Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Gaaroodi sxb does every residents of k5 have weapon's horta? i think it's important they have weapons to protect themself's from intruders such as the Nabad-diid folks.
  2. Great , glad to see Garoodi warriors fighting back.
  3. Cowke, this is the darawish soldier's in action.
  4. Luis, i though Snet was the place of xperts? didn't they answered for you the questions you were looking for?
  5. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Cowke doesn’t care about galkacyo two He is from the kings of boosaaso Cowke King kong of bosaso.
  6. i didn't deny that i posted more then 1 topic? but they were not the exact topic, laakinse haadad sii qalaad ah uu qadatay wayahay ee marka Xaal Qaado i won't tell the "SNM" thug's about your latest skirmish in Galckayo next time if it makes you sleep better at night.
  7. sxb the topic about burco is already posted, so what purpose would it do if i posted the exact same topic? get real. dee anigu i post varied topic's and it's only today that i posted about puntland inta kale oo dhaan mostly i post it about somaliland. now act like a big boy and stop weeping about some post- latest news , i didn't cause the clashes in Galckayo.
  8. Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Casho-Sharefeed U Sameeyey Weftigii Uu Hogaaminayey Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya 25 Dec 2009 Hargeysa (OWN)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md Xuseen Cali [Ambassador Cawil], ayaa xalay casho sharef ugu sameeyey Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa weftigii ka socday baarlamaanka dalka Kenya ee todobaadkan booqashada ku jooga Somaliland. Sii Akhri http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=13236
  9. looool things never change for puntland alway's having nightmares about "SNM" Thug's.
  10. Originally posted by ThankfulSP: quote:Originally posted by Ducaysane_87: Juma-nne walal ciid ku faraxsan arintaan ma jirto we are just reporting the news just like mogadishu, Bosaso , Hargeysa news is reported everyday by others or the galckayo issue has double standards miyaa? there is nothing special about Galckayo is daji marka, it's just like the same other cities Mogadishu , bosaso , Hargeysa , Burco. so please next time do not attack the messengers who post's the latest news about backhome. AUN to the dead about. Your the one with the double standard, Because when we show an article from nwsomalia.org that talks about problems in Burco, you completely dismiss it and say thay they have a hidden agenda. You want to believe all news that comes out of Puntland but you don't believe all the news coming out of NW Somalia, even from sources from within the region. You are a bias messanger! Give it up! sxb i only dismissed the news from somaliland.org because i have been familiar with that website for longtime and they mostly report misleading things laakinse i double checked on a reliable websites such as Hadhwanaagnews , Ramaasnews then found it was true marka i took back my doubt's. it's the same with puntland everybody has websites they trust and websites they don't trust. miida labad nobody is forcing you to accept this news you can simply dismiss it if you have doubt's about the reliability of the source and news , marka caadi iska dhiig ee buufiska iska saar.
  11. Juma-nne walal ciid ku faraxsan arintaan ma jirto we are just reporting the news just like mogadishu, Bosaso , Hargeysa news is reported everyday by others or the galckayo issue has double standards miyaa? there is nothing special about Galckayo is daji marka, it's just like the same other cities Mogadishu , bosaso , Hargeysa , Burco. so please next time do not attack the messengers who post's the latest news about backhome. AUN to the dead about.
  12. Juma-nne walal ciid ku faraxsan arintaan ma jirto we are just reporting the news just like mogadishu, bosaso , hargeysa news is reported everyday by others or the galckayo issue has double standards miyaa? there is nothing special about Galckayo is daji marka, it's just like the same other cities Mogadishu , bosaso , Hargeysa , Burco. so please next time do not attack the messengers who post's the latest news about backhome.
