Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,039
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The introductions are a formality meant for any newcomers to the weekly Saturday meeting, called to order before much of the city is awake. But, in truth, the women inside this Weston Road classroom already know each other intimately. They’re neighbours and friends who call each other “sister.” They know all too well why they’re here. There’s Shamso Mohamoud, whose 18-year-old son was shot in the head near a Yorkdale Mall housing complex in 2008. There’s Shamso Elmi, whose 24-year-old son was killed in 2015 in Vancouver. There’s Ayan Ali Abddow, whose 17-year-old son was fatally stabbed outside an Etobicoke apartment in 2016. There’s a mother whose son is recovering from a stabbing — “he’s alive, thank God,” she says — and a young woman whose brother was recently fatally shot, and yet another who had buried her nephew Irshad the day before. He was shot and left on the side of a Kitchener highway last month. “We are all nervous in the neighbourhoods that we live in — and if there is one problem with one family, it affects all of us,” says Halima Adan, a Jane and Finch-area mother who fears for her son’s safety. Every woman here has been touched by the violence they say is crippling their community. But this is not a support group, though it serves that function, too. Rather the 100-plus women in the Mending a Crack in the Sky initiative are an example of what happens when grief is channelled into action, when anger fuels a drive for change. And on Monday, they are set to achieve a years-long goal when the Toronto police board is expected to formalize a partnership board chair Jim Hart calls “unprecedented.” If passed, the mothers will play an active role in bridging the wide gap between their community and police. They’ll meet directly with police chief Mark Saunders and help broker lines of communication with local police officers working in the city’s west side, where many Somali families live. It could serve as a pilot project for other community-police partnerships. The move comes at the end of a year that’s seen record levels of gun violence: More than 270 people have been killed or injured in shootings so far in 2019, dozens more than the highest year-end total in 15 years. The mothers say their Canadian-born Somali youth face disproportionate gun and gang violence, and the north-west part of Toronto — the area many call home — has once again been a hotspot for shootings this year. Fifty-three per cent of Toronto’s shootings this year have occurred within the six police divisions that would formally partner with the mothers under the proposed agreement, an area covering the west side of the city, including all of Etobicoke and the western portion of North York. “They are an impressive group of passionate women who have been through a lot,” Hart said in an interview this week. “They deserve some change.” But not everyone is on board with the partnership. The mothers have faced harassment and even death threats from community members who wrongly believe the women will be working as police informants. Still, they’re resolved. Ali Abddow’s eyes brim with tears as she speaks of her son Saed. “When your kid has died,” she says, “you’re not scared of anything.” The grief that galvanizes these mothers arose where they thought they were safest; most came here to escape a deadly Somali civil war that began in the 1980s. But after fleeing the violence, it found them here. Co-founder Shamso Mohamoud’s life was upended on March 15, 2008, when a gunman fired into a crowd of young people outside an apartment building near Lawrence Avenue West and Dufferin Street. After the bullets stopped flying, five people lay injured and her son was dead. Abdikarim Abdikarim was just 18. He was in Grade 12 at George Harvey Collegiate Institute and was enjoying March break. His mother remembers he was a joker — “my name’s so nice, my momma named me twice,” he liked to say. The high-profile shooting led to calls for action. Then-mayor David Miller promoted a campaign for a national handgun ban, saying he’d met too many grieving mothers. His tenure had seen a spike in gun violence, including the “Year of the Gun” in 2005, when the city saw 53 fatal shootings. An emotional Abdi Warsame, once a neighbour of Abdikarim’s family from back in Somalia, issued a warning at an event launching the campaign. “You should listen to us,” he said. If we won’t do something about the gun, he said, Toronto “will become like Mogadishu.” Abdikarim’s death made his mother want to escape. Once a busy personal support worker and a school bus driver, she stopped working and became depressed. She begged her two other sons not to leave the house. She relocated to Alberta, and briefly moved back to Somalia. “I was running,” she says. When she returned to Toronto in 2014, she found a community still grappling with violence, poverty and lack of opportunity. Gang activity and shootings in one area begot more of the same elsewhere. “It was getting worse and worse and worse,” she says. “These kids didn’t know anything about war, but these kids were scared and they started to use guns too. They said nobody is