Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. The mother of allproblems in Mogadishu is askartaas, waa tuugo, rapists and all. Meel kasto isbaaro aa u taallo!. Niman qurbajoog ah aa Tarzan uga cawday dhaqan xumada askarta, wuxuu ku jawaabay: 'anigaba tuugmo aan ku maraa e tuuga'!!.
  2. They didn't predict none, they were planning our collapse and downfall from day one!.
  3. Lol @ the thread!. Lol@ NN, 'Ayeeyo indho la'aan ma ku ogeyd?' 'Dad cunoow eey ku darsatay!'
  4. ^ Raanweyn can be understood, too!. Adiga sharciga naxweed ee dh'da ii sheeg.
  5. ^ Tee saxan, Maydhax & Mayrax?. Ps. Islaan reer waqooyi ah baan arkay, kulahaa reer Pl waan gartaa oo Ma jidho bay yidhaahdaan, innagase 'ma jiro' baan nidhaa. Isku mid lee tihiin, qolo kastaa markey rabo bey r'da dh ka dhigtaa!.
  6. $3.50 anaa Dahabshiil kuu soo dhigaayo ee iska daa inanta!.
  7. ^Waxba ee SL adinkaa ka weyne iska goosta!.
  8. akaaga caano garoor lagu qabay!. Ma inaad dadka dulleysato ood gacan hoorsiga barto baad rabtaa, Blessed?. Maad agoonta hooyadood $5000 u dirtid hal mar ah si ay stall amwax uun meherad ah ku furato, waana shaqeysatay adiga & qof kalena waa ka maarantay!. Haddiise aad $100 bil walba dirto, iyadana waxba uma tereyso adna waa kugu dhib, ilaa imisaadse diri kartaa?, haddaad shaqo beesho ama dhimatase yaa u maciin ah?.
  9. ^ yes, it is. haddaadan arkin sidaa dee, Allah yaciinak!.
  10. ^ You want him to guard all the gudoomiye ku xigeenyaal?.
  11. bt the caption, I heard it and its singer died in London recently. back to the queue thing. In Hargeysa xoog baa la maalaa, inaad xanuunsantahay ama laangaab tahay bay ku moodaayaan, qaylo & dadkood kala tuurto isku dar, lacagtana miiska ugu tuur: 'waar gaadhi baa cidla naga yaale ee dedeji, waaryee'. markaas nin rag ah oo reeraha Siilaanyo inaad tahaa laguu garanayaa.
  12. ^ The part you mentioned its destroying our community by dependence of mere $100.00. Waxaa soo baxaya runnimada magacii Soomaalida carabtu u bixisay ee ahaa: 'Bilaad wax i sii'. There's no other way to get rid of that name unless we stop this act. ee sidaa ula soco, inaar!.
  13. ^^ haaye ma shaki baa kaa galay?. Mase 'saas miyaa?' baad 'loooool'shii ku bedeshay?.
  14. ^ Ramadaanka ma illowday, sheeikh?. Cambuulo, waxaa xataa suurta gal ah shaqaalaha UN-ka ee lagu qasbay iney Xamar ka shaqeeyaan iney ka dambeeyaan!. Yaa og?.
  15. Alpha Blondy;971964 wrote: was involved in a serious verbal fight. went to Telesom to top-up my Zaad and they kept pushing in the queue. i lost it BIG time, y'all. i just couldn't resist it, you know. i shouted at the staff and told them to organise the queue or i will take matters into my own hands :mad: hadalkaaga sow kamay garan inaad dhaqan celis tahay?.
  16. Ur confused with 17th (Badr) 27 is laylat al Qadr!.
  17. Alpha baan ku raacsanahay qaar waxa uu soo qoray!. Barclays maaha dhibtu, Xawaaladuhu weli iyadey ku dambeeyaan.
  18. Intaasoo isgoys ah socod laguma mari karee, wax kale sheeg, sxb!. Meeqa ciidan & Tikniko aa lagu waardiyeynaayey, sxb?.
  19. ^ Af qalaadka maahane, ceeb kale maleh sopw maaha?. Yacni isagaa ka war qurxan Tarzan oo ka gar leh?.
  20. Hobbesian_Brute;971773 wrote: I think someone needs to debunk this myth that the ICU period was a Golden age severely. Go on, give it a try!.
  21. Allyourbase, Labada aayadood eed sheegtayba sida saxda ah lama nasakhin. mana iska hor imaanaayan. Cilmi dhan oo la barto waaye 'al Naasikh wal Mansuukh'
  22. Faroole: Soomaaliya iskuma mehersanin Pl baan ku mehersannahay!. " Cidii cid u baahan ha la arko' 'Muusa bi diinuh, wa ciisaa bi diinuh, wa Muxammad bi diinuh' 'SL aqoonsiga ay Xamar ka raadineyso ha iska deyso aqoonsi ma bixin kartee, innaga ayaa deris ah waxna naga dhexeeyaane ha naga raadsato' Waa war tiro badane 10ka daqiiro uun dhegeyso!. http://puntlandi.com/dhagayso-khudbadii-madaxweyne-faroole-uu-ka-jeediyey-xafladii-xuska-1-ogoosto-ee-ka-dhacdey-garowe/