Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. just check the news buddy already 10 northern galckayo natives are killed including a top puntland officer , i am yet to see anybody killed from the Galmudug side in this conflict.......
  2. war if all the forces of puntland come together i don't think they can break into the land of Baraxley ( home of the warriors ).
  3. Puntland Force's got karbashed badly, it's ****** of Faroole to even think he can challenge Galmudug.
  4. Somaliland.org out of all the websites? Somaliland.org is kulmiye's mouthpiece to spread propagenda.
  5. ThankfulSP , nobody is denying Qardho can be a good spot specially in Puntland, laakinse it's when people cross the line and try to compare it with the pearl of East africa ( Burco )in terms of Climate , women, food, friendliness you name it. it's like me Comparing Berbera to Mogadishu.
  6. ^^^^^ baal na tuus adiga magalada , i bet it's Desert Bosaso somaha? ma ogtahay magalada dhaan Lami malaha apart from 1 tiny road that goes to Garowe, Galckayo lol? oo hadana aad iyo aad uu jajaban. Bosaso is the real Dafuur sxb meelkase Qaashin-Qub iyo Dhagaxan ba yaala magalada.
  7. war anigu meel barwaqo leh baan ku dhashay alhamdullilah. laakinse anigu waan yabay when i have seen this kind of hype about Qardho Village waxan iis iri war meesha Desertka ahayd bii no faaninayan? niyoho Bari oo dhaan ba siida ah trust me , apart from Laag which is kinda nice and has Palm tree's.
  8. looooooool Biyo Kulaha istrafullah war niyoho meesha wa desert aniga so arkay biyo meesha mayalan ee daadka lug-goyada iyo beenta ka dhaaf inaar. haa iis ceebayn sxb i have video's of the place and how dry it is. Mugdi Mudug ba la qaata ba.
  9. abaarti kulaha maxa Qardho-Desert Qalayl laga doonaaya?? when you got the green landscapes of Sool and Sanaag,Hawd?
  10. Che-Guevara, and before you call Burco dusty why don't you check bosaso and Galckayo in the map they are not even clearly visible that is how dusty they are lol no offence. you might fool other's who don't know much about puntland and it's cities but you can't fool somebody who has went to all the places of Somalia.
  11. lol what is this hype over Qardho village? Somaliaonline is properly the only place you see people mentioning Qardho , and walahi no offence i have been to that place and you can exit it within 4-6 mins that is how small it is , it's insult to even put Burco the third largest city in somalia/ and the second largest city in somaliland in the same sentence with Qardho. you can put Bosaso and Burco in the same category, bosaso has better buildings , were's Burco has better organized Urban structure and look's like a real organized city instead of some 3rd world african village.
  12. Beesha Galbeed-Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Si Ba,an Gaashaanka Ku Dhufatay Inaan Gabooye Ku Biiraya Wax-ba Ka Jirin, Burco-16-December-2009(Hadhwanaagnews): Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Beelaha Galbeedka-Burco oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan Boqolaal qof oo ka kooban qeybaha kala duwan bulshada ayaa maanta ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen Salaadiinta, Cuqaasha, Ganacsatada, Aqoon-yahanada, Culima’udiinta iyo Xubnaha golaha deegaanka Burco(Council) beesha kaga jira ayaa gebi ahaanba gaashaanka ku dhuftay warar beryahanba