Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Ceerigaabo=Dayax-Madoobaad La-kowsadey sannadka cusub ee 2010-ka. Written by Qarannews Dec 31, 2009 at 04:11 PM Ceerigaabo(Qarannews)-Abbaara 10:00-10:10 habeennimo ee caawa oo ah habeen Jimce soo gelayo kuna began 15-ka bisha Muxarram, sidoo kalena saacado yar uun kaddib uu kow noqonayo sannadka cusub ee 2010-ka ayaa waxa kusoo beegmay Dayax-madoobaad si weyn looga dareemay magaalada Ceerigaabo. Kaasi oo sababay muddo ku dhow hal saac in uu dayaxu ahaado mid madow, iyo in dhulku ahaado meel mugdi ah. Dayax-madoobaadkan ayaa bulshada reer Ceerigaabo markii ay dareemeen waxa masaajiddada lagaga baaqaya in lay sugu soo boxo salaadda la tukado marka mucjisooyinka noocan oo kale ahi lasoo dersaan bulshooyinka muslimka ah, iyadoo dhawaaqa (Assalaatu-Jaamica) masaajiddada ka baxayey laga maqlayey dhammaan daafaha magaalada Ceerigaabo, halkaas oo iyadoo loo deg degayo culimada iyo cuquusha kaleba masaajiddada isugu tageen oo si isku mid ah dhammaan masaajiddada Ceerigaabo looga Oogey salaaddaas, ilaa iyo intii iftiinka dayaxu ka ahaanayey mid kusoo noqda sidii uu ahaa ka hor intii aanu madoobaan. Waxa xusid mudan sida uu qoray Wargeyska Maalmaha caddadkiisii 360-aad ee soo baxay Isniin 28-December 2009 in Xarunta Cilmi-baadhista Hawada Sare gaar ahaan xarunta mashruuca la socodka Dayaxa ee islaamiga ahi sheegeen in dayax-madoobaadkani habeenka Jimcaha ee ku began 01-January 2009 uu ka dhici doono meelo badan oo ka mid ah Qaaradaha Africa, Eeshiya iyo Yurub oo ay dadku arki doonaan dayaxa oo qaybo ka mid ahi madoobaanayo, haddana yara caddaanaya, haddana ku noqonaya madow, ilaa uu mar danbe ka baxayo madowga. Sikastaba ha ahaatee arrintan ayaa ah mid la kowsatey sannadka cusub ee 2010-ka sida dhaqanka Soomaalida eek u xisaabtama taariikhaha facoodu weyn yahayna loo arki karo isbeddel dadka qaarkiis ku sababayn karaan arrimo sannadkan u gaar ah. Cabdullaahi Xuseen Darwiish Qarannews Ceerigaabo http://www.freeimagehosting.net/uploads/10ff7172c5.jpg http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6878&Itemid=62
  2. Dayax Madoobaad Laga Arkay Gobolada Somaliland Gaar Ahaan Caasimada Hargeysa iyo Salaad, Ducooyin Alle Lagu Waydiisanayo Dambi Dhaaf iyo Naxariis Oo Laga Bilaabay Masaajidada 31 Dec 2009 Hargeysa (OWN)- hadda oo ay saacada Geeska Afirka gaar ahaan Somaliland tilmaamayso 10:40 min, ayaa waxaa laga war helay dayax oo qayb ka mid ahi madoobaatay waana amuur llaahay wax ku tusayo bina’aadanka uu abuurtay. Sii Akhri http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=13422
  3. Originally posted by Mr. Red Sea: ^That site is useless junk. They should talk more about Kulmiye policies and how they differ from Udubs'. Their message seems to be undermining the whole establishment by misleading people with daily lies.I oppose ruling party myself and think they are incompetent bunch, but I can only go so far. The very fabric and policies of Somaliland are non negotiable and irreversible. Sxb i really don't mind that much if they post things trying to criticise the current somaliland government policies but not the whole somaliland itself, but what they don't realise this time is they crossed the boundaries by trying to damage the whole somaliland's image in the process of trying to make the ruling party look bad. I also noticed somaliland.orgy clannish ways and cugdad ridden ways, it reports unreliable things about other somaliland clans and trying to instigate unnecessary hatred and conflict between the peace loving people of somaliland. somaliland.orgy site has no shame nor boundaries, they think by producing propagenda it will get them anywhere they are just making themselfs look like clowns with Cugdad & Envy as high as the eiffel tower - that they would even go as far as making propagenda and trying to score cheap points about a Dead hero Fagadhe AUN's burial, once again unacceptable behaviour by the Siilaanyo website worshipping lunatics.