doing anything so you have to defend yourself.” Whether it was to the graveyard or jail, she says, parents who’d moved for a better life were losing their kids. Some were wondering, was is safer back in Somalia? In 2015, Shamso Elmi found herself among the grieving. Her son Hussein Mohamud died in Vancouver just before his 25th birthday in a summertime killing she believes was racially motivated. No one has been convicted in his death. The mother of seven arrived in Canada in 1987, and worked teaching life skills to fellow newcomers. Over the years, she’d met and helped other families dealing with the loss of a child to violence. Then she was among them. “I didn’t want to go home and be depressed. I thought, ‘what can I do?’” She connected with Mohamoud, and together the two women formed a peer-support network for mothers across the GTA and beyond who had lost a child to violence. The initiative, which they called Mother Outreach Workers, offered acute emotional support immediately after a death. Source: The Toronto Star
  2. The introductions are a formality meant for any newcomers to the weekly Saturday meeting, called to order before much of the city is awake Source: Hiiraan Online
  3. The federal government has suspended the operations of Turkish Airlines in Nigeria due to the airline’s perceived poor treatment of passengers. Source: Hiiraan Online
  4. MINNEAPOLIS — Minnesota state government will continue to consent to refugee resettlement, Gov. Tim Walz said Friday, in response to a recent presidential executive order that requires consent from states and counties. Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide. Soo dhoweyn iyo isxog waraysi kadib Madaxweyne Deni iyo Wasiir Axmed Shide ayaa ka wadahadlay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha ganacsiga, amniga, horumarka iyo xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in Puntland soo dhoweynayso iskaashiga horumarineed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan Puntland. Waxaana uu Madaxweyne Deni u rajeeyey shacabka iyo dowladda Itoobiya Amni iyo horumar. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Itoobiya Axmed Shide ayaa dhankiisa sheegay inuu ku faraxsan yahay kulanka isaga iyo Madaxweynaha Puntland, waxaana uu tilmaamay in ay dhankooda diyaar u yihiin dardargelinta iskaashiga ganacsi, amni, horumar iyo deris wanaag ee ka dhexeeya labada dhinac. Madaxweyne Deni oo muddo 20 berri ah safar ugu maqnaa dalalka Imaaraadka iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu berri oo Sabti ah dalka dib ugu soo laabto. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis Ababa appeared first on Puntland Post.
  6. Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Bayaan kooban oo ka soo baxay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in kulankaas looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo doorashada 2020/2021. “Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku booqdey hoyga uu ka deganyahay malaada Nairobi ee dalka Kenya” ayaa lagu war ka soo baxay Axmed Madoobe. “Kulankan oo lagaga wada arrinsanayey xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Doorashada 2020/2021 ayaa sidoo kale waxaa ku weheliyey madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan” ayaa lagu soo gabagabeeyey bayaanka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa muddo 20 berri ah safar ugu maqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. PUNTLAND POST The post Axmed Madoobe iyo labo Shariif oo ku kulmay Nairobi appeared first on Puntland Post.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxay maanta kala eryeen dad Muqdisho ku xusayay sanad-guuradii koowaad ee dadkii lagu laayey Baydhaba, islamarkaana dalbanaayay in la sii daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Dadkan oo maanta isugu yimid mid ka mid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho, oo ay xafaladda ku dhiganayeen, ayaa waxaa u yimid ciidamo ku socda laba gaari, kuna war-geliyey inaanay qaban karin kulan ceynkaasi oo kala ah, ciddii amarkaasi jebisana ay tallaabo adag ka qaadayaan. Ciidamada ayaa sidoo kale amar siiyey maamulka Hoteelka, una sheegay in la joojiyo xafladda, waxaana kadib goobtii ku kala tagay dadkii isugu yimid. Sidoo kale, saddex taleefishin oo muuqaallo ka duubay goobta ayaa waxaa mamaulkooda la xiriiray maamulka Koonfur Galbeed, una sheegay inaysan muuqallada sii dayn, ayaga oo u ballan-qaaday lacag taasi oo ay ogolaadeen. Maanta oo kale 13-kii bishii December ee sanadkii hore ayay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya waxay ay Madaxtooyada Baydhabo ka dhex qabteen Abuu Mansuur, iyagoona saacad gudaheed ugu soo gudbiyay Magaalada Muqdisho. Abuu Mansuur oo sideed bilood ku xirnaa Xarunta Hay’adda Nabad Suggida ee Habar Khadiijo ayaa afartii bilood ee ugu dambeysay xabsi guri ku ahaa guri ku yaala agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Villa Somalia ayaa la rumeysan yahay in ay Abuu Mansuur u arkeysay ninka keliya ee jegada ku ciriiran karay Madaxweynaha haataan ka arrimiya Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Ka dib soo qabashadii Abuu Mansuur ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka dhacay rabshado dad lagu dilay, kuwo kalena lagu dhaawacay.
