Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Magaalo bisadaha ku nooli dadka ka badan yihiin Salaax Jaar oo bisad dhabta ku haya Dhawr bilood oo ay duqayn ba’an ku hayeen ciidamada Suuriya iyo kuwa Ruushku magaalada Kafr Nabl ee ku taal gobolka keliya ee fallaagadu gacanta ku hayso, ayaa haatan bisadaha ay hoyga u tahay ka badan yihiin dadka ku nool. Guri dumay hoostiisa qol yar oo ku yaal ayaa miis yaalla waxa ku hoos jira nin ka gabbanay duqyantaa cirka ee ku socota magaalada. Laakiin Salaa Jaar (waa ninka sawirkiisu dusha ka muuqdee) kelidii ma aha. Wuxu salaaxayaa oo hareerihiisa fadhiya bisado badan oo dhamaantood sidiisa oo kale u anfariirsan. “Waan weheshada marka bisaasku ila joogaan” ayuu yidhi. “Duqaynta, qaraxa iyo dhibaatadu wax aan aad looga baqan ayay kula noqonayaan” ayuu intaa ku daray. Magaalada Salaax ku nool yahay ee Kafr Nabl waxa waayo ku noolaan jiray dad tiradoodu ka badan tahay 40,000 oo qof laakiin imika 100 qof iyo dheeraad baa ku hadhay. Way adagtahay in la tiriyo bisaaska ku nool goobtaa, xaqiiqadu se waxay tahay in ay gaadhayaan boqolaal ilaa kumanaan. “Dad badan ayaa ka qaxay Kafr Nabl waana sababta ay tirada dadku u yaraatay. Bisadaha laftooda ayaa cid cunto iyo biyo siisa qudhoodu ba u baahan, markaasay ku soo urureen guryaha dadka yar ee magaalada ku hadhay. Guri kasta waxa imika jooga qiyaastii 15 bisadooda mararka qaarna in ka badan” ayuu yidhi Salaax. Salaax weli wuxu hayaa shaqadiisii oo ah weriye ka tirsan idaacad maxali ah oo la yidhaa Fresh FM, in kasta oo xarunteedii iyo istuudiyaashiiba duqaymihii ugu dambeeyey lagu burburiyey. Nasiib wanaag se, qalabka idaacadda waxa muddo uun ka hor loo rarary magaalo u dhow. Idaacaddu waxay baahisaa wararka iyo digniinaha marka weerarro duqayn ahi ku soo maqan yihiin dadka waxa kale oo ay baahisaa barnaamijyo maadays ah. Tobanaan bisaas ah ayaa xarunta idaacadda jooga. Ninkii aasaasay idaacadda oo xuquuqda aadanaha aad ugu ololayn jiray magaciisana la odhan jiray Raa’id Faaris waxa dilay dabley Islaamiyiin ah bishii Noofember 2018, waxaanu markii uu noolahaa bisaaska u qoray biil gaar ah oo caano iyo Chees loogu soo iibin jiray. Khariidad muujinaysa halka Kafr Nabl ku taal “Bisado badan baa dhismahan ku dhashay. Mid ka mid ah oo midabkeedu bunni iyo caddaan isugu jiro ayaa aad u jecelayd Raa’id. Meel kasta way u raaci jirtay oo xagaa way ag seexan jirtay habeenkii” ayuu yidhi Salaax. Markuu gurigiisa dumay ka baxay, ayaa waxa dhan walba kaga oo yeedhay cod dhegaha kaa qadaya oo ah bisaas ciyaya. Waarkood aad bay u qaylinayaan kuwana cod gaaban oo aad moodo inay heesayaan. Kuwa kalena cod gaajo ka muuqato ayay ku taahayaan. Maalin walba waa sidaa ayuu yidhi. Marka gabalku dhaco ayaa waxa sawaxankaa ku sii biira cida eyda dibad wareegga ah ee gaajadu hayso. Markay u soo dareeraan in ay magaalada xaabaan ayey isku laayaan waxay helaan bisaaska Kafr Nabl. Inkasta oo eydu ka xoog badan yihiin, hadana Salaax wuxu sheegay in bisaasku ka adkaadaan marka ay wixii xaab ah ee ay magaalada ka helaan isku laynayaan. “Dabacan bisaaskaa guulaysta. Way ka badan yihiin dee”. In kasta oo hadba aanay dadka magaalada ku nool ee Salaax ka midka yahay iska daa in ay cunto heli doonaane aanay xataa hubin in ay sii noolaan doonaan iyo in kale, ayaa hadana aanay waxba u waayin bisadahaa ay is weshadaan oo ay wax wada cunaan. “Markasta oo aan wax cunayo way ila cunaan hadaan khudrad cunayo xataa