Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Gordon Brown called for a ret urn to the tactics of the Cold War in the fight against terrorism. Metro Sunday, January 04, 2010 Prime Minister Gordon Brown speaking on The Andrew Marr Show The prime minister made his rem arks as Britain and America closed their embassies in Yemen following threats from Islamic militants. Mr Brown told the BBC: ‘We’ve got to expose the extremists and we’ve got to, like the Cold War in the 1950s, we’ve got to use every method of communication possible because there are at least 5,000 internet sites promoting Jihadist violence.’ His comments also came on the day it emerged that the first full body scanners would be brought into use at British airports within weeks. The embassies in Yemen were closed as Britain and America revealed they had set up a counter-terrorism oper ation in the ‘failing state’. However, the threat of an attack by al-Qaeda sparked security fears for embassy staff in the poverty-stricken country. No details emerged of the nat ure of the threat and no date was given for the embassies to re-open. Umar Farouk Abdulmutallab, the radical suspected of plotting to blow up a passenger plane over Detroit on Christmas Day, was said to have been equipped by al-Qaeda in Yemen. On The Andrew Marr show, Mr Brown said: ‘We have got to get back to the source of this and that is Yemen, Somalia, Pakistan.’ He also backed the use of the new airport scanners, which can produce a near-naked image of travellers, saying: ‘Our first duty is to the security of the people of this country.’ Seven of the devices, which cost about £100,000 each, have been ordered and they will come into use at Heathrow ‘as soon as practical’, airports owner BAA said. However, their use has angered civil liberties campaigners, while critics said they would not have stopped the Christmas Day bomber. http://hiiraan.com/news2/2010/Jan/gordon_brown_we_need_cold_war_on_terror.aspx
  2. Saalax

    Puntlanders

    lool@ i did spot few camels in bari along the road from bosaso to Qardho, i have to say Nugaal is full of Goats though. Mudug has a large junk of camels though.
  3. looool ^^^^ sxb anybody can see my flag the one i designed and the kurdistan 1 are two complete different flags. The Flag i designed is this - and the Kurdistan flag is this. very different flags, miida labad kurdistan don't speak arabic as far as i am aware.
  4. For those of you who can't read arabic - the arabic writing on the top says - Republic of Somaliland. :cool:
  5. Originally posted by Mr. Red Sea: the design is the Somaliland flag. That part is nice. but what is the purpose of the camel and the soldier in the middle of it? If its for fun, it's looks great! The first 1 was for fun , laakinse the last 1s are not , the camel represents and symbolises the Nomadic culture of the people of the north west and the black star in the far corner represents the struggle somaliland has been through also the red= the struggle SNM has been through to liberate the country the white = peace and the green development.
  6. Saalax

    Puntlanders

    Why didn't puntland chose this flag instead of the lame current 1? this flag highlights the nomadic culture of puntland and showing a camel who is very thirsty in the outskirts of bari looking for his next well to drink at.
  7. Originally posted by FiqiKhair: Sad case when teenagers are required.
  8. ^^^^It properly stands for the struggle and dark days sland has been through.