  8. S/Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa ka warbixiyay Socdaal uu maalmahan ku marayay degaannada Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo ku yaalla Koonfur bari gobolka Mudug,, halkaasi oo ay dhowaan ku dagaallameen laba beelood. Taliyaha ayaa sheegay, in uu halkaasi u tegay Nabadeynta labada beelood ee dirirto dhexmartay, islamarkaana uu la kulmay odayaasha iyo Waxgaradka labada dhinac, si loo joojiyo colaadda iyo dagaallada soo noq-noqday ee u dhexeeya beelahaasi ood-wadaagta ah. Gen. Cabdixamiid Dirir ayaa beeniyay warar ay Warbaahintu qortay oo sheegaya in mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ay is-hor-taag ku sameeyeen, xilli uu doonayay in uu galo degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, si uu kulamo ula yeesho Waxgaradka iyo odayaasha degmadaasi. Sidoo kale, Taliyaha ayaa beeniyay warar kale oo sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ciidamo geynayso degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo, si ay u kala dhex-galaan beelaha halkaasi ku dagaallamay. Hoos ka daawo wareysiga oo dhan PUNTLAND POST The post Gen Cabdixamiid Dirir: Ma jiraan ciidamo ay dowladda Soomaaliya geynayso Towfiiq iyo Afbarwaaqo appeared first on Puntland Post.
  9. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Warka-Habeen-13122019.mp3 View the full article
  10. Washington (Caasimada Online) – Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay maamulaan dimoqraadiga ayaa maanta ansixiyey eedeymaha ku saabsan ku-xadgudubka awoodda iyo is-hortaagga ee ka dhanka ah madaxweyne Donald Trump. Tallaabadan ayaa xaqiijin doonta in Trump, oo Jamhuuri ah, uu noqdo madaxweynahii saddexaad ee taariikhda Mareykanka ee xil-ka-xayuubintiisa la dalbo. Guddi hoosaadka garsoorka ayaa maanta codkan ku meel-mariyey, ayaga oo ay isku wada raaceen dimqoraadiga, halka Jamhuuriguna diideen. Eedeymaha ku saabsan ku xad-gudubka awoodda ee ka dhanka ah Trump ayaa la xiriira inuu ku cadaadiyey dalka Ukraine inay baaritaan ku sameeyaan Joe Biden, oo ah dimoqraadi ay suurta-gal tahay inuu Trump kula loolamo doorashada 2020. Guddiga ayaa sidoo kale ansixiyey qodob labaad oo lagu eedeeyey Trump, oo ah inuu is-hortaag ku sameeyey baaritaanka congress-ka uu ku sameynayey fadeexadda. Aqalka Wakiilada oo dhan, halkaasi oo dimqoraadiga ay aqlabiyad ku leeyihiin, ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda ansixiyaan eedeymaha ka dhanka ah Trump, taasi oo soo geba-gebeyn doonta hanaanka xil-ka-xayuubinta, una diri doonta Trump inuu hor-tago maxkamadeynta Senate-ka, toddobaadyo gudahood. Si kastaba, Senate-ka oo ay maamulaan Jamhuuriga, ayaan la fileyn inay madaxweynaha ku helaan dambiyada lagu eedeeyey kana saaraan xafiiska. Xigasho: VOA + Reuters
  11. DAAWO:Masuuliyinta Degmada Warcibraan Ee Gobolka Togdheer Oo Qaylo Dhaan Ka Muujiyey Ayax Degmadaasi Ku Dhashay. Source