la isla dhexmarayey oo sheegayey in la kuul-careeyo laguna soo daro beelaha Galbeedka Burco jilibo ka mida beesha Gabooye oo iyana la yidhaahdo ilma KUUL oo loona balamay in lagu ansixiyo shir la sheegay in uu ka dhici doono 21/1/-2010 magaalada Burco in aaney haba-yaraatee waxba ka jirin, beesha Galbeedka-Burco-na aanay aqbaleyn. Sidaa waxa lagu sheegay Warsxafadeed oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Burco, warsxafadeedka oo dhameystiran waxa uu u dhignaa sidan: “Haddaba, dood dheer iyo falanqayn ka dib markii laga eegay dhinac walba xagga diinta islaamka iyo xag dhaqanba waxay soo saareen beeshu go’aamadan hoos ku xusan: 1- Ugu horayn majiro shir ay wada yeelanayaan beelaha Galbeedka Burco iyo Gabooye (Kuul) oo ka ka dhici doona magaalada burco lagagana wadahadli doono arinta ah in jilibo ka mid ah gabooye lagu soo biiriyay beel-weynta Galbeedka Burco. 2- Beeshu ma ogola barnaamijka loo bixiyay kuul-caraynta, mana jiro shir hordhac ahaa oo beelaha habaryoonis yeelatay kuna go’aansatay in lagu soo biiriyo beesha gabooye. Waxaana la qaatay go’aankaas ka dib markii la eegay dhawr arimood oo kala ah: Diinta islaamku ma ogala in qof ama mujtamac laga raro nasabkiisii xaqiiqda ahaa loona raro nasab kale. Beeshuna may fahmin ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa barnaamijkan kuul-caraynta ah. 3- Waxaanu ogaanay in dadka u ololaynaya barnaamijkan kuul-caraynta In ay yihiin xubno ka mid ah qurbo joogga beesha (diospores). Sidaa daraadeed waxaanu kula talinaynaa xubnahaas in ay ilaaliyaan sharafta reerka isla markaana xaqdhawraan madax-dhaqameedka iyo waxgaradka joogga dalka gudihiisa, kalana tashadaan inta aanay qaadan talaabo masiiriya. 4- Beeshu waxay u aragtaa dhib kale oo loo gaysanayo in ay tahay walaalaha gabooye haddii laga raro nasabkoodii loona raro nasab kale. Sidaa darteed waa in camal kasta oo la qabanayo la waafajiyaa shareecada islaamka. Saxeexa War-saxaafadeedka: Suldaanaka Guud ee beelaha Galbeedka Burco Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Xubanaha Ka soo qayb galay shirka ee iyana ku saxeexan warsaxafadeedka oo dhamaystiran boqol xubnood. 1 Aadan Max´ud Xayd 2 Aar Saxardiid Ismaaciil 3 Aw yuusuf Max´ed Cige 4 Axmed Aw Cumar Cali 5 Axmed Cilmi Cige 6 Axmed Daahir Cabdi 7 Axmed Gaariye Ismaaciil 8 Axmed Suldaan Aadan Suulcayn 9 C/fataax Axmed Xasan 10 C/laahi Aw Muuse Xasan 11 C/laahi Barre C/raxmaan 12 C/laahi Cabdi Cilmi 13 C/laahi Cumar Cabdi 14 C/laahi Xasan Muumin 15 C/nuur Xusein C/laahi Amaan 16 C/qaadir Muuse Xasan 17 C/samad Daahir Aadan 18 Caaqil Axmed Max´ed Cali 19 Caaqil C/Qaadir Damal Xasan 20 Caaqil C/Risaaq Cumar Aw Diiriye 21 Caaqil Cabdilaahi Cilmi Cumar 22 Caaqil Cali Kediye Jaamac 23 Caaqil Cismaan Jaamac Max´ud 24 Caaqil Faarax Xuseen Gaabuush 25 Caaqil Huruuse Max´ed Gaaxmaal 26 Caaqil Ismaaciil X Max´ed Yuusuf 27 Caaqil Mahdi Jaamac Cumar 28 Caaqil Max´ed Faarax X Jaamac 29 Caaqil Max´ud Caaqil Yuusuf Caaqil Cawed 30 Caaqil Rashiid Cali Cabdille 31 Caaqil Xayd Ismaaciil Jaamac 32 Caaqil Yuusuf Cabdi Diiriye 33 Cabdi Max´ed Cali 34 Cali Axmed Jibriil 35 Cali Cabdi Faarax 36 Cali Max´ed Jaamac 37 Cali Max´ed Qaanbiil 38 Chief Caaqil Baashe C/laahi Ibraahim 39 Chief Caaqil Max´ed Daahir Cabdi 40 Cilmi Maxamuud Saalax 41 Cismaan Ibraahin Nuur 42 Cumar Axmed Xayd 43 Cumar Farax Cabdille 44 Dr Ciise Nuur Liibaan 45 Dr. C/raxmaan Axmed