  9. I actually think they also teach a good amount of english specially in the hargeysa region.
  10. Halyeyadii Huriyey Hawl-galkii Inqilaabka ee 1961-kii Qaybtii 3'aad Written by Qarannews Jan 01, 2010 at 05:20 AM Taliyaha Guud ee Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya, waxa waqtigaa ahaa Maxamed Caynaanshe, oo isaguna dhalasho ahaan ka soo jeedey H.Y Isq, balse ku kacaamay waxna ku baratay Koonfurta Soomaaliya. Inkasta oo isku dayga hawl-galka Inqilaabku aanu markii danbe noqon mid midho-dhala, hadana marka dadka aqoonyahanka ahi ka hadlayaan dhacdadaa waxa ay ku qiimeeyaan in ay ahayd ileyskii ugu horeeyey ee daaray shamaca Halgankii dheeraa ee Shacabka Somaliland u soo galeen dib u soo celinta Madax-bannaanida iyo gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland. Gees kale, haddii aynu ka eegno hawl-galkan, waxa xusid mudan masalada inay xudunta u ahayd isku dayga Inqilaabka iyo Halgankii adkaa Shacbigu u soo galeen la soo noqoshada Dawlad-nimadooda, maaha mucjiso ugub ah oo ku koobnayd oo keliya Siyaasiyiintii iyo Aqoonyahankii Somaliland ee waqtigaa. Hase-yeeshee, waxa dhacdadaa miisaalkeedu la soo dersay qawmiyado badan oo ku dhaqan Dunida, kuwaasoo sidii Somaliland ku dhacday si la mid ah Dawlad-nimadoodii si bilaa shuruud ah ugu wareejiyey dalal kale, ka dib markii ay is-indho buuxin waayeen Siyaasiyiintoodii. Haddii aynu tusaale qaar ka mid ah Qawmiyadaha ay dhacdadaas oo kale la soo deristay, waxa aan murran ku jirin qaddiyada Yementa Koonfureed oo ka mid ahaa dalalkii uu gumeysan jirey Ingiriisku, kuwaasoo xornimada qaatay 30. Nov. 1968. ka dibna dhidibada u taagay Dawlad casri ah oo ku shaqeysa nidaamkii Shuuciga ahaa, isla markaana aaminsanayd aragtidii Maartiisamka ahayd. Inkasta duruufaha iyo waayihii siyaasadeed ee soo wajahay Dawladii Curdinka ahayd ee xarunteedu ahayd Magaalada Cadan ay kaga gedisnayd midda Somaliland arrimo badan oo aan markaa siyaasiyiintii Somaliland hor oolin, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen cadaadis fara badan oo kaga imanayey Dawladihii deriska la ahaa oo ay qaarkood u dhexeeyey murran dhinaca dhulka ah. Sida- Saldanada Cumaan iyo Dawlada Sucuudiga oo labadooduba shaki ka qabay Nidaamka shuuciga ah ee la soo dersay iyo waddamada reer Galbeedka oo iyaguna si weyn uga soo horjeeday nidaamkii Shuuciga ahaa ee ay qaateen. Arrimahaas iyo khilaaf gudahooda ahaa oo uu xuduntiisu ahayd loollan siyaasadeed oo ka dhex dilaacay xubnihii siyaasiyiinta ahaa, kaasoo sababay in marar badan iska hor-imaad ka yimaado taageerayaal kala taabacsan Madaxweynihii waqtigaa Md. Cali Naasir Maxamed iyo dhigiisii ka horeeyey Cabdifataax Ismaaciil. Sida- dhacdadii Jen.1968, taasoo keliftay gacan ka hadal ay isku faro saareen taageerayaasha labadaa masuul, isla markaana toddobaad gudihii ay ku naf waayeen kumanaan qof oo aan waxba galabsan, balse markii ay waayeen hoggaamiye-yaal aragti dheer oo kala badbaadiya dhiigooda iyagii birta iska aslay. Sidoo kale, waxaa xusid mudan in shacbiga ku kala dhaqan Yementa Koonfureed iyo Yementa Waqooyi oo marka tiro ahaan la is barar dhigo la mid ah tan Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya. Sida lagu sheegay Daraasado la xidhiidha tira-koobyo lagu sameeyey Sanadkii 1990-kii dadweynaha ku dhaqan Yementa Koonfureed, waxa lagu qiyaasay 2785484 qof, halka ku dhaqan Yementa Waqooyina ay ka noqdeen 7160981 qof. Waxanay