  12. Abdi-Mahad Abdullahi is one of the many small traders in Adado, in central Somalia’s Galgadud region, struggling to keep his business going because of the upheavals around the national currency, the Somali shilling. Source: Hiiraan Online
  13. Shoukry discussed with his Somali counterpart Ahmed Issa Awad boosting bilateral relations and other issues of mutual interest. Source: Hiiraan Online
  14. Ahmed Isack Dahiye, 19, is one of the first students to join the newly opened Imamu-Shafi’I School, the first secondary school in Elwak, on Somalia’s border with Kenya. Source: Hiiraan Online
  15. Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo iyo qaar ka mid ah degmooyinka hoos yimaada gobolkaas, oo bilihii dhowaa ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysa maamulka iyo dowladda federaalka. Digreeto kasoo baxdey xafiiska madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa xilka lagaga qaadey qaar ka mid ah maamulka gobolka Gedo halka xilal loo magacaabey mas’uuliyiin cusub. Cismaan Xaaji Nuur, ayaa waxaa laga qaadey xilka guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo, waxaana lagu beddaley Maxamed Xuseen Cismaan oo noqonaya guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo ee cusub. Wareegtada ayaa sidoo kale Maxamed Cabdullaahi Gardhuub looga qaadey xilka guddoomiyaha degmada Luuq, waxaana lagu beddaley Bishaar Aadan Cabdikariim. Guddoomiyaha Luuq ee xilka laga qaaday ayaa ka mid ahaa saddex guddoomiye oo dhowaan sheegay inay u go’een dhanka dowladda federaalka, xilli la sheegay inay sidaas ku cadaadisay dowladda Itoobiya oo qafaalatay. Cabdullaahi Nuur Xasan ayaa waxaa isna laga qaadey xilka guddoomiyaha degmada Baardheere waxaana lagu beddaley Ismaaciil Cabdi Qorax. Wareegtada laguma sheegin wax sabab ah oo xilalka looga qaaday xubnaha la beddelay.
  16. Two suspects in the Wajir terror attack that left 11 travellers dead will remain in police custody for 30 days for police to complete the probe. Source: Hiiraan Online
  17. Somali women are making inroads into the traditionally male domain of livestock marketing in the central Somalia town of Adado. Source: Hiiraan Online
  18. Madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Cabduqaadir Xaaji Maxamuud (Suldaan Lugadheere) ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaal kuwa kalana magacaabay. Digreeto kasoo baxday xafiiska Suldaan Lugadheere ayaa xilkii looga qaaday Cismaan Xaaji Nuur, oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii kowaad ee gobolka Gedo, waxaana xilkaas loo magacaabay Maxamed Xuseen Cisman (Ganey). Gudoomiyihii degmada Luuq Maxamed Cabdullaahi Gadhuub ayaa isna xilkii laga qaaday, waxaana xilkaas loo magacaabay Bishaar Aadan Cabdikariin (Afjabay). Sidoo kale waxaa xilkii laga qaaday gudoomiyihii degmada Baardheere Cabdullahi Nuur Xasan, waxaana xilkaas loo magacaabay Ismaaciil Cabdi Qorrax (koofi). PUNTLAND POST The post Jubbaland: Guddoomiyeyaal xilalkii laga qaaday iyo kuwa kale oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.
