Mastermind

Nomads
  • Content Count

    301
  • Joined

  • Last visited

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Even with the latest develoment things will stand as per the MAP above as internationally recognised.
  2. ^ Deal or NO Deal, Turkey does not have border with Azerbajan except through already existing small strip in the isolated autonomous exclave called: Nakhchivan. Check Map.
  3. Correction: Turkey does not have border with Azerbajan Proper save a patch of autonomous region which itself is cut off from mainland Azerbajan.
  4. Spare us with your hypocrisy, will ya? Since when did it become a sin to campaign in Nairobi? Didn't the master himself a.k.a wadani Farmarjo used to campaign in Nairobi? What has changed? Kkkkk. Don't tell me the maritime because the case was filed by Hassan Culusow and Kenyans were fuming with Somalia while Al wadani Sheikh Farmajo was campaigning in their hotels. Come up with something else that make sense. Also, since when did Khayre become a bad guy? When he was N&N henchman or now when he started campaigning against your master? I say Hassan Khayre has good chance. There are many people who are fed up of Farmajo's incompetence but want continuity in government and he is good candidate for that.
  5. But he never wanted to abolish 4.5. He was not even proposing to do that. His formula was few districts electing MPs based on 4.5. For example the districts of Baydhabo, Burhakaba, Waajid etc electing more than 69 MPs. That is crazy and sets precedence that will complicate the situation further. If you want to do one man one vote, you base it on two things: land mass and population and based on that MPs are elected by their designated constituencies. This whole process is enshrined in the constituition and taking a short cut won't cut it.
  6. Lool agoontii Farmaajo caabud oohin bay ka dhamaan la'yihinn
  7. Gooni oohinta orgiga kawayn. Waxaad lacabaadaysaa ma aha wadan aad unaxaysid ee waa qoladayadii baa laga badiyay, marka aan galgasho sidii geelii Farmajo haday dhab ka tahay one man one vote kamuu hadleen saacadihii ugu dambeeyay madaxwaynimadiisa ee horey buu udajin lahaa chesskii lagu gaari lahaa laakiin wixiisi waa aan kudarsado waa mudanahaye. Saasna wadan kuma shaqeeyo.
  8. Che, what did you want him to do differently?
  9. Qabyaadu waxay ku gaarsiisay inaad difaacdo muwaadin Soomaaliyeed oo gaal xun oo Amxaar ah laga gatay? Oo waliba cay loogu daray iyo inay ONLF tahay argagixiso. Tanke maxaad cadayn u haysaa inta qof oo Puntland dhiibtay? Bal noo sheeg. Ogaantay labo jeer oo ahayd wakhtigii Faroole ma ahee ma maqal reer Puntland dad ay dhiibeen. Taasna cid sidaada oo kale difaacaysa oo reer Puntland ah ma arag.
  10. Mawduucu ma aha wax Reer hebel iyo maamul reer hebel dhiibi jiray. Mawduucu wuxuu taaganyahay madaxwayne dadka caqliga yar isaga gadaya inuu yahay muwaadin laakiin ficilkiisu uusan saas muujinayn. Qalbi Dhagax wuxuu udhiibay inuu ku raali galiyo Amxaaro si ugaga hiiliyaan Soomalida kale ee isaga ku kacsan. Waa dulinimo meesha ugu xun uu nin Madaxwayne Soomaaliyeed sheeganaya uu sameeyo waxa taageersana waa wax kaliita. Madaxwayne Deni iyo Sayid Ahmed Madoobe waaka muwaadinsanyihiin Farmaajo, maxaa yeelay waxay ku haystaan sharciga uu rabo inuu jeebka kurito. Waxay doonayaan wadanka sharciga inuu shaqeeyo si aanan mardambe udhicin in nin xukun madax maray sidii Siyaad Bare inuu wadankaan u horseedo burbur iyo dagaal sokeeye. Marka barta ninka dantiina kashaqqenaya iyo kan dantiisa gaarka ka shaqeeynaya.
  11. He has better chance of winning than the hapless hopeless Farmajo.
  12. Marwalba nin uu soo qortay madaxwaune Villa Somalia aan maamulin, dadkii Soomaaliyeedna Ethopian (Qalbi Dhagax) udhiibay hadana kusheegay argagaxiso waa ka fiicanyihiin. Meesha wax Lafta Gareen iyo Qoor Qoor kaliita majirto.
  13. Xoogaa wareera maa kugu jira yaa Gedo ka hadlay. Puntland sharciga qofkii ku dhaqma waa saaxiib kii damaciisu wax ku wadana waa iska diidaysaa. Soomaali ismaquunis iyo anaa iri soconmayso wixii lakala qortay waa in laguu dhaqmaa hadii kale cirka kabo katalo.
  14. Puntland cida ay dooranayso iyaday jirtaa. Waxaan kuu ogahay qofkuu rabo ha ahaadee inaan loo meerinayn waxa danteedu kijirto.
  15. Nimankaan waa la keensaday marka inay sidaas uhadlaan waa gartood. Laakiin, balaayo waxay jirtaa Farmaajo markuu meesha kabaxo yaa Aabo unoqonaya?