roodhida qalalan way ila cunaan. Duruuftan aanu ku jirno markaad eegto labadayaduba waxaanu nahay khalqi tacbaana oo ay tahay in aanu is caawino” ayuu yidhi. Wax lala yaabo ma aha in duqayntaa joogtada ah ee ku socota bisaaska qudhoodu ku dhaawacmaan sida dadkaba. Iyadoo ay hadana dawooyinku gabaabsi ku yihiin ayaa waxa Salaax sheegay in sida dadka loogu dadaalo oo kale bisadahana loo daryeelo. “Saaxiibkay oo gurigiisa bisado joogaan, ayaa maalin mid ka mid ahi madfac lugta goyn gaadhay, laakiin Idlib ayaanu geyeynay oo lagu daweeyey oo imika way socotaa ba” ayuu yidhi. Ciidamada Madaxweyne Bashaar Al-Asad haatan kama foga magaalada Kafr Nabl, waxaana suurto gal ah in dhawaan magaalada ay qabsan doonaan. Salaax qudhiisa ayaa qiray inuu arintaa ka murugaysan yahay oo aanu lafihiisa oo keliya u baqayne saaxiibadii iyo bisaaska iyo eyda magaalada ba u baqayo. Kafr Nabl siday maanta tahay “Waayo san iyo mid xun ba waanu soo wada marnay. Farxadda iyo xanuunkaba sannado badan baanu u soo wada joognay. Bisadaha nolol wadaag baanu noqonay” ayuu yidhi. Wuxu ku nuuxnuuxsaday in hadii masiibo dhacdo oo isaga iyo dadka kale ay qasab noqoto in ay ka qaxaan Kafr Nabl in wixii bisaas ah ee ay qaadi karaan magaalada ka saari doonaan. Dhibaatooyinaa taagan ee dagaalku sababay iyadoo ay jiraan, ayaad hadana moodaa in ay dadka iyo xawayaankaa la nooli yeesheen xidhiidh aan si sahalan u furmi doonin. Raa’id Faaris iyo bisaddii jeclayd ee Ernesto Qaran News
  2. Jilib (Caasimada Online) – Wararka ka imaanayo gobalka Shabeellada Hoose iyo gobalada Jubbooyinka, ayaa soo sheegaya in xalay dagaal toos ah iyo duqeymo xoog leh ay ka dhaceen dhowr magaalo oo ka tirsan gobaladaasi. Duqeymaha oo lala beegsaday baro kala duwan oo ka tirsan Jubbooyinka ayaa la sheegay in lagu dilay xubno sare oo muhiim u ah, sidoo kalane lagu dhaawacay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, sida ay sarakiil ka tirsan dowladda u shegeen Caasimada Online. Koox ciidan ah oo diyaarad ka dagay ayaa la sheegay in ay galeen guri ku yaala degaanka Salagle, waxaana la sheegay in muddo kooban ay halkaasi kula dagaalameen xubno Al-Shabaab ah. Saraakiiil ka tirsan dowladda iyo masuuliyiinta gobalka Shabeelada Hoose iyo kuwa Jubbaland ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid abaabulan oo isku waqti ah, lagana fuliyay Jubbooyinka iyo Shabeelada Hoose. Degmada Kuunyo Barrow ee Shabeelada Hoose, ayaa qayb ka ah goobaha ay ka dhaceen duqeynta, waxaana la sheegay in guri uu daganaa nin ay walaalo yihiin amiirka Al-Shabaab ay ku jirto goobaha la duqeeyay xalay. Ma cadda khasaaraha ka dhashay duqeyntaas. Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa xaqiijiyey saddex duqeyn oo ka dhan ah oo laga fuliyey laba goobood, oo kala ah Kuunyo Barrow iyo Caliyow Barrow. Qoraalka AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka Kuunyo Barrow laga dilay laba Shabaab, laguna burburiyey laba baabuur, halka weerarka Caliyow Barrow lagu dilay laba Shabaab ah. Sidoo kale degmooyinka Jilib, Bu’aale iyo Jamaane ayaa qayb ka ah goobaha ay duqeenta ka dhaceen. Wasaaradda Soomaaliya ayaa la filayaa in ay soo saarto war-saxaafadeed la xariira arrintaan, sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan oo aan la hadalnay. Duqeymaha ay fuliyaan diyaaradaha dagaalka ayaa aad ugu soo batay Jubbooyinka, gaar ahaan Jubada Dhexe, waxaana badanaa la sheegaa in lala beegsado fariisamo ay leeyihiin Al-Shabaab.
