Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Waxaan sugayaa maalinta dhalinyaradaa la habaabiyey buugag qoraan oo ay soo gudbiyaan sida dulmiga laga galay. Waxa jira caruur maskixiyan wax u noqotay markii la dhaqan celiyey oo loo geeyey qaraabo rabta in lacag uun loogu soo diro oo aan dan ka lahayn ubadkaas. Waalidku haduu caruurtiisa rabo in dalkiisii ku celiyo ha raaco oo halkaa hala dego.
  2. Waalidiinta Somaliyeed ee qurbaha ku nooli iyagaa caruurtooda marka hore dayaca oo gaadhsiiya caruurta heer ay sameeyaan waxa aan naftooda u fiicnayn. Waalidiintu afka iyo dhaqankaba caruurta ha baraan Waxaad arkaysaa waalid caruurtiisa Ingiriisi jajaban kula hadlaya ilmahaasi luuqadiisii si fiican uma baran sidee ayay hadhaw isku fahmayaan waalidkii. Wlidiintu iyagaa caruurta jaahwareeriya oo marba dal geeya markaasay dhinac walba seegaan.
  3. Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo amiin. MMA samir iyo iimaan adiga iyo qoyskaagaba. Marwadiisii iyo cunugta uu ka tagayna Ilaahay ha xafido amiin.
  4. Oodweyne, Coofle, Galbeedi intuba waa khubaro.
  5. Beytka hore ayaan isku dayayaa, waana lay sixi karaa. Being spinster for so many years; I have been yearning to tie the knot in order to succeed; I was determined to create a perfect home; then the tide turned and my plan failed; surely I have been wronged, I will not concede defeat; Oh! Let me die now/today!
  6. Che, Silaanyo iyo Saylici oo doorasho ku yimi baa Somaliland xukuma. 3da xisbi gudoomiye eed sheegaysaa waa madax sugayaal madaxweyne ku xigeenkooduna waxay ka imanayaan goballada kale, xukunku waa meerto xagayaga, Riyaale miyaad ilowday?
  7. Bilaydhka buuxa oo baasto iyo bariis ah hala dhimo.
  8. Coldoon waa wiilkayagii, cashar ayaana loo dhigayaa(yacni qodobka 23aad ee dastuurkayaga), markuu imtixaanka ku guulaystana waa la soo daynayaa. Xeerka aanu dhiganay; isagu naguma noolee annagaa ku nool sidaa darteed waa in aanu ilaalinaa oo xitaa Caldoon oo anniga iyo dadka reer Somaliland oo dhami taageeraan, kuna taageeraan shaqadda uu u hayo dadkiisa ee bina'adinimo (caawi kuwan); sharcigu waa inuu qabtaa -no one is above the law. Salaadiin u ka mid yahay Buur-madow iyo kuwo kale oo aanan hada xasuusnayn Mandheera ayey liinta ku soo cabeen. Walaweyn, dee afkay idinkaga hadhay'ee, ka hadla Wariyayaashiina la dilo ,loo hanjabo, la afduubo iyo dhamaan silica dadkiinu ku jiro! Waxaad ka hadashaan wiilasha aan qaan gaadhin ee shalay Bosaaso lagu dilay ee iyagoon meleteri ahayn la yidhi maxkamad meleteri ayaa xukuntay! Xanuunka iyo jaahwareerka idin haya dartiis , tiina kama hadashaanee indhihiinu waxay eegaan Somaliland. 'Ileyn doqoni qiiq kama kacdee daamankay meermeerisaa' https://www.youtube.com/watch?v=60rVmc58244
  9. "All publicity is good publicity", Dad dawladooda oo dimoqraadi ah ku mudaharaadaya. Somalilanderku ku adagaa qadiyadooda maansha Allah; waxay ka dhaariyeen in mudaharaadka ay qolyo carqaladeeyaan oo calankii dalka aanu jaarka nahay meesha ka dhex muuqdo. Warbaahinta aduunka ayaa mudaharaadkaa qaadaa dhigaysa iyadoo kuli wada qoray in Somaliland tahay dal xor ah oo haykalkii dawladnimo u dhan yahay balse aan wali ictiraaf helin.
  10. Galbeedi , hadaanu reer Burco nahay waxaan ka yaabno waxaan nidhaah waxaasi waa 'waali cas' garan maayo meesha aanu ku aragnay waali midaba lehe! Balse Somali ayaanu ugu hadal badanahay. Ma kililka shanaad ayaad ku biiri! Intaad sugayso Itobia oo burburta; malaha bridge na dul mara adoo dhistaa kaaga hawl yaraan lahayd, ileen kililka 5aadba reerkaad ka cararaysa wax buu ku leeyahay oo kaaga badane! ShEEKADAADU WAXAY KA BIXI WAYDAY , 'sumalkaan dili doono subagaan ka shiili doono'
  11. Oodweyne Miyaanad TV-yada ka arkin kuwii siyaasadda ku saaqiday nearly 30 years ago oo daayeer gaboobay u wada eg oo godadkii ka soo baxay, kulina waxay our Galbeedi kala siman yihiin cadaawadda ay u qabaan Somaliland. Ina Saleebaan Dafle iyo Moorgan iyo inta la fikirka ahi; waxay Shoodhe Afweyne u haystaan Afweyne - reincarnated, odayaal ooyayana aragnay oo TV-da taagan , sida hebelkaa Cashara, iyo kuwo qoraal noogu sheegay inay iyagoo cimri ah ooyeen markii la doortay Shoodhe.
  12. Halkani waa Sanaag ee la soco, waad xanuunsanaysaa mar dambana kula hadli maayo
  13. Saalax, Muuse ma agoon buu kaa dhigay? Morgan iyo showgiisiina Muusaa liqay!
  14. Farmaajo caleemosaarkiisii wuxuu ku casuumay Morgan the putcher of Hargaeysa.
  15. Oodweyne, Shalay khudbadii uu jeediyey Farmaajo wuxuu ku xusay in Somalia dhibaatadeedu socotay 26 sano oo u jeeday markii Adeerkii la eryaday. Dhibaatada maalintii adeerkii la eryaday ayuu ka soo bilaabay taas oo kuu cadaynaysa inuu wali aaminsan yahay thesis- kii uu qoray. Kuwa halkan inoogu sheekeeya Garxajis ayaa Somaliweyn doonaya ma isweydiiyeen reerka taxan ilaa Maroodi -jeex, Togdheer, Hawd iyo Sanaag in cidi loodin lahayd oo doonistooda diidi kari lahayd? Duulku horta caqli xumaa?
  16. http://www.horndiplomat.com/2017/02/14/when-the-maqaaxi-peddlers-prevail/
  17. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berber.
  18. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berbera.
  19. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berber.
  20. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berbera.
  21. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berbera.