Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Edit: Sorry MMA waa igala hormartay!. Exactly jawaabta aan XX siiyay uu cabbiray Amin.
  2. Xerada Guulwade ma reer Gedaa heysta mise reer Afmadow?. Waxaa la sheegay in Goobaanle iyo Cirfo Kuunya barroow xalay ku hoydeen!. Xiinoow maxaa ka run ah?.
  3. Ameerikaan CIA u shaqeeya inuu yahay waa dhici kartaa sow maaha Jacpher?.
  4. Gabley Shimbir maa la bilaabay in xeebta lagu dheelo?.
  5. Digfeer & agagaarkiisa, xeryo qaxooti aa ku yaallo, jidka xataa goobo ganacsi yaryarooti aa laga sameeyey.
  6. Jacpher;943521 wrote: Where are the drones when you need them. Nacallaa Shaydaan ku yaal!.
  7. Caawa saqda dhexe ayaa tababar ugu dhamaan doonaa Safiirka, kaasoo la xiriira sidii uu qol wada bir ah u geli lahaa markuu "qush" maqlaba, taasoo dhib badan lagala kulmay, waayo wuxuu kala saari waaye qushta caadiga ah ee mar walba airportka ka yeerta iyo tan qatarta ah!. Ugu dambeyn waxaa laysla gartay -si ku meel gaar ah- in uusan qatar is gelin oo xataa hadduu moodo in dhegihiisa uun yihiin xataa uu madax madax isugu tuuro.
  8. Dhaqane, you have problem with Dahabshiil advertising in Mogadishu?.
  9. After twenty years of Stephen Lawrence's killing in west London, still there's racism and 50% of ethnic minority don't trust the police. adinkana qabiil hebel aa safiirada loo badiyey aa ku doodeysaan, wax lala yaabo miyaa?. Ps. the list is misleading, dad bukaa qoray!.
  10. Take your own advice, yariisoow./ey? and what is this censored word?. Oba, waa is fahannay, adaan weligeen is fahmeyn!. dhex ku jiroow lama noqdo!.
  11. Lool, suaasha weli waa taagantahay, maxaa magaca Alle looga fujiyey meesha pm xataa iigu sheeg!. haddii kale thread-kaga dhan waa report-gareynaa!.
  12. Now, I understand you, you are the thread starter, yes sir, Hitler!.
  13. This thread, that 'Amed Gurey' Taallo you posted is the most appropriate thread and the question that offended you was not for you!.
  14. ^^ Si fiicanaad yeeshay!. How did it feel, inaad taallo qabiilkaaga bililiqaystay, markii qolo Islaamiyiin ah qabsadeen Xamar magaca Allah oo qurux badan ku decorate-gareeyay, ee hadda laga fujiyo asagana ama waa gaalnimo ama wuxuu ka sameysnaa maar oo taalladii meesha ay martay buu maray!.
  15. Adigaanba kula yaabanahay waxaad tiri: Cagmadhige, Dahir Calasow qoladiisa aya Xamar bililiqaysatay buu yiri?. Goormuu yiri?. Sowse isku qolo maaha?.
  16. Cagmadhige qabiil magaciisna ma sheegin, hebel & hebelna ma dhihin. Scenario uu soo qaatay, ninkii is gartay in uu tilmaantaas ku dhacay intuu is qarin lahaa miyaa hadda is difaacaya, Xaaji ma saasaad keentay?. Xaaji, waan ka xumahay adiga& D. Calasow inaad isku si wax u fahantaan!.
  17. Lool. SP, dawladdaan waa gaalo sow lama dhihi karo?.
  18. Midka ugu horreeyo lee Af Marko eh!. Thanks lakin.
  19. NGONGE;939947 wrote: Waligay nin rag baan ahaa, saaxib. Masaakiinta ma laayo. Fair enough, lakin ciyaal markey isugu kaa tagaan ama mid kaa wayn ku dilo maxaad sameyn jirtay?. Ma ka carari jirtay mise waad iska celin jirtay?.
  20. NGONGE, markaad 19 jir ahayd ayaan u barbardhigayaa!. Sidiisa RAG ma u ahayd?.
  21. 19 jir ka ragsan ma arkin!. Sunil-ka xaggee laga keenay marka hore, Zaffers?, aaway half Eritrea half Ethiopian-kiina?,
  22. Xaaji, waa ku sidee?. "Waayo" miyaa madaxweyne soomaaliyeed oo Xajka -cafwan- Ethiopia aaday la weydiiyaa?, Dabcan, waa Cibaado-cafwan (mar kale) waa Siyaasad!.