  3. Wargeys ka soo baxa Dalka Turkiga oo shaaciyey in Imaaradka”UAE” fuliyeen qaraxii ee lagu hoobtay ee Galaaftay Boqolaalka Qof Wargaysys kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu ka wadaan Soomaaliya iyo dalal kale. Wargeyska Yeni Safak, oo aad ugu dhow dowladda Turkiga, ayaa warbixin uu daabacay ku sheegay in dhaxalsugaha dalka Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al Nahyan uu lahaa amarka qaraxii Sabtigii Muqdisho ka dhacay, oo ay ku dhinteen 81 qof ilaa iyo hadda, Wargeyska ayaa intaas ku daray in bartilmaameedka weerarkaas uu ahaa shaqaale Turkish ah, oo waddo laami ah ka dhisaya halkaas. Wargeysku waxaa uu intaas ku daray in qaraxaas lagu soo beegay isla maalintii dawladda Turkiga ay isku diyaarinaysay taageero ciidan oo la siiyo dawladda caalamku aqoonsanyahay ee Libya. Dowladda Turkiga ayaa taageerta dowladda Tripoli, halka Imaraadka ay taageeraan mucaaradka uu hoggaamiyo Jeneral Khalifa Haftar. Wargeyska waxaa uu sheegayaa in caddeymo laga helay baabuurkii qarxay ay si toos ah qaraxa ula xiriirinayaan Imaaraadka carabta. Yeni Safak ayaa sidoo kale warbixintiisa ku sheegay in qorshaha qaraxa ay qeyb ka tahay in Imaaraadka, Sacuudiga iyo Masar ay ku cadaadiyaan dowladda Soomaaliya inay xiriirka u jarto Turkiga oo ah dalka ugu saameynta badan dalalka shisheeye ee ku sugan Soomaaliya. Dhinaca kale, qoraal lagu baahiyey barta Twtter-ka ee hay’adda Nabad-Sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu shaaciyey in qaraxii ka dhacay Ex-koontrool Afgooye ee magaalada Muqdisho uu qorshayntiisa lahaa dal shisheeye. Qoraal NISA oo koobnaa ayaa lagu yiri, “Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa dal shisheeye. Qoraalka NISA laguma magacaabin dalka qorsheeyey qaraxa, waana markii ugu horreysay ee ay dowladda Soomaaliya dal shisheeye ku eedeyso qarax ka dhacay Muqdisho. Qaran News
  4. The US military has said it carried out airstrikes in Somalia that killed four “terrorists” of the al-Shabaab militant group following the deaths of at least 79 people in a car bombing in Mogadishu. “In coordination with the federal government of Somalia, US Africa Command [Africom] conducted three airstrikes in two locations targeting al-Shabaab militants in the vicinity of Qunyo Barrow and Caliyoow Barrow, Somalia, respectively, December 29,” Africom said in a statement. The strikes came one day after Somalia’s deadliest attack in two years. US strikes in Somalia surged after Donald Trump declared the south of the country an “area of active hostilities”. The rate of air strikes has risen sharply this year, and in an April statement Africom said it had killed more than 800 people in 110 air strikes in Somalia since April 2017. Saturday’s attack in Mogadishu has not been claimed but the city is regularly hit by car bombings and attacks waged by Al-Shabaab Islamist militants allied to al-Qaida. Al-Shabaab was forced out of the Somali capital in 2011 but still controls parts of the countryside. Source: Agence France-Presse
  5. MOGADISHU, Somalia, 29 December, 2019 – Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the unlawful brief closure of Radio Jowhar and the detention of a journalist by Hirshabelle police in Jowhar on Sunday 29 December, 2019 over the radio’s coverage about growing insecurity in the city. Approximately 01.15pm local time, armed police officers led by Jowhar Police Commissioner, Capt. Mohamed Ali Siyad (Anjeh) raided the radio station and suspended on-air program while ordering the closure of the radio, Mohamed Abukar Aseyr, the radio’s director and two journalists told SJS. “We were live on air with our daily sports show when the police entered the studio and ordered us to take the transmitter off air. The officers were angry about a news story we broadcasted in the morning about the insecurity in Jowhar,” said Mr. Aseyr. One hour after the radio