-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Xaaji Cabdi Waraabe oo U Maah Maahay Guddoomiyaha Guurtida iyo Saleebaan Oo Jawaab Ka Bixiyay. "Waxaan Kaa Codsanaynaa Inaad Guurtida Imaansataa Oo Kursiga Kale Aanad Doonin" Xaaji Cabdi Waraabe "Xaajiga Hadalkiisu Waa Weerar kamanaan Filayn Saaka Erayada ee Waxaan Ka Filayay Kuwo Wax Ururiya" Guddoomiyaha Guurtida Hargeysa(Ramaas) Feb.01, 2010 - Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa si kulul u duray Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan waxaanu ku tilmaamay inaanu Golaha u hoggaamin sidii laga filayay. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf, wuxuu sidaasi ka sheegay fadhigii maanta ee Golaha Guurtida qadar yar ka dib markii Xildhibanaada Aqalkaasi ay cod aqlabiyad ah ku diideen istiqaaladii uu Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Md. Sh. Axmed Sh. Nuux Furre u soo gudbiyay 30-kii bishii la soo dhaafay. Md. Cabdi Waraabe oo ka hadlayay dhaliilalaha Guddoomiyaha wuxuu yidhi "Waxaan leeyahay qaloocu wuxuu ka socdaa waa sadexdiina Shir-gudoonka haddii aad sadexdiina xubnood qawl aad u dhan tihiin la timaadaan Goluhu idinku diidi maayo.Golaha cudurku meesha uu ka galaa waa Shir-gudoonka waxaan leeyahay Saleebaan Guddoomiyaha nin baa wuxuu yidhi Ma waxaan ku mooday, ma waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin. Waxaan ku mooday libaax, waxaad noqotay kurtin waxaanse loo noqon doonin guure-gal habeenimo. Guddoomiye, 82-ka Xildhibaan doorashadaadii way isku kaa raaceen, Guurtida umaad wadin siday kugu waday. Waxaan kaa codsanaynaa inaad guurtida imaansataa oo kursiga kale aanad doonin." Md. Cabdi Waraabe oo si gaar ah ula dardaarmayay Guddoomiyaha wuxuu yidhi "Waa inaad kursigan Guddoomiyaha geeri kaga tagto ama sharaf kaga tagtaa, oo aad Guurtida midaysaa oo aad Somaliland dhaqaalaysaa oo aanad dan aad leedahay uun tiigsanine’e. Jamhuuriyadu dushaada ayay saaran tahay Guurtidana adigaa u wada aabo ah inaad qabyaalada ka dayso oo aad walaaca ka dayso ayaan kaa codsanaynaa." Dhinaca kale, waxa Hadalkii Xaaji Cabdi-Waraabe uu Golaha ka abuuri gaadhay buuq iyo qas waxaana si deg deg ah uga jawaabay Guddoomiyaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, waxaanu yidhi "Haddii Cidi u jawaabayso Xaajiga Anigaa u jawaabaya.hadalkiisu weerar weeye. Kama aan filayn Xaaji Cabdi saaka goobtan aynu joogno erayadan, waxaan ka filayay hadal Golaha isu soo dhaweeya oo ururiya. Waxaan leeyahay sidaad sheegtay haddii Khilaafku sadexdayada Shirgudoonka uun yahay xal la waayi maayo." "Sida Xaajigu uu yidhina ma aha, Xaajiga xilka uun baan kaga weynaaye’e da’da iyo Waayo aragnimadaba inuu igaga horreeyo ayaan moodayay. Waxaan leeyahay Xaajiga markay idinka qaraxday ee khilaafkiinu soo baxay goobta iyo dalkaba ma joogin. Waxaan joogay meel jirta 8 kun oo Km,"ayuu yidhi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Goluhu uu sii shaqayn doono oo aanu xidhnaan doonin. Dhinaca kale waxa fadhigii maanta ka hadlay Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad Md, Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, waxaanu u mahad naqay Golaha ka diiday istiqaaladii uu u soo gudbiyay. "Waxa laga yaabaa inaad is weydiinaysaan maxaa wadaadka ku kalifay iscasilaada waxaan sheegay inaan iska daalan nahay oo aan doonayo inaan iska nasto. Waxa kale oo saamayn ku lahayd khilaafkii yaraa ee golaha dhex maray oo aan is leeyahay Shirgudoon ahaan aanu hore u dhammayn weynay taasina saamaynteeda ayay lahayd. Waxaan is idhi haddii aad khilaafkii yaraa ee golaha dhexdiisa xalin kari waydeen qaranka iyo dalkana waxba uma taraysaan,"ayuu yidhi Guddoomiye ku Xigeenka koowaad, waxaanu intaasi ku daray "Ma doonayo inaan sharax dheer bixiyo laakiin waxaan is leeyahay dad badan oo kaa wanaagsan ayaa Golaha iyo dibadaba jooga, inagana uu ilaahay uun iskeen baday. Shirgudoonkana waanu isa saamaxaynaa markaanu imika isku gaar noqono." Ramaasnews Desk Hargeisa
-
House of Elders Reject Its Deputy’s Resignation HARGEISA, 1 February 2010 (Somalilandpress) – The members of the Somaliland’s Upper house known as “Guurti” rejected a request from the House’s deputy who submitted his resignation letter to the Chairman. In today’s session, the chairman of the Guurti, Mr. Suleiman Mohamoud Aden informed the members that the issue is serious and he believes that the Deputy should stay in his position. He asked the members to vote for the resignation. The Chairman apologized that he quickly closed yesterday’s session without explaining the issue further. He said that was due to the importance of the Deputy and his role in the house. The members then voted for the resignation as they rejected the request anonymously. At the end of the session the Deputy chairman, Sh. Ahmed Sh. Nuh thanked the members and said his reasons relate to that fact that he has been holding the position for a long time and he needed a break. “It also related to the recent conflict within the Guurti which was difficult to solve” he concluded. The session which was attended by 65 members was Chaired by Mr. Suleiman Mohamoud Aden who officially concluded the session.