arrintaasi ka markhaati kacaysaa kala badnaanshaha Qawmiyadaha ku kala dhaqan labada Gobol. Markii siyaasiyiintoodu ay horumarkii iyo wax-qabadkii laga sugayey muddo 22 Sannadood ah oo ay xornimo haysteen kaga mashquuleen murran iyo khilaaf madhalays ah oo dhexdooda ka oognaa, waxa ay Sanadkii 1990-kii si bilaa shuruud ah ugu biireen Yementii Waqooyi, ka dib markii nimanka gacanta ku hayey hoggaanka Dawladii Cadmeed loo sameeyey xilal iyo balan-qaadyo indho-sarcaad ah, iyada oo markaa uu Taliskii fadhigiisu ahaa Magaalada Sanca uu ka faa'idaysanayey khilaafkooda. Waxa lagu qanciyey labadii masuul ee u sareeyey Taliskii Cadmeed Cali Saalim Al-biid oo hayey hoggaamiyaha xisbigii shuuciga, kuna bedeshay inuu Madaxweyne-ku-xigeen ka noqdo Dawladii Midninada, halka Madaxweynihii Yementa Koonfureed Xaydar Abubakar Al-Cadaas isagana loo magacaabay inuu noqdo Ras'iisal Wasaaraha Dawladii Federaalka ahayd. Hase-yeeshee, markii nidaamkaa wadaaga ahi uu shaqeynayey muddo ku siman Saddex Sannadood, ayaa wax durbadiiba soo if-baxay is-fahan la'aanta dhaqan ee labada shacbi iyo iyada oo markiiba madaxdii reer Koonfureedka ahayd ay dareemeen cidhiidhi siyaasadeed isla markaana ay marba marka ka dambeysa isa soo gabtay fulinta awoodahoogii sharci, kuna hafteen Siyaasiyiintii Waqooyiga oo tiro iyo tayo ahaanba ka badnaa. Sanadku markuu ahaa 1994 waxaa u cadaatay xubnihii reer Koonfureedka ahaa in haba-yaraadee aanu jirin wax rajo ah oo ugu laaban shuraakada Taliskii Sanca, taasina waxa ay sababtay Dagaalkii adkaa ee ka qarxay Goboladii Koonfurta, kaasoo u dhexeeyey Ciidamadii Reer Cadmeedka ahaa oo gacan ka helayey shacbigooda iyo Ciidamadii Taliskii Fadhigiisu ahaa Sanca. Iska hor-maadkaasoo uu hormood ka ahaa Cali Saalim Al-biid, ka dib ay u babac dhigi kari waayeen awoodii ciidamada Taliskii Sanca waxay sababtay in la jebiyo Ciidankiisii, ka dibna Cali Saalim Al-biid uu baxday Dalka Cumaan, halkaasoo uu ka helay magangelyo siyaasadeed oo uu ku noolaado, balse ay Saldanadii Cumaan ku amartay in aanu ka hadal wax siyaasad ku saabsan. Kala soco Caddadka Dambe ee wargayska Yool
  11. Haji, be happy atleast they are better looking and designed then the official pirateland flag.
  12. Somaliland check this out - JWXO lol.
  13. Somaliland flag Design 1 Somaliland flag Design 2 Somaliland Flag 3 design - with the Shaada & SNM soldier. Flag Design for JWXO
  14. HARGEISA, 31 December 2009 (IRIN) - School enrolment has risen sharply in Somalia's self-declared independent region of Somaliland since 1991, raising the literacy rate from 20 percent to 45 percent, education officials have said. "School enrolment [in primary and secondary schools] has increased dramatically. In 1991, we had only 1,019 students enrolled in schools but by the year 2009 some 45,223 students were in school," Abdi Abdillahi Mohamed, the director of planning in Somaliland's ministry of education, told IRIN. Somaliland declared unilateral independence from the rest of Somalia in 1991. Ali Abdi Odowa, director-general in the education ministry, attributed the increase to rising awareness and the construction of many primary schools. "Hundreds of schools have been built both in urban and rural areas and adult education has also started," he said. Somaliland, he said, plans to ensure that at least 75 percent of the population is able to read and write by 2015. According to Mohamed, 225,853 students