  19. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa ku guul-dareystay isku day la rabay in taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya, General Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo taliska 21-aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga hor-istaago inay galaan degaanka Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug. Taliyaha iyo xubnaha la socda oo dhawaan gaaray degaano ka mid ah bariga gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in la joojiyo dagaal geystay khasaare badan oo ka dhacay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq, islamarkaana maleeshiyaadii hubeysanaa ee halkaasi ku sugnaa laga dhaadhiciyo in ay ku qancaan waanwaanta ay wadaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Hase yeeshee, taliyaha iyo ciidankii uu watay oo shalay gelinkii dambe u dhaqaaqay degaanka Towfiiq oo ay ku sugan yihiin mid ka mid ah beelaha dagaallamay si dhankooda ay kulamo ula qaataan ayna ugu qanciyaan in ay nabad waddaan, ayey Puntland isku dayday inay hor-istaagtoo. Maamulka Puntland ayaa u diiday taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya in uu galo degaanka Towfiiq, waxaana gaaray Towfiiq gudoomiyaha gobolka mudug ee Puntland iyo wasiir ka tirsan Puntland oo dadka degaanka u sheegay in aysan soo gali karin degaanka Towfiiq. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa diiday tallaabadda Puntland, waxaana ay sheegeen in dagaalka ay dad badan ku dhinteen, islamarkaana dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka doonayaan in ay degaanka nabad ka dhigto, maadaama Puntland iyo Galmudug ay horay ugu fashilmeen. Ugu dambeyntii taliyaha ciidanka lugta ayaa galay degaanka Towfiiq, waxaana uu halkaasi kula yeelan doonaa kulamo kala duwan odayaasha dhaqanka. Taliyaha ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland, waxaase dhowaan xilkan u magacaabay madaxweyne Farmaajo.
  20. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Jamce ah u dhoofay magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa magaalada Dooxa kaga qeyb galaya shirka madasha Dooxa oo looga hadlayo ajandayaal ay kamid yihiin amniga, teknoolojiyadda, dhaqanka iyo ganacsiga Madasha Dooxa oo ay ka qeyb gelayaan madax ka socota qaar kamid ah dowladaha Caalamka iyo hey’ado caalami ah ayaa soconeysa 14 iyo 15, December 2019. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa madasha Dooxa ka qayb galay sanadihii 2018 iyo 2017. Wasiirka arrimaha dastuurka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa Ra’iisul Wasaaraha ku wehelinaya safarka uu ugu baxay dalka Qadar. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa inta uu joogo Dooxa waxa uu kulamo doceedyo la yeelanayaa madaxda Qatar iyo qaar kamid ah madaxda kale ee ka qayb geleysa madasha Dooxa. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u dhoofay Qadar appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xiisad xoogan oo ka taagan degaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo. Xiisadda oo u dhaxeysa Al-Shabaab iyo dadka degaanka ayaa ku haysa Ceel-biyood iyo waxa ay ugu yeeraan Zakaawadka. Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay isku dayeen in ay belaan nin muddo sanado ah hayey maamulka ceel-biyoodkaasi. Dhinaca kale, Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay xayiraad kusoo rogeen degmadda Luuq ee isla gobolkaas. Xayiraadda ayaa yimid kadib markii ay u yeereen odoyaal ku nool degmadaas, balse maamulka degmadaas uu ka hor-yimid. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Al-Shabaab.mp3 View the full article
  22. Dhuusamareeb (SMN) – Qaar kamid ah dadweynaha ku nool degaanadda Galmudug ayaa soo dhaweeyay heshiiska dowladda iyo Ahlu Sunna. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa shaacisay in Ahlu Sunna loo saxiixay in 20-Xildhibaan ku yeelaneyso baarlamaanka cusub. Shacabka iyo wax-garadka bogaadiyey heshiiska ayaa sheegay in ay dhabaha u xaareyso dhismaha maamul loo dhan yahay. Xukuumadda federaalka ah ayaa ku howlan sidii ay degaanadda Galmudug uga dhisi lahayd maamul goboleed qayb ka noqda horumarka dalka. Odayaasha Dhaqanka oo dhankooda soo dhaweeyay heshiiska ayaa waxay shaaca ka qaadeen in ay kaalin ka qaadan doonan dhaqankiisa. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/SA.mp3 View the full article
  23. Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in ay ka shaqeyneyso balaarinta garoonka diyaaradaha Muqdisho. Maxamed Cabdullaahi Salaad [Oomaar], wasiirka duulista hawada, ayaa u sheegay warbaahinta dowladda in qorshahaan uu meel fiican marayo. Mr Oomaar ayaa daboolka ka qaadey in talaabadan ay ka dambeysay markii ay kordheen diyaaradaha caalamiga ah ee duulimaadyadda ku imaanaya. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ah midka ugu balaaran guud ahaan waddanka ayaa waxaa uu kamid ah kaabeyaasha dhaqaale ee ugu muhiimsan. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/AD.mp3 View the full article