-
Wow The Biggest Welcome ever for Silaanyo in Hargeisa
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
looooool^^^^ -
Halkuu ku Danbeeyay Waftigii wasiiir waran cade iyo mayor jiciir Wasiirka iyo Mayaarka oo la kulmey shirkadda Qaadatay Qandaraaska Dhismaha Madaarka Hargeysa+SAWIRO China/Sallaxleynews-Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho dalka wax sida no xaqiiyjiyey duqa caasimada Eng Jiciir oo anu khadka talefoonka kula xidhidhney isga oo hada ku sugan dalka China. Wax kale oo duqu sheegey in ay dhawan imanayan dalka shirkada dhiseysa madarka oo imika ay heeshis raasmi ah la so galayan, waxana dhismahasi maalgaliyana ganacsato reer Somaliland ah iyo dawlada oo iska kaashanaya qarashadka ku baxaya hawsha baladhinta Maadarka Hargaysa. Wax kale oo Maayar Jiciir sheegey in ay la kulmen inti ay joogen magaladan hayadaha qaabilsan dhinaca wax barashada ee dalka China kuwaasi oo u sheegey in ay Wasaarada Waxbarashasa Somaliland la sameyn doonan xidhiidhi si ay ino siyaan deeqaha waxbarasho ee ay biaxial. Maayarku waxa kale oo uu noo sheegey in ay so eegayaan warshadaaha Magalada ee lagu farsameeyo cuntoyinka iyo dhismayasha casriga si lola yeesho xidhidhi taas oo ay maalinta barito ay gaadhi doonaan hadi alle yidha magaala madaxda dalkasi ee Bejing halkaasi oo ay kula kulmi doonaan masuliyiin ka socota dawlada China iyo shirkadaha ganacsiga ee Magaladasi Sallaxleynews Desk WAsiir WAran cadde, iyo Maayar Jiciir oo lataagan masuuliyiinta shirkada dhisaysa MAdaarka Eng. Jiciir oo Saxeexaya Heshiiska labada dhinac Wasiir Warancadde oo Sharraxaad ka bixinaya Qaabka uu u Dhisan yahay Run Way-ga Madaarku
-
Jacphar, the unity with somalia ended when Ali Mahdi declared his own government without the consult of SNM, thus that was the last straw.
-
not surprising at all.
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Ma diyaaradihii Colonial powers ka bay saarnaayyeen oo wax ka tilmaamayyeen kuwaasi , Sacadow May Fardihi Mujahiidinta bii sarnayan. :cool:
-
^^^ may wa kuwi Saayidkii iyo darawishkii kuli ku cersaday Imy ee near the Oromia Region border meeshaas bi ku naf wayen Darawishkiidaan.
-
Xiin, nobody is worried about darwish crybabies , Major Haji Muse Farax - the nephew of Garaad Cali Shire and the british made sure that the darawish ideology was eliminated from the face of the earth in the 1921, we got nothing to worry about cause the great warriors such as Haji Warsame Buraale "Haji the Hyena" , Major Haji Muse Farah and the british - colonel Caashre Dheere made sure the future of somaliland is secured and in the right hands of the sole owners.
-
Xiin, are you hinting the Sool community have the instincts to attack others in their homelands? , i don't think they are capable of that in this modern day , the farest they will go is play hide and seek games in buraha Xaargaga and eventually the Garaads childish rebelions will come to a end without achieving any goals against the blessed land of somaliland.
-
The citizens of sool of course all they are doing is just doing more damage to themselfs.