attended primary school and 21,331 attended secondary school in 2008/2009, while 26,156 were in adult education. Some 6,820 students are currently enrolled in technical colleges and vocational schools. "We have also added two social science subjects in high school - business and agriculture - which we hope will encourage high school leavers to be self-employed," Mohammed said. Photo: Wikipedia Commons Map of Somaliland Pastoralists complain However, the ministry had received complaints from displaced persons and pastoralists about school fees and the lack of access by their children to schools. "Somaliland's constitution stipulates that all elementary and secondary education is free; there are no fees paid by students but of course there is what we call contributions paid by parents to support voluntary teachers and teachers' salaries," he said. In remote areas, the ministry has established a pilot project where teachers follow pastoralists and teach in mobile schools. "This project is in Togdheer region... Teachers and the school follow the pastoralists wherever they go, and we pay such teachers more than the others," Mohamed said. "We have also started school feeding centres: Pastoralists' children are fed in boarding schools in villages when their families are on the move in search of pasture." IRIN
  15. dude what about those other criminal guys such as Maslax Siad bare & Morgan who took part in the crimes? Waraysi: Gaashaanle sare Ibraahim Bare - Canjeex oo la aaminsanaa inuu ka danbeeyay xasuuqii jasiira ee 17kii July 1989 Waxa waraysiga SDWO u qaaday Abdirahman Jama isagoo jooga dalka Suuriya, Su,aalahana waxa soo diyaariyey una diray C/Raxmaan SDWO oo aanu ka codsanay inuu su,aalahaas weeydiiyo Mr Canjeex maadaama uu sheegayo inaanu xasuuqaas waxba ka ogeyn. Waraysigiina waxa uu u dhacay sidan. 1.Magaca. Gashanle sare Ibrahin Cali Barre ( canjeex ) Email . ibrahimanka@hotmail.com Degen :Dimishiq suuriya 2. Su,aal SDWO- Maxaad wakhtiigaa xukuumadii siyaad barre ka ahayd? Jawaab Canjeex- Taliyaha guutada labaad ee Taangiyada. 3. SDWO - Maxaad se qaabilsanayd?' CANJEEX -Taangiyada. 4. SDWO - Habeenkii xasuuqii jasiira, halkeed ku sugnayd? CANJEEX - Magaalada xamar, xerada Guutada labaad eeTaangiiyada. 5.SDWO - Maxaad u malaynaysaa in laguugu eedeeyay xasuuqan? CANJEEX - Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay kacdoon shacbi ah oo weyn oo dowlada lagu afgambinayey 14/07/1989 kii,ciidamada xukuumadu waxay u diyaar garoobeen in ay difaacaan xukuumada , sida anigu aan maqlay wasiirkii Gaashaandhiga,Taliyaha xooga,Taliyaha,hogaanka hawlgalinta,Taliyayaasha Ciidamada sida bada,cirka iyo Taliyah kuliyadii jaallle siyaad. Rag janaraalo ah oo noocaas ah ayaa ciidamada amarka siinaayey. Aniguna gacan ayaan ka jabnaa waxaanan ku sugnaa xerada guutada labaad ee taangiyada. Habeen ay bishu ahayd 17 saacaduna ahaeyd 23:00 waxaa ila soo xiriiray Taliyaha xooga waxuuna igu amray in aan tago huteel Daamay oo agtiisa dhibaato lagu sheegay ,waxaan u yeedhay laba sarkaal 1)Maxamed cabdilaahi Buraale(ina wilad)Habarjeclo-cibraan-reercigaal-reeraxmed. waxaanu ahaa taliyah hawlgalinta guutada ee guutada labaad ee taangiyada. Iyo sadex xadhigllle Maxamuud afrax shunuunac (dudble) ******. Waxaana ku idhi askar inoo soo kaxeeya ,sadex baabuur oo biijiiyayaal ah oo ciidan ah ayaan saaranyahay ayaan kaxeysanay waxaan taganay hutel daamay