  4. i recognised Somaliland.orgy is kinda anti government and somaliland it should be renamed antisomaliland.orgy,what a absurd site.
  5. Originally posted by AYOUB: ^ These days, it seems everyone can issue Fatwa declaring another person "is not Muslim". so true.
  6. Originally posted by Jacaylbaro: I love when Cowke and Xaaji-Xunjuf preach about Islam ,,,,,
  7. I really think Edna Adan should stick to the best jobs she is best at.
  8. looooool@ meesha rabsha ka dhacday baas naga dhaafa edna adan her position will be cancelled due too many somalilanders being against her running for the Golaha Guurtiida job.
  9. Erigavo has it's own 1 i am sure it will do it fine.
  10. Xaji_Xunjuf, i actually think Edna Aden is a great lady who deserves those kind of responsibilities but hey look at the bright side? she is a fair lady and not corrupt. I personally think hablaha duriiyaada should have more say in what goes on on somaliland. :cool:
  11. i heard she want's to be the next head of Golaha Guurtiida seems - Salebaan gaal got some challenge.
  12. Originally posted by Qudhac: looooooooooooool looooool. Jaabkii bugland.
  13. total control of the city kulaha? who are you kidding you can't even past the Suuq. while somaliland maintains total control over Las anod , you are struggling with Galckayo.
  14. i see puntland is once again frustrated by the recent karbash of Galckayo.
  15. Halyeyadii Huriyey Hawl-galkii Inqilaabka ee 1961-kii Qaybtii 2'aad Written by Qarannews Dec 29, 2009 at 06:48 AM Inkastoo aynu ka soo sheekaynay ujeedada iyo darreenka dhabta ah ee uu ka turjumayey inqilaabku, hadana waxa dad badani isweydiinayaan ilaa xadka ay le'ekayd dhibaatada keliftay in kooxdaasi ku dhaqaaqdo hawlgalka, maadaama waqtigii markaa laga joogay Midnimaddii dhex martay Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya uu aad u yaraa. Haseyeeshee, Wasiir Cawil oo aanu arrintaa wax ka weydiinay, waxa uu sheegay in haba yaraatee aanu jirin damac siyaasadeed oo kooxdooda ka hayey hoggaanka dalka, balse uu damiirkoodu siin waayey inay u dulqaataan damac siyaasadeedka indhaha la'aanta ah ee hoggaamiyeyaashii Koonfurta Soomaaliya kula kaceen siyaasiyiintii Somaliland. Weli waxa aynu ku gudo jirnaa qormadeenii aynu kaga hadlaynay curashada hindisaha Inqilaabkii dhicisoobay ee Somaliland ka dhacay 1961-dii. Haddabaa, markii kooxdii saraakiisha ahayd ay isla oggolaadeen fulinta inqilaabka, waxa kale, oo ay si wada jir ah uga munaaqishoodeen waqtiag iyo goorta uu munaasib ku yahay hirgelintiisu, rog-rog fara badan ka dib-na waxa ay isla qaateen in hawlgalkaas dhaqaajintiisu ay ku haboon tahay 10th December 1962-dii, waqtigaasoo ku beegnaa Sannad ka dib markii Midowgu dhex maray Labadii Gobol ee Soamliland iyo Koonfurta Soomaaliya. Haddabaa, markii halkaa xaalku marayey, ayaa sida uu Wargeyska Yool u xaqiijiyey Md. Xuseen Cali Du'caale (Cawil), waxa ay xubnihii Saraakiisha ahaa dareemeen dhaqdhaqaaqyo faro badan, kuwaasoo badankoodu iftiiminayeen inay suurto gal tahay in si dhib yar looga war helo qorshahooda inqilaabka. Tusaale, ahaan waxyaabaha ugu