closure, police detained journalist Abdiqani Sheikh Mohamed who presented Sunday’s morning news program which featured a story about insecurity in Jowhar and the abduction of a local man by suspected police officers, according to the news clip reviewed by SJS. The story, according to the journalists, irritated the police. Journalist Abdiqani was released one hour and half after his detention, he confirmed to SJS over the phone shortly after he left the police detention. Mohamed Hassan Kulmiye, the Director of Hirshabelle Ministry of Information told SJS that the journalist was released and Radio Jowhar allowed back on air after he “mediated” between the police and the radio management. Mr. Aseyr, the radio director told SJS that the police demanded the removal of the news story that featured the insecurity from the radio programming and also ordered the radio to broadcast an apology statement, which Radio Jowhar did during its 8.00pm news bulletin on Sunday, as conditions for Abdiqani’s release. “We condemn the brief closure of Radio Jowhar and the arrest of journalist Abdiqani Sheikh Mohamed in Jowhar.” Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of the Somali Journalists Syndicate (SJS) said “The acts by police in Jowhar to intimidate, threaten, censor independent media and journalists through closure of outlets and arrest of its employees is a gross violation against the freedom of the press.” This is the second closure against independent media houses in Jowhar by Hirshabelle police. On 19 December, the police shut down City FM which remains closed until today and briefly arrested seven of its journalists. “We call for authorities in Somalia’s Hirshabelle State to stop the unfair and continued threats, censorship and intimidation against journalists in Jowhar. Journalists should be able to investigate stories and report all kinds of stories of public interest without fear,” Mr. Mumin added. Somali Journalists Syndicate (SJS) welcomes the decision by Somaliland’s Supreme Court to lift the one-year ban from the independent Foore newspaper in Hargeisa on Wednesday 25 December, 2019 following a prolonged appeal. On February 10, 2019, Hargeisa–based Marodi Jeh Court imposed one year ban on Foore publications over the paper’s coverage of the construction of a new presidential palace on October 11, 2018 which alleged rampant corruption. (END)
  6. The National emergency committee has confirmed that 12 people – five of them dead have been recovered two days after a deadly truck bomb attack in Mogadishu. The death toll from a massive car bomb in the Somali capital has risen to 85, as rescue workers pursued their search for the missing. The bombing Saturday at a busy intersection in Mogadishu was the country’s deadliest attack in two years. No one has claimed responsibility, though President Mohamed Abdullahi Mohamed blamed Islamist group Al-Shabaab, which has regularly carried out car bombings and other attacks as part of its decade-long bid to topple the internationally-backed government. One of the new fatalities was among the injured who had been evacuated to Turkey via a Turkish military plane on Sunday. Some 127 people were injured in Saturday’s blast, a caseload that has overwhelmed health facilities in Mogadishu. At least 16 of those killed were students from the capital’s private Banadir University, who had been traveling on a bus when the car bomb detonated. The attack was the biggest to hit Somalia since a truck exploded in 2017 near a fuel tanker in Mogadishu, creating a fireball that killed over 500 people. View the full article