waxaan lakulanay Dahir Cali Daamay oo Maruursade ah lehna huteelka ,waxaa uu noosheegay in aagan xasilooni kajirto ,waxaan markaa kula xidhiidhay fooniyaha una sheegay in aagani xasiloonyahay oo aanu waxba ka jirin, waxa uu igu yidhi utag gaaska afariyo tobnaad 14aad waana booliis milataariyo ,waxaan ku idhi taliye mahagaagsana in ay is tagaan labadan ciidan oo hubaysani oo isla saacadani ah. Waxaad ku sugtaa ayuu yidhi Tarabuunka abaar 12:30-01:00 waa yimaadeen waxaan tagnay dhamaantayo Buuloxuubay o aan naga fogeyn markaa. Taliyayashii naftoodii ayaa yimid waxay bixiyeen amar ah dhalinyarada reer waqooyiga in la raafo dhanaana la geeyo, markii amarkaais sdiaa ku dhamaadey waxaan ka codsaday taliyaha xooga in aan xeradaydii ku noqdo , waxuuna amar igu siiyey in aan joogo , abaaro labadii habeenimo 2 halkaas ayaa raafkii ka bilaabmay ,qoladii koofiyada guduudu amarkii waa jabiyeen Waxaanay soo ururiyeen saraakiil sare,odyaal ,ganacasato,maadaama aan meesha joogey aniga iyo sarkaal kii ***** ,waxaan diidney in dadkaasi la raafo raga ay soo raafeen waxay ahaayeen saraakiil waxaana ka mid ahaa 1-Gaashaanle sare Ibrahim Ruush, Habar awal ciidamada cirka . 2-Gaashaanle sare Xuseen Kharashyare waa garxajis 3-Gaashaanle sare sumuni musse cabdale 4-Cabdilahi caga dable ,Ciidamada Hangashta, Habaraawal 5.Gaashaanble sare Engineer Food , Habaryoonis badhulbahante. 6-Gaaashaanle sare xuseen dheere Habaryoonis iyo ragbadan oo saraakiil ah oo u badnaa nabadsugida. Raga ganacasatada ahaa waxaa ka mid ahaa. 1-Xuseen faaraxcade xuseen cimraan iyo rag qaraabadiisa ,rag uu dhalay iyo qaar uu adeero u yahay. Ninkaa iyo wiilashiisa sadex jeer ayay soo qabteen ilaa aan markii danbe aan uga dhigey waardiye ina wiilad oo ahaa taliye ku xigeenkaygii. Waxaanan u sheegy in uu joogo guriga oo uu waaridye ka noqdo xuseen cimraan. 2:30 habeenimo aniga iyo saraakishii ila socotey waxaanu ku noqonay xeraydayadii. ciidankii kale ee soo raafay dadka iyo baabuurtiiba waxaa loo qaadey xagaa iyo dhanaane sidii uu amarku ahaa. Raga ciidankaa wadatay waxay ahaayeen labagaashaanle sare:- 1Gaashaanlesare dhagabacayr 2-Taliyaha ciidanka koofiyad casta Diiriye xirsi Xogta aan ka ogahay intaas ayayey ahayd. Bishii august 10 keedii hargeisa ayaa la ii bedeley , intii aan la i bedelin ragbadan oo uu ka mid ahaa ina laxwas ale ha u naxariistee ayaan la kulmay. Nin taliska ciidanka ciidanka asluubta agtiisa maqaaxi ku lahaa oo la yidhaahdo dasaniye DAANIYE oo habar yoonis ah oo ay saxiib ahaayeen cali xaaji gaandi aya yidhi arinta iska reeb inta aanand tegin ka dibna hargeisa ayaan aadey , Hargeisa anigoo jooga ayaa waxaa la yidhi BBC waxaa ka hadley wiilka la yidhi wuxuu ka fakadey xasuuqaa oo yidhi ciidanka canjeex ayaa watey . Sidaas ayaana la iigu eedey . 6. SDWO - Maxaad ka ogayd xasuuqan la sameeyay intii aan lagu dhaqaaqin ka hor? CANJEEX - Wax aan haba yaraatee ka oogaa majirto. 7.SDWO - Hadii ay run kaa tahay inaad magacaaga nadiifiso, ma kuu qorshaysantahay inaad Somaliland tagto oo aad halkaas ka cadaysid, waa ta qudha ee hadii ay run kaa tahay? CANJEEX - Intaan joogey Nairobi waxaan la kulmay ragbadan oo ***** ah , rag ganacsato ah oo uu ka mid ahaa Wardi basbaas ,Dable , Cabdilahi dhakaar, Rgaasi waxay igula taliyeen hategin hargeisa waayo dadkbadan oo dhagaha loo buuxiyey ayaa jira markaa meel adiga kuu amin ah ma aha . 