-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
^^^ wtf wasnt the answer was obvisiouly already there when she says in the begining "I went to Yemen last December to meet my Yemeni soul mate"
-
lol "Semenya phenom in SOL"
-
lol somali ladies and money in the same sentence?
-
Written by Qarannews Sep 21, 2009 at 07:37 AM Ceerigaabo(Qarannews ) Suldaan-C/raxmaan Maxamed Cilmi (Riwaaye) oo kazoo kicitimay dhinaca degaanka Oog ee gobolka Sool oo dhowaan lagu soo doortay ayaa galabnimadii Sabtida(shalayto) soo gaadhey magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Suldaankan oo kasoo jeeda Beesha ***** ayaa isaga iyo weftigiisa si weyn loogu soo dhoweeyey halkaas, iyadoo dadweyne watey gaadiid tiro badani kazoo horkeceen meel dhawr iyo toban km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo, waxana suldaanka iyo wegtigiisa lagu dejiyey guri weyn oo kuyaalla magaalada Ceerigaabo. Suldaan-Riwaaye wuxu subaxnimadii Axadda(Saaka) garoonka kubbadda (Stadium Daallo) ee magaalada Ceerigaabo dadweynaha reer Ceerigaabo kagala qayb qaatay munaasibaddii Salaadda Ciidal-fidriga ee halkaas lagu tukadey. Waxana suldaanka beesha ***** fagaarahan hadal kooban uga jeediyey bulsha-weynta faraha badan ee halkaas isugu soo baxday, isagoo ugu horrayn uga mahad celiyey sida wanaagsan ee halkaas loogu soo dhoweeyey, isagoo sidoo kalena halkaas ka sheegay suldaanku in kastoo lagu soo doortay degaanka Oog ee gobolka Sool haddana in uu yahay nin u dhashay gobolkan Sanaag kuna soo biiray saaxadda madax-dhaqameedyada xilligan jira. Waxana suldaanku hadalkiisii ku geba-gebeeyey duco fara badan isagoo ilaah ka baryaya inuu addoomihiisa ka saaro abaarta ba'an ee xilligan jirta, uguna beddelo raxmaddiisa iyo caafimaadqab in ay ku gaadhaan ciiddan ciiddeeda, isagana uu ka dhigo kii caddaalad iyo sinnaan ku hoggaamiya bulshadiisa iyo guud ahaanba beelaha walaalaha eek u dhaqan gobolka Sanaag iyo guud ahaanba Somaliland. Qarannews Ceeriggaabo. http://www.qarannews .com/index.php?o...5 905&Itemid=62 [ September 22, 2009, 12:07 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Mr Oodweyne you are talented Lander :cool:
-
the fact that you went all the way to yemen to meet a Akhdam -Yemeni is truly Bizarre :eek:
-
SOL unreported war news... FACE 1 OF SOMALILAND CIVIL WAR
Saalax replied to djibsomali's topic in Politics
Djibsomali enough with your Cuqdad iyo Neceb i though you left that behind on snet -
Waryatv Mashquulka Ciida iyo Dukaamada Hargeisa(video)
Saalax replied to Siciid1986's topic in General
bro are you sicid frm snet? -
Humble i just feel sorry for the bro's who are calafdoon thats all
-
wow what a sad thread
-
ducaysane - lol your not the only ducaysane on the Globe i had this nickname for over 8 years
-
lol
-
lol @ xalaal dates no such a thing
-
Originally posted by Fu-Fu: gabdhahan ma awalbe model ahaayen war waxa rabtin iska cuno nin shuluq nimada iniku gursado maweynesaane lol wise
-
Cilmi Boodhaari the love king of somaliland - the romeo of somaliland - hodan walanwal being the juliet of somaliland