  13. Qormaddan ‘Xogta Dedan iyo Tibaaxda Wargeyska' Waa qormo toddobaadle oo sida ku xusan Ciwaankeeda uu Wargeyska Yool ku soo ban-dhiggo xogaha bulshada ka qarsoon ee ku saabsan dhacdooyinkii iyo taariikhiihii hore, kuwii dhexe iyo kuwa waqtigan la joogo ee ku taxaluqa Somaliland, ha noqdaan kuwo ka dhacay dalka gudihiisa ama debadiisa intaba. Sidaas darteed, Toddobaadkan waxaanu qormadan ‘Xogta Deddan iyo Tibaaxda Wargeyska' akhristeyaashayada ugu soo gudbin doonaa xoggo ku taxaluqda hawl-galka Inqilaabkii dhicisoobay ee 10 Dec. 1961-kii, ka dhacay Somaliland, waqtigaasoo laga joogey midowgii dhex-maray Somaliland iyo Gobolkii Koonfureed ee Soomaalidii Talyaanigu Gumeysan jirey (1.July.1960) muddo dhan Shan Bilood iyo 4 Maalmood oo u dhiganta 188 Maalmood. Hawl-galka Inqilaabkaas waxa ku dhaqaaqay Saraakiil dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland oo ka mid ahaa da'yartii ugu horeysay ee wax ku soo baratay Kulliyadaha Miletariga ee waddamada Reer Galbeedka, gaar ahaan Kuliyadda caan ka ah ee dalka Ingiriiska (Sandhurst), waxanay si geesinimo leh ugu dhaqaaqeen hawl-gal ay ku doonayeen in ay Inqilaab ku qabsadaan hoggaanka dalka, ka dib markii ay ku qanceen in uu yahay jidka keliya ee lagu soo celin karo Dawlad-nimadii luntay ee Somaliland. Haddaba, Wargeyska Yool waxa uu akhristayaashiisa ugu bushaaraynaynaa inuu si taxane ugu soo gudbin doono Xoggaha ku saabsan dhacdadii Inqilaabkaas oo Tifaftiran. Hindisihii Inqilaabka:- Hindisaha hawl-galka Inqilaabka oo sida ku suntan ay iska lahaayeen Saraakiil tiradoodu gaadhayso Toban (10) Sarkaal, kuwaasoo dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland, kana mid aha da'-yartii wax u soo baratay Dalkooga iyo Dadkooga, waxa uu tilmaan u ahaa saluuggii ay ka tirsanayeen Aqoonyahankii iyo Wax-garadkii Somaliland midowgii indho-la'aanta ahaa ee sida bilaa shuruuda ah ay xornimadoodii ugu wareejiyeen 1.July.1960-kii Koonfurta Soomaaliya ee Talyaanigu gumeysan jirey, oo iyagu waqtigaa midnimada ka hor uu Talyaanigu siiyey Toban Sannadood oo xukun hoosaad ah, muddadaas oo uu u asteeyey in uu ku barro maamulka iyo xukunka dawliga ah. Haddaba, iyada oo uu sidaa u kala horeeyey Garaadka siyaasiyiintii Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa taasi waxay sababtay in siyaasiyiintii uu hormoodka ka ahaa Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal iyo xubnihii Baarlamaanka Somaliland ee waqtigaa oo tiradoodu dhameyd 33 Mudane, waxa ay faro madhan iska taageen gebi ahaanba haykalkii Dawladeed ee waqtigaa loo yagleelay wixii la odhan jirey Jamhuuriyaddii Soomaaliya, ka dib markii ay waxba ka waayeen jaggooyinkii muhiimka ahaa ee Dawladii la dhisay- sida:- Madaxweyne, Ra'iisal Wasaare, Wasiiradii Khaarajiga, Difaaca iyo Saraakiishii sar sare Ciidamada, halka 33 Xildhibaan ay ku dhex hafteen xubnihii Baarlamankii waqtigaa ugu jirey Soomaali inteedii kale. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa- ‘Rag tallo kama dhamaato'e' waxaa taa barbar socday walaaca iyo saluuggii ay siyaasiyiintii Somaliland ka qabeen xukun-dawlad-deedkoodii ay hadyada u bixiyeen. Haddaba fikradii ka dhashay guul-daradii siyaasadeed ee shacbiga Somaliland ka soo wajahday midowgii habowga ahaa waxa kow ka ahaa tallaabada isku daygii Geesi-nimada lahaa ee ay ku kaceen kooxdaa Saraakiisha ah, kuwaasoo ka hor intii aanay ku dhaqaaqin hindisaha hawl-galka sida uu Wargeyska Yool u xaqiijiyey Md. Xuseen Cali Ducaale (Amd.Cali) oo ka mid ahaa Saraakiishii hoggaaminaysay hawl-galkaas, hadana ah Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland, waxa ay is-tusaaleeyeen laba arrimood, kuwaasoo ay is-dooran siiyeen inay kala xushaan midda ku habboon inay qaataan. Labaad arrimood kala ahaa:- Ma Nafaheena ayeynu u shaqeysanaa Nin-ba meel uu ka gaadho Mise Guusha illaahay baa hayee fursadaa aynu Maanta haysano ayeynu ummadda ugu soo dhicinaa Dawlad-nimadooda. Ka dib rog-rog iyo fallaaan-qeyn, waxa ay xubnihii Saraakiisha ahaa isku raaceen in ay qaataan masalada labaad, iyaga oo markaa maanka ku hayey in ay fursadaa ka faa'idaystaan ka hor inta aanay dhicin in loo kala bedello gobollada Koonfurta. Waxanay xubnaha Saraakiishu ay go'aansadeen in qorshaha hawl-galka inqilaabka si deg-deg