Jiir-Jiroole

Nomads
  • Content Count

    52
  • Joined

  • Last visited

  1. what happened that is obvious aint it? The natives got out of the reservation and were allowed to run wild for 22 years result ............................
  2. Lool the situation will still be the same after ramadhan, xaraan ku naax go burn in hell haye dheh
  3. Oh brother please nigga is dead I dance on his grave which is also probably a looted piece of land...
  4. Hope his death was as brutal and painfull as the ones he caused over his short and pathetic life. They said he had heart problems hope he was lucid and shittting himself till the last moment amiiiiiiiin.
  5. We hope that the documentary liberally peppered with the dead bodies of reer triangle state will not be heeded by the youth of SL haaku sirmiin walaleyaal all the old men trying to convince you to spend your life in the failure they created as they engjoy the british passports they gained by claiming to be prosecuted jareer, all they are trying to do is hold you as political hostage to their insipid dream that even several khat sessions and doses of viagra will not happen.
  6. Jubbaland soldiers back in kismayu after treatment by their brothers in puntland
  7. ***************please respect the rules of the website and stop the insults*************** Admin
  8. Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu xiriirka uu la lahaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya uu go’ay, waxaana arrintan ay daba socotaa markii dhawana madaxweynaha maamulka Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) hadal uu ka jeediyay magaalada Garoowe, halkaasoo ay ka dhacday xaflad lagu maamusayay sannad guuradii 15-aad ee ka soo wareegtay dhismihii maamulkaas. Tan iyo dhisidii 1998-kii Dowladda Puntland waxay dadaal dheeri ah u gashay inay hirgaliso hey’daha dowliga ah, sharciga iyo kala dambaynta, iyo gaarsiinta adeega bulshada ee shacabka Puntland, iyadoo qeyb wayn-na ka qaadatay dib u dhisida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tan iyo 2004-kii. Puntland waxay taageero muhiim ah ku bixisay Soomaaliya iyadoo wakhti, juhdi badan, iyo dhaqaale intaba galisay nabadeynta iyo dib u dhiska Federaalka Soomaaliya. Dadaalkaani waxaa laga filanayay Soomaaliya cusub oo madaxbanaan, kuna dhisan nidaamka Federaalka iyo xisbiyada badan. Haseyeeshee, tan iyo September 2012-kii markii la dhisay Dowladda Federaalka, dalkii Soomaaliya wuxuu dib ugu noqday colaadihii, barakicintii, qabyaalad iyo kala fogaansho, isqabqabsi siyaadeed, iyo iyadoo tixgalin la’aan iyo xadgudubyo dhinac kasta ah lagu sameeyey Dastuurka Federaalka Soomaaliya, oo kan rasmiga ah ay Saxiixayaashi Roadmap-ka iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ku saxiixeen Nairobi June 22, 2012. War saxaafadeedkii ka soo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee July 25, 2012, wuxuu aqoonsaday Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah, waxaana ku qornayd “inuu soo dhaweeyey hormarkii laga gaaray Roadmap-ka iyo heshiisyada la xiriira, uuna ka mid tahay Heshiiskii June [2012] ee Nairobi Protocols iyo baahinta Dastuurka qabyada ah”. Iyadoo qiimaynaysa dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka, Puntland waxay sii waday wadahadaladii siyaasadeed ay la lahayd Dowladda Federaalka waxayna Puntland soo dhawaysay Rai’sul Wasaaraha Dowladda Federaalka Dr. Cabdi Farah Shirdon safarkiisii Garowe (March 9-11, 2013) iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Dr. Xasan Shiikh Maxamud safarkiisii Garowe (April 28-29, 2013). Madaxweynaha Puntland wuxuu qoraalo u diray madaxda Dowladda Federaalka ee ku sugan Muqdisho iyo Qaramada Midoobay, wuxuuna Madaxweynuhu cambaareeyey Dastuurkii Federaalka oo sharcidarada ahaa ee la faragaliyay, Dastuur-beenaadkaasi oo loo qeybiyey Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya September 7, 2012. Puntland waxay soo dhaweynaysaa Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC Resolution 2111) ee July 24, 2013, qaraarkaasoo ku dhiirigaliyay Dowladda Federaalka Soomaaliya “inay sameyso barnaamij siyaasadeed oo cad kuna aadan hirgalinta nidaamka federaalka si waafaqsan Dastuurka KMG ah”; sidoo kale, Puntland waxay soo dhaweynaysaa War saxafadeedkii ka soo baxay Shirkii Madaxda IGAD ee May 3, 2013, oo ay ku qornayd mabaa’diidii lagu isku raacay ayna ka mid tahay “Tixgalinta Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”. Hasayeeshee, si aan waafaqsanayn mabaa’diidii la isku raacay iyo