Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Lool, oo Xiinow ma waxaad is lahayd Faroole baa ra'yigii horee Xasan bedelaya?.
  2. After 'she passed..' I doubt that you are not a song person!. I googled her name and all I could find was her recent songs. Thats why I asked, may be malika will tell us when she comes back from Tanzania!.
  3. He sang in English?.
  4. Duqnimo mey ku bilaawday heesaha?, NG iyo Malika?.
  5. Markuu taleeefishanka qaranka soo daayo, ha illoobin inaad soo post-gareyso si aan u aragno farxaddooda & siday isu salaaman!.
  6. Assalaamu Calaykum, Che, illeyn meesha iyadaa shidi jirtay!. NG inuu first in maalin kasta yiraahdo bilaash waaye miyaa?.
  7. ^ Waranle, sxb. isdeji, teeda kale waxba ma fahmaysid, this is not serious, waa kaftan!. Waxaase dhab ah Pl aad adigu afkaaga ku difaacaysid inay iska ba'day!.
  8. ^^ Anoo nool yaa Xamar kuu diidi kara, dhibka dhan hadduu intaa yahay waa la xallinaa Abti. Pumadii aad lido kula dabbaalan lahayd ha iska soo illoobin!. Xiin, keyga dhigis kaaga dhimis ...
  9. Xiin, aad baan uga xumahay kumanaankaas usc du qixisay, lakin markaad anagaa qixinay aad lahyd ma xalaad ku riyootay?. . Kismaayo meeshii dhagaxda badneyd goaankeeda maleh, dhagaxdiiinna iska heysta haddaad rabtaanna sl u tolooba lakin in bari bad ito mallaay leedahay micnaheedu maaha inaad baddaad aragtaanba tiinnii tahay.
  10. Xiin, who are "we" who drove usc?. Dhinaca kale u dhig bahasha Kismaayo iyaga doon iiga saaray adaa lagaa hayaa:) Jacpher, caqligii ma ka soo tagatay? Did I quote any one?, linkiga aad odayga ka dhegeysatay sow anigu kuuma tilmaamin?. Faroolena inuu sisaas yiri iyadoo qoraal iyo maqal ahba ugu laabo threadkii ee wax ka dheh.
  11. ^^ lol, run iney kaa tahaa fiicnaan lahayd!. Is is some thing to do with the clashes of galgaduud?. Still holding grudges?,
  12. ^^ But reer bari are all the same and at fight again as usual, from faroole to irrelevent oday dhaqameed sac & hal bey isku sidkayaan, dad kala sinjiya bey isku sandulleynayaan: dhag ku sii(akhri oo dhegeyso)
  13. Its most likely they will be/dominate the upper house; haddiiba la ansaxiyo. Ps. warar hoose waxay sheegayaan in Ilkaxanaf mar dhow beddelkiisa la magacaabi doono!.
  14. I am not mocking you, why would you think so?. You know Amharic mean you intract with Ethiopians and know the culture and dress sense of various cities and towns. if you really need advice don't travel alone specially outside kililka soomaalida, mutawwaqiyyah (ethiopian id) qaado.
  15. Angle kasta ka fiiri waa sidiisii, halka Xasan uu aad u kala duwanyahay!. gafuur cawo ninkiisuu dhibaa baase horay loo yiri?.
  16. You speak Amharic, know Maqtal is in jail because of his loyalty to/ grandfather's resistence history and still don't know how to dress or if a camera is an issue!. Take Chimera's advice, Mahram la'aan lama socdo meeshaas, har cadaa lagu feenanaaa!.
  17. Somalia & Homunculus, what makes house a house is its location, Villa Somalia, National Theatre, Xamarweyne & Bakara is close to this house.
  18. xiinfaniin;944422 wrote: Ugu danbeyntii; wuxuu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo Puntland kala dhexeeya dowladda Federaalka, haseyeeshee dhinaca kale ay jiraan arimo kale oo ay xuquuq gaar ah u leedaay , taas isagoo tilmaamaya wuxuu yiri: “Arrimaha caalamiga ah, wax naga dhexeeyaa way jiraan, wax aan weli kala leenahayna way jiraan , anaagu dowlad wayo arag ah oo shan iyo toban jirsatay oo dastuur gaara leh ayaan nahay ”. Belo!. :D
  19. ^ 'Thaharal Fasaadu fil barri wal baxri' ahaa hee muggaas!. dhowr & labaatanka sano aan jahwareerka ku jirnay fisqi, qurun & qabyaalad: dil iyo dhac wadata oon yac leyska dheheynin waaye hadda haddii la soo celiyona meesheeda ey ka bilaabanee hadduusan Alle noo naxariisan.