ah loo gallo. Ka hor Inta aynaan u sii gunddo-gelin mawduucan, waxa xusid mudan in aynu is-dul-taagno Magacyada iyo Derajada Saraakiisii hawl-galkaa hoggaaminayey ama ka qayb qaatay, oo kala ahaa:- Xasan Cabdulle Walan-walan (Xasan-Kayd) Laba Xidigle / M.Carre H/Yoonis Maxamuud Cabdillaahi (Maxamuud-Awr) Laba Xidigle / M. Cabdale H/Y Cabdillaahi Aadan (Cabdillaahi-Koongo) Laba Xidigle / Isxaaq H/Y Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Xidigle / M. Care H/Y Cabdillaahi Siciid Caabi Xidigle / C.M H/A Siciid Cali Giir Xidigle / Dh. Maxamed Maxamuud Siciid (B.Dixle) Xidigle / Reer Axmed H/A Daa'uud Cali Yaxye Xidigle / Carabtii Reer Boorama Maxamed Cabdiraxmaan (Cabdiraxmaan Lugooyo) Xidigle / C.M H/A 10. Faysal Xaaji Jaamac Sharci Yaqaan / M. Care H/Y 11. Xasan Faarax Bulaale (Xasan Fidhato) Xidigle / C.M H/A Inkastoo aynu ka soo sheekaynay ujeedada iyo dareenka dhabta ah ee uu ka turjumayey inqilaabku, hadana waxa dad badani isweydiinayaan ilaa xad dhibaatada keliftay in kooxdaasi ku dhaqaaqdo hawlgalkaas, maadaama waqtigii markaa laga joogay Midnimaddii dhex martay Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya uu aad u yaraa. Haseyeeshee, Wasiir Cawil oo aanu arrintaa wax ka weydiinay, waxa uu sheegay in haba yaraatee aanu jirin damac siyaasadeed oo kooxdooda ka hayey hoggaanka dalka, balse uu damiirkoodu siin waayey inay u dulqaataan damac siyaasadeedkii indhaha la'aa ee hoggaamiyeyaashii Koonfurta Soomaaliya kula kaceen siyaasiyiintii Somaliland. La soco Caddadka Dambe. Source Wargayska Yoolka http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6800&Itemid=62
  14. Munaasibad lagu xusayey sooyaalkii taariikheed ee Madaxweynihii ugu horeeyey Jamhuuriyada somalilland, isla markaana ahaa Gudoomiyihii ururkii Dib u xoreynta Somaliland ee SNM Marxuun Cabdiraxmaan Axmed Cali [Cabdiraxmaan Tuur] Oo Hargeysa Lagu Qabtay + SAWIRO 25 Dec 2009 Hargeysa (OWN)-Munaasibad lagu xusayey sooyaalkii taariikheed ee Madaxweynihii ugu horeeyey Jamhuuriyada somaliland, isla markaana ahaa Gudoomiyihii ururkii Dib u xoreynta Somaliland ee SNM kuna guuleystay qabsashadii Somaliland Marxuun Cabdiraxmaan Axmed Cali [Cabdiraxmaan Tuur] Full Article. http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=13221
  15. Allah uu naxaristo for all those who lost their lifes in this unnecessary clashes.
  16. GALKAYO — Hundreds of families in Somalia’s state of Puntland have fled inter-clan fighting in the town of Galkayo in Mudug region, witnesses said. The fighting, the second as many months broke out early Wednesday morning when heavily armed militants from Puntland attacked opposing Galmudug positions in the south of the town after a police man from Puntland was shot dead. Residents told local reporters, that Puntland forces opened fire while on a man-hunt, however they shot dead a by-standing from the Galmudug side, the Galmudug locals avenged his death. Inter-clan battles and revenge killings is common in many parts of Somalia. Witnesses said the fighting intensived on Thursday and involved machine guns, mortars and rocket propelled grenades. While a tank positioned at the national airport from the Puntland controled side fired shells at southern end, killing at least seven civilians. Galmudug on it’s side used heavy mortars and artillery fire many landing on residential homes killing at least 21 people most of them civilians. An eye witness said, at least 13 people were killed from Galmudug side while on the Puntland side as many as 31 lost their lives, including 10 soldiers. Galmudug forces have also taken control of Puntland bank and it’s central police station. According to sources, nearly 115 people were wounded in this renewed clashes. The two sides backed by warring clans are said to be re-arming and preparing for fresh fights. Efforts to reconcile the two were made but no official a ceasefire has been agreed on yet. It is expected elders from both sides to hold talks later today [Friday 25 December] to find a durable solution to the inter-clan unrests. The fighting comes days after hundreds of internally displaced people (IDPs) fled from the town – the fighting has displaced more people in the town from both sides fleeing the town.
