Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Sow Quranka ma taqaanid, carabi quraan waaye, wax lee ka fahmee haddaa ku subcisid sida caadada reer Jungal u ah!. Ps. It clearly says: 'Arabic', skip it if you don't understand or not interested, I am sure others will benefit from it, eeboow!.
  2. ^ And you want them to leave!, irony. The Zack, 20 sano?. Moo'ryaanimo aa u qarine-haysaa miyaa?.
  3. Laa Taxzan. "Don't worry". this lecture is like cure for depression and stress, its derived from a book by the Sheikh with the same title.
  4. ^ He admitted he didn't know nothing of the Somali politics, he just realized since from certain tribe he won't get the highest position neither in Mogadishu nor Hargeysa!.
  5. Xaaji Xunjuf;971001 wrote: Need to withdraw their support from the SFG how is it possible that 2 Militia who are both on the same side are fighting each other communities of the Habr gangster clan attacked the water malians, who also wore SFG military uniform. This is unacceptable i wonder how a federal state can be established, if people do not even agree who owns what land? What can the government do actually about this the best thing if the goverment wants to be taken serious Amisom African union troops need to be stationed there and keep the peace. Waxba kama fahmin, sxb. Comma & Fullstops u dhexeysii, qabiilkee, qabiilkee wareeray?.
  6. ^ You are handling it perfect. wuxuu raboba ha ahaadee, si wacan ugu jawaab. Aniga malahayga waa warsamaale ood aamusisay ama mid la mid ah. haddaad iska ignore-gareysona waaba ka sii fiican, waayo, inta aad soo sheegtay & ka badanba internet'ka ayuu ka heli karaa!. warsamaale, maxaad tusaalaha iigu soo qaadatay oon kaa bi'iyey, goormeense wada hadalnay aniga, i soo xasuusi bal?.
  7. Xaaji, haddaadan naftaada ixtiraameyn ugu yaraan waa Ramadaan ee dadka magacyo xun ha ugu yeerin. 'cawar' waa maxay?. 'Walaa tanaabazuu bil alqaabi'!. Ninkii jehovah witness shahaadada u qabtay sow maaheyn?.
  8. ^ Hello, (is micneyska iska dhaaf, inaa i salaanto aa rabtaa waa ogahaye).
  9. ^^ Lol, you know very little, brov. 'Ayrow was Amir and Abu Mansur took over briefly then Abu Zubair was elected': Waxaas waa beenta cnn-ka wax ka jira maleh.
  10. ^Abu Mansoor never was Amir. Godane was the Amir and he made an audio about the bloody incident!.
  11. ^^ There was, midka madaxtooyada & safaarad ku sheegta Xabashida ee caanka noqotaye aadka uga naxaan SL ma iska indha tireysaa, inaar?, bal tanna eega!. Even if there was no attack at all, is that Dhabshiil's fault?.
  12. Safferz, Safaaradda Xabashida agagaarkeeda Injera tibbs qaari'a ka buuxo waad ka heli, lakin xoogaa injir ah waa inaad ku cuntaa, Xabashi shaxaad doon ahna inay kula casheeyaan iska filo!.
  13. ^^ Dahabshiil, waa ganacsato, shaqaalaheedana Somalia tuulo eysan joogin maleh, Dahabshiil SFG & SL ama Shabaab midna maaha!. Dantooda ayana ku shaqeeyaan ama SL ha joogaan where their HQ is ama Branch ha joogaan sida meelaha Shabaab ka taliso ama 'Dawladda'. Xamar kuwa uga masuulka ah reer SL maaha oo inta Islaantu garataba waa gartaan. Dawladda regulation ayay u sameysay oo canshuuro ayay ka qaadataa, sidoo kalena Baad ay 'contribution' ku magacaabaan ayay bixiyaan, Shabaab & Sl-na waa la mid!. Zack, jawaabta kore waa kugu filantahay baan fili!. . tillamooge, dhulmi maxaa waaye?. Indhacaddase shabeelooyinka muxuu ka yahay?. this is 2013 not 2005-6!.
  14. ^^ Waddani, ma Cabbaas baad u jawaabi rabtay mise?. Waad i quote-gareysay uune?.
  15. 2) They don't support Shabaab. 1) Dahabshiil waddanka dhan ayay ka shaqeysaa oo Wajaale & Xamar-ba waa laba branch. Iyaga ayana ka go'daa sida ay sadaqada u maamulayaan!. Adigu ma islaanta baad ku raacsantahay labada qodobba?.
  16. Abbaas, diinta Islaamka gabar yar oon qaangaarin in nin ka weyn lagu mehriyo maxay ka qabtaa?.
  17. ^ Xaggeed aadeysaa muggaas?. Aniga Cadalle aan bacdal ciid u socdaa IA. Mahaan waa lagu kala yaacaye, xaa dhacaa la yiri?.
  18. Ramadaan Kareem, ilmo cuqdadeysan!. urur as 'ssdf' 'spm' 'ssdf'. warshadda Mareereey yaa bililiqaystay oo xataa qasabadaha biyaha la baxay?. Dekedda Muqdisho 'scrap'kii yaallay yaa Boosaaso u raray? (shalaymaantaan lee). maahmaahdii maxay ahayd: 'Tuug intaan tuug la dhihin.. hee..'??.
  19. USC urur sow maahayn?, urur taallo loo sameeyo xaggeedku aragtay?.
  20. ^^ Beentiiis miyaa, Adigaa meel kala soo jeeda oo sida maskaxdiinnu u shaqeysa yaqaanna'e. Xaaji, Tabliigh raac, siyaasadda & SL iska dhaaf!. Sheikha iyo mac-hadkiisa Alle ha barakeeyo. Waxbarashada dibadda loo aado haddii laga helo waddanka, soo saarista macalimiin & culimo & aqoonyahan bay soo saaraysaa!.
  21. ^^ Jinka Ramadaantooda waa goorma?.
  22. M_M., Akhri buugga Dr. Sadaq Enow. 'Dagaalkii Og'deeniya'