Raage 46 Faarax Yuusuf 47 Ibraahin Cabdi Saxar 48 Ismaaciil Aw Cabdi Cali Gaax 49 Ismaaciil Cabdi Dacar 50 Jaamac C/laahi Xusein 51 Jaamac Sidiiq X Cali 52 Jaamac Yousuf Cali Boos 53 Maax Hogod Xandulle 54 Max,ed Farax Laangadhe 55 Maxamed Axmed X Jaamac 56 Maxamed Axmed Yaasiin 57 Maxamed Cabdilaahi Jaamac 58 Max´ed Aadan Warsame 59 Max´ed Aw Max´ud Xasan 60 Max´ed Ayax Warsame (Faroole) 61 Max´ed Jaamac Waraabe 62 Max´ed Liibaan Xasan 63 Max´ed Xaaji Axmed Diiriye 64 Max´ud C/laahi Axmed 65 Max´ud Firdhiye 66 Max´ud Kabadheere 67 Mursal Aadan X Ismaaciil 68 Muxumed Max´ed Abokor 69 Rashiid X C/laahi X Diiriye 70 Salaan Ayjeex 71 Saleebaan Aw Daahir Cali 72 Shaakir Max´ed Odowaa 73 Sheekh Cali Mahdi Ismaaciil 74 Sheekh Cismaan Ibraahim Faarax 75 Sheekh Khadar Jaamac Mirre (Albayaan) 76 Sheekh Max´ed Cali Yousuf 77 Sheekh Mustafe Aadan Max´ed 78 Sheekh Saleebaan Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland
  13. why are puntlanders so sensitive did they learn buufis iyo sensitivity from Cowke?
  14. there is nothing wrong with Ex cabbies becoming presidents heck we even have ex school teacher becoming a president in (Somalia).
  15. Cowke wrote "I hope farole reads SOL, because that is the solution to this mess." loooooooooooool, you are a big stand up comedian.
  16. Hargaysa,(Qarannews)-Aqoon-isweydaarsi soconaya mudo 3 cisho ah oo lagaga hadlayo siday haweenka u fahmi lahaayeen maamulka iyo inay weliba ka qayb qaataan hogaaminta siyaasada ayaa manta laga furey Hotel City Plaza oo ku yaala Magaalada Burco. Aqoon-isweydaarsigan oo ay ka qayb galeen in ka badan 30 Haweena isla markaana ay fulinayso xarunta Akadeemiyada Nabada iyo Horumarka ee Hargeysa iyo Burco waxaa ujeedada ugu weyn ee laga lahaa ay tahay sidii haweenka loogu dabaali lahaa inay door muuqda ku yeeshaan dhinacyada Maamulka iyo Siyaasada. Isuduwaha Wasaarada Qoyska Caasha Cali Qabile oo ka hadashay aqoon-isweydaarsigan ayaa waxay ugu baaqday haweenka Somaliland inay midoobaan siday u ****oli lahaayeen dayaca ka haysta hogaanka maamulka iyo siyaasada waxaa kale oo xustay in Wasaarad ahaan ay garab taagnaan doonaan. Ifraax Maxamed Cabdi oo ah Sarkaal ka socda waaxda lamaanaha ee Akaadeemiyada oo ka hadlaysay aqoon-isweydaarsigan ayaa waxaa ay xustay in la gaadhay xilligan in haweenka cududooda u midayn lahaayeen doorna ka qaataan dhinacyada siyaasada. Haweenaydani waxaa kale oo ay xustay in aqoon-isweydaarsigan uu fure u noqon doono siday haweenku u abuuri lahaayeen dalad kulmisa, mabaadiidooda, gaar ahaan dhinacyada horumarka iyo siyaasada, sidoo kalena Kinsi Faarax oo ah haweenayda u qaabilsan lamaanshaha Xafiiska Akadeemiyada Burco ayaa iyaduna waxay xidhitaankan ka sheegtay in haweenka ka qayb galay aqoon-isweydaarsigan oo laga soo xulay asxaabta Qaranka, Ururada Wadaniga ah, Haweenka Gurya jooga ah, iyo weliba kuwa Ganacsatada ah ay ka soo saareen xidhitaanka baaq loo jeedinayo haweenka Somaliland inay noqdaan awooda keliya ee wax qaban kara . Haweenaydani waxaa kale oo ay cadaysay inay haweenku isla qaateen in doorashooyinka soo socda ee ka dhici doona Somaliland ay door muhiima ku yeelan doonaan, aqoon-isweydaarsigan oo lagaga hadlayo dhiiri gelinta haweenka ee dhinaca siyaasada ayaa waxaa uu salka ku hayaa loolan xoog leh oo ay xilliyadan danbe haweenku ugu jiraan inay saami ku yeeshaan kuraasta loogu taliyo goloyaasha Somaliland.