  7. Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in qaraxii Ex-Control Afgooye ka dhacay uu qorshihiisa lahaa dal shisheeye. Bayaan kooban oo ay NISA soo dhigtay degalka ay ku leedahay Twitter-ka ayey ku sheegay in warbxixin bilow ah oo tilmaamaysa in qaraxaas qorshihiisa lahaa dal shisheeye ay u gubdisay madaxda qaranka. “Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa dal shisheeye” ayey tiri NISA. Hay’adda NISA ma sheegin magaca dalka shisheeye ee ay sheegtay in uu qorsheeyey qaraxaas dadka badan ku dhinteen, balse waxay sheegtay in wali baaritaan socdo, ayna la kaashan doonaan hay’adaha sirdoonka qaar kamid ah caalamka. “Baaritaanka socda si loo dhamaystiro, waxaan la kaashan doonnaa hay’adaha sirdoonka caalamka qaarkiis” ayey NISA ku soo gabagabeysay bayaanka. Qaar kamid ah warbaahinta Turkigu ayaa qoray in qaraxii Ex-Control Afgooye ee duleedka Muqdisho ay ka dambeysay dawladda Imaaraadka Carabta. Qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen dad ka badan 100 qof, ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay masuuliyadiisa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya waxaa Agaasime ka ah Fahad Yaasiin oo saaxiib la ah dowladda Qadar. Dowladaha Imaaraadka iyo Qadar waxaa ka dhaxeeya khilaaf siyaasadeed oo xoogan, kaas oo bilaamay 2018. Mid kamid ah warbaahinta Mareykanka ayaa horey Qadar ugu eedeysay qarax iyo dil ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo shisheeye ku eedeysay qaraxii Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  8. Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has accused a foreign country it did not name of being behind Saturday’s truck bomb attack in the capital, Mogadishu, that has killed almost 90 people and injured many more. “We have shared with the country’s leaders a preliminary report indicating that the massacre against the Somali people in Mogadishu on 28 December 2019 was planned by a foreign country. We will cooperate with some intelligence agencies internationally in order to complete the ongoing investigation,” NISA said in a tweet. It’s not yet known who NISA referred to as a foreign country. It is worth noting that the Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo accused Al-Qaeda-linked group of being behind Saturday’s blast. View the full article
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey’adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Contol Afgooye. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaamay in waraaqda kasoo baxday NISA ay tahay mid yaab leh isla markaasna ay uga soo baxday illaa Afar qodob. Hoos ka aqriso qoraal uu Fiqi soo dhigay facebook. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Xildhibaan Fiqi soo dhigay Faceboom Warqadda hey’adda NISA ee la yaabku ka muuqdo waxaa iiga soo baxey: 1. In ay siyaasadaysan tahey, loolankii dawladaha qaarkood ka dhexeeyayna dhiigga masaakiinta Soomaalida la rabo in ay isaga aarsadaan, ayadoo soo dhexmaraya hey’adda nabadsugidda. 2. Shabaab In loo cudurdaarayo, lagana leexinayo eedda xasuuqii dhacay. 3. In ciidamada Amniga iyo shacabka Soomaaliyeed cadowgii aragagixada ahaa ee ay ka aargoosan lahaayeen laga weecinayo mid aan ahayna loo tilmaamayo. 4. In dawladdu ay iska leexiso In alshabaab ka awood batey, sidaas awgeedna meel kale iyo dawlado shisheeye dusha laga saaro. Waxaa isweydiin mudan haddii NISA sidaan degdegta ah ay wax ku ogaan karto maxey uga hortagi waayeen inta aan dadka la xasuuqin! Hey’adda NISA waxey sheegtay In ay hey’adaha sirdoonka caalamka qaarkood ay baaritaanka la kaashan doonto, waxaa looga baahan yahay in banaanka ay soo dhigaan hey’adahaas ay sheegeen?! Si loo ogaado In baaritaankaasi siyaasadaysan yahay iyo In kale. Kooxaha argagixisada ama cid kasta oo ku soo hoos-gabata ayaga iyo kuwa marin habaabinta umadda ku samaynaya nooma kala duwana, waxaan dalbanaynaa In baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhacdadii xasuuqa Ex-Kontorool Afgooye iyo habdhaqankan cusub ee madaxda NISA ay la soo baxeen oo muujinaya In NISA lafteedu ay ajnabi gacanta u gashay iyo In kale!? Lana Shaaciyo cidda baaritaankaas ka qeybgalaya.
