Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Ciidammada dowladda Soomaaliya ayaa saakay aroortii la wareegay difaacyo hor leh kadib howlgal ay ka billaabeen maanta qeybha ay Shabaab uga hareen magaalada Muqdisho. Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay ku dhaqaaqay aagag badan oo ay ku dhuumaaleysanayeen malleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana ka mid ah goobaha ay ciidammada ka dhaqaaqeen waddada Warshadaha. Taliyaha Guutada Labaad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed G/sare C/llaahi Cali Caanood ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in ciidammada Xoogga ay la warageen Jaamacada Muqdisho, Khabuuraha Barakaat iyo xaafaddo halkaasi ku hareereysan. Sidoo kale taliyaha ayaa sheegay in saacaddaha soo socda ay gaari doonaan deegaanno hor leh isla markaana isla maanta lagu kala bixi doono duleedka Muqdisho oo Shabaab ku dhuumaaleysanayaan.
  2. somaliland= the land of somalia which is jamhuriyadda Soomaaliya
  3. Banaadir waa caasimadda somalia dadka uu dhashay ha loo dhiibo maamulka oo sida hadda ma ohoo, dad ceelbuur,guriceel etc ayaa wax ku qeybsanaaya oo aana aheen banaadir asli ah halka reer banaadiriga asliga aho sida cadcadka ii dadka maki xaaji miisaan weyn aysan ku haaysan banaadir,, intii la xaqiraaya kaalinta umadaneeti xal ma so socdo,halahaas aa dhihi lahaay
  4. born in digfeer hosbital Muqdisho, raised in Jowhar, shalambood and merca, qaxooti in europe this time
  5. ^^ widaay abwaan is just talking about the al shabaab dhaqan abu hebel no reason to add qabyaalad
  6. The Zack;773262 wrote: ^LOL. Azania Shabab wey ka saari Shabaab insha'allah . Dhinace kan yaree Che, dad afartan ah oo la laayo baa caadi la ah marka qofka deero ka naxayo wuu la yaaban yahay. He thinks it is strong to kill. P.s. Magaca gobolka sax. "T"-da danbe ka reeb. never lagama yaabo ilaa qiyaamo xitaa,, but the people of jubbooyinka can,united they stand,, some m@ryaans,fake wadaado,asxaabul hotel, qabyaaalistayaal along with the kukoyo millitia can never restore jubboyinka maybe in a short term but never forever..
  7. xamar waa lakala leeyahee waase loo xigaa asxaabeey
  8. that cleared a lot, now we know for sure who was against the starvation of the bay & bakool residents,, somali wee ka taala and those who are thinking about this and this mamul goboleed bull shit is no more than dhulballaarsi soon clans will fight about ceelal,deegamo, iwm well done somali people! qaran aa saan lagu noqohaayaa been ya lisku sheegin
  9. explain my friend maadeey why the teenagers didn't play football before kabakutukade became waaliga,, my family live in Jowhar and mu cousins told me that they wasn't allowed to play football,, so tell me why my cousins would lie to me, their brother, ilaah aa kugu dhaariye sxb been alla caaye
  10. the most somalis call all the spices xawaaji dunno why
  11. 1: stop smoking 2: stop chewing Khat 3: stop clubbing 4: finish the University.
  12. carafaat and thanks for posting those beautiful songs specially the cawaale aden song..
  13. well well, what do we got here,, where is maadeey maybe he can explain this,,
  14. loooool SYL ii burburka somalia maxaa iska gali?
  15. Somalia;769200 wrote: What a dumb website. Look at this headline "Somalia: Where a Harvard Educated Economist becomes a ******" What I am most offended by is the fact that the person who posted this thread is from an area of Somalia where they kidnap children for ransom money .. You know you are in trouble when you out-do Al-Shabaab in evil acts.. Are u talking about Puntland now? :D
  16. looool maadeey aniya horta ma qariyo sourceka ee hadda kedib waa so gelinaa widaay ee source-yaal macquul aa geliyaa inta badan waa jowhar.com marmar neh dhacdo.com inkasto ay buunbuuni socda tahi marmar, laakin adiya hadii rabtid in lagu aamino sourceyaal oo an aheyn somalimidnimo ii somalimemo noo keen markaas waa macquul halahaas lee ka rabay ma garatay
  17. ina idin so dhexgalo aana rabin laakin somalimemo ma wax lala so shirtagaa waa waagacusub 2
  18. ''sarakiisha dowladda oo xaqiijiyay iney ciidamo ethiopian la socdaan'' http://www.jowhar.com/?p=10189
  19. ''Ethiopia oo xaqiijisay in ciidamadeeda uu galeen Somalia si ay uu taageeraan ciidamada dowladda'' http://www.jowhar.com/?p=10194
  20. ^^ lool muxuu habeeyaba xabashiyaa meesha qabsati abaay wararka ma akhrisiid