-
Odweyne (Somalilandpress)- An anti extremism religious awareness was held in Odweyne Region last week by an Islamic Institute known as Islamic Propagation Center, which works on the spreading of exact understanding of the religion and it’s position of suicide attack ideas. Hundreds of people and prominent Somaliland Sheikhs who have addresses and religious lectures attended big meetings that take place in the districts of Hara-sheikh and Oodweyne. Sheikhs have widely explained Islam and it’s principles which based on peace and enter action of societies. Sheikh Mohamed Abdi Yusuf (Moge), Chairman of Islamic Propagation Center, expresses the objectives of the meeting “Our main we come here is to only preach the people that Islam does not allow suicides and killing people, and also to improve people’s understanding in Islamic teachings,” he said. “I am encouraging to the youth to learn and understand well Islamic religion, and as well as to known that who exploded themselves are ignore people for the Holy Qur’an, which deserves to be honorable,” he said. Sheikh Hassan Quran, one of Sheikhs attended the meetings explained the resent evil actions that is sabotaged by the Islamic religion. “Today what is new to us is people committed to kill themselves and others with out reason, that’s awful thing,” Sheikh Hassan said. He added, “Suicide bombings do not enter our religion any were.”
-
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Saalax replied to MoonLight1's topic in Politics
well it's not secret that the community of sool is landlocked and can't not survive without sland or pland, but have you seen their map version ofSSC of Northern Sanaag coastlines? even though the Sool community have no claim to those territories, mapka wii iska samaysteen. -
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Saalax replied to MoonLight1's topic in Politics
well it's not secret that the community of sool is landlocked and can't not survive without sland or pland, but have you seen their map version ofSSC of Northern Sanaag coastlines? even though the Sool community have no claim to those territories, mapka wii iska samaysteen. -
Can the SSC people survive without P/land or S/land?
Saalax replied to MoonLight1's topic in Politics
well it's not secret that the community of sool is landlocked and can't not survive without sland or pland, but have you seen their map version ofSSC of Northern Sanaag coastlines? even though the Sool community have no claim to those territories, mapka wii iska samaysteen. -
Somaliland’s Civil Aviation Minister Ali Mohamed (Waran Ade) Signed a Contract With a Chinese Firm Jan 28, 2010 at 10:19 AM China(Qarannews)- A delegation lead by Somaliland's Civil Aviation Minister, Mr Ali Mohamed today broke a new ground by signing a contract with a Chinese firm to expand and refurnish Somaliland's Egal International Airport. According to local reports, Mr. Waran Ade, who is also traveling with the mayor of Hargeisa are also expected to meet with numbers of Chinese firms from food processing to education. The mayor of Hargeisa, Mr Hussein Ji'ir is also expected to sign a number of construction projects with the Chinese including the rehabilitation of Hargeisa's neglected roads. The Chinese are also expected to deliver construction equipments to Somaliland. Many analysts believe this is a new beginning for Somaliland-China ties and could lead to an era of solidarity and cooperation between Hargeisa and Beijing. Mr Waran Adde is seen by most Somalilanders as one of the few competent and active ministers in the Rayale government. Since taking up the aviation portfolio he has rehabilitated most Somaliland airports and is currently working on expanding not only Egal International airport [Hargeisa] but also Berbera to ‘ease the pressure on Egal airport' according to him. The minister and his delegation is expected to arrive back to Somaliland in the next few days so that they can set the ground for the arrival of the Chinese firm which is expected in the next few months. Somalilandpress
-
It seems the somali community have no support either from puntland or somaliland thus they have to remain part of somaliland.
-
Originally posted by 'Dalmar': Lets have an agreement, basically we will respect each other, deal But keep in mind people of SSC never attacked Hargeisa, Burco,and Barbara, so what do you have against them? they will never force anyone to join united somalia, but yes they believe somalis should unite for common good, we have Ethiopia next door, with 80 million population why be worried about ethiopia? somalia need to sort out their mess first and stop blaming everything on their neighbour countries because the truth is , it's all down to somalis. :confused: The people of SSC belong to somaliland territories historically so it's kinda hard to let go of 1 of our members, we will keep SSC with us as long as somalia is in anarchy.
-
loooool@ shabelle what is up with the emotional outburst? somaliland will be recognised if allah willing and there is nothing you can do about it go cry me a river.
-
loooooool ^^^^
-
come on brother we all know all they were planning was how to further damage the somaliland adminstration and put unrest in the region using this tactics. "The main focus of the Garaado Confederacy was to implement and establish a committee who would carry out attacks against Somaliland forces including political assassinations, remote bombing and creating unrest in the region. The conference was a follow up to a conference that was held in Nairobi early this year which was designed to create instability in the region." I mean atleast if they want to fight like a man gun to gun , they wouldn't cordiinate bombs and plant them in Las anod, that is for namby-pambies.