Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. NG, thank you, waa igala soo daahday!. Sheekada waxaa billaabay al mughaniyyah al faasidah Aryaan. Culimadii oo dhan baa kacday, waxaa ka daran markuu Ninka al Xaras al Watani heysta yiri 'laa diin maca assiyaassah'
  2. Jacaylbaro;939625 wrote: and i was here last night ,,,, you can see this but not the Kurus raula JB, adoo ciyaaraya aad soo duubtay,!
  3. ^^^ Wallee yaabaa leedahay!. Hadda kadib adaan kaala tashanaa dadka aan gaarsiinaayo, haddii aan gaarsiiyo ama aan gaarsiin waayona waa kuu soo 'report'-gareynaaaa!. Ps. Iney talo wanaagsan tahay haddaad garatay waa Alxamdulillaah!.
  4. NG, loool. I doubt inay websiteka ku sheegeen in nimanka "qurux" loo qabtay!. Asagoo carabi ah noo raadi adoo maraxsan!.
  5. Underdog, original-ka af carabi ah soo raadi sxb, sheekadaan sambuuska shabaabka mamnuuceen bey u egtahay!.
  6. Lool. Qofkii expert nimo sheegtay video fake ah ee wax aan jirin aaminay haddana umadda inuu beentaas run uga dhigo raba khasaaro fii!. Oba: Nin Alle ka cabsi badan oo cibaado badan baa nin wax kasta oo xaaraan ah sameeya waaniyey oo waaniyey haddana waaniyey isna waanada ma yeelo, markii dambe buu wadaadkii xanaaqay oo yiri: weligaa Ale kuma cafin doono!. Allena wuxuu yiri: Waa kuma kan naxariisteyda iyo cafiskayga yareystay ee wax yar oo isagu maamusho ka dhigay, kiina cafiyey oo jannada geliyey wadaadkiina naarta u diray!. Is ilaali sxb.
  7. ^ Lool, Somaliland & Somali wayn baa jira sow maaha?, mise Shirkii Ankara bay LAAN-ka isaga daayeen oo Somaliwayn ku biireen?. Waa sida loogu dhawaaqo ee adiguna si xun ha u fekerin!.
  8. The point is, if you celebrate some one's death don't cry when others celebrate the death of your beloved ones!, Tathcher is an example.
  9. Maxaan ka helaayaa soo ururkiinna ,Tallabo? Showqi, qoraalka bbc-da ma akhrisay horta?. It says SL authorites arrested the accused and they handed over to MI5
  10. Big blast heard amid gunfire at Somalia's Mogadishu courts Reuters Sunday, April 14, 2013 A big blast was heard when gunmen entered lawcourts in Somalia's capital Mogadishu and opened fire on Sunday, a Reuters witness outside the courts said. "Armed men entered the court and then we heard a blast. Then they started opening fire. We do not know the figure of casualties," witness Hussein Ali, who works at the courts, told Reuters. It was not immediately clear who was responsible for the blast nor who was involved. (Reporting by Abdi Sheikh; Writing by George Obulutsa; Editing by Louise Ireland)
  11. But a lot of people celebrated the death of Abu Musab, I remember the day he died, all the famous front page newspapers had his mutilated body in it, a close-up one, and no body said a word about it.
  12. CF was acquitted in 2009 after being prosecuted in 2008 for attempting to travel to Afghanistan to fight Jihad and engage in suicide operations. While on trial, he absconded to Somalia to attend a terrorist training camp and became involved in fighting alongside the al-Qaeda-linked Islamist group al-Shabab. He was arrested by authorities in neighbouring Somaliland and returned to the UK in 2011. He was placed under his first control order in May of the same year, having served a jail sentence for absconding while on bail. Dhag sii link-iga hoose: http://www.bbc.co.uk/news/uk-22129816
  13. The one paying the tribute, the deceased and the one claiming the deceased is not (actually) deceased but may be diseased are all the same but not sure about the last one, err I mean the one above me, ehem ehem!.
  14. Jacpher;934977 wrote: ^dee osukyoonaa ku jira in laga haro. Dowladaa noo dhalatay Hadda Maaddeey dastuurka ayuu difaacaa, Shabaabi dastuur iyo dowladda daba taagan asaa ugu horeeya Afkaas intee looga hadlaa?, Buntulaanaa?.
  15. Faroole: "...'maxaa dastuur lagu falaa, shareecaddaa dastuura' OO YAA YIRI SHAREECADDA BAA WAX WALBA KU QORANYIHIIN?..BAABUURTA SIDA LOO KALA CELIYO & XABSIGA -MAXKAMADDA- SIDA QOFKA LOO GEEYO KUMABA QORNA, WAXAA KU TAAL GACANTA KELIYA KAW HA LAGA SIIYO!. OO DADKA GACMAHA MIYAA LA WADA GOYNAYAA, QAAR BAA GACMAHA LOO DEYNAYAA .........AMA XABSI KA XANUUN BADAN BAA LA GAYNAYAA!......"
  16. ^^ What about dadka aan '...yaga, iwm' isticmaalinba?.
  17. Nin-Yaaban, waa caadi, sxb. Qolooyinka ballantii eey ka bexeen, waana kala bex-bexeen, anina waa ka dhex baxay. Welina waxaan aaminsanahay iney SL, JL iyo PL ka fiicanyihiin wax badan. Stoic, SOL became a mess, there's not much ppl you have an honest discussion. I follow Alpha's thread, now!.
  18. The Turks are doing pavements now.
  19. Haddaan "dalkeenna" ama "dalkannaga" iraahdo, yaa nala leh bey muujinaysaa Dalka?.
  20. ^Danteenna & Dalkeenna ama dantaanya iyo dhulkoora!. Af Soomaaliga la qoro wax lahjad ah ma leh, waa sida BBC Somali looga akhriyo oo kale.
  21. Waranle, sxb, who else is suspicious?. Shabab has links, they have strong clan politics, they have Intelligence every where!. I didn't defend Hassan Sheikh, if my comment there, seemed to you that I'm defending him, you need your head examined!.