8. SDWO -Hadaba adigu hadii aad leedahay kamaan dabayn xasuuqaas, kolayba nin ciidnka ku dhex jiray baad tahay waanad ogtahay cidii ka danbaysay, markaa si u magaacagu u nadiifoobo yaa ka danbeeyay xasuuqaas? CANJEEX - Taaasi waxaan qabaa maadaama aan sheegey madaxdii sare ee ciidanka oo uu wasiirku gaashaandhiga iyo kuwii la mid ka ahaa ka mid ahaayeen ay amarkaa bixiyeen iyo ragii askarta watey ee amarka fuliyey in ay iyugu ka danbeeyeen. Nairobi waxaan ku la kulmay gaashaanle sare cabdihire guhaad oo markaa joogey halkii amarku ka soo baxay isaga ayaana ii shegey halka uu amarku ka soo baxay isaga ayaana iyaga aqoon badan arintaa waxaanu joogaa minosto , 9. SDWO - Maxaa se maraykanku kuugu diiday inaad dalkooda joogto hadii aan waxa cad lahayn? CANJEEX - Maraykan maanan aadin , waxaanan maray imtixaana [interview] waana lay ogolaadey maalinkiii ay IMS intixaankii u danbeeyey ayaa waxaa qasab ku soo gashay gabadh arab ah si ay u ogato waxaan ku hadlayo sida ay ii sheegn turjumaanadii kale ee meesha mafiyey gabadhaasi waxay warkii siisey rag hargeisa jooga waana raga sawirka iga qadey ee meel walba u ugu direy internett ka. Isla markiiba madaxii IMS ru wuxuu i siiyey diidmo isagoon i waraysan loyer ayaan qabsadey labadiiba waan dacweeyey oo maxkamad sare ayaan geeyey gabadhii loyer ayey qabsatey waanay inkirtey arintii dadkii ii sheegeyna waa baqeen oo waxay yidhaahdeen markhaati hana gelin arintaasi waxay taala wali maxkamada sare ee kenya ninkii IMS ta ahaa 2 jeer oo ay maxkamada kenya ay marti qaadey wuu diidey waayo wuxuu la lahaa duplatic . markaa walaal inka bbc da ka waramay gurigii uu joogey markii uu fakadey ayuu warkan ka heley , waana mu aamarad dowladeed oo anigu laygu sameeyey . waxaa kel oo jirta in dhamaan ragii aan ka sii daayey ay yidhaahdeen canjeex ayaa naga sii daayey . SDWO: Gebogebadii maxaad ku soo gunaanadi lahayd warbixintaada? ANIGOO AH GAASHAANLE SARE IBRAAHIM CALI BARRE waxaan cadeynayaa in aan kiiskaa lug ku lahayan , sarkaalkaa ***** iyo kaa ****** ee ila shaqeynayay ,kaa ***** wuxuu ku jiraa markii iigu danbeysay ciidanka Somaliland ka hawiyena xamar ayuu ku sugan yahay hada. Waxaa kale oo aan arkey kuwa u dooda xuquuqda bani aadamka ee loo soo direy shirka aldored oo la yidhaah MARTINHILL waxaanan u sheegey in ay Eldored ay joogaan 4 qabiil ee soomaliya u waaweeyn iyo kuwa yar yar ee badhka l yidhah iyo ilaa iyo 60 kii wixii madax ka ahaan jirey soomaaliya hal qof oo igu eedeeyey na oo maxkamad ila taga ka raadi oo oo ay ka jawaabaan laba sababood ama sadex in aan anigu bixiyey amarka raafka iyo dilkaba iyo in aan anigu gacantayda ku diley , waxaanse u sheegeyaa nimanka su laahan i soo weydiiyey hadaan anigu wax laynayey waxaan badbaadiyey kuwaa iyo kuwa kale oo badan iyaguna ragbadan ayaa ka nool markaa waxaan idin weydiinyaa sababta aan u laayey dhalinyarada ee aan u daayey saraakiisha ,madaxda iyotujaarta , waxaan kaloo heley intaa Nairobi joogey gudigii xaalada degdeg ah ee dowladii siyaad barre oo ka koobnaa ilaa 11 nin , sadex ayaa ***** ahayd oo wasiiro ku jiraan oo janano leh sida Taliyaha poliska Axmed jamac , habarjeclo oo ku sugan maraykan , iyo nin dhalin yaro ah o wasiir ahaa , habar awalna ahaa, waxaan kaloo maqley in aan dowlad u qabatey 5 nin oo golaha baalamaanka ah oo arintaa iyada ah , markaa meel ay ku danbeysay ma garanay arintaasi. Ka dibna dagaalkii ayaa dhacay muqdisho ayaan ku soo qaxay , waanan ka sii qaxay muqdisho intii aan joogey keniya waxaa ka fakadey ilaa 5 shirqool. 