-
Content Count
4,297 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Maaddeey
-
Ramadan Kareem, kulli.
-
Asalaamu Calaykum. Ramazaan kareem
-
Alpha, you asked for it. When you posted the EDLs burning the Somali Masjid. Ma garatay, waxba ha baqanin laan dheer baad tahay, Hargaysana waad joogtaa.
-
I mean shaqo and safety wise. The edl and all this pakistani Muslims!?
-
Oromada waa walaaloheen i am not xaji xundhuf. Tell me are you from east london!. Hows life in bromley, westham, barking or dagenham?. Dhaqso iigu soo war celi aad baan u baahanahye!. Ramadaantana meel baan qabanayaaye ciidan badanna ma heysto
-
Che -Guevara;966943 wrote: Classified. You are copied too haha Qarxiska dhaaf. waa ka nixisay, igaarta.
-
Oromdau waxay tidhaa: 'cusbo la'aan cuntadu dhadhan maleh'
-
Waadh bal u yadha kaadhi, inaadh Movie-ga atariisho ma leh miyaa, mid u samee deee,,,,,,,
-
The great Health debate: is Sunshine a miracle cure? (by The Guardian)
Maaddeey replied to Abu-Salman's topic in General
Jabuuti miyaad qandaraas ka soo qaadatay? -
Breaking news: Egypt Coup d'état, Morsy overthrown.
Maaddeey replied to MoonLight1's topic in Politics
NGONGE;966734 wrote: ^^ Don't forget Pakistan (when Nawaz Sharif was ousted by Musharaf) or Iraq (when Nouri Al Maliki ousted the elected president). It is a democracy as long as the "right" candadite is chosen. As for the Egyptians; well this is not limited to them (as I've shown above). In this world of social networking ANY country can be victim to what is taking place in Egypt. The UK had it witht he riots of 2011, Turkey had it recently with that park thing, etc, etc. Crazy mobs are not exclusive to Egypt or the Arab world. Bax waryaa, you will never see UK and USA and the likes tasting their own medicine. -
Aaway maalaayacni threadkaaga eebooboow?.
-
Asalam Calaylum Norf, Riyadaada waa rumoobi rabtaa Khat ban-ka!.
-
Alpha weli ma soo toosin?. Qaxwa Soomaali Suuqa Masjidka Cali Mataan ka soo dhan. Quaanna ha kugu akhriyo wadaad reer buur ah fay aa dhehee IA.
-
Lol. Kursiga wayn iyo suit ka meesha looga keenay aan kasi waayey!.
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Maaddeey replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shirkii Carte aa oday "calan side" loo bixiyey. MMA "primo Luglio" ka warran?. -
Breaking news: Egypt Coup d'état, Morsy overthrown.
Maaddeey replied to MoonLight1's topic in Politics
Cawaale yaa meel ku sheega?. Saaxiibkeey waa u naxaanahaye!. -
Quraacaa la sugooyaa, Axmed Madoobese waa soomanyahay!.
-
Kakac ahaa markaas, Dawladdiii dhanneed haddii Kismaayo saynta uga taagantahay!. Waa horaan soomaali ka quustay!. Zack, Shabaab isku si uma naqaan sida muuqata!.
-
Xiin, waa saad u garatay balse inaad soo guuriso maahayn. Shalaa ciyaalka soo post-gareeyeen, hoostaa laga qoslay, haddaadse adiga endorse gareyso waakaa Zack na run mooday!. Kismaayo waa daba dheeraatay!, xal san keena intaad isku tagtiin!.
-
Xiin, waa saad u garatay balse inaad soo guuriso maahayn. Shalaa ciyaalka soo post-gareeyeen, hoostaa laga qoslay, haddaadse adiga endorse gareyso waakaa Zack na run mooday!. Kismaayo waa daba dheeraatay!, xal san keena intaad isku tagtiin!.
-
Lool, Hiiraale Shabaab & A. Madobe shabaabuu necebyahay, Shabaab haddeysan ahayn isagaa weli ka talin lahaa Kismaayo. The Zack inaad faataadhugtaas run mooddaaba yaab leh!.
-
Pro Sheikh Xassan daahir aweys protests in Mogadishu.
Maaddeey replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Banaanbax!. Cajaaib Sheekhoow!. Oo ma Xasan Dahir baa beel ku tala ahaa. Odayaasha xoogaa dufanka in loo badiyo mey rabaan?. Sheekha, sida muuqata mabda' ayuu ku dheganyahay, taasuunaa u xiranyahay weli sida Yariisoow hadalkiisa ka muuqata