waxyaalihii la filan karay, Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay ku dhaqantay arrimaha hoos ku xusan 1. DFS waxay diiday hirgalinta iyo ku dhaqanka Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah iyo dib u eegis Dastuur oo sharci ah; 2. DFS waxay diiday inay dhaqangeliso Heshiiskii ay la gashay Puntland, March 11, 2013; 3. DFS waxay weecisay hadafkii la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab oo khatar wayn ku ah nabadeynta Soomaaliya; 4. DFS waxay faraha la gashay dagaal beeleedyo dhiirigalinaya haysashada sharci daradda ah ee hantida dadweynaha iyo hantida dowladda iyo deegaanada taasoo horseedaysa cadaalad darro ka dhacdagobollada Banadir, Jubbada Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose; 5. DFS waxay diiday inay la wadaagaan Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalkaawoodda siyaasadeed, kheyraadka iyo deeqaha caalamiga ah oo lagu helo magaca Soomaaliya sida deeqaha waxbarasho; 6. DFS waxay diiday inay wax ka qabato burburka dhaqaale oo ay sababtay lacagtii Shillin Soomaaliga oo suuqa ku yaraatay, iyadoo daabacaada lacag cusubi ay tahay mas’uuliyadda Dowladda Federaalka; 7. DFS waxay saxiixday heshiis amaanka xeebaha ah oo khatar ku ah madaxbanaanida Soomaaliya; 8. DFS waxay taageertaa kooxaha khalkhalgelinta oo ka qeybqaata kicinta iyo degenaansho la’aantasiyaasadeed ee deegaanada dalka Soomaaliya; 9. DFS waxay inkirtay dib u heshiisiinta qaran iyadoo diiday wax ka qabadka barakicinta iyo dib usoo celinta hantidii la kala boobay tan iyo dagaaladii sokeeye ee bilawgii 1990s; 10. DFS waxay tarjumaad khaldan ka bixisaa dalka iyo dadka Soomaaliya goobaha caalamiga ah iyadoo ku guuldaraysatay soo bandhigidda arrimaha qaran ee muhiimka ah. Sidaa darteed, Dowladda Puntland waxay hakinaysaa wadashaqayntii iyo xiriirkii ay la lahayd Dowladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo intii ay Dowladda Federaalka: 1. Dib u soo celinayso kuna dhaqmayso Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah; 2. Wadatashiyo la yeelato Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka ee arrimaha dib u eegista Dastuurka, arrimaha Federaaliga iyo arrimaha amniga Qaranka ah, arrintaasoo waafaqsan xuquuqda dastuuriga ah ee Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka; iyo 3. Hirgalinayso nidaam lagu xaqiijiyo qeybinta deeqaha caalamiga ee lagu helo magaca Soomaaliya. Tan iyo intii laga xallinayo arrimaha kor ku xusan, Dowladda Puntland waxay ku dhaqmaysaa xuquuqda iyo awoodaha ku xusan Dastuurka Puntland iyo Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee rasmiga ah, Dowladda Puntland kaliya ayaa wakiil ka ah dhammaan arrimaha Puntland gudaha iyo dibedda. Talooyin ku socda Maamuladda Soomaalida: 1. Taageeridda Dastuurka Federaalka KMG ah ee rasmiga ah, kaasoo xaqiijinaya hirgalinta nidaamka Federaalka iyo xaquuqda Maamullada dalka, si loo xaqiijiyo dib u midaynta Soomaaliya; 2. Taageeridda dhismaha Dowladaha Xubinta ka ah (States) Dowladda Federaalka iyadoo loo raacayo nidaam xor ah oo ku salaysan dib u heshiisiinta deegaanada, si waafaqsan Dastuurka Federaalka; iyo 3. Hirgalinta hey’adaha amniga si loola dagaalamo kooxaha xagjirka Al Shabaab iyo wixii khatar ku ah nabada iyo xasiloonidda deegaanada Soomaaliya. Talooyin ku socda Beesha Caalamka 1. In la isku raaco lana cadeeyo Dastuurka Federaalka ee rasmiga ah, sida lagu xuso qoraalada iyo war saxafadeedyada ka soo baxa Beesha Caalamka; 2. In Somaaliya lagu caawiyo dib u dhiska Ciidanka Xooga Dalka oo deegaanadooda lagu dhiso si mustaqbalka loo mideeyo loona xaqiijiyo isu dheelitirka, wadashaqaynta iyo sharafta ciidanka; 3. In la xaqiijiyo qaab cadaalad ah oo isu dheelitiran oo lagu qeybiyo deeqaha caalamiga ee lagu bixiyo magaca Soomaaliya; iyo 4. In taxadar iyo faragelin deg deg lagu sameeyo barakicinta iyo cadaalad daradda lagu hayo dadka deegaanka Gobolka Shabeellaha Hoose xadgudubkaasoo ay qeyb ka tahay Dowladda Federaalka iyo maleeshiyoyiin isbiirsaday, arrintaasoo dib u abuuraysa colaado bulshada dhexdeeda ah, siinaxoojiso kooxda xagjirka Al Shabaab inay ay xoog ku yeelato deegaanada. — DHAMMAAD — Xigasho: Xafiiska Madaxweynaha Puntland
  9. Xaaji Xunjuf;968735 wrote: Democracy is not part of the political culture of the Pirates they have no grasp of how it works how elections should be conducted. I think they should stop wasting their times and just give it a rest. How can all the regions qardho galkacyo rejected the elections. Oh please more info thine might troll....