1993 xerada qaxoontiga ee kaakuma ayaan ka tegey waxaanan tegey Nairobo waxaan seexdey hotell ku yaala xaafada isley Nr 5 . oo uu leeyahay nin mustafe la yidhaah oo *********** ah 2 habeen ayan seexdey waanan ka tegey, habeenkii aan ka tegey waxaa yimid askar waxaanay toosiyen dadkii oo dhan iyagoo raadinaya canjeex meeyey ana maan joogin ba nairobi oo waxaan ku laabtey xeradii qaxoontiga , 1994 waxaa shirey rag isaaqa oo nairobi joogey waxaa la ururuiyey ilaa 2000 $ si la iigu dilo lacagtaa waxaana loo dhiibey lacagtaas nin la yidhah Cabdi haybe oo Hbaryoonis ah - isxaaq , ka dib baana la yidhi lacagtaa ninkaa ku khaarajiya ,waxaana meesha yimid nin la yidhah sheekhul jabha oo sheekha ceerigaabo ah , wuxuuna weydiiyey oo uu yidhi ilaahay ka baqa oo hubsada arinta , arintii way hubsadeen in arintaasi shirqool ahayd ayaana u soo baxdey arintaasina waxaa ii sheegey ninkii loo xilsaarey ee cabdi haybe oo yidhi ilaahay waxuu kuu soo direy sheekha reer ceerigaabo waxaana lacagtaa iga baxdey 800 shilin oo ku baxdey baadhitaan intii kalena waan celiyey , 1994 waxaa uu ii sheegey ninka la yidhaahdo BLACKI oo ah habarjeclo /adam madoobe oo ah nin siyaasi ah kenya ah. Waxanu qorshaynay anagoo isticmaalaynaya askarta kenya in baabuur aan taariko lahaynkaagala baxno guriga irbad suuxiso ahna kugu dhufano halkaa dayuurad kaa saarna hargeisa kaa dejino, hada laakin si ilaahiye ayay ku baaqatey Markaa waxaa ila joogey maxamed farax gawamle oo ********* ah. Isla sanadkaa 1994 kakumo qoladii reer miyiga ahayd ee isaaqa ahayd ee deegaanka ahayd ayaa qorshasay in la ururiyo lacag dabdeedna la I dilo. Arintaasna waxa is hortaagay nin nabad doon ah oo habaryoonis ah oo la yidhaahdo CABDILAAHI, arintaa waxaa ii sheegey nin ********* ah oo hooyadii habar yoonis tahay oo la yidhaahdo daahir shire. 2001 aya wargeyska jamhuuriya Volume 11 cadadkiisii 1511 ee soo baxay 8 bishii 5aad , wuxuu joornaalkaasi qorey eedeyn been ah isgoo magac been aha adeegsanaya isla markaan nin kii qorey magaciisa ma shegin , isla sidaas oo kale joornaalka maandeeq ee xukuumadu , s4aad cadadka 659 oo soo baxay 01.07.2000 , taasna waxay xaqiijisey in wiilkii sheegey in koofiyad cas ay soo raaftey taasi waxay tusaysaa in aanan anigu ku lug lahayn. Maalimihii itixadku ka dagaalamayey Gedo ayaa nin itixad ka mid ahaa oo la yidhaah farx xaashi , oo ******** ah hada Norway jooga ayaan waaan ku idhi maxaad dadka masaakiinta ah ee reer miyiga ah aad u xasuuqeysaan wuxuu igu yidhi adiguba xasuuqbaad samasay waxan ugu jawaabay nin walba danbigiisa ilaahay ayuu la hortagayaa waxanay ahayn 1996, 1998 anigoo xabaalayna nin Nairobi ku dhintey ayaa waxaa ka sheekeeyey arintii jasiira laba nin oo goobtii taagnayd ilaahay arinkii ayey si waadaxa uga sheekeeyeen waxaana u yeedhey faarax xaashi oo goobjoog ahaa , waxaan ku idhi si fiican u dhagayso , si fiican ayuuna u dhagaystay waxaan ku idhi ka waran arintii aad igu tidhi 1996 , raali iga ahow ayuuna yidhi ilaahay ayaad la hortagi ayuuna iigu jawaabey . Wuxuun yidhi diyaar ayaan u ahay wixii danbe ee suu,aalo ah hadii aanay arintu ahayn qabiil iyo wixii xunba ninkaad necebtahay dusha ka saar. Dimishiqna looyar ayaan ku leeyahay Waxaa soo waraystay abdirahman jama du,ale email- abdirahmanj@hotmail.com Norway Xigasho:http://www.angelfire.com/tn3/sdwo/news79.htm Soo Bandhige: Fu,aad Bahda Mreegta Farshaxan