  10. (SLT-Muqdisho)-Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Goordhow sheegtay in qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho uu qorshayntiisu lahaa Dal shisheeye. War qoraal ah oo lagu daabacay Bogga Twitter-ka hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Madaxda Qaranka u gubisay warbixi bilow ah oo tilmaamaysa in Qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye. Sidoo kale War kasoo baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay inuu socdo baadhitaano la xidhiidha xogta ah in qaraxaas uu ka dambeeyay Dal shisheeye, isla markaana ay la kaashan doonaan Hay’adaha sirdoonka Caalamka qaarkiis. “Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye. Baadhitaanka socda si loo dhamaystiro, waxaan la kaashan doonnaa Hay’adaha sirdoonka Caalamka qaarkiis.” Ayaa lagu yidhi War kasoo baxay NISA. Wargaysyada dalka Turkiga kasoo baxa ayaa daabacay in xogo ay heleen oo ay ku sheegayaan in qaraxii dadka badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ay ka dambeyso dawlada Imaaraatka Carabta oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawlada Turkigu ka wadaan Soomaaliya iyo dalal kale. Source
  11. Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay aqrinta 2-aad ku mariyeen wax ka bedalka hindise sharciyeedka xeerka Saxaafadda. Kulankaan oo ahaa kii 23-aad ee kalfadhig 6-aad ee golaha ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaraddaasi. Waxaa kulanka shir gudoomiyey, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Qaar ka mid ah Senatarada oo kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyey in qodobada qaar wax lagu daro kuwa kalena lagu sameeyo wax ka bedal. Hindise sharciyeedkaan ayaa waxaa horay loo soo marsiiyey golaha shacabka Soomaaliya oo markale ansixiyey, kadib markii xeerkaan lagu sameeyey wax ka bedal. Halkan hoose ka daawo Sawirro: View the full article
  12. MOGADISHU (HOL) - A foreign country was involved in the Ex-Control bombing that claimed over 80 people, Somalia’s intelligence, NISA has said as the Horn of Africa nation comes to terms with end year attack. Source: Hiiraan Online
  13. (SLT-Ankara)-Wargaysa kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu ka wadaan Soomaaliya iyo dalal kale. Wargeyska Yeni Safak, oo aad ugu dhow dowladda Turkiga, ayaa warbixin uu daabacy ku sheegay in dhaxal sugaha dalka Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al Nahyan uu lahaa amarka qaraxii Sabtigii Muqdisho ka dhacay, oo ay ku dhinteen 81 qof ilaa iyo hadda, Wargeyska ayaa intaas ku daray in bartilmaameedka weerarkaas uu ahaa shaqaale Turkish ah, oo waddo laami ah ka dhisaya halkaas. Wargeysku waxaa uu intaas ku daray in qaraxaas lagu soo beegay isla maalintii dawladda Turkiga ay isku diyaarinaysay taageero ciidan oo la siiyo dawladda caalamku aqoonsanyahay ee Libya. Dowladda Turkiga ayaa taageerta dowladda Tripoli, halka Imaraadka ay taageeraan mucaaradka uu hoggaamiyo Jeneral Khalifa Haftar. Wargeyska waxaa uu sheegayaa in caddeymo laga helay baabuurkii qarxay ay si toos ah qaraxa ula xidhiidhinayaan Imaaraadka carabta. Yeni Safak ayaa sidoo kale warbixintiisa ku sheegay in qorshaha qaraxa ay qeyb ka tahay in Imaaraadka, Sacuudiga iyo Masar ay ku cadaadiyaan dowladda Soomaaliya inay xiriirka u jarto Turkiga oo ah dalka ugu saameynta badan dalalka shisheeye ee ku sugan Soomaaliya. Source
  14. Waxaa weli taagan jahwareer xoogan oo ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ee Sabtidii ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Qoysas badan ayaa waayey dad ehelkooda ah oo waxyeelo ay ka soo gaartay weerarkaasi, kaas oo ka mid noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Caasimadda. Dhacdooyinka la yaab ka leh ee la soo wariyey waxaa ka mid ah qoys aasay Meyd ay ku qaldeen gabadhooda oo nool, balse uu dhaawac ka soo gaaray qarixii Ex-Control. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/warbiixn.mp3 View the full article
