cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    885
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Everything posted by cadnaan1

  1. She should stick to what she was elected for which is serving people of Minnesota
  2. She need to be careful of who she is messing with, Jews are powerful people in American politics.
  3. I have watched the video of shabaab killer before he died he said he was in boosaaso only for two days and he was sent from baydhabo, Shabaab wants to create mistrust between qabaailada why would they sent someone all the from baydhabo to make this killing while the can find a local person to do this killing.
  4. Saudi government announced that they have now completed the anti corruption campaign and collected 107 billion dollars .
  5. Kkkk wax qarsoodi ah ma jiraan ee nimanka aad sheegayso waa Ku waan
  6. I think we had enough of trying new guy in every election, to me sheikh shariif is a good candidate at least I never heard anybody accusing him corruption or qabiiliste.
  7. I think he is doing this to annoy gabarta la dhaho @nimkoali.
  8. Quraanka iyo xadiithka wey Isla socdaan you don't pick one and leave the other secondly bukhaari iyo saxiixul muslimka xadiith yada Ku qoran waa saxiix waa hadalkii rasuulkeena (slcwslm).
  9. MMA xuseen ceydiid soo ma aheen kii jilbaab iyo indho shareer isku soo qariyey gaari dameer uga soo baxsaday baydhabo. RRA dib haloo soo celiyo dad ayaa garbaash ubbaahan.
  10. This was the reason why he went to Hargeysa just to piss off farmaajo
  11. Suldaanow is qabo oo hadalkaada qiimo u yeel topic yada caruureedka naga dhaaf.
  12. Adeerkiis abdishakuur shalay muqdisho ayaa lagu bahdilay hotel maka almukaram hortiisa ayuu ku ooynaayey shalay in front of media cameras
  13. But in every election you need donation to fund it in every country laakin we don't see them giving credit to foreign country. (Exceptional Donald Trump) his win was credited to Russia
  14. Why do we always give credit to foreigner government hebel waxaa wata wadan hebel ma dhici kartaa miyaa inuu qofka kusoo kartidiisa iyo jeebkiisa.
  15. Waraada masaajidka cayaarta ka daaya we all knew this was ayuuto and the seat was going to Qardho. This positive thing is midkii Diaano la dhahaayey in uusan Ku guulaysan imagine madaxweyne Diaano.
  16. Muxuu wasiirka ugu cabsaday qoloda Amisom Ku ilaaliso Vila Somalia asaga Great Britain ah.
  17. Galbeedi At least you could have spared 24 hours of your time to visit kooxda #Nabadiyonolol there's daily flight from Addis to xamar I m sure inaad warbixin fiican Naga soon laheed kooxdaas.
  18. Gaalada reer galbeedka waxay aduunka ugu necebyihiin dabadhilif bilaa mabda'a ah markaa nimanka weli ma fahamsano arintaas sidee gaalada dabada uga dhaqayeen the last 27 years and still nothing to show.
  19. We are waiting another statement from Somaliland on this issue.