  17. Originally posted by GAAROODI: pirate-land is making this to easy. 1, first we take 40% of its former territory 2, we humiliate it in war 3, pirates become the main players 4, rampant insecurity 5, no police, army 6, new flag, constitution not ruling out going seperate now this, all out war on its southern flank, the curse of somalia has finally caught up with its maker. looooooool, "Dahir Riyale if you are reading this, good time to add two more villages to our collection bosaso and garowe. Take it easy sxb don't make them weep.
  18. Originally posted by GAAROODI: Herer ... lool ! saxib, the burcow bandow is practical if any of you have been to burco you would understand. unlike Hargaisa, Borama or Erigavo Burco is on flat land, people can get it from any direction for that reason it makes sence to control the movement of traffic at night. [/quote I guess it's for making the cities security safer and sound , we don't want burco to turn out like Galckayo/Bosaso in terms of security.
  19. Originally posted by Xaji_Xunjuf: waleh burburki puntland wuu soo dhowyahay Cabdilahi yusuf telefoon halo diro.
  20. 20 ayaa ku dhintay Gaalkacyo Dagaal beeleed ka dhacay magaalada Gaalkacyo maanta ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, konton kale ayaa ku dhaawacmay. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyay laba beelood oo ka soo jeeda Puntland iyo Galmudug, kaasi oo ku dhexmaray magaalada dhexdeeda. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilowday dil saaka dhacay oo daba joogay nin shalay lagu dilay magaalada. Dagaalka oo aad u weynaa ayaa wariyeyaashu ay sheegayaan in la isku adeegsaday hubka culus iyo kan fudud. Dad badan oo rayid ah ayaa ka qaxay magaalada. Dagaalka ayaa waraku sheegayaan in caawa uu iskii u istaagay, isla markaana ay socdaan dadaal lagu doonayo in looga hortago xiisadda.
  21. MOGADISHU — Security forces clashed with clan militias in Somalia's semi-autonomous state of Puntland in a battle that left at least nine people dead and dozens wounded, elders said. The fighting took place in Galkayo, a large city straddling the border between the northern state and the territory of Galmudug, which officially falls under the administration of the transitional federal government. "The fighting was the heaviest between the two sides in recent years and caused several casualties," local elder Abdi Mohamed Gele told AFP. "Nine people, five of them civilians who were caught in the crossfire, have died so far," he said by phone from Galkayo. He said sporadic gunfire could still be heard in the city. According to elders and residents, militiamen from the southern half of Galkayo shot dead a Puntland local government official late Wednesday, sparking the anger of the Puntland authorities. "The reason for the fighting is not clear yet but it looks like the clashes are a consequence of the recent incident in which a local Puntland security officer was killed," Husein Yahye, another elder in the town, said. "Around 10 people died today and the death toll could rise because the fighting is ongoing," he said. "I saw the dead bodies of five civilians, some of them killed by a mortar shell that struck in the northern part of the town," local resident Muse Ibrahim said. Galkayo is the scene of frequent tensions between both sides but Thursday's clashes were the worst of their kind in years. Puntland, which declared its semi-autonomous status in 1998, is relatively peaceful compared to Somalia proper, which has been wracked by violence since former president Mohamed Siad Barre was ousted in 1991. Source: AFP, December 24, 2009
  22. Originally posted by Thierry.: This Is unnecessary and those two communities have lived side by side peacefully for years, the elders need to get involved and once again restore peace and civility. No one will benefit from war especially now when unity against Al Shabaab is needed. Nobody respects elder's in this side of the world, it's not somaliland.
