noqonayaan!.
  19. ^^ What did you think, Jacpher?. But Galayr should know better, he's a barafassoor and was in somali politics for ages, SL waa isu sharaxay, Somalia president sidoo kale, Ra'iisul Wasaare waa noqday, Raiisul Baarlamaan waa isu sharaxay, welina waa damiin + far intaan ka waawayn waxba laguma bari karo!.
  20. Cali Khalif tixsi aa weerar xun ku haya, malaha Qanyaraa ku soo diray!. 'Maba filanayn in qado naloo diidi doono aan ku minjaxaabinno Dawladda' Ka kac hurdada, Jaalle.
  21. ^^ Have you ever came across, the famous saying of Omar (Ameerul Mu'mineen): Akhta'a Omar, wa asaabat imra'ah? (Omar is wrong and the woman is right). The problem with you and others who were Muslims in their yester-years is they don't know much about Islam and how the prophet and Sahabas acted, then you emphasize only on the mistakes Muslims of today do. My only talo is: 'waryaa, wax baro, duf ku bexe'