  10. Wasiirka Duulista Somaliland oo Hayada ICAO/CACAS oo ay la macaamilkeeda joojiyeen ka codsadey inay $50.000 ugu soo shubto Account Numbarkiisu uu yahay Do2315, oo uu ku leeyahay mid ka mid ah xawaaladaha Nairobi-(Qaran-news)-Inkastoo xukumada Siilanyo joojisey la macaamilka ICAO/CACAS hadana Wasiirka Duulista iyo hawada Somaliland ayaa ka codsadey Hayada ICAO/CACAS inay $50.000 ugu soo shubto Account uu leeyahay. corruption and slime the "principled" stand of the SNM mafia comes to broad daylight as a shakedown of international agencies. Trully a BIG fail
  11. The only info I found was this on google!!! Oil company threatens to pull out of Garissa Saturday 13th July, 2013 on Kenya Broadcasting Corporation An oil prospecting company in Garissa County is now threatening to pull out due to endless wrangles with area residents. Vanoil Energy Company from Canada which has been prospecting for oil in Modogashe area of the County is threatening to suspend all its activities until contentious issues raised by area residents are ironed out. The County risks losing out on billions of shillings that could have emanated from oil proceeds. However , County Governor Nadhif Jama is urging the residents to let the company to continue prospecting oil in the area as the proceeds from any resources will directly benefit them. Francis Karanja who is one of Vanoil company directors says, the company plans to start the drilling of the first of its two exploratory wells in the next two months at Modogashe-1 on the South Anza basin at a cost of at least 2.2 million shillings, though he was quick to warn against unprecedented expectations for now. Recently Tullow Oil Company discovered oil at Ngamia-1 in the Lokichar basin in Turkana County, amid high expectations the discovery is set to bring with it good tidings for the country.... Read the comprehensive news article and discuss at Kenya Broadcasting Corporation
  12. 1. B cup breasts A young woman with B Cups is going to be proportional and in shape overall. After the kids those puppies are going to morph into C Cups and C Cups are absolutely perfect. Enough for a handful, they crush against your chest when you kiss just right, they fill out a shirt, cleavage gets activated and they don’t suffer from sagginess like D or larger does. Miss D Cup at 22 is Mrs. EE Cup at 42 and her back always hurts and she’s cranky from the pain half the month. Her asss is wide as well. Be advised. [Typical situation faced by farahs when the wifes turn 30]. No Smoking.Not even shiisha. Basically it’s a nasty habit but it’s also a serious health risk. The woman that smokes will age much faster and become much less sexy over time. Also you risk lower weight babies and birth defects if she can’t stop during pregnancy. Also importantly people that smoke just smell so powerfully bad that it overrides even their own sense of smell and much of sexual attraction is smell based. Positive Family History. Did she have a reasonably intact family home and childhood? If she’s from a divorced family then you will have a higher likelihood of divorce in your marriage to her. Again the purpose of your marriage is not to save a woman, it’s to have a happy productive life with someone. Is the rest of her family basically normal and generally free of mental illness, developmental disabilities, crime, cancer and drama? Virgin. You heard me. The fewer sexual partners a woman has before marriage the higher her marital satisfaction and the sexual satisfaction she has within marriage. You very much want your wife to sexually imprint on sex with you and completely bond to you. The sex is just going to be that much better over the long term. Not to mention no other ex-lovers lurking on Facebook, sexual diseases, bad experiences and regrets to worry about. The harsh truth to the modern hook up girl is that yes indeed every time you sleep with another man, you damage your long term wife potential. Plus the best predicator of future behavior is past behavior and highly promiscuous women before marriage are probably far more likely to cheat on you during marriage. Can problem solve with tools other than emotion. If you’re running into excess drama over minor issues, and the woman using tears, anger or moodiness as a problem solving tool, this will not get better over time. Treat it like a shit test a few times, but if you find it keeps coming back at you again and again, just move on. Who wants to spend 50 years with a screechtard whose hobby is giving you a colonoscopy?