waa weyn ee kooxdaa Saraakiisha ahayd ay ka dideen, waxa ka mid ahaa: Xidhiidhkooda dhinaca isgaadhsiinta oo ahaa mid aad u liitey, maxaa yeelay, waxa waqtigaa dalka laga isticimaali jirey AARTII, kaasna, waxa ku hadalkiisa awood u lahaa Kornaylka oo keliya. Sidaa darteed-na xubnaha Saraakiisha ah ma uu jirin mid qudha oo gaadhay derejada Kornaylka. Xasan Faarax (Xasan Fidhato) oo markii hore ka mid ahaa Saraakiisha ku heshiisay qorshaha inqilaabka. Haseyeeshee markii dambe ka cudur-daartay ka qayb qaadashada hawlgalka inqilaabka. Arimahaasoo dhammaantood noqday kuwa dareeno shaki leh ku abuuray intii kale ee xubnihii Saraakiisha ahaa. Waxa kle oo iayduna xusid mudan goobaha ay kala joogeen oo aad u kal foggaa. Tusaale ahaan haddii aynu wax ka iftiimino goobihii ay ay waqtigaa ku kala sugnaayeen Sagaalka Sarkaaal iyo mid walba cidii xukumi jirtay, waxa ay ahayd sidan: 1. Xasan Cabdule Walan-walan (Xasan Kayd), Cabdilaahi Siciid Caabi, Siciid Cali Giir iyo Xuseen Cali Du'caale (Cawil), waxa intoodaasi joogtay Magaalada Hargeysa, waxaana qaybtooda Kornayl ka ahaa Cornal Cismaan Sabriye oo ahaa ****** Xawaadle. 2. Maxamed Cabdulaahi (Muxumed Awr), waxa uu joogay Goraya-cawl, halkaasoo uu Kornayl ka ahaa Cornal Nuur Cadow oo ahaa ****** Xawaadle. 3. Cabdulaahi Aadan Koongo iyo Faysal X. Jaamac, oo iyaguna joogeen Magaalada Burco, waxa Kornal u ahaa qaybtooda Cornal Cabdilaahi Yuusuf ********** *******. Taliyah Guud ee Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya, waxa waqtigaa ahaa Maxamed Caynaanshe, oo isaguna dhalasho ahaan ka soo jeedey H.Y - Isq, balse ku kacaamay waxna ku baratay Koonfurta Soomaaliya. Kala soco Caddadka Dambe wargayska Yool http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6843&Itemid=62
  16. Garoodi thanks for explaining where Garoodi starts from.
  17. dude ^^^^ Midhisho District is run by SNM - X.Turwaa mandem iis ilaali.
  18. ^^^ wrong infact Erigavo- Region has 1 of the highest rain annual fall in somaliland. and Erigavo district has many farms such as Midhiso , Kulmiye , Midish, Xamas, Cabaydh , Karin Turwaa those areas etc. Erigavo has more Annual Rainfall then Hargeysa region or burco. the whole sanaag region specially the North is very blessed mashallah.
  19. Illahay uu Naxaristo oo janada fardowsa ka warabiyo amiin.
  20. The Zack , Somaliland is for Somalilanders end of discussion.
  21. dude it's the same with israel any jewish wherever they are qualify as israeli citizens. also non somaliland people can regain somaliland citizenship if they abide by the laws of the country 5 - 8 years, so it means somaliland is also open to others who are looking for somaliland citizenship.
  22. Somalilander ( meaning anybody who's ancestral roots are from former british somaliland ( present day somaliland) be it any tribe.
  23. Originally posted by The Zack: So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa. the Hawd somalilanders qualify as somalilanders, Dual Citizenships.
  24. Jibreel, nobody can deny this ONLF can be troublemakers attacking innocent civilians like the recent gabbel incident.