  23. Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Guurtida Iyo Wakiilada U Jeediyay Warbixin Dheer Oo Aad Looga Guuxay. “Reer galbeedka iyo dalalka shisheeyaha oo dhana ha u qaadanina inay wanaagiina wada wadaan, wanaagiina lama wada rabo” Hargeysa(Ramaas) Dis.24, 2009 - Mudaneyaasha Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa maanta fadhi wada jir ah oo ay yeesheen waxay warbixin kaga dhageysteen Weftigii uu Hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin Axmed iyo Guddoomiyeyaasha Guddi Hoosaadyada Nabadgelyada, Dhaqaalaha iyo Horumarinta Baarlamaanka, oo booqasho dhawr maalmood ah dalka ugu sugnaa. Fadhigan wadajirka ah ee labada Gole ay ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida waxa Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo ay dhinacyada ka fadhiyeen Guddoomiye Ku Xigeenada labada Gole. Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya, oo fadhigaasi hadal dheer ka jeediyay ayaa Somaliland ku ammaanay nabada iyo nidaamka dawladeed ee aanay wax taageero ah ka helin beesha caalamka. Md. Faarax Macalin oo ka hadlayay ujeedada socdaalkiisa wuxuu yidhi “Anigu hadda kama hadlayo aqoonsigiina iyo aqoonsi la’aantiina awood uma lihi aan kaga hadlo, dawlad baan ka imi dawladuna nidaam bay leedahay, laakiin waxaan u nimi waxa weeyaan inaan aragno xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland ka jirta wixii aan idinla qaban karnana aanu idinla qabano. Intaasi waa hadal balaadhan ayaan u malaynayaa. Inaan aragno waxaad qabsateen iyo sida aad u tabaalaysan tihiin oo ay ka mid tahay waddo la’aanta idin haysata dawlad aan la aqoonsanayn garabna aan dibada ka haysan lagama filayo inay adeegyada bulshada wax badan ka qabato.” Guddoomiye Ku- Xigeenku isagoo ka hadlayay qaxoontiga Somaliland ku nool ee ka yimid Dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Somaliya wuxuu yidhi “Waxaad u baahan tihiin garab saddex boqol oo kun oo qaxoonti ah ayaa idinku dhex nool waa inaad garab u heshaan, aqoonsi iyo aqoonsi la’aanba waxaanu rabnaa in baanka adduunka iyo caalamka oo dhami ay garab idiin noqdaan, si wadanka nolashiisa kor loogu soo qaado. Dadkana noloshoodu aad u fiicnaato.” Md. Faarax Macalin wuxuu ka hadlay doorashada madaxtooyada ee Somaliland ku soo foolka leh waxaanu yidhi “Waxaan idiin sheegayaa waxa weeye waxa idinku soo fool leh doorasho, ninkaad doontaan doorta idinka ayay doorashadu idin saamaynaysaa, laakiin waxaan idiin sheegayaa ma jirto wax lagu gaadhi karo gacan iyo Colaad, shalay baad ka soo baxdeen burbur iyo Colaad. Burbur waad soo aragteen haddana ha odhanina burburkii ayaanu ku noqonaynaa. Ku adkaysta nabadgelyadiina.” “Reer galbeedka iyo dalalka shisheeyaha oo dhana ha u qaadanina inay wanaagiina wada wadaan, wanaagiina lama wada rabo. Marka nin gaal ahi idiin yimaado oo idin yidhaahdo sidan yeela waxaasi dimuqraadiyad ma ahee waxay rabaan inay idin burburiyaan. Isku tashada ayaan idin leeyahay. Dabayaaqadii 2007-dii illaa bilowgeedii 2008-dii wixii Kenya ka dhacay waad ogaydeen. Guddidii dib u heshiisiinta waxa ku jiray oo wadamada galbeedka ka imanayay oo intay noo yimaadaan ayay Anaga nagu odhanayeen idinkaa sax ah, kuwa kalena waxay ku odhanayeen idinkaa saxa ee halkiina ku taagnaada, waxay sugayeen inaanu is layno, illaa markii ugu dambeysay labadii nin ee ugu sareeyay ay yidhaahdeen waar waynu burburaynaa haddii aanu sidan ku sii socone’e aan heshiino. Waxaana la sameeyay dawlad loo dhan yahay waxaana la badbaadiyay dalkii,”ayuu yidhi Guddoomiye Ku Xigeenka baarlamaanka Kenya. Md. Macalin wuxuu sheegay in Weftigiisu uu dawlada dalkiisa gaadhsiin doono warbixin la xidhiidha xaalada Somaliland waxaanu tilmaamay in shakhsi ahaan aanu waxba ka hagran doonin sidii Somaliland wax loola qaban lahaa. Dhinaca kale, Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, oo fadhigaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyay weftigaasi waxaanu sheegay in Somaliland ka filayso Kenya inay wax badan la qabato. Sidoo kale waxa hadal aad u dheer oo uu kaga xog waramayo midowgii dalkii hore la isku odhan Jiray Somalia iyo sidii loogu hungoobay fadhigaasi ka jeediyay Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida.waxaanu si weyn ugu mahad naqay Weftigaasi oo uu ugu baaqay inay dalkoodii gaadhsiiyaan xaqiiqda Somaliland ka jirta. Ramaasnews Desk Hargeysa