  15. (SLT-Kampala)-Uganda ayaa sheegtay inay qorsheyneyso inay soo daynsato 1.89 bilyan oo dollar, si ay uga kabto miisaaniyadda muddo sanadeedka July 2020 illaa June 2021. Arrintan ayaa imaneysa iyada oo cadaadis uu saaran yahay madaxweyne Yoweri Museveni oo raadinaya in mar kale dib loogu doorto hoggaanka dalka. Dokumenti kasoo baxay wasaaradda maaliyadda, oo ay aragtay wakaaladda wararka Reuters, laguma shaacin dalka laga soo amaahan doono lacagtan. Hase yeeshee, China ayaa sanadihii dhowaa ahayd dalka deynta ugu badan siiya Uganda. Dokumentiga wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in kobaca dhaqaalaha dalka ee 2020/2021 la filayo inuu noqdo 6.2%, ayada oo ay xoojinayaan wax soo saarka warshadaha iyo beeraha oo sare u kacaya, maal-gashiga, iyo ganacsiga gudaha iyo gobolka. Deynta Uganda ee sii kordheysa ayaa dhowaanahan laga qabay walaac xooggan. Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ugu baaqday Uganda inay xakameyso deyn qaadashadeeda. Mucaaradka ayaa sidoo kale ku eedeyey dowladda inay deyn sii qaadaneyso ka hor dakhliga la filayo in Uganda ay ka hesho iibka saliidda. Uganda ayaa rajeeneysa inay billowdo soo saarka saliidda ceeriin sanadda 2022. Horraantii bishan, dowladda ayaa sheegtay inay qorsheneyso inay bankiyada caalamiga ah ka amaahato 661 milyan oo dollar, si loogu buuxiyo miisaaniyadda 2019/2020, kadib markii dakhliga kasoo xarooda gudaha uu hoos u dhacay 9%. REUTERS Source
  16. (SLT-Hargeysa)-Xisbiyada Mucaaradka Oo Bookhday Dad Ay Xukumadda Madaxweyne Biixi Dhul Ka Qaaday, Halkan hoose ka DAAWO Source
  17. The South West State of Somalia on Sunday passed out 385 police officers who completed six months of training at the General Kahiye Police Training Academy in Mogadishu. The police officers are the first group to be trained for the Lower Shabelle region of the South West State. They will be part of the South West State Police Force, to secure liberated areas. The President of South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed ‘Laftagareen,’ who was chief guest at the passing out parade, congratulated the graduating officers who comprised of 24 women and 371 men. “You are aware of the security challenges in your home areas and the high expectations placed on your shoulders,” said President Abdiaziz. “Make use of the skills gained from the training; help secure your area, preserve and protect citizens from terrorists.” President Abdiaziz also urged the officers to be exemplary, professional, strive to deliver justice and work closely with the public. The Somali Police Commissioner Maj. Gen. Abdi Hassan Mohamed commended the recruits for their discipline and dedication during training. “To transform our police into a capable and well-trained force, we need an educated force. This training is an example. Today, we are more confident in our police force’s capability to perform their policing tasks,” said Maj. Gen. Abdi. Instructors from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) conducted the training with support from international partners under the Joint Policing Programme (JPP). The JPP supports the implementation of the ongoing Somalia Transition Plan that seeks to transfer security responsibilities from AMISOM to Somalia’s security forces ahead of AMISOM’s anticipated exit. The implementing partners of the JPP include UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), the UN Police, Dynasafe, the EU Capacity Building Mission in Somalia (EUCAP), UN Office for Project Services (UNOPS), and the UN Support Office in Somalia (UNSOS), whose representatives were present at the ceremony. The AMISOM Police Commissioner, Augustine Magnus Kailie, appealed to the newly recruited officers to fight crime and to protect lives and property. “Exercise the powers vested in you as police