  17. Somaliland oo ka qayb gashay shir caalami ah oo lagu qabtay Xarunta Bosnien-Hercegovina ee Sarajevo Sarajevo(saraarnews.com)-shir caalami ah oo sanadkiiba mar la qabto ayna qabanqaabiso SILC oo dalalka aduunka ka caawisa arimaha dimoqraadiyada xarunteeduna tahay wadanka Sweden ayaa lagu qabtay xarunta wadankaasi Bosnien-Hercegovina ee Sarajevo. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen, Somaliland, sweden, cuba, bosnia, ukrain , serbia, maldova,russia iyo singapore. Dalalkaas badankooda ayaa la sheegaa inay Dimoqraadiyadu cidhiidhi tahay marka laga reebo wadanka Sweden. President of theLiberal Democratic Party of Bosnia. Ahlan Mohamed Jama Kulmiye Party Shirkaas oo ay SILC uga wakiil ahayd Rhoda Elmi oo ah gabadh dhalinyaro oo aqoonyahanad ah aadna ugu ololaysa qadiyada somaliland, waxaa lagu soo qaaday xaaladaha dimoqraadiyada Somaliland , halkaas oo warbixin faahfaahsan ay ka jeedisay Ilhaan Mohamed Jama oo ahayd gabadhii dhowaan xisbiga Mucaaradka ahi ee Kulmiye u soo xulay inay ka mid qoqoto gudiga doorashooyinka qaranka laakiin uu iska hortaagay Madaxweyne riyaale kaahin. intii ay halkaa ku sugnayd Bosnien-Hercegovina waxay Kulamo la yeelatay masuuliyiin kala duwan oo ay ka tirsan wadankaas ayna ka mid yihiin Madaxda xisbiga Liberalka ee wadankaas iyo masuuliyiin kale oo caalamka ka socday. Ilhaan Mohamed Jama ayaa Booqasho imika ku joogta wadanka Norwey halkaas oo ay kulamo kula yeelanaysay jaaliyada reer somaliland ee halkaas ku dhaqan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wadankaas. Bulshada caalamka ayaa si weyn ugu dheg taagaya doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan wadanka somaliland, oo ah tijaabadii ugu danbeysay ee somaliland bulshada caalamku ku xidheen, waxaana in badan laga digay dhibaatada ka dhalan karta dib u dhac danbe oo xukuumada Riyaale kaahin ku samayso doorashooyinkaas. waxaanu dhowaan idiin soo gudbin doonaa waraysi maqal ah faahfaahsan oo aanu arimahaas kala yeelanay ilhaan Mohamed Jama From Left, Rasim Kadic The first President of theLiberal Democratic Party of Bosnia, Rhoda Jama Elmi SILC, Lamija Tanovic President of theLiberal Democratic Party of Bosnia. Ahlan Mohamed Jama Kulmiye Party and Nerzuk Curak Saraarnews