officers. Always demonstrate professionalism in your duties, and respect people,” AIG Augustine advised. Osman Ahmed Noor, a graduating officer, said he was ready to protect and serve his country. “We are happy to have been given a chance to protect our country and its people against our enemies. The effort put in training will not go to waste,” Osman said. Nasteha Mohamed Omar, another graduate, also said she was ready to secure her community from terrorists. During the training, the recruits were taught the history and organizational structure of SPF, principles, and concepts of policing, community policing, crime prevention, professional standards and code of ethics, criminal investigations, intelligence, counter-terrorism, and human rights. View the full article
  18. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey maleeshiyaad hubeysan oo maanta ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaadkaasi oo la sheegay inay isticmaalayeen maandooriyaha Khamriga ay isku dhaceen, kadibna uu iska hor imaad dhex maray. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhintay ugu yaraan illaa labo qof, iyadoona uu ku dhaawacmay mid kale, kuwaas oo dhammaan ahaa dhinacyadii dagaalamay. Xaaladda ayaa hadda ah mid degan, waxaana xiisada ku baxay waxgaradka deegaanka, si looga hortago dagaalkaasi. View the full article
  19. Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista ah ee ku waxyeeloobay Qaraxii 28-ka December ka dhacay Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Qatar Danjira Cabdirisaaq Faarax Taano oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in diyaaradda ka timid dalka Qatar ay la socdeen 18 qof oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyeyaal caafimaad. “Waxaan la socdaa diyaarad ciidan oo Ambulance ah oo ay ku dhantahay qalabka gargaarka deg degga ah oo ay soo dirtay dawladda Qatar, ayna kaga qayb-qaadanayso dawaynta dhaawacyada qarixii lagu hoobtay ee ka dhacay Ex-koontrol Afgooye laba bari kahor., dhaawacyada waxa ay heli doonaan daryeel caafimaad” ayuu yiri Danjiraha. Safiirka Soomaaliya ee Dalka Qatar Danjira Cabdirisaaq Faarax Taano ayaa xusay in diyaaraddu ay la socdaan dhaqaatiir caafimaad iyo howlwadeenno kale, kuwaasi oo baxnaanin doono dhaawacyada inta ay hawada ku sii jiraan. “Diyaaradda waxaa nala socda 18 qof oo isugu jirta dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad si ay u caawiyaan dhaawacyada la qaadayo oo tiradoodu gaareyso 27 qof, waxaana la socda 27 kale oo ka mid ah ehelada dhaawacyada si ay u caawiyaan, halkii qof oo dhaawac ah waxaa la socda qof caawinaya” ayuu yiri Danjire Cabdirisaaq Faarax Taano Danjire Cabdirisaaq Faarax Taano ayaa hoosta ka xariiqay in dhaawacyada la geyn doono isbitaalka ugu weyn uguna caansan Hamad Hospital ee ku yaala magaalada Doxa ee caasimadda Dalka Qatar. Diyaaraddan ayaa noqoneysa tii labaad oo gargaar sida oo Muqdisho soo gaarta, waxaana dowladaha Qatar iyo Turkiga ay ka soo jawaabeen baaqii degdega ahaa ee ka yimid dowladda Federaalka. Maalintii shalay ayay aheyd markii sidan oo kale diyaarad milateri oo kuwa caafimaadka oo dowladda Turkiga soo dirtay ay magaalada Muqdisho ka qaaday dhaawacyada illaa 16 ruux, oo mid ka mid ah markii la geeyay magaalada Ankara geeriyooday. PUNTLAND POST The post Qaybtii labaad ee Dhaawacyadii Liitay ee Qaraxii Ex Kantarool oo Qatar loo qaaday appeared first on Puntland Post.
  20. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiye Baashe Oo Ka Laabtay Dacwadii Uu Ka Gudbiyey Siyaasi Ramaax, Halkan hoose ka DAAWO Source
  21. Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba. Waxaanna bilawday sida gudiga ay sheegeen wajiga labaad ee howlaha loogu gurmanayo shacbkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii Ex kontorol Afgooye, islamarkaana ay shegeen in dalka Qadar loo qaadayo dhaawacyo